Waaw farxiya❤ ina adeertey kkkk i love it you are so funny 👏xasuus buula wagac close aan isku ahayn buula absuge aan daganaay xasuus runtii reer buula wagac friends badanan ku lahaa reer gacal sida farxiya gacal waaw pharmacy Jeey wa ala yaqaan💯 waliba waxad habaryar u tahay walalkey macaan crrtiisa
Waxa laga hadlaayo dad aan fahansaneen ayaa jiro. Marka anaga waan fahmi karnaa . Dadka soo qoraayo waxaan miyeey Ka hadlee aduunkee Ku noo shihiin . Yurub ilmaha Ku nool ayaa wacyo galin .
Saaxibkeey ayaa maalin waxuu igu yiri soobax maanta waxaan kutusaa dad wali nool oo waa hore dhintay hadalkaas aad ayaan oola yaabay kadib gaari ayaan soo qaadanay waan isa soo raacnay waxuu saaxibkeey kor iga tusay arin aan aad oola yaabay oo ilaa maanta maskaxdeeyda ka guuxeeyso dad hareeraha laamiyada foorarsan qaarna cirka eegayaan kadib waxuu idhahay dadkaan nafta lee kujirto ee waa hore ayeen dhinteen
Ninka marku naagnag yahay wa lagu caya lakin naagta markey nin nin tahay caadi ba lo arkay why? Nagta ninka iska dhigeyso wa foolxumo walahi naagnimada ku qurux badan tahay
Wad foorarta ma wacyi galina huuno afkeena wa qani ado heli kara dhalinta mantay ka joogo dhibane dad baa u ahee ka joog dadbaa duunyadii oo kale darbiya jiiftee ka joog war ka joog ka joog daroogada ka joog huuno mid kalana wan fiirinaa xogmaal ayan laso wadaga intan maskaxda tuujiyo sorry deeq darajo wan ku salamay sxp dadki hora thy waxn kaso salama limpopo south africa
Wow 👌 Excellence farxiya qurux sharaf badan aad baan kuugu diirsanaa ❤❤❤
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Faaraxoow kajoog fidmadi yo dhibkaa faaiido male waykugu fogaan kadib waad fengegi
Fahanka fiicanaa facaa ha is ka reebin walaal ku dara ❤❤🎉🎉
Kkkk Farxiya kabayare. Waa qosolkii oo qof ah❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
Waaw farxiya❤ ina adeertey kkkk i love it you are so funny 👏xasuus buula wagac close aan isku ahayn buula absuge aan daganaay xasuus runtii reer buula wagac friends badanan ku lahaa reer gacal sida farxiya gacal waaw pharmacy Jeey wa ala yaqaan💯 waliba waxad habaryar u tahay walalkey macaan crrtiisa
Ha laga wacayi galiyo kuwa Somalia joogo gar ahaan Xamar.
Maashallah farxiya dadnimadeda jeclahay ❤
Ilaaheey ubadka hanoo hadeeyo intan hadaysnayna hanuunka alaha kusoo uwo waa arin aad u xanuun bdan alaha ka madoobeeyo dhmntd waa wax jira in lasii casriyeynayo daroogooyinka laguna baabi'nayo generation ka soo korayo alaha noo wada xifdiyo hal iyo ka badanba waa xanuun yaarabi save them🤲🤲🤲
Macha Allah fathia très belle et très intelligente bravo ma sœur je t adore 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Anigaa haayo iyadoo dhameestiran waliba erayo macquula hadii eeytahay mid qofkasto.ufuran
Aniga ilahay amarkii farxiyo kabayare waan iska jeclahay hadalkeedaa ka helay
Fitnidaan socoto fataahadeey wadataa fashilkeedu badanaa
Fasahaad xun waaye fartaada Ka dhowr fashil weeye walal
Farad iyo sunaba faro kuma hayoo fadhi uma ogola👌💯
Mahad kabayaraa ismaqaanaa Farxiyo waa salaamaayaa iyo deeq @
Walal miya taqana farxiya
Masha Allah ilaya ha ku bargkeya
Sir iyo caad wad nagusilcisen 😊
Farhiya Kabayare Ii Noolow Waaku Wataa Ina-adeer
Walaaley wiilka maxad ulaacaysaa gacantaada bal ilaali
Oo surwaalka cowrada way muuqataa qabriga xasuuuuuso
Xogmal waxan uso search gareyaa musalsalka cad iyo sir 😂😂waxa kale ikuma socdaan😂 can’t wait part 6❤❤
Ilaahay ha ku soo hadeeyo
Asc asxaabta walahi farxiyo kabayare dad badan oo isjecel aa inkaar kaga dhacday 😂
Waxa laga hadlaayo dad aan fahansaneen ayaa jiro. Marka anaga waan fahmi karnaa . Dadka soo qoraayo waxaan miyeey Ka hadlee aduunkee Ku noo shihiin . Yurub ilmaha Ku nool ayaa wacyo galin .
kaba yare walaaley dhiiqa lugaha yaan laguu gelinin heestaan level kaadi maaha waa alaab ah an other level ee u dhiib alfanaan faladagan ama alfanaan socdaal
😂😂😂😂
Saaxibkeey ayaa maalin waxuu igu yiri soobax maanta waxaan kutusaa dad wali nool oo waa hore dhintay hadalkaas aad ayaan oola yaabay kadib gaari ayaan soo qaadanay waan isa soo raacnay waxuu saaxibkeey kor iga tusay arin aan aad oola yaabay oo ilaa maanta maskaxdeeyda ka guuxeeyso dad hareeraha laamiyada foorarsan qaarna cirka eegayaan kadib waxuu idhahay dadkaan nafta lee kujirto ee waa hore ayeen dhinteen
Sheeko caajib weyeh I think they have been taking drugs , becoming like zonbie and mostly they don't have family
Ushshsh naag surwaal qabta ilaahay amarkii
Alaha kusoo hanuuniyo
Farxiya
Yaab waye
XAQIIQDA ANIGAAA LABA BALDOOD KU FOGAADAY GEEDA ANATHER LEVEL ALLAH IIGA ROONAADAY ALX WAAGA REEBAY AAMIN DHAMAAN
Wale dumarkey wax dheer thy
Machaallah je vous souhaite long vie
Ninka marku naagnag yahay wa lagu caya lakin naagta markey nin nin tahay caadi ba lo arkay why? Nagta ninka iska dhigeyso wa foolxumo walahi naagnimada ku qurux badan tahay
Ar kaba yare funny wye wlh😂😂😂😂😂
Fidme weeyee halaga fogaado
Kafakara naftiinoo kadis ha ugu dhimanina
Xidhodka illahow hanaga qadin bal sidii ninkii lugaha sey isku saratay🫢😳
Where is SIR & CAAD?
Farxiyoyo hadada wereda ku fiicantahey maa falastiin aadid qeer illahey ha ku siiyo
Ninka farxiyo kabayare garaacday ama aditahay wariye🙄😂
waa finjilee waa fooranaa waa foorarinaa waa firdibaxaa waa firdhinaa waa fara farenaa waa felinaa
Xasuus bay igaliyay habaryarta farxiya xaafadeydi buula wagac .
Cajiib, xikmadii way dhamaatey!
😂Bal maxey ka hadlee?
Faxbuu madaxu yidhi diyo falax falaxadaayo kafikira aayaha kudara from kismayo
Sidaa farxiya kabayare balawda sheegaysid jaadku miyuu ku jirin
Sir iyo caad aaway?
Yees waa runteed ciyaalka aan loo tabarheli karin wadankaan waxay dhahaan wuxuu qabaa ADHD Symptoms
Sida u fadhidi farxiyo wan kuu xishoday😂
Anigaa layaabey hortaada Commentigana usoo galey bal qof kale oo ila arkey inuu jiro commentigeyga kor ka fiiri
😂😂
Do 😂 I always catch myself in a rush to 😅😊
Intaad foorar taan oo fooryaysaan faciin waa firiid fooq Yuu dhistaa dhalin yahy fidmadu yey idinla tagin
Fahmedeey dishaaye lka foojignoow.
Kuuma fiicnee ka foojignoow.
Facaa walee uma fiicnee hooyo ka doojignoow.
Masha Allah Alle hakugu xifdiyo
Qoftaan aftahanimo 100 ayeey keentay
Kafogaada intaadan fourarsanin kodara
FAHANKUU ROGAA faradkaa ka goganee fadlan facaa ha iska reebin ku Dara😂😂
Hhhh sariirta marka la jogo faramacaysiga ma taqanay mise marka cajilmacaysiibad bilabii jirtaayna hhhu
WAA FAANKII OO QOF AH
kafiirso inta aadan falin ma fiicno facaa katuug faqriga ayadaa ugu wacan kudarso
Farxiyo wiilo ayaa la dhihi jirey
Yu funy farhiya kabatare
Sheeko was sax
Ya ila arkay kabta xaji iyo malyun manka iney hdlka iska shabahan
Sax waye aniga kula arke
Farxiyo Abgaal miyaa
Labadi film waadla raagteene soo daaya nio😅
Geesiyad
Farxiya waligeed sulwaar wadatay
Fariyo waxan laguu wici jirey wiilo tbat is tight
Gabadhaan waa qosoley aan caadi aheyn abaayo surwalka nagadaa xijabkana hadhigin fanaaniinta ku wa u fiican oo balwada laheyn ayaad ku jirtaayee
Rabshool ama dhiblow ayaa ladhahaa
Oow buulo israafiil walee asligii aadtahay reer buuloodhan xaadhiba
Farxito isku xafad ban ahayn ilayn
Farxiyo ileen ciyaal weerad aheyd😂😂😂
Anaga col ayaaan ka nahay deeeq away ruwaayada sir iyo caaad 2isbuuc bay naga siii maqanthy
Fa iido malaha faca waytagan adna foorarta family walac adna fa iido malahid ku darso intasna
Adiga facaa dhaqatiir iyo cirkey tiigsadeen adiga hada maxaa ugusoolaabatay qoraalka iyo gabadhan ugumashwuushay ileen waaliidataa
Farxiyo yoyo ba lo yaqana ciyalka xafada 😂😂😂
Subxanallah
Saleeban iyo murusade ba is weren jiray radelka😂😂
😂😂😂😂 iney ciyaal fodo ehed waa lesaga jedaa qoftan walee yarantadii ineysan deganen
Ha cuni yashuu
Hhhhh anaga nin iyo naag is lasocda hadaan aragno dhaxdoodaan mari jirnay masaakiin ay iska dhigi jireen cabsi hadii kale waa looga sii badinaa
🔥FARXIYO,K,QAAWAN,🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Asc
Dulmigii aad soo gashay haduu kuheestaa ogow plz dadka aga dig
Dadka qurbaha jooga wax haku darsadaan anagu wax fakar ahba kama heysano balwad noocaas ah qaad iyo sigaar lee naqaana bas
Isxayaysiis
Awy sir iyh caad wlhi ciil igu dilosiin 😡😡
Waxba noomiina sheegin alla idin
Hanuuniyo
Lkn waa dhageysatay somaha klas dhamaadka shaqa la aantada ilahey caml kumashqulka qeyrka hakusiyo 😂
Sir io caad away wll
Waa fanada fananitaa ku jecelahay
Lakin deeqow igusalaan fananadayda
Farxiyay horta bal saani ufadhiiso
Hhhh war qoftu fadhixumaa ninka xataa wa firi layaha 😂
@@RidaaChannelwuu yaa bey miskinka 😂😂😂
Fahamkuu rogaa
Ku dara😅
😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😂😂😂
❤❤❤❤❤❤
Faaan badnaaa qoftaaan adduunka kle wa xgee ay tagtaa😂😂😂😂😂
Ada ubahan inad so barate soo baat inta meley tagtey waxba maogide
Kabta xaaji wa forarta wana firi he 😂😂😂
QOFTAAN DUQONIMO BA U RAACDAY XIIRASHADIII MA CID BAY WAX KA SHEEGI KARTAA
Fanaaninta Yaa ka balwad badaan Adigaba Farxiyo jaadkaad cuntaa
Ma aragte ayado cuneyso
Caawa bowdo qolofsan maxaa garaacee naa Rabigaa kacabso dhar dumar xiro
Shankabadan ayaad dhali kartaa farxiya quruxeey habo ayaad iitahay
Waxan waa flm sharmaboy ayaa loolajedaa balwada
Sharma boy anigoo difaaceyni hadana waxaan ku aragnaa inuu yahay nin taf ah shaqeysto mana fooraro cirkana ma dayo Kabayare wuu ka active sanyahay energy- ga uu haayo haduu wax wanaagsan ku qaqabsan lahaa ayaa uga kheer badnaan leheed heesaha uu cusbuuc kasto heesa uu soo saaro marka qofka balwada ey sheegeyso leh magacooda xataa makaraan iney xasuustaan sharma bowna waad aragtaa maskaxda saaran Ilaahey wax kheer qaba haku toosiyo inuu u isticmaalo
farxiyo kabo yare
Wad foorarta ma wacyi galina huuno afkeena wa qani ado heli kara dhalinta mantay ka joogo dhibane dad baa u ahee ka joog dadbaa duunyadii oo kale darbiya jiiftee ka joog war ka joog ka joog daroogada ka joog huuno mid kalana wan fiirinaa xogmaal ayan laso wadaga intan maskaxda tuujiyo sorry deeq darajo wan ku salamay sxp dadki hora thy waxn kaso salama limpopo south africa
Reer dumayaa laga dhahaa GREECE waaa foolanee feerahuu fadhisahaa ku soo dar ahahah😂😂😂by ciyaaal bakaaro
Hadaad fiirsawaydana fitigaad dheheee oo fuqa aakufuqaa
Her magal waye runa waye wlh bac bacley we na qaribtay
Waxaan Qaniisad miyaa duli ma jirin iyada aheyd Ina dhilo
Qofkii waa san ayaa wax waaniya ee adiga iska biloow aan kula taliye , dharkaaga kabiloow , mida xigta madaxaaga wax kabadan. Afkaagana ilaaaho oo waxa xun ka ilaali hadii aad ka xumatana karaali noqo