Maasha Allaah .Rabiyow kuwa xalaasha quuta nagu dar oo nagu badi .walaahi anaga reer baan 17 sano guri u hayney oo waliba aanaa ogen meel ay jiraan ka dib saan u baafineynay waan helnay Alxm aad baay ugu duceeyeen aabahay
Dad badan oo soomaali ah oo xoolo iyo hanti islameed dhacay ama haysta waxan filayaa in ay ka tusaale qaataan oo ay xaqaas iska celiyaan 💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙👍👍✌✌🤝🤝🤝
Ma sha Allah tabaarakallh wa farxad manta walaal keen u helaay gabadhi wan kula faraxsana hay ducada da Allah ha no aqbalo amiin amiin Allah ha ku xifdiyo walaal .Abdiaziz Really Allah ha ku xifdiyo amiin amiin 👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹😀😀😀😀👍😀😀😀
Nin kheyr ka muuqdo waaye, Allaha ka aqbalo, dad badan aa aakhiru xaq islaameed loo soo taagi doonaa ninka walaakiis meher ka bixinaa waa ahlu sharaf. MashaAllah.
Marka hore alle ayaa mahad leh marka xigadan wiilkaan yarkaa waan u cudeeynyaa intaas oo qal qiya ayaa u duceeysay alle hau aqbalo dadka dad mu min ah ayaa ku jiro waliba aniga safar ayaan ahaya qofka mu saafurka ahan waal aqbalaa ducadiisa alle haku barkeeyo abowe alle mar waliba qeer hakul kul miyo xaas iyo caruur barkeesan alle haku siiyo waalidkaaga kugu abaa biyay wanaag iyo cisadaan barko iyo jano alle hau bishaareeyo
Maashaa allah wiilkaan waa xalaal quudato haduuba walaalkiis xaaskii uu ka dhintay meherkeedii uu mudo dheer la raadinaayey inuu xaqeeda siiyo maantana oo meherkeedii ku wareejiyey maashaa allah
Haa aad iyo aad
Maasha Allaah .Rabiyow kuwa xalaasha quuta nagu dar oo nagu badi .walaahi anaga reer baan 17 sano guri u hayney oo waliba aanaa ogen meel ay jiraan ka dib saan u baafineynay waan helnay Alxm aad baay ugu duceeyeen aabahay
Mansha allaah
waa dad wanaagsan.
Waqtigan wuu yar yahay wax meherka dumarka bixiya.
Fadlan share dhaha Farxada Mahadsanidiin 😍🤩🥰🤩😍
Wll waxan rabaa inaan qiso yar oo dadka somalia ee dadkoda badigoobaya oo laiskaga dhigayo iyagii ayaan rabaa inaan kashekeyo markaa ma icasuumi kartaana
Dadki tagatagna lasiin diiday mahaarkodi qof dhiintay labafa waa aduunyo kalajeda
Mashallah alxamdulilaah mahadsanid
Waa Wax aad Soomaalida maanta uguyar in lagu arko, waan kuugu hambalyaynayaa ficilkaaga akhii, Masha Allah
Masha allaah somali dad damirkodu nolyahay o xalal cuun ah aya jira illahay haydin xifdiyo amiin
Waa dadkii hore oo daacada ahaa kuwa had hada illaahay kuma soo aadiyo😢😢
Mashallah walgay ma arkin qof xaq qof laradinayh xaqiiqisii
Alle haku sharfo hana kugu marti qado xajka
Akhirana jana Fardowso Amin yaa allaah
Waa qof ilaah ka baqay xaqana iska guday maanshaa allaah
Maasha allaah alx waaye marba hadii gabadhii la helay wadaadkana ajir alle ha siiyo adna cabdi casiisow qeyr badan rabi ha ku siiyo
Dad badan oo soomaali ah oo xoolo iyo hanti islameed dhacay ama haysta waxan filayaa in ay ka tusaale qaataan oo ay xaqaas iska celiyaan 💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙👍👍✌✌🤝🤝🤝
Masha allh illhy habarakeeyo waa nin islaama runtii soomaali yaa sidaa kawada dhiga
Abdiaziz mansha alah brother wax atahey qof qali ah wax aa tahey laf dhabarka Somali ilhey ha ku xafido
Abdiaziz really gentleman waa ku salamay, howl fiican baa bulshada uqabataa kheyr alle hakaa siiyo. Keep it up!
Msha allaah abwe hormar wacan from South Africa
They’re good Muslims may God bless them.
Masha'allah allaha kaa ajarsiiyo ell Abdiaziiz
Waa Nin Islaama oo Kacabsanaaya Rabi Waayo Majiro oo Haduu Jirana Waa yaryahay Nin Bixiya Meher oo Rabi Kacabsanaaya
Masha Allah wa Arin lagu farxo 😍
Allaha Ka ajar siiyo khayrka wll 👍
Magacaagu waa aruuriye soomaali kala luntaad isku soo aruurisay khayr alaha kusiiyo
Umu abdibasid waa runtaa wallaahi mcnto wllkey abdiasiis illaahay ha xifdiyo insha Allaah
Mansha allh qer ilahy haku siyo walal cabdiziz wax walba o wanagsan o ad qabato ilahy aya ajar ka sinayo walal horay u soco dadalka halki ka si wad
Ma sha Allah tabaarakallh wa farxad manta walaal keen u helaay gabadhi wan kula faraxsana hay ducada da Allah ha no aqbalo amiin amiin Allah ha ku xifdiyo walaal .Abdiaziz Really Allah ha ku xifdiyo amiin amiin 👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹😀😀😀😀👍😀😀😀
Way cafisay ilaahay khayr hasiiyo gabadhaas🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Mansha Allaah Allaah Allaah Akbar
My brother Abdiziz Really will be awarded by Allah InshaAllah because of his effort.
#BigLoveFromGarissaKenya
ماا شاء الله تبارك الله
Masha Allah somalida weli damiirka Waa joogaan
Mashallah waakaas iimaanku waa dad xalaal cun ah
Nin kheyr ka muuqdo waaye, Allaha ka aqbalo, dad badan aa aakhiru xaq islaameed loo soo taagi doonaa ninka walaakiis meher ka bixinaa waa ahlu sharaf.
MashaAllah.
Abdiaziz hawl wayn ayaad u haysaa umada somaliyeed Ilahay ha ku xafido
Marka hore alle ayaa mahad leh marka xigadan wiilkaan yarkaa waan u cudeeynyaa intaas oo qal qiya ayaa u duceeysay alle hau aqbalo dadka dad mu min ah ayaa ku jiro waliba aniga safar ayaan ahaya qofka mu saafurka ahan waal aqbalaa ducadiisa alle haku barkeeyo abowe alle mar waliba qeer hakul kul miyo xaas iyo caruur barkeesan alle haku siiyo waalidkaaga kugu abaa biyay wanaag iyo cisadaan barko iyo jano alle hau bishaareeyo
Mashaallah
Waa bilow wanaagsan oo kudayasho mudan.
Masha allaah wax qeer badan leyso gudbinaysaa qeer allaah haku siiyo daiman insha allaah 🙏🙏🙏👑
ManshaAllah TabarakaAllah
Masha allaah shaqa fiican ayad bulshada u heysa jisakalah hore u soco
ماشاء الله تبارك الله بارك فيك
Aniga waanba cafiyay meherkayga Alxamdulillaah
Ducaada muslinkaa ilahaay hakuaqbaalo dabiloo akuqaado ilahaay hakusiiyo 😍😍😍😍
masha allah allahabarikfik
Mashaa Allah Allah ayaa mahad leh
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك يا اخي
Masha Allah Waa war farxad leh
Masha allah ku barakeeyo runtii waa arin aad loogu farxo waxa aad sameysay
Masha allah guuuuul isha allah
Walalkey Really amazing job for helping the pepole allah will reward you for that dont lost faith and keep going my brother!!❤
Ala soomaalidaan mash quulka maa iska daaysiin lugihiisa maxaa ku tusay haduu kala dhaqaajiyo iyo haduu isku soo dha weeyo noo mashquul
Yes AZ he's doing good job in youtube i hope others Somali youtube take his footsteps inshallah.. Ameen may Allah reward him n bless his family
⁶⁶36⁵
Maashaa alaah ilaahay ha ku xiftiyo
Ilahay kheyr farabadan ha ugu bedelo wanaagu sameeyey
M.a wllkey guleyso shaqo fcn ayaad umada u haydaaa ❤👌
Maansha alaah walaal muslim
Mansha allah
Masha allh
Maasha allaah guul
Masha Allah waa inini imalhey walaka yo inata dhamataba Allah ha unaxariisato
Maashal ilyhan walkaa haunaxariisdo
Masha allaha runtii waa farxad hadii ey isheleen 👌👌👌
Maansha allah tabaarakallah cabdicasiis illahay ha ku xifdiyo wax badan ayaad umada.u haysaa
Maashaa alah waa arin cajiib
Masha Allah Alle yaa mahadleh.
Mansha Allah Mansha allah
Masha Allah guuleyso cabdi siis really good job ❤️❤️❤️❤️❤️👌
Masha alah thanks
Maher masha lalabofican😊
Mansha allaah mahad saanid aboowe
Masha allah waa xalal quudat
Maasha Allah.alaha Ka ajarsiyo
Wow mashaala allha thank you ❤
Mansha allh tabarakalaah
Masha Allah waa reer xalalquudato ah dadka qaar ma sameyeen😍😍
Masha Allah hoolfiica Ayaad haaysaa
Masha Allah guuul
Mansha allah tabarakallah walahi waa walal wanagsan walalkisa janatul fardows acla ilahay haukubisharayo walahi maherka nimanka qaar waxey kadigtan wax iskacadiya gabdaha maherkoda iskasiiya iskamarkasba hadiba awooda hadiina aboodine hakucafiso intadan diman ama ayada diman maaqano iney cafini karto taas culumada kaweydina
Maasha Allaah waa xalaal quuto
Mansha allah kheyr alle hakusiiyo
Mansha Allh
manshaaalh💓🇸🇴🌹💯💋💓🇸🇴🌹💯💋
Mansha Allah 😍😍😍
mnsh allh
Mashaa allaah
Masha allah tabarak saad u saacido dadka ilaahey ha ku saacido
Masha Allaha ❤️❤️❤️❤️❤️
ما شاء الله
Masha allah, waa warwanaagsan.
masha alllaha
waa Dad wngsn xaq Muslimka iska ilaalinaaa
Maashaa allah thanks
Masha allaha tabarakalah
Assalamu aleykum Abdiziz alle hakubrakeyo wiilka meel fiican garsiiya
Mansha Allah wlhi wn idilna farxay🥰
Masha Allah ❤️❤️
Abdicasiis khayr iyo xasanad badan allaha kasiiyo wanaaga ad ummadada u haysid
Uur kubaale matihid tuhunku waa dani
masha allaah jazaakalaahu khayr walaal 🌹🌹
Mash allaha tabar allaha ilaahay ha ka barkayo 💓❤️
Walal allaha ku caawiyo sidaa dadka ucaawisid bowe abaalkaga allaha raxmanka ah baa gudi kara
Masha alh alha ku xafido
Masha allh wan kula qeybsaneynaa farxada
Guuuuuuul wll mcn
Masha allaah illaah ha idin xafido waxa keep going wallal 😍🙌👍
Masha allah ajar iyo xasanad allaha ku siyo wllky
Maasha alaah khayr alaha ku siiyo aamiin yaa alah
Walaalkiis oo dhintay ayuu xaqii lagu lahaa ka guday, walaalana iyagoo nool ayay dhaxalka is waydaariyaan. Alloow dulmi naga haay.