Suldaan Seeraar | Qalbi Nuuriyaay | Hees Cusub 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Suldaan Seeraar Qalbi Nuuriyaay Hees Cusub 2020
    Heeso Qoraaal Ah
    Qalbi Nuuriyaay
    Niyad Doojiyaaaay
    Nasab Ila Jirtaay
    Sama Ii Nabaay
    Xuma ila Nacaay
    Nolosheeydiyeey
    Raja Naaxiyaay
    Nolol Ii Dhisaaaaay
    Nafta Ii Huraaay
    Naxariis Dareen
    Naxariis Dareenoo
    Naruura Badan Xiska
    Nugul Tusaaay
    Nasiyaay Kabaay
    Naxli Baajiyaay
    Nabar Iga Jiraaay
    Nacab Iga Hiraaay
    Neecaaw Galkacal
    Oo Naafa Wadan
    Kasha Nuujiyaay
    Nashaaad Ii Taraaay
    Nasiibkeeygiyeey
    Naf I Deeqday Iyo
    Nalka Ii Baxaaaay
    Nabad Soo Bixiyoooo
    Maqa Ii Da'aay
    Kal Nadiifyaay
    Nus Iga Midaaaay
    Nidir Ila Galaaay
    Axdi Nabad Tusaaay
    Nusqaan Diidaneey
    Nagaashaa Jacayl
    Nagaashaha Jacayl
    Kolba Nooc Qurxoon
    Ku Nidaamiyaay
    Nasri Kaamilaay
    👇👇 Follow Me 👇👇
    Facebook:
    / younger.xasan
    _____________________________________________
    _____________________________________________
    Instagram:
    / younger_142
    _____________________________________________
    _____________________________________________
    WhatsApp:
    wa.me/+25263610...
    Website:
    www.younger.com
    E-mail: youngerxasan@gmail.com
    Twitter: https// younger__boss?=08
    Don't forget subscribe:
    / @youngerlyrics7288

Комментарии • 9