Jaamacad Hagalin Sababahan dartood | Xirfad VS shahaado jaamacadeed ?

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 85

  • @marwanmedia
    @marwanmedia  3 дня назад +30

    Gaalada youtubeka maamusha Ha inoo jabinina ee Liketa inoogu daadiya walaalahayow 🔥

    • @abdullahibulla
      @abdullahibulla 3 дня назад +1

      ilaahey amarkiis muuqalka wax ka faidayo intanan daawan baa like saara 👍😂

    • @HamseMahamed-i6k
      @HamseMahamed-i6k 2 дня назад

      Zxp talagiram ma lihid🤔

  • @CaashaFaarax-kw1kh
    @CaashaFaarax-kw1kh 2 дня назад +11

    Waxan school dhameyey 2022_2023 waxbarshada aad ayan u jecla inan jamacad galana wan jecla lkn madama ayna jirin hooyo ama aabo iga bixiya wan ka baqday o hda1 sanoba wan fadhiya lkn markan wax fahmay ka dib hada maba rabo inan galo waxaban ka qomameya 12ki sano alx hada laptop iyo internetna wan haytaa waxanan hada mudaba waxan waday graphic designka iyo programmingka alx intan fadhiyey kuma khasarin😊😇

  • @عباسمحمدايذو
    @عباسمحمدايذو 2 дня назад

    جميل والله جميل
    شرح مبسط
    الفكرة وصلت يا مروان

  • @shekh.musdhafaa9557
    @shekh.musdhafaa9557 2 дня назад +1

    Jamacada waa sida aad adiga ka dhigato ley waye zxp

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod 3 дня назад +3

    You are the best one ❤

  • @BashirAdanbare
    @BashirAdanbare 3 дня назад +4

    Ani ahaan fekerkeyga
    Haa jaamacadda waa waqti lumis ani sanadkii hadda la soo dhaafaayey ayaan jaamacad ku biirey wilina ma arkin cilmi aan meesha u joogi karo .
    Waana iskaga baxey
    Hadda se waxaan diirada saarooya inan xirfadaheyga iyo Shakhsiyadeyda aan dhiso oo wixii aan jaamacad ku qarash gareyn lahaaba aan nafteyda maal galiyo i.a.

    • @abdullahibulla
      @abdullahibulla 3 дня назад

      Sxb isku mid baa nahay sanadkii hore jamacad galay wxba kama faidin wkabaxay qarash iyo waqti iga lumay
      hada wxa barta luuqada english iyo dhowr xirfad oo free ah

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  3 дня назад +1

      Xaqiiqo dhulka taala wye .

  • @Aboowe_Mahamed
    @Aboowe_Mahamed 3 дня назад

    Masha Allah ustaad marwaanow

  • @sirmoha.editor11
    @sirmoha.editor11 2 дня назад

    Mowduuc xasaasiya iyo qibrado cajiiba

  • @xamuud777
    @xamuud777 2 дня назад

    Sxp Kuwa Diiniga Ha Iloowin Inaa Ka Hadasho Thanks pro 1🦁🦁

  • @HamseMahamed-i6k
    @HamseMahamed-i6k 2 дня назад

    Haa zxp waa wakhti lumis

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 дня назад +4

    M.a sxb waa runtaada muhiimadu waa in uu qofku ķu dadaalaa Xirfad inuuu Barto sida aan hada aniguba sameeyo intranet jaamacada dhiganayo dhowr xirfadooda Ayaan bartay xitaa kuwo aan faculty geyga ka baxsan.
    Marka Sidaasi ayaa muhiim ah🎉❤

  • @mursalsayed
    @mursalsayed 3 дня назад +4

    Cidda rabta inay wax badan ka ogaato culimadii adduunka soo martay ee aan dugsiyo jaamacado aan aqoonta u soo marin ha akhriyo kitaabka العلماء بلا مدارس

    • @fadumo321
      @fadumo321 3 дня назад

      عطماء بلا مدارس
      Saas miyaa Abaayo ama
      العلماء بلا مدارس

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  3 дня назад +2

      Waa saxantahay Kitaabku waa
      عظماء بلا مدارس
      Xogtan aan Muqaalka ka sameeyay ayan qayb Kaso xigtay .

    • @mursalsayed
      @mursalsayed 3 дня назад

      Haa waa sax Ustaad waa sidaa aad sheegteen adiga iyo Faadumo عظماء بلا مدارس waa type error iga dhacay.

  • @Nasrudiinmohamed-d8d
    @Nasrudiinmohamed-d8d 5 часов назад

    wllahi waa run waa wakhti lumis😂

  • @SUHAYBCABDI02
    @SUHAYBCABDI02 2 дня назад

    Labadaba waa la isku wadayaa

  • @ahmednooradan7950
    @ahmednooradan7950 2 дня назад

    Ustaadkena iyo iyo team marwan media salan sare
    Jamacadu wa waqti lumis xad daaf ah dadku inbadhan waxay xoga saaran inay hantaan shado magac jamacadeed oo la aqonsanhy aqontuna maahan shahaado ee wa qibrada aad leedahy marka waxan leyahy dalinyaro iskina wax u barta waxa jira websites yo aad u muhimsan oo dalinyaro somaliyed dadka wax kubaran waxa ay ku barayan na qibrad u leh sida hurbad institute academy

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  2 дня назад

      Aad iyo aad shukran wll Axmed .

  • @mulkiiimam8935
    @mulkiiimam8935 2 дня назад

    Waxaan rbaa ina barto xirfado graphic design io forex io programming laptop 💻 maheysti sideen ku baran karaa

  • @DayHighlights2024
    @DayHighlights2024 3 дня назад

    Aniga ahaa waqti lumis mahan haduu qofku xirfad kudarsado lkn hadii uusan wax xirfad ah kudarsan markuu dhameeyo waxay u nuqondontaa waqti qasaray lkn taas lidkeeda haduu xirfad kudarsado xitaa shahada inuu guriga iska dhigo ayuu xirfadisa kushaqeysan karaa
    Shahaado +xirfad ❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  3 дня назад

      Wa sidan sheegayno uun .
      Anigu wa wakhti lumis uun Ma odhan waxan dhahay Waana Muhiim waana wakhti lumis waana kala sharraxay .

  • @yahyahassan5229
    @yahyahassan5229 6 часов назад

    Jaamacada Jigjiga University ayan ka qalin jabiyay waliba dhibic sare top ten ka ayn ka mid ahaa 2021 biladna waa qaatay waxaa mid ah macalimiintii qortay manhajka ardayu waxa ku barato ugu dambayn maanta shaqo la aan ayn ka ahay

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 3 дня назад +2

    10:25 jamacad waa muhiim wana waqti lumis ✍️xaqiiq wye midaas
    in my opinion jamacada wxee muhiim utahy 100% ardayga heesto dowlad kugarab taagan oo nabad iyo shaqo fcn ka helayo .iwm
    Wxe waqti lumis kuthy anago kle dalkena xlkisa allow sahal yhy waxbarashadisa tayo ahan liidato min school ilaa jamacad halmar lee igadhamey ah shiid iyo shaqo la.aan baahsan kajiro tan ugu daran amni xumo usii dherthy anaga ciyaal xamar kumasi jirno somalida kle wka dranhy.
    👉markaso kle rajo yar ba kuso galeyso wxa isledahy dalka sidan masii ahanyo dhalinyarada anaga cml buu suga adeer waqtigena hala gaaro inta ka horeyso wadada xirfad burista kudadaal xirfadaha ka fursad bdn shahaado jamacad wxa adiga isbartid baa wx kutarayo jamacad xitaa 80% waa adiga 20% waa macalinka marka nin walow kaliga ugaarso 👊🏿
    aniga shaxdan wee iga maqneyd hade isogarty
    Wllkey iga weyn oo dalka dibadisa kumaqan ba melyar iga tusay shahaado somaliya jamacad kutaal ineysan wxba ku taareen muuqalkan inkasto igaso dahay sanadkii hore talooyinkan cml ubahna hadaba jamacad madhigto luuqada barta lkn sanad iga qasaray.
    Qoraalka waa dheraday buug Inaa qorayo isku maleyy byyy😁

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  3 дня назад +1

      Shukran wll .
      Dadka Fara kutiriska ah ee Muuqaalka dhamaystay ee Fahmay bad kujirta.

    • @abdullahibulla
      @abdullahibulla 2 дня назад

      @@marwanmedia sxb muqaal kle noogaso samey xirfadaha 2025 dhalinta barankaran iyo shahadada luuqada englishka (IELTS) sida lagu heli karo

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY 3 дня назад +1

    Sanad ka hor anoo f4 ah ayaan go'aansaday in aanan jmcd gelin dedaal dheer kadib wxn bilaabay business waxaana rajaynayaa inaan heer ka gaadhi doono i,A

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  3 дня назад

      InshaAllah wll Guulayso waligaa .

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha 3 дня назад +1

    Jaamacada dadko dhan hadaka tagaan yaa dadka dhakhaatiir io engineers unoqonaya, anigu hadi aad hibo ama aad jeceshahay inad foculty baratid, jamacad wa dhiganaysa,kdipna takhasus ba yeelan,then wadankaga ushaqayn,lkn hdii aad bachelor bas rabtid wa waqti lumis,sabbto ah wadn dowlad leh mahaysano😥oo ina shaqo wayda dhici karta ,hdadan mesha adeer io abti kuu jogin,mideda kle dadka ushaqeya nimankaas saw jamacad may kasoo bixina,oo wax ukala wada,

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  3 дня назад +2

      Wll Wan sheegay midaas Jaamacadu wakhti lumis Mawada aha lakin Inad Kaligeed ku ekaato zamanka aan jogno aya khaldan

  • @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
    @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751 3 дня назад

    Waa waqti lumis xitaa scandhariga Aniga dugsi hoose ayaa kaga baxay iskoolka

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  3 дня назад

      Madan Khaldamin
      Lakin Xirfado Ma baratay oo Kaliga wax Ma isbartay ?

  • @Aboowe_Mahamed
    @Aboowe_Mahamed 3 дня назад

    Aniga aragtideyda jaamacadu waa wakhti lumis

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  3 дня назад +1

      Exact is wasting your time .

  • @maracaddenews2375
    @maracaddenews2375 3 дня назад +1

    Ustaad ani jamacada waxaan u arkaa waqti lumis

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  3 дня назад

      Xirfadaha u weeco waa iga Talo ❤️

  • @IidMahamad
    @IidMahamad 3 дня назад +1

    Xaqiiq waye bro manta qofka 5 sano iya 12 schola so qatay marku so dhameyana lahubin in uu shaqa heli

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  3 дня назад

      Xaqiiq .
      5 sano Lacago kun dollar ah bad ku samayn Karta hadii aad dadaasho si aad ah waliba

    • @yaxyeaadan7213
      @yaxyeaadan7213 22 минуты назад

      Ustaad sual hadii anan jamacad gelin ​@@marwanmediaside uga miradhalinkara hadafkyga

  • @MAHIRBARE
    @MAHIRBARE 3 дня назад +1

    Zxb marwan 12years ayaa ikaa dhuntay aniga ahaan primary to secondary Waax manta laa tawan karonno makamaa ahaayo #waa un naftadaa u baroo
    Reality is wasted ⏲️ time

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  3 дня назад

      Cashir bad ka baratay ubadkaaga danbe ka ilaali diini iyo xirfado ado baraa dhanta 🔥

  • @XuseenSiciid-zr3o
    @XuseenSiciid-zr3o 3 дня назад

    Ustaad xirfadaha dhalinta somaliyeed ufiican kusoo dar

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 дня назад +1

    Adiga daawade waxbarashada iskuulka iyo jaamacadda sidee u aragtaa?❤❤❤
    ❤❤aniga waxaan u arkaa lagama maarmaan❤❤!

  • @BashiirNacba
    @BashiirNacba 2 дня назад

    Dadka ha nii jabin niyohow

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  2 дня назад

      Wll Muuqalka dhamayso hadaf kaygu Niyad Jabin ma ahee

  • @nimcomaxamedhaashi
    @nimcomaxamedhaashi 3 дня назад

    Su'aal ustad marwan adi ma baratay jamacad mana dhamaeysay waa i muhin an8 hada dhigta lkn waxa ku guda jira ina xirfad barto

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  3 дня назад

      Midna wa dhameyay diini ah .
      Midna wan wada Lakin Is wasting your time .

    • @yaxyeaadan7213
      @yaxyeaadan7213 19 минут назад

      ​@@marwanmediade hadad wadid isafa bax😮

  • @Shoodhee
    @Shoodhee 3 дня назад

    12 sano aya wakhtigayga lay ga so riday

  • @Dhiirigaliyeec8cq
    @Dhiirigaliyeec8cq 3 дня назад

    Saaxiib icons ka kuu saaraan thumbailka halkee ka hili karaaa

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  3 дня назад

      Wll Waaka Halkan Kagal Flaticon.com

  • @abdisamadarabnur8218
    @abdisamadarabnur8218 2 дня назад

    Ogu horeyn waxa muhiim in lafahmo horta maxa wax loo barta marka jawabta suashan hesho oo ah in aad lacag ku hesho iyo filnasho markas bad ka jawabi karta isku filnasho isku filnasho dhaqalo malaga heli jawabta maya 90% marka adon jamacad galin bad sameyn karta daqali isku filnasho marka jamacada waa waqti lumis

  • @FahadbinAbdllh
    @FahadbinAbdllh 3 дня назад

    Jaamacad waa waqti lumis ninki shaki kaga jiro hada ha aado jaamacada kadib haila wadaago natiijada

  • @yaxyefarxan4159
    @yaxyefarxan4159 3 дня назад

    Walle hana waalin talo qaldan marabno Shahaado waa lagama maarmaan fursat kusoo martay laga yaaba inay kugu dhaafto shahaado la'aan No no no shahaado qaado xirfadne baro

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  3 дня назад

      Wll Muuqalka dhamayso Anu Waxban is barbar dhigay uune .

  • @shuayb01
    @shuayb01 3 дня назад

    Nio xeetahay albaanika aashaygaysid wahaabi miyaa tahay

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  3 дня назад +2

      ما معنى وهابي ؟ 😅

    • @nourially
      @nourially 2 дня назад

      Intaas oo gaalo eh baa la sheegay uma jeedid lkn albaani oo muslim ahaa aa ku dhagan thy allah xaqa haku tuso aqlina haku siiyo iyo caafimaad ba sida u fikirtay qof caafimaad qabo uma fikiree

    • @shuayb01
      @shuayb01 2 дня назад

      @@nourially kkkk
      Nio kuwaas gaalnimadooda way cadeestiin lkn waxaa jiro dad Muslim sheeganaayo hadana lkn diinta usuulkeeda qilaafsan

    • @shuayb01
      @shuayb01 2 дня назад

      @@marwanmedia ustaad keena miyaana aqoon waahabiyo