BIRTA NOOL OO KUFSADAY SHAMSO KING CK REACT

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • #Biratanool #6ixteen #kingck #shamso #reaction
    Every video put this on ur description
    follow me on my social media
    / kingck_real
    / ck_somali77
    Copyright Disclaimer Under Section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing
    Disclaimer: The views and opinions expressed in this video and on the unWineWithTashaK RUclips Channel do not necessarily reflect the opinion of Ck and KING CK FILMS & VLOGS RUclips Channel. All topics are for entertainment purposes only! comedy satire TV-MA Viewer discretion is advised. All commentary is Alleged

Комментарии • 906

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  Год назад +473

    Like Ta waa dhankiina ❤

    • @cadecusmaaan-qs5pp
      @cadecusmaaan-qs5pp Год назад +12

      Jeazy poy hada Soo qady hees karbaash ah oo shamso lagu karbaashaayo😂😂

    • @abdallamohamed618
      @abdallamohamed618 Год назад +10

      Taaas haka cabsan 💪🏾💪🏾

    • @aadankeyoow1041
      @aadankeyoow1041 Год назад +4

      Niyow ck adiga iyo sharma boy waxbi ismadhaantan cab toy hadlkiisa hadaaba intaasi Malmood aa bun buuninesidid 😂dhibkagi maya ro cafi wrkiisa dil hda rabto ìnuu kugu farxin

    • @ßaSea-k1n
      @ßaSea-k1n Год назад +2

      👏👏👏👏👍👍👍👍👍

    • @nagiibyaasin6663
      @nagiibyaasin6663 Год назад +5

      King ck tan waa mid nolosha kadhacde😹 hadana dub Soo saar Aabo hhhhhhhhh

  • @afitaaxronaldo7954
    @afitaaxronaldo7954 Год назад +68

    Ck Goat 🐐 Iyo Ilmihiisa Ciyaal Xamar Wee Guuleesteyn ♥️ 💯2023 Tariikhda Wee Qorantahay 😂😂😂

    • @irshaadtj7828
      @irshaadtj7828 Год назад +2

      Kawaran haduu jikada ugu imaday ona caay ka dhigtay😂😂😭

  • @MOHA__MB1
    @MOHA__MB1 Год назад +83

    The best person ever the most trusted person ever
    the most knowledgeable and even shining person is
    our beloved prophet Muhammad SCW)😢❤🕋

    • @mustafjimcaale4008
      @mustafjimcaale4008 Год назад

      Scw

    • @MustafaMaQribi47
      @MustafaMaQribi47 Год назад

      اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وآله وصحبه أجمعين❤️❤️❤️❤️

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Год назад +46

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝❤🕋❤😊

    • @adoonti-Alle-12
      @adoonti-Alle-12 Год назад

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤

  • @Kamadage6566
    @Kamadage6566 Год назад +129

    Ck ninka ugu saameynta badan Social media hadaa igu raacsanthy Like saar😂

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 Год назад

      Af ukudilay iyo reaction wa musibo

    • @Live.kasto.jooge1
      @Live.kasto.jooge1 Год назад

      @@nafiso7343😂😂😂 waxesa Wali wye wye

  • @real_danial_boy
    @real_danial_boy Год назад +21

    Kusali rasulkena muxamed s.c.w
    waxa ugu qerka bdn saliga nabiga❤❤❤🎧❣️🤚

  • @calimaxamadcali9120
    @calimaxamadcali9120 Год назад +41

    Saas waye kuraxeyso taliye ciyaal xamar wey kuwatan gar iyo gardaro KING CK 👑👑

  • @carafaad25
    @carafaad25 Год назад +31

    The best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and the most shine all created Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤🕋📿🙏🙏🙏🙏🙏

    • @MustafaMaQribi47
      @MustafaMaQribi47 Год назад

      اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وآله وصحبه أجمعين❤️❤️❤️❤️

  • @maxamedcqaadirciise5140
    @maxamedcqaadirciise5140 Год назад +22

    Shamsho yariisey wey waala rabtaa😂😂😂 wllhi
    Kadaa ck cunaga waa bah dishey oo wllhi ah legend Legend dhalay king ck

  • @kingck6462
    @kingck6462 Год назад +17

    Mursade curudki haweye King ck haddi qabel tagto Mursade is not easy nio wallahi ciyalka King ck ayey igu wacan nio in aan sigar ah kulahadlo waye King ck lpx

  • @djsnake8606
    @djsnake8606 Год назад +32

    Ck Isku qabiil ma nahin mana ku tageerin lkn ninka i bare Reaction Ciyaal bdn maanta Qamri Faqiired ka dharge Lph 😂😂😂

  • @afitaaxronaldo7954
    @afitaaxronaldo7954 Год назад +36

    Ck Waa Ninka Kiliya Ee Fanaan Badan Aan Aqoon Na Baray ❤Legend Aa Tahay

  • @sabrinmaxamed707
    @sabrinmaxamed707 Год назад +18

    Ck is not easy 😂😂😂jeazy boy hees cusub oo garac la dhahayo so qaday Shamso lagu karbashaya si tos ah wxn sugnba waa reaction 😮😊😊

  • @King-Cazam
    @King-Cazam Год назад +25

    King of reaction king ck bro keep going 30qof afkaaga ku Filan wlhi keep going

  • @hassandarajo-i6e
    @hassandarajo-i6e Год назад +47

    birta nool is not easy king CK another level❤❤❤❤❤❤

  • @zazamahmed7333
    @zazamahmed7333 Год назад +7

    Ano qoslayaa dhamesty lkn dadaa ciil ku dhamesan wayay ilhow ck hanon wenin😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +26

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanayaanita
    @ayanayaanita Год назад +22

    King 🤴🏻 ck isn’t easy

  • @faadumocabdulaahi8535
    @faadumocabdulaahi8535 Год назад +18

    اللهم إني أسألك العفو والعافية في الدنيا والآخرة

  • @layloali6139
    @layloali6139 Год назад +7

    Ck iyo farxiyo kabayare oo kasocdo Hawiey ee dhamaantood usoo Jawar wacdeen😂😂❤

  • @khalifsaid3309
    @khalifsaid3309 Год назад +20

    ciyaal xamar is not easy🔥🔥🔥🔥

  • @maajid533
    @maajid533 Год назад +5

    War jeazy poy heestiisa cusb lasoo carar shamso waa meyd😂😂😂😂

  • @Cutemariagirlprinsssesmaria4
    @Cutemariagirlprinsssesmaria4 Год назад +7

    King 🤴 👑 ck zxp hore usoco King of King from hargeisa in Germany 🇩🇪

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar Год назад +4

    ALLAH intii dhimaatay ha u naxariisto Anagana toowfiqa ALLE hana wanaajiyo INSHALLAH Aamiin ❤❤❤❤❤

  • @tablikhpoi6152
    @tablikhpoi6152 Год назад +48

    Ciyaal xamar is not easy 😂😂

  • @Zuldaan-yare1111
    @Zuldaan-yare1111 Год назад +18

    Allah is one❤

  • @FarxanMaxamed-e5h
    @FarxanMaxamed-e5h Год назад +35

    Ck keep going lpx❤💯

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 Год назад +10

    Wakuwata legend ❤ keep going 🎉king ck ❤🎉balanteno wa 1.5 million subscribe 🎉❤insha Allah

  • @diaz3274
    @diaz3274 Год назад +18

    wlhi ck wax kugu taageer waxaa waay qofka talent leh garab siisaa 🫡❤️

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 Год назад +4

    👍👍👍geesi qiimo badan Allah ha xafido ee buufi ciil qabe yaasha qayaaladu qudhmisay😂😂😂😂

  • @AhmedMahrez-gt7rp
    @AhmedMahrez-gt7rp Год назад +16

    Best reaction king ck 🥰🥰🥰

  • @ADFA-q4v
    @ADFA-q4v Год назад +3

    Ck zxp wilkada shamso was nio bastarka

  • @bulaalepro
    @bulaalepro Год назад +4

    Hada rabtaan Comnti ugu horeya ani caml kamleelka furta asxabey ck ljan waye😊

  • @jamaaldj
    @jamaaldj Год назад +5

    Ckwaan ku wataa taliye shamso ii balami maslaxa sidu yeelan yeela 😮

  • @oldsko195
    @oldsko195 Год назад +6

    Goat of reaction pls heesta jeazy boy fiiri another karbash❤

  • @apdyrahmanmohamed6172
    @apdyrahmanmohamed6172 Год назад +3

    Walahi soomalinamada nacsiii abo ilaa hada juqdiisa walalayahay ck biraa tahay sxb san malaguu malayheenin guuleso abo

  • @hanicumar493
    @hanicumar493 Год назад +4

    Ck see waxyeeshay ninka waa ku dhamatya😂😂🙆‍♂️🙆‍♂️

  • @Sakariye_cade
    @Sakariye_cade Год назад +2

    Hayey Batuulo k shine is here😊😂😂

  • @nololwanaagsan.8723
    @nololwanaagsan.8723 Год назад +22

    CK we all with you boss.

  • @IlhaanCumar-u1y
    @IlhaanCumar-u1y Год назад +2

    Qabil waxu yahay aba iska yar anigo darod i dhalen wlhi ck ban wata wllkey mcn kabaha la dur mar cadow kaga wx walbo waxa iga la wen ciyar xamar nimada vivi ciyar xamar💪💪💪❤️❤️

  • @Ninweyn-
    @Ninweyn- Год назад +5

    Sixteen Birta Nool Real OG The Legends Pest king Of Reaction

  • @SadiaHalimo-vm9nc
    @SadiaHalimo-vm9nc Год назад +10

    Keep going bro 🎉

  • @KaadheriTv
    @KaadheriTv Год назад +5

    Shamso muqalk hadawn muqal like sar kadib

  • @marshaaleyarevip4510
    @marshaaleyarevip4510 Год назад +13

    King ck is not easy 💪💯

  • @XooshYare-
    @XooshYare- Год назад +4

    Ck waxan hay qofki ugu horeyay ee leg saro pin 📌 isar

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL Год назад +4

    King ck aabaha social media reactio lagu waala ❤

  • @Qaasimu
    @Qaasimu Год назад +13

    Ck is not easy 😊

  • @ikraanhassanahmed863
    @ikraanhassanahmed863 Год назад +1

    Ck walkey ani waa kujeclhya lkn ikran 😢😂magaceyga waye idhaf axasan iqro lee dheh 😂😂❤big 🫡 respect

  • @HassanAbdi-ml1un
    @HassanAbdi-ml1un Год назад +3

    New 🔥 jeezey boy

  • @farxiyocabdi2915
    @farxiyocabdi2915 Год назад +2

    Birta nool lagend

  • @FowziyoAxmed-j7q
    @FowziyoAxmed-j7q Год назад +4

    4mint 4k views goat 🐐 king ck 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CimranMaxamed-rs3xo
    @CimranMaxamed-rs3xo Год назад +1

    King ck waku wdanaa zhp replay igu caawi tlieow❤😂

  • @taajcolorado9533
    @taajcolorado9533 Год назад +22

    this is pure talent 💥💥 keep it up homie

  • @adanabdulle4477
    @adanabdulle4477 Год назад +1

    Goat 🐐 social media
    King of the reaction
    Ciyaaal xamarnimo
    🐐🐎🦁👑💪💪💪💪

  • @hibomm4748
    @hibomm4748 Год назад +4

    Wow he get a voice Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan Год назад +1

    Ku saliya nabigena scw❤

  • @alidaahir2688
    @alidaahir2688 Год назад +3

    Ar ck ka qaLee marka yuu mar kale is cayine weyka dhamatee shamso😂😂😂

  • @ADFA-q4v
    @ADFA-q4v Год назад +2

    Ck zxp ciyal xamara thy nio jilaca iga daa zxp kululey Reaction ka shamso iney isku xarta rabaa

  • @BaasidMohamed
    @BaasidMohamed Год назад +6

    Aalah akbar ❤❤😊

  • @maxamedcabdulaahimaxamuud7265
    @maxamedcabdulaahimaxamuud7265 Год назад +1

    Afhayenka ciyal xmr king ck ❤️✊

  • @craxmaanducaysane
    @craxmaanducaysane Год назад +8

    Ciyaal xamar is not easy 😂😂😂❤❤

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910

    This is karbaash well be continue
    Viva ciyaal xamar
    ✊✊✊✊✊✊
    ... heesta waxa naga gaday king ck and Qurux kudhiigle

  • @smiletvfilms
    @smiletvfilms Год назад +5

    Stress ku ridaa runtii rah rah 😂😂😅

  • @ciieight1635
    @ciieight1635 Год назад +1

    😂😂😂 Ck macuna walocunaaa 😂😂 my brother Aniga makucuna quftadha hal mar lee abti habibi

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 Год назад +3

    Team shamso isn't easy from jeasy boy 😂😂

  • @queenali3603
    @queenali3603 Год назад +1

    Jahh ciyaal xmar mxa u tatabte u niyada ka dhohosa shamso😭😭😭😂our king ck we all with you🤴♥️🫀🫶

  • @AnisoMohamed-d8j
    @AnisoMohamed-d8j Год назад +4

    Maslax lama tusu i like 💔😂😂😂

  • @mustaqbal-Media
    @mustaqbal-Media Год назад +2

    King of reaction Ck
    waxaan ka cabsanaa shamso cadeey inaay is dal dasho

  • @mohamedcabdi4165
    @mohamedcabdi4165 Год назад +3

    Wllhi waa legend no face brother adigaa naguso dhisay markii hore hadana dhulka la gal 😂😂

  • @nastawehliye6333
    @nastawehliye6333 Год назад +1

    Waaaw shamso shirt ooy weey ooo yosaaaa ee ku soco ck keep going my big brother ❤❤❤❤❤❤

  • @AlfananGermany
    @AlfananGermany Год назад +3

    Ck qofkuu soodhiso Lee soconayo shamso xaa abaha ugu afcelisay😅 san aan didayay

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 Год назад +2

    Ck family isn't easy walahi waa reaction buqiisa wata ❤❤❤❤❤❤

  • @MashuurcabdiDaahir
    @MashuurcabdiDaahir Год назад +9

    king ck is not easy

  • @Mcntooo
    @Mcntooo Год назад +1

    Shamso kan ku walay yawaa big moha big man maslax lama tuso i like it😢😅😅😅😅😅😅

  • @liltjay2228
    @liltjay2228 Год назад +4

    TALENTED🐐

  • @qaalimohamed3892
    @qaalimohamed3892 Год назад +6

    Team ck🎉❤

  • @FaizaAbdull-yh2zj
    @FaizaAbdull-yh2zj Год назад +1

    Batulo is ka daft reaction 😊rag baso heese😊sharma k sharma legend bro walaga baqay hore osoco

  • @cimraancmn1826
    @cimraancmn1826 Год назад +3

    Maslax lama tuso I liked😂😢🎉😅

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 Год назад +1

    😂😂😂😭😂 ha lo guuuriyo😂😭😂

  • @yusraabdi566
    @yusraabdi566 Год назад +3

    Sharma is not easy 😂
    Shalay lee sharma afkaaga ku amaanaysay❤

    • @muqtaarumar3947
      @muqtaarumar3947 Год назад

      Asigaba afkiisa ku amaanayay ck is weydii adigana istubid waye shamso😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdisalaanofficial4277
    @cabdisalaanofficial4277 Год назад

    Ck inaba cadi matihid wan ku watàa ku soco cayayanka buufi bro❤❤❤

  • @MusacbCumar-ei4uj
    @MusacbCumar-ei4uj Год назад +3

    Maslax lama tuso aleyket🤣🤣

  • @SamiirSamiirsharmasuuriya
    @SamiirSamiirsharmasuuriya Год назад

    King Ck madax nosarantahay brother keep up

  • @OmarAli-xb4dp
    @OmarAli-xb4dp Год назад +3

    😢heesaha automatique ee soo qadayaan pic moh IS not easy 😂

  • @xamza5622
    @xamza5622 Год назад +2

    Legend king ck cabsi cabsi wayo wilah

  • @Birtanool
    @Birtanool Год назад +4

    King always king 🫡

  • @AdnaApdullApdi
    @AdnaApdullApdi Год назад +2

    My brother CK fml ka kuwata ❤

  • @moharcm
    @moharcm Год назад +3

    Ck qofta caadi mahanee deji shamso

  • @abdourahmanmahamoud3583
    @abdourahmanmahamoud3583 Год назад +2

    KC GOAT🎉 of reactions shamso libax baad isku tabatay ee adkayso😅 keep going bro raganimadii oo qofha

  • @Star.boy_5
    @Star.boy_5 Год назад +1

    Sharma boy legend wye kuwan hda dalinyaro sobahayan wye lkn Sharma another level maroya nacabka no ciil @sharma boy❤❤

  • @abdallamohamed618
    @abdallamohamed618 Год назад +7

    Wlahi ck is not eazy 😂😂😂😂🔥🔥

  • @maxamedipraahim455
    @maxamedipraahim455 Год назад

    king 👑 ck shamso io ikraan Af qalooc buufi prother 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xamzecabdisamad6713
    @xamzecabdisamad6713 Год назад +4

    Only ciyaar xamar 🎉😊

  • @ayahmohamed2080
    @ayahmohamed2080 Год назад +1

    Walalkey CK caayda makula dhalatay neh😂 ❤

  • @DJ------EYMAN
    @DJ------EYMAN Год назад +2

    King ck shamso iney stress udhimato maad rapaa 😂 allah ck naguma diro😂

  • @mahadgurey2131
    @mahadgurey2131 Год назад +2

    Boqorka boqortoyada king CK horey usoco sxb sare✊🇸🇴✌️

  • @RiyaaqHaaji
    @RiyaaqHaaji Год назад

    King of social media ck plz Magaca ii dhaaf lkn 🤣

  • @caanogeel99
    @caanogeel99 Год назад +1

    Nag ad kadhali wayday baa laga dhalay 😆
    shine culay the 🐐

  • @sadaamabdicawke5443
    @sadaamabdicawke5443 Год назад +1

    Shamso yareeseey qalaas waa lasoo afjaray😂😂😂😂

  • @zackabdallenor1126
    @zackabdallenor1126 Год назад +2

    Waa meyd garacdey wlhi shamso😂😂