TARBIYADA CARUURTA¦SH MUSTAFA¦SH ABDIRASHID ALI SUFI¦SH MOHAMED IDRIS¦Dr ALI M SALAH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 226

  • @ummumohammed9273
    @ummumohammed9273 3 года назад +1

    Culimada ILAHAY ha barakeeyo if iyo aakhiro ba, Anagana awlaada ha noo xafidiyo Allahuma Aamiin

  • @leylamohamud1180
    @leylamohamud1180 3 года назад

    Maashalaah sheeqyadeena alaha noo daaye aamiin

  • @ramlacabdiraxmaanali5133
    @ramlacabdiraxmaanali5133 4 года назад +33

    Ala eer keenya nasiib badana masha alah sheekh cabdirishiid cali suufi ayaaba lajoogee mafarxad baa ulaaban alaha ku xifdiyo sheekh♥️♥️♥️♥️♥️

  • @feisal-pb4mq
    @feisal-pb4mq Год назад

    Najuwa nyiyi na Nafisa yatosha ishaallah lakiutafua watuegine wapumananiyakuze roho

  • @nashaadnashaad1642
    @nashaadnashaad1642 4 года назад

    Masha Allaah ilaahow noo xifdi culimadeena walahi Qalbiga uga ooya in sheekhakhan somaliya sidan oo kale nogu iman lahayen wlahi safka uhoreeya ahan lahaa

  • @nasraismaail3060
    @nasraismaail3060 4 года назад

    Maasha allah tabarakallaah alla jecliyaa culimadeena illahayoow noo daa oo nooxafid ayaga iyo ehelkoodaba allahuma aaamiin

  • @idilmaygag4793
    @idilmaygag4793 4 года назад

    Masha allah ilahay ha ku xafido aamiin yaa rabi

  • @fillybashka9368
    @fillybashka9368 4 года назад +3

    Ruqiya Cali Nur ,ukhtii wa loo duceeyay wadankeeni 3maalmood mu'tamarkii Eastleigh High laguqabtey.Kheyr Allaha siiyo culimada nootimid dhamaan.Sh.A/Rashid Sh.Ali Allow Janno kuugu bishaare

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 4 года назад +2

    Illaahey ha xifdiyo culumada dhamaan aamiin

  • @mushtaaqmacalin2084
    @mushtaaqmacalin2084 4 года назад +5

    Masha Allah ilaahey raxmaankaa culumada soomaliyeed ha xifdiyo safar koodana ilaahey haku nabad yeelo

  • @faadumocaarid9418
    @faadumocaarid9418 4 года назад +4

    Maan shaa allah tabaraka raxmaan allaha noo barakeyo oo allaha noo dayo waa burtan kuu tir sanayn culimadayada cimri dheer allaha idin siyo dadka soomaliyed iyo wadan kaba uu duceya allaha no kin daye

  • @umusuleekha6224
    @umusuleekha6224 4 года назад +2

    Msha allh illhay culimadeena ha inoo barakeeyo awalad ha ino barakeeyo

  • @saadiasundus5748
    @saadiasundus5748 4 года назад +8

    MASH ALLAH jazakllah sheikh abdirashid sheikh ali suufi❤❤❤

  • @farxiyomaxamedibraahim3331
    @farxiyomaxamedibraahim3331 3 года назад

    maasha Allah ajir iyo xasanaad hasiiyo culimadeena soomaaliyeed 🖓🖒

  • @roosbashiir8626
    @roosbashiir8626 4 года назад +7

    Masha alh culimadeena simaliyeed Alle ha idin xifdiyo adun iyo aqiro.

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 4 года назад

    Masha Allaah Alle ha idin baarkeeyo Aduun iyo Aakhiro dhaamaanteenba AAMIIN Yaa Raabi Ducada ilaahay hanaa qabo Yaa Raabi

  • @Cutie-hq2
    @Cutie-hq2 4 года назад +5

    Masha Allah tabaarak jazakalaah kheyran shiikh

  • @nafisonafiso-pk4ms
    @nafisonafiso-pk4ms 4 года назад +1

    ماشاءالله جزاك الله خير Allah’a noo xefdıyo sheeqyada

  • @xayaat7716
    @xayaat7716 4 года назад +3

    Mashaallah Allah tabaarakallaah
    Ilahay ha xafido shiekhyadeen aamiin

  • @deeqabdisatar6008
    @deeqabdisatar6008 4 года назад +17

    Muxaadaro aad loogu baahnaa
    Maasha allah ❤

  • @anisaabdilsalam9415
    @anisaabdilsalam9415 4 года назад +2

    God I love this sheikh sh.abdirashd 💖

  • @cosobali7819
    @cosobali7819 4 года назад

    Mansha allah alle habarkeeyo culamaada insha allah

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed8775 2 года назад

    Masha allaah ajiir allaah idiinsiyo

  • @cabdiladiifcarab5999
    @cabdiladiifcarab5999 4 года назад

    Alle sheekh cilmiga hawo barakeeyo aamiin 🙌🙌🙌🙌🙌

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 4 года назад +3

    Masha alaah codka sheekh cabdirashid laga dhargi maayo

  • @XaredAliofficial
    @XaredAliofficial 4 года назад +9

    احبكم في الله علماؤنا الفضلاء بارك الله فيكم وطول عمركم

  • @faizamohamud7163
    @faizamohamud7163 4 года назад

    masha Allah alle ayaa mahada iskaleh oo u fududeeyay sheeqyaasheena sharafta badan in ay muxaadaraadka noo soo kudbiyan alx alx alxlilaah

  • @lafgareen6500
    @lafgareen6500 4 года назад

    Jasakillahu kheyr Shekh Mustafa Xaji Ismaciiil"""Haruuun ,,,❤Ale Dartiii Ban ujeclahay""""Ilahaw Xifdi Culumadeeena

  • @omarbouh5091
    @omarbouh5091 4 года назад

    Badana mashallah sheekh

  • @nasirudinkishkicomedy8639
    @nasirudinkishkicomedy8639 4 года назад +3

    MashaAllah jazaa kumuallhu qeyran jazaa waaxsanuu lahu illeykum

  • @munisdajiya4663
    @munisdajiya4663 4 года назад

    Mansha Allah alaha barakeyo shekhyadenaa alaha ralikanoqdo

  • @zamzammoha6572
    @zamzammoha6572 4 года назад +4

    Maasha allah jizakallahu kheyr culumadena allaha no xafido

  • @nimcoabdullahi3560
    @nimcoabdullahi3560 2 года назад +1

    YAA RABI 🤲🤲

  • @ahmedabdi8501
    @ahmedabdi8501 4 года назад

    Masha Allah Allah haa idiin barakeyo culumadhena Allah Akbar

  • @ayaninabeautycooking1687
    @ayaninabeautycooking1687 4 года назад

    Ilahey bari hanaga dhigo awladana bari hanoga dhigo

  • @faliselmi4787
    @faliselmi4787 4 года назад

    Masha allh ilaaah ya idin xafido dhamaan sheekhadeena wax badan ayee noo faaiideeyeen ajir iyo xasanaad aa la soo koobi karin ilaaah ha idinka siiyo 💕

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 4 года назад

    Ma sha Allah
    Ilahay barakeyo Culimada Somaliaed,Awlaad Somaliaed na Ilahay ha Xifdiyo melwalbo Ay ku sugan yahin .. Dar Allah ayanu u jecel ahay Cumimada Somaliaed Alle Ha dhawro .. Umada somaliaed Halso duceyo .

  • @muquteste8443
    @muquteste8443 4 года назад

    Masha Allah reer kenya qeer aa kujirtaan ilaahy haidin barakeeyo culimadeena danbigood allha dhaafo quruxdiina iyo xijaabkiina waxay katarjumaysaa ahlu qeer inaa tihiin barakumullh

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 4 года назад +3

    Maansha alaah ilaaheey ha xifdiyo

  • @dekiyahismacil7148
    @dekiyahismacil7148 4 года назад

    Masha Allh ahlul cilmi aya mesha isuguyimi Alow dhowr dhamantood

  • @biresuhuur4809
    @biresuhuur4809 4 года назад

    Rabi hanoo xifdiyo culmadeen meel kasta aye joogan rabina ha ka abaal mariyo culmada wx ka codsanaa iney si qaas ah igu duceeyaan wx ahay hooyo somaaliyeed xanuun qalbiyan hayo ina alle iga cafiyo in Alle xaqa igu sugo

    • @nasraismaail3060
      @nasraismaail3060 4 года назад

      Illahay hooyo macaan haku caafiyo caafimaad taama. Oodku faraxdo waxkasta oo dhibana allaha kaa dulqaado khayr iyow darxad allaha kuugu badalo

    • @biresuhuur4809
      @biresuhuur4809 4 года назад

      @@nasraismaail3060 asc nasra rabi Wax ku farxado rabi ducadaad ha kugu bedelo aqirana fil jano

  • @faizamohamud7163
    @faizamohamud7163 4 года назад

    jazaakalahu qeyr sheeq c/rashiid

  • @zainabmahad764
    @zainabmahad764 4 года назад +4

    Masha Allah dhamaantood allah ha barakeeyo janatul firdaws allah ha nagu kulmiyo say Aamiin 🤲

  • @mohammedsheikh4683
    @mohammedsheikh4683 3 года назад

    Mashallah mashaallah9

  • @islam-salam787
    @islam-salam787 4 года назад +10

    Ilaahay ha inoo barakeeyo culimadena
    Aaminta raaciya wlalaayal

  • @haboonqalanjo9274
    @haboonqalanjo9274 4 года назад +5

    Allah ha xafido culimada dhamaantood miisanka xasanadkana ugu daro

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 4 года назад

    Maansha allaah culimadeena alla ha barakeeyo

  • @umuhaatukheyr7448
    @umuhaatukheyr7448 4 года назад

    Maasha allaah wlhi muxaadaro qeymo badan weeye

  • @muqtaryusuf828
    @muqtaryusuf828 4 года назад +1

    Asc masha alalh culmadena kherka badan ilahey dambigoda ha dhafo shekhey ad iyo adka an u jeclahay shekh mustafa ismacil xajiharun

  • @hony1435
    @hony1435 4 года назад +1

    Jzk dhamaanti illahay ha idin xifdiyo sheekhyowsho rabi ha idin xifdiyo ii so duceeya sheekhyadow

  • @شيماءحسين-ص1ز
    @شيماءحسين-ص1ز 4 года назад +4

    جزاكم الله خير الجزاء شيخنا

  • @khalifnoor2030
    @khalifnoor2030 4 года назад +3

    الله يحفظڪم آيھا الفضلاء وجزڪم الله خىر

  • @yaxyealmansuri1159
    @yaxyealmansuri1159 4 года назад +5

    Ilaahay fardawsa ha ku abaaliyo culimadeena

  • @sadiiqisxaaq8555
    @sadiiqisxaaq8555 4 года назад +2

    Mansha alaah ilaahay ha xifdiyo culumadeena

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed8775 2 года назад

    Masha allaah

  • @gabadhsomaaliyeed1586
    @gabadhsomaaliyeed1586 4 года назад +2

    Sheikh mustafe xaji ismaciil ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ alle hakuxifdiyo

  • @ugbadahmedfarah3247
    @ugbadahmedfarah3247 4 года назад

    Maasha Allah sheikh abdirashid Nairobi markaan kategay buu yimi

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 4 года назад +6

    mansha Allah Illahay haydin barakeeyo

  • @mohammedsheikh4683
    @mohammedsheikh4683 3 года назад

    Mashallah the sheik is very nice, Allah 😇 ♥️🤗😍♦️

  • @sagalsomaliankingofficial7554
    @sagalsomaliankingofficial7554 4 года назад +8

    Allaha Ha Daayo CulimadanaDa🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdulmalikabdulsalam6615
    @abdulmalikabdulsalam6615 4 года назад +15

    أحب لأجل الله Sheikh Abdul rashidAllah dartiisa u jeclhy

  • @drgaas1826
    @drgaas1826 4 года назад +11

    العلماء ورثة الانبياء😍

  • @HassanAli-xb8oc
    @HassanAli-xb8oc 4 года назад

    Allow jasaagiin janna kadhim aamiin yaa rabi

  • @kawtharalali6036
    @kawtharalali6036 4 года назад

    ماشاءالله كفظكم لله Alawa nodhaw culimada Aaaamiiin

  • @rayaanmohamed5853
    @rayaanmohamed5853 4 года назад +1

    حفظكم الله وطول عمركم

  • @muluemebetfassil5266
    @muluemebetfassil5266 4 года назад

    Ale barakeyo dhaman culimada

  • @camaare9815
    @camaare9815 4 года назад +2

    Alle ha xifdiyo culimada somaliyeed 👐👐

  • @madobey9097
    @madobey9097 2 года назад

    Ilaahow culimadda janeey

  • @amiirmohamed6929
    @amiirmohamed6929 4 года назад

    masha allah

  • @xogaal
    @xogaal 4 года назад +5

    *ألحمد لله الواحد الأحد الفرد الصمد الذي لم يلد و لم يولد*

  • @faadumocabdi7685
    @faadumocabdi7685 3 года назад

    Mashalaaaaaaaaaah

  • @asmaxirsi2956
    @asmaxirsi2956 4 года назад

    Shuyuukhda soomaalida meel aad joogtaanba alle haydin barakeeyo oo haydin xifdiyo dhamaanteen

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 4 года назад

    Mansha allah culimada soomaaliyeed sh mustafe xaaji ismaacil
    Sh crashiid sh cali suufi
    Sh maxamed Idiris
    Sh maxamed cali salax
    Ale ha barakeeyo
    Inagana ha inagu anfaco

  • @najmaabdi6206
    @najmaabdi6206 4 года назад +6

    masha Allah jazKalaah wllo❤

  • @sidiiqahmed4895
    @sidiiqahmed4895 4 года назад +14

    Alle ha dhawro culimadeena soomaaliyeed ma arag wali intaa oo culimo ah oo meel soomaali joogto isugu yimi aan kenya ahayn, reer kenya nasiib ayay leeyihiin tollow xagaa iyo somaliland ma soo aadayaan culimaddu??? Reer burco aadbay ugu rayn lahaayeen

  • @abdulmalikabdulsalam6615
    @abdulmalikabdulsalam6615 4 года назад +3

    Alxamdllhi aabo iyo hayo adey isoo tarbiyeyen

  • @mohaabdalla370
    @mohaabdalla370 4 года назад +2

    maan shaa alaah baaraka laah

  • @nimcodaahir7258
    @nimcodaahir7258 4 года назад +3

    Manshalah ilahay Barkeeya culumad somali

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 4 года назад +7

    Illahay janatul fardawsa haydinku abaal gudo culimadeena somaliyeed

  • @GUULMEDIA2020
    @GUULMEDIA2020 4 года назад +1

    Mansha Allah ilah culmadena ha barakeeyo

  • @hooyoabdi594
    @hooyoabdi594 4 года назад +2

    Mash,allaah😍😍😍

  • @hafsahafoosa5463
    @hafsahafoosa5463 4 года назад +5

    mashaa allah ilahay hanoo xifdiyo culumadeen dhamaantood

  • @ahmedyusufmursalmursal3596
    @ahmedyusufmursalmursal3596 4 года назад +1

    Maasha'Allaah kheyraad badan Allaah ha idiiin wada siiyyo Muftiyiinteenow nagu wada qaaliga ah Soomalideenna reer Nairobi si weyn ayaan idiiin wada salaamayaa intiiina rag iyo dumar marwalbaa goobjoog u ahaaa casharadiii muxaadarooyinka kawada qeybgalay Allaah ha idinku anfaco maca anagoo kala xiriireynay youtubka kala soconnay aniga iyo inta ila midka ah Allaaah ha nagu wada anfaco. aaaaaammiiiiin

  • @shumayaruweyda3653
    @shumayaruweyda3653 4 года назад +1

    Masha allah tabaarakallah

  • @naciimoxasan127
    @naciimoxasan127 4 года назад +2

    Masha Allah Jazakullaah

  • @hodanaden5412
    @hodanaden5412 4 года назад +3

    Mansha allah tabarakalah

  • @amalsharif757
    @amalsharif757 4 года назад

    Jazakaallah

  • @feisal-pb4mq
    @feisal-pb4mq Год назад

    Mita ridaa ni Allahallah jarbu nafikiria mumeelewa

  • @mariamwarsame9067
    @mariamwarsame9067 4 года назад +2

    Asc waraxmatulaahi wabarakaatuhu maansha allaah culummada khayr badan allaha siiyo markasta wax san bay nosoo gudbiyaan allaha nagu anfacee, please akhwaanu laah u duceeya dalkeena somaalia ilaahay haxasiliyee,
    Baarakalaah

  • @shaafiyussuf3444
    @shaafiyussuf3444 4 года назад +3

    Mashaalah

    • @musaahmed7834
      @musaahmed7834 4 года назад

      Mashaalah culumadena allhabarakeyo

  • @ubaxaadan2079
    @ubaxaadan2079 4 года назад +3

    Maasha ALLAH

  • @mohammedhussein6294
    @mohammedhussein6294 4 года назад +2

    Masha Allah Alle habarakeeyo culimada

  • @اكرامعبد-ط1م
    @اكرامعبد-ط1م 4 года назад +2

    Alhmadulliah aniga shalay waan joogay masjid salama Allaha no barkeyo culmadena reer south c like i sara 🤔

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 4 года назад +2

    Mansha allaah

  • @cabdiraxmangure394
    @cabdiraxmangure394 4 года назад +3

    Mash allaah

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 4 года назад

    Jzkl kheyr sheekh

  • @khadijafarah9789
    @khadijafarah9789 4 года назад +1

    Culumadeena ilaahy haini barakeeyo shaqo adag baa haysaan

  • @hodanali2995
    @hodanali2995 4 года назад

    Illahay ha xafidu culmadeena

  • @zahram8767
    @zahram8767 4 года назад

    Shukran

  • @sadiyoyuusuf6705
    @sadiyoyuusuf6705 4 года назад +2

    Maanshaallaah thanks ❤