MUXADARADII 6KA || SH UMAL| SH C.RASHID|SH MUSTAFA|SH MOHAMED IDRIS|Dr ALI M SALAH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 919

  • @Anbaro.
    @Anbaro. 4 года назад +18

    ماشاء الله اللهم بارك علماءنا جميعا
    Fadhi sharaf badan weeye ciza iyo sharafna ka muuqato Ilaahay ha noo xifdiyo culumadeena anagana wixii kheyrka ka qaato Ilaahay ha naga dhigo Aamiin.

  • @12Hydrocarbon
    @12Hydrocarbon 4 года назад +1

    Beautiful gathering. Imagine Somalia without these scholars? May Allah preserve them and increase their kind in our society. Ameen ya Allah.

  • @farxanwadani.2433
    @farxanwadani.2433 4 года назад +62

    Marwalbo oo aan arko she maxamad cabdi umal wallahi qalbiga farax bu darema ilaahey cimrigiisa ha dheereyo.

  • @sahragabow9956
    @sahragabow9956 4 года назад

    Maashaa allaah culumadeenna jannada gala idinka iyo ehelkiinaba bi idnillaah☝️

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 4 года назад +215

    Ilahow isoo hanuuni Ada caadilah amiin yarabi isoduceya in ilhey isoo hanuuniyo Dhamaantiin 🤲🤲🤲🤲🤲

    • @ilka-casjarar5704
      @ilka-casjarar5704 4 года назад +3

      Amin wll alle hakuso hanuniyo anagana iimanka hanagu sugo

    • @abdiduale7981
      @abdiduale7981 4 года назад +2

      Amiiiiiiiiiiin ya ALLAH

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 4 года назад

      Amiin yaa rabi Amin Amin

    • @gen.cabaas4744
      @gen.cabaas4744 4 года назад

      Rabi hakuso hanuunsho wll

    • @baxsan698
      @baxsan698 4 года назад

      @@aniwaaye484
      AAmiin AAMIIN AAmiin yaarabi
      Anaga dhanba allah na hanuuniyo

  • @ilyo-bashir
    @ilyo-bashir 4 года назад

    Masha allh allh habarakeeyo sheekh yada inagana kuwii dariiqii nabiga Scw raacay ha inaga yeelo aamiin

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 года назад +34

    *Shiikh mastafe iyo dhamaan shiikhyaasha waa jeclahay*

  • @siyadbruh9811
    @siyadbruh9811 4 года назад +22

    Maasha’Allah we my “family” grow up with them May Allah Protect them all. I used to pray in shiekh Ali suufi mosque when I was 10yrs old (before the civil war.)I love you all for the sake of Allah.
    From Washington, D.C salaam

    • @ruunali7746
      @ruunali7746 4 года назад

      Siyad Bruh allahuma aaaamiin

    • @aragtiiwanaag215
      @aragtiiwanaag215 4 года назад

      Mashaallah ilahay ha nii xaafido nuurka diinta Islamka ayad tihiin aduun cimrii dheer oo khayr qaba iyo akhiiro na jano ayan ilahay niga bayaya

  • @cadnanmumin5928
    @cadnanmumin5928 4 года назад +6

    Maashallaah ilaahy hanagu anfaco xalay ooy taariiq da ahyd 17-12-209 meel la Kala fariisto ayay la waayay sida loo jecel yahay rabbi hau jeclaado anagana sido kale aaaamiiin aaaamiiin

  • @zahraabdi1342
    @zahraabdi1342 4 года назад

    Ilaahoow noo barakee oo noo xafid culuma u diinkeena sharafka huwan 🙏🏽

  • @halimohassan4451
    @halimohassan4451 4 года назад +30

    Mansha alaah waa culumadii indhaha noo ahayd ilaahay hanoo xifdiyo jacaylkoodu wuu nagu waynyahay ilaahay dhamaantood ha ugu bishaareeyo janatul firdowsa aclaa
    Runtii markaan arko qalbigaan ka farxaa

    • @assadbomar
      @assadbomar 4 года назад

      Halimo Hassan ilaahay macooda haynaga dhigo , kuwa ka faaidaysta oo cilmiga ka dhaxlana Alle haynaga yeelo, jazaahumullaahu khayran dhammaantood , muxaadaro qayyim ah baynoo soo jeediyeen 👍🏽👍🏽👍🏽

    • @zainabmahad764
      @zainabmahad764 4 года назад

      Aamiin Aamiin

    • @halimohassan4451
      @halimohassan4451 4 года назад

      Aamiin walaal ilaahay ducadaada hanoo aqbalo

  • @mohamedkadawe1350
    @mohamedkadawe1350 4 года назад

    Masha allah wlh wn ku frxsnhy in culimada somaliyeed kuwooda ugu caansan in ay muxaadiro ku qabanayaa kenya jazaakallah ❤❤❤❤❤❤🤝

  • @drfadumohassan8175
    @drfadumohassan8175 4 года назад +3

    Mashallah waxa kulmay somalida dadkan ugujeclahay Allah ha idin barakeyo culimadena jazakallah

  • @sakibaashe5560
    @sakibaashe5560 4 года назад

    Maansha allah illahay ha bara keeyo shekh yadena aamiin aamiin

  • @elsowareltaher3471
    @elsowareltaher3471 4 года назад +39

    مشاءالله تبارك الله ٠ اخكم من السودان🌺🌺🌺

  • @yonisabdul1706
    @yonisabdul1706 4 года назад

    Mashallah Allow sheeq umal noo xafid oo cimrigiisa dheere oo caafimaad sare sii Ilaahi dartiisa an ujeclahay sh umal

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 4 года назад +5

    Ilaahoow culumadeena soomaaliyeed oo dhan
    Io waalidiinteeniii
    Jannadaadii Gali dhamaantood🙏🙏🙏
    indha kheyrka io nolosha umadda soomaaliyeed baa tihiin
    Si'gaara culimada halkaan fadhiso👏👏👏
    Ilaahey dartii baan I diin jecelahey💯💯💯

  • @maryanxussen1289
    @maryanxussen1289 4 года назад

    Sheeqyada ha iigu duceeyaan walaasheey oo xanuunsan aamiin

  • @cabdijaamac8489
    @cabdijaamac8489 4 года назад +25

    Ascw culumaa’u Soomaal
    Aqoon la’aani waa iftiin la’aan
    Culimo la’aaninina waa caqli la’aan.
    SOOMALIDU CID AAN CULIMADOODA AHAYN OO AY KU TASHAN KARAAN MA JIRTO.
    ILAAHOOW CILMIGOODA NAGU ANFAC. AAMIIN

  • @aminaosman6051
    @aminaosman6051 4 года назад +1

    Shiq mustafa xigmadan kujeclahay Allaha xafido culumadena oo dhan

  • @amalrashid321
    @amalrashid321 4 года назад +19

    Masha Allah ilaahay ha barakeeyo culimadayada Alxamdulilaah ilaahay ayaa khayr inala doonay markuu culimadaasoo dhan inagasoo saaray soomaalidu waa dad wanaaga jecel Allah dhamanteen khayrka hayna waafajiyo

  • @halyeeyqaran1094
    @halyeeyqaran1094 4 года назад +1

    Dhalinyarooy Isku duubnida Culumadeena Tusale ayay inootahay RABBI ha barakeyo

  • @maryankaariye562
    @maryankaariye562 4 года назад +56

    Mashallah culumadii soomaliyeed ee daaciyiinta ahaa ayaa meesha isugu yimid allah ha barakeeyo

  • @fahmahaaji6302
    @fahmahaaji6302 4 года назад

    Mashalh ilahey ha nooo xifdiyo dhamaaan culumadeena soomaliyeeed meeel walbey joooogaaaan aaamiiiin

  • @Layla6793
    @Layla6793 4 года назад +17

    Ma Sha Allah Rabiyoow culumada noo ilaali oo Rabiyoow caafimaad ka u siyaadi

  • @hanadwali4417
    @hanadwali4417 4 года назад

    M.A culimadeena alle ha inoo xifdiyo la'aantood wlhi waxbaba ma eynan fahmeen alle mowdku haka raajiyo inshaa allaah long life

  • @sumayamohamed2019
    @sumayamohamed2019 4 года назад +10

    Culumadeena allah ha noo barakeyo intii dhimatayna allah ha u naxaristo waalideenten inta xanuunsan allah ha noo caafiyo inta dhimatay allah ha i naxariisto

  • @sumeeyadaallo5144
    @sumeeyadaallo5144 4 года назад

    Maasha Allaah allow culumada noo barakay Aamiin

  • @zahraiman2157
    @zahraiman2157 4 года назад +31

    Masha allah raabi ha xifiyo culamadeen asxbt iga dambeys igu duceeya wiilsheed Ahmed and Ahzab in culamaadani camal iga dhiigo insha allah

    • @haniahmed3481
      @haniahmed3481 4 года назад

      Ilaahay ha kaaga dhigo Ana isoo ducee in ilaahay awlaad isiiyo

    • @sadiiqisxaaq8555
      @sadiiqisxaaq8555 4 года назад

      Ilaahay hakaaga dhigo awlaad baari

    • @zahraiman2157
      @zahraiman2157 4 года назад

      @@haniahmed3481 Amiin Amiin abaayo adiga raabi ha kugu israaqo ku qeer qabaan insha allah thnks

    • @zahraiman2157
      @zahraiman2157 4 года назад

      @@sadiiqisxaaq8555 Amiin amiin walal mahad sanid

    • @fatimadagan334
      @fatimadagan334 4 года назад

      Allah hakagadhigo🤲🤲

  • @ubahzunzan9456
    @ubahzunzan9456 4 года назад

    Ilaahayo culumadeen noo xafid oo noo caafi cimridheer noo sii halkii saxaabadii rasuulka s.c.s bay noogu jiraan

  • @mustafesuudi7554
    @mustafesuudi7554 4 года назад +3

    Ilaahay akhar ha idinka siiyo waqtiga aad noogu soo gudbisen dacwada iyo dadaalka aad ugu jirtaan diinta markasta meelkSta

  • @nicimahasan9002
    @nicimahasan9002 4 года назад

    Masha allah Alle ha xifdiyo culimadeena Alle camalkooda iyo cimbadaadoba Alle ha dhowro

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 4 года назад +6

    Ilaahay heesaha inuu iga madoobeeyo ii soo duceeya😥😥aamiin

    • @maryanruun5591
      @maryanruun5591 4 года назад

      Aamiin Aamiin yaarabi ilaahay hakamadoweyo marwaliba salada kudadal markad dukato hadagdagin Ee suno duko ooduceeso🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

    • @shukriyusuf6306
      @shukriyusuf6306 4 года назад

      Allaha ha naga soo hanuniyo kuligen

  • @mahmedahmed8089
    @mahmedahmed8089 4 года назад

    ilaahayaw janada nagu kulmi culimadan janaul firdawsa al aclaa

  • @khadraomar3734
    @khadraomar3734 4 года назад +7

    Mashalha ilahow cimiri iyo ciibado suban sii janadi nuu gu kulumi culumada

  • @aminougaaas1706
    @aminougaaas1706 4 года назад

    Culimada ilahay ha barakayo shakh Mustafa aad ayan u jacalahay walahay

  • @الداعيةالصومالي
    @الداعيةالصومالي 4 года назад +11

    جزى الله خيرا على العلمآء الربانيين والدعاة الصوماليين على ما قدموه لأمتهم من جهود حثيثة حول الدين والشريعة المحمدية وتعايشهم مع الواقع المؤلم .
    مقدمهم فضيلة الداعية الكريم/ محمد عبده أمل-حفظه الله
    وفضيلة القارئ المقرئ عبد الرشيد شيخ علي صوفي
    وفضيلة الداعية المتجول / محمد إدريس أحمد
    وفضيلة الداعية والمفكر الإسلامى/ مصطفى الحاج إسماعيل هارون
    وسعادة الدكتور علي صالح أحمد.
    حفظهم الله جميعا وكثر الله أمثالهم 💓
    تحياتي العطرة لكل الإخوة والأخوات 👏

    • @abdalledayib1938
      @abdalledayib1938 4 года назад

      الداعية الصومالي تحياتي لك ياشيخ بارك الله لك ❤️

    • @الداعيةالصومالي
      @الداعيةالصومالي 4 года назад

      @@abdalledayib1938
      وإياك أخي الكريم
      الله يبارك فيك عزيزي

    • @ismahanbiintufarah2067
      @ismahanbiintufarah2067 4 года назад

      ماشاء الله بارك الله فيك اخي الكريم الداعيدة الصومالي

  • @hassanessa6741
    @hassanessa6741 4 года назад

    Masha allaha Culimada ama Sheekhyda Raxmaanku raali ha ka noqdo

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 4 года назад +6

    Maansha Allah tabaaraka raxmaan waa culimadii aan ugu jeclaa Soomaalida oo Dhan Allah dartiis Allah Ha noo xafido amiin yaa Rabi

  • @kurdonuuna6273
    @kurdonuuna6273 4 года назад +1

    Magacan kurdo waa nin ee ma ahaan dumar ilahay Haa nasiiyo samir iyo cabsisiisa aamin

  • @ramlahassan377
    @ramlahassan377 4 года назад +3

    Manshallah tabarakallah waa idhihii umada somaliyed allah ha ino xafido dhamantood culimo aan aad u jecelahay❤❤

  • @ayuubshaafici7299
    @ayuubshaafici7299 4 года назад

    masha allaah ha idin xafido allaahum amin yaa rabi wlhi waan idin jcelhy culumadiini guuuuul guuuuuul wacn allaahu akbar

  • @4eye807
    @4eye807 4 года назад +76

    Caawa horteed ma farxin
    Anoo suuganta heesaha
    Dhaqanka curiya hadana
    Ineey culmadi aan jecla
    Halkan iskugu yimaadaan.
    Ab iyo awoow waad salaamantiin

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 4 года назад +6

      wa rag ku dhashay 9 biloood sidadokale darajadana iskama gaarin dadaal bey kugaren alle na walagarab galay marka adiga isku day wadadoda inad marto iskana joji hesaha aad iskusi saxixeyso wa duli hesaha walal mcn

    • @nalkaorodo7497
      @nalkaorodo7497 4 года назад +4

      Kawaran walal adnah waxad fariisatay irida naarta ayaganah waxee fariisteen irida janada

    • @alhudaonlineacademy5474
      @alhudaonlineacademy5474 4 года назад +2

      Iskadaa wll aduunk wa gabo gabee

    • @isaabdi1478
      @isaabdi1478 4 года назад +2

      Walaalka u debciya, waan heesaa idinmuu odhan, wuxu yidhi waxan alifaa heesaha dhaqanka,heesha dhaqanku xaaraan ma wada aha.Culimada weydiiya

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 4 года назад

      @@isaabdi1478 sacadan inad gilgil galiso hadal 1400 sano lahor alle kuso waxyoday rasulkisa o intas rusulkascw iyo asxabadi iyo tabi iyinti iyo mad habyadi iyo shuyukhdii kahadlaayeen o ah heesaha iney xaraanyihin iskabada hesahe inad bila macno qosqososho ayaba laga waniyay xt hadalka badan waxa kafican ba lagu yiri inad amusnato ama kheyr kuhasho markasa sacadan hees qaar ba xalal inad dhahdo kudodeysa waa wax laga xishodo ankey e rabiga ulabo adunkan laiskama dhisin e xaqba lodhisay wajibadkii ayaba lagaso bixi layahay hees intey jogta

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man 4 года назад

    Shiikhyada shiikhoodii baa u yimid masha Allah aad baa u farxay walahi Si Xad dhaaf ah baan u jeclahay shiikh Maxamed Cabdi umal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @diinqali9160
    @diinqali9160 4 года назад +20

    Jecliya culimadena merkey sas iskugu duban yihiin masha allah ilahow tafararuqa kadhowr

  • @ayanahmedmohamud7496
    @ayanahmedmohamud7496 4 года назад

    Masha allaah tabarakallaah dhamaan Culimada Somaaliyeed Allaah SW ha inoo xifdiyo ,kuwi ka faa'iidaysta allaah haynaga yeelo aamiin 📚📖

  • @amiinyare375
    @amiinyare375 4 года назад +3

    Mnsha Allah culimada umada soomaliyeed
    Alle ha xifdiyo
    Sh.c/rashiid cali suufi
    Sh.mustafe x.ismaaciil haarun
    Sh.maxamed cabdi umal
    Sh.maxamed idir axmed
    Sh.Dr: cali maxamed saalax

  • @leylafittness24hirsi60
    @leylafittness24hirsi60 4 года назад +1

    Masha allah Tabarakallah culumadeena allah hanoo xafido Dhamaan

  • @sabahalfaili4549
    @sabahalfaili4549 4 года назад +3

    Yaa ilaahii nimcadiyoo dhan ayaa isu timid masha Allah ilaho no xifdi yaa ilahii

  • @istarcabduqaadir8265
    @istarcabduqaadir8265 4 года назад +1

    Masha Allah Allah idin xafido Culimadeena dhamaantood

  • @siyadbruh9811
    @siyadbruh9811 4 года назад +7

    Akhalaakh baad ku sifiwdeen dhamaantiin Jaazallah khyrn .

  • @ilhanmohamed9094
    @ilhanmohamed9094 4 года назад +1

    Masha allah
    Allah waxaa weediisaneenaa in uu diinta islaamka nabaro oo najecleesiiyo dhamaanteen
    Culumada Allaha u barakeeyo cilmikooda .
    Ajar aan la soo koobi karin allaha ka siiyo

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 4 года назад +4

    Mnsha Allah illaahay SWT ha barakeeyo culimadeena Adduun iyo Aakhiraba

  • @abdullweli-geesood21
    @abdullweli-geesood21 4 года назад

    #Diinta isLamku wa farxad CuluMadu BiLow ga video ga wa kaftamayan 👏
    Masha Allah 👏👏👏👏👏👏👏👏♥️

  • @halimoosman902
    @halimoosman902 4 года назад +3

    Masha Allah culimadi somaliyeed illhy haydin barakeeyo dhamaan tiiin

  • @hasanjamac2893
    @hasanjamac2893 4 года назад

    Masha allah illaahow culumada malmo noda oo nagadhig inta kafa ideysata aaamiiin

  • @cumarawadcumarawad7995
    @cumarawadcumarawad7995 4 года назад +5

    Maasha,alaah waa farxadeyda iigu weyneed waayo waxa aan arkaayo suwaxdan ayaa ah culimada qaarkamid ah beet beedka kamid ah alxamdulilaah

  • @yatharibyatharib4527
    @yatharibyatharib4527 4 года назад

    Masha Allah tabaaraka Allah
    Ilaahay ha idin xafido

  • @TahaInspires
    @TahaInspires 4 года назад +16

    Kenya xili la aadi lahaa oo waqtigaan ka fiican ma jiro.... Dadkii aan kheerka ku tuhunsaneyn oo dhan baa isu yimid.

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 4 года назад

    Alhamdulilah inaan arko soomaali sheekhyadeeni ugu sharafta iyo qiimaha badnaa oon ugu jeclaa ilaahow noo xafddi yaa allah🤲 aamiin

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 4 года назад +44

    Maasha alaah ilaahow culumadeena noodhowr sidaad aduunka noogu kulmisana janadaada noogu kulmi

  • @amishaahmed9164
    @amishaahmed9164 4 года назад +1

    M.a Alxmdulilaah Alxmdulilaah ❤️💞 aad baan ugu faraxsahy Muslimiinta Allaha u wada gargaaro 🤲🤲🤲🤲🤲❤️🤲🤲🤲

  • @hamdaomer5666
    @hamdaomer5666 4 года назад +4

    Mansha Allah nuur iyo ifiin ayaa isgaadhay meesha khayr ayaa ku dhamaaday dhamaantood Allaha ka abaal mariyo

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 4 года назад +1

    Maasha'allah Dad ilaahay barakeeyay ayaa isku yimid.. ilaahay ha idiinka abaal mariyo wnga aad noo sheegtaan dambigiina iyo keenaba ilaahay ha dhaafo. Aaamiin yaa rabbi..

  • @abdallagullwarsame3818
    @abdallagullwarsame3818 4 года назад +33

    MASHA ALLAH HEYBAD IYO QURUX IYO SHARAF BAA MEESHA KA MUUQATA,

  • @marwodhawrsan1
    @marwodhawrsan1 4 года назад +2

    Mansha Allaah allaah haydin xifdiyo janadiisana haynagu kulmiyo waa nuurkii cilmiga diinta Alle haydin sharfo 🌹🌹🤲

  • @farhiyasaciid9025
    @farhiyasaciid9025 4 года назад +3

    Maasha allaah ilaahayaw no xifti culimada

  • @majabeahmed2916
    @majabeahmed2916 4 года назад

    Maashallah Culimada wa dhaxalki anbiyada ❤️❤️❤️Jazakumullahu khayra , Allaha ciribteenna Sugo 🤗

  • @faizaabdulahi3423
    @faizaabdulahi3423 4 года назад +9

    Mansha’allah ala jecliyaa inaan arko culumeena oo saas uwada joogta❤️💕❣️💞🥰

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 4 года назад +2

    Maasha allaah illaahow culumadeena noo xifdi siina cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban yaa arxama raaximiin

  • @ugasbihi5464
    @ugasbihi5464 4 года назад +4

    MashaAllah so beautiful 😍 picture I missed this Abubakar Sidiq Mosque 🕌 at 6th (6ka) in Eastleigh-Nairobi Kenya 🇰🇪, A picture with a big volume, great 👍

  • @asmacabdi3752
    @asmacabdi3752 4 года назад

    Masha Allah culumadeenii ilahay haydin xifdiyo

  • @Hubsired
    @Hubsired 4 года назад +6

    Man sha Allah culimada Alle ha dhooro anagana Alle ha naga dhigo kuwo ka faa'iideesta amiin ya rabi

    • @crisaqxuseen2755
      @crisaqxuseen2755 4 года назад

      Allah habarakeeyo culimada cimrigooda hadheereeyo

  • @qahiramohamed4254
    @qahiramohamed4254 4 года назад +2

    Alhamdulilaah illahoow adaa mahadas leh na siiyey culumadas adaa ugu faraxsanahay inaan manta arko iyagoo wada jiro Alhamdulilaah Alhamdulilaah.

  • @khadraali4057
    @khadraali4057 4 года назад +3

    Maansha Allah tabaraklah illhay ha noo xifdiyo culumadeena

  • @deeqafarah7410
    @deeqafarah7410 4 года назад

    maasha Alaah ilaahay haydin xiftiyo culimadeenii intaan ugu jeclaabaa meesha isugu timid ILAAHAY HABARAKEEYO

  • @abdiwadudshukri7474
    @abdiwadudshukri7474 4 года назад +4

    M. A waa dadka an Adunka ogu jeclahy ❤️❤️❤️❤️❤️💯💋

  • @aminmohamed6247
    @aminmohamed6247 4 года назад +1

    SheeKh mustaFe Allah yacizaK Kjeclhay Wlhay ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xuseenmaxamedcabdi9678
    @xuseenmaxamedcabdi9678 4 года назад +3

    Asc maasha allah alaha xafido culumada dhamaanteen alaha noo daayo and aanku intifaacnee aduun iyo aakhiraba

  • @cabdirashidcali5071
    @cabdirashidcali5071 4 года назад

    Goob qurux badan oo aan nasiib u yeelan wayay inaan joogo hadii aan ifka ku kulmi wayno janada ayan rajynyaa inaan ku kulaano insha Allah

  • @chemistrynotes1790
    @chemistrynotes1790 4 года назад +5

    MashaAllah ilaahay ha xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hibakmohamed4750
    @hibakmohamed4750 4 года назад

    Mansha Allah culimada allah ha ino xifdiyo sh.mustafe xaaji Ismail marka muxadaradisa arko wan farxaa Ilahay cimriga ha u dheereyo cafimadkana alle ha u siyaadiyo😍

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 4 года назад +7

    Masha allah culimadena wan ku farxe wlhi I wish ina Nairobi joga manta Allah xifdiyo..Ammen. salaam sare from US ukhti/Akhi

  • @suhaibmohamedsuhaibilkacas8624
    @suhaibmohamedsuhaibilkacas8624 4 года назад +1

    ماشاء الله اللهم إحفظ لنا علماءنا آمين يا رب

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 4 года назад +3

    Ilaahay ha idin xafido culimadadeena mashaa allaah laaquwati illaa bilaah ❤❤❤❤❤❤

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 4 года назад +1

    Maanshaa Allah walaahi waan ilmeeyey markaan arkay Culimadeena sharafta badan ilaahow noo xifdi culimadeena dhamaan tood aamiin yaa rabi.

  • @ayannuh533
    @ayannuh533 4 года назад +5

    Manshalah ilahay culumadeena hanoo xifdiyo Amiiin

  • @iimaanali9832
    @iimaanali9832 4 года назад

    Rabi hanawada xafido dhamanten 💟🙏

  • @fauzyahmed6765
    @fauzyahmed6765 4 года назад +10

    Idinko idil sheikh umul sheikh mustafa shaeikh Abdirishid Sheik mohamed idris kuligina Allaah dartis ayan idin jclhy Allaah na haidin wada jclado

  • @nuurmuuseadn1962
    @nuurmuuseadn1962 4 года назад

    Maasha allh maasha allh ilaah idin wada xafido 🌹🌹❤️❤️❤️❤️

  • @wakiilcaashaq8270
    @wakiilcaashaq8270 4 года назад +3

    Sh mustafe....MaashaALLAH waa caalim akhlaaq iyo cilmiba leh

  • @qadarmaxamed5082
    @qadarmaxamed5082 4 года назад

    Maasha Allaah Maasha Allaah Maasha Allaah Maasha Allaah Allow inaga yeel kuwii Sunnada Nabiga (N N N K H) ku dhaqma kuna camal fala

  • @khaliilmuxamed
    @khaliilmuxamed 4 года назад +4

    Mnsha Allah ikhwanii fiallah

  • @nastexomawlid6900
    @nastexomawlid6900 4 года назад

    Masha alllaah waaa kulan lagu farxo Allah haydin barkeeyo

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 4 года назад +4

    Isha baxarka culumadeena mashaa allaah 😍😍😍😍

  • @mohamedhassanhaashi9495
    @mohamedhassanhaashi9495 4 года назад

    Mashallah ilaahow idin barakeey aduunyo iyo khiro

  • @ft8611
    @ft8611 4 года назад +5

    MSH ALLAAH ALLAAH culumada ALLAAH hanoo barakeeyo meel kasta ay joogaan

  • @mohamedaaminsahal9355
    @mohamedaaminsahal9355 4 года назад

    Maashaa allah ilaah ha nii naxariisto dhamantiin adun iyo aa qiro

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 года назад +4

    Mashallah culimadeena jazaku allahu kheyran ❤❤

  • @maryamayusuf5494
    @maryamayusuf5494 4 года назад

    Màasha Allah Rabiyoow shuyuukhda noo xafid Allah haydin barakeeyo