EasySolarCalculator App - Somali

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 ноя 2024

Комментарии • 45

  • @rocky4066
    @rocky4066 7 месяцев назад

    maasha allaah waa cilmi fac ka fac anficidoona oo sadaqatul jaari kuu noqondoona insha allaah dadkana waxaa u kheyrbadan kan anfaca dadka. guuleeyso

  • @aliabdikhaliq5080
    @aliabdikhaliq5080 4 года назад +2

    mashallah ustaad waa la degay aad baad u mahdsantahy jasakallahu khayr
    waan ogaa inaad hawl fiican noogu maqneyd

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 3 года назад

    mnsha allah.. allah hakaa ajir iyo xasanaad siiyo.. ustaad, anagana kuwii ka faideysta hanaga dhigo

  • @ayanlesiidow9438
    @ayanlesiidow9438 Год назад

    asc Ramadan mubarak bro cilmigada cilmi barakaysan eebbe hakayelo masha Allah

  • @wacaysibnusamatar3151
    @wacaysibnusamatar3151 3 года назад

    m.sha alah eng aad baan kaga mahad celin hayaa jazakalah khayr

  • @mubaarakyuusuf1619
    @mubaarakyuusuf1619 Год назад

    Jasaakallah khayr walaal

  • @saciidcali8645
    @saciidcali8645 Год назад

    ustaad wa mahadsan thy lkn hal sual marka battery marayy 3 battery ayan isticmaleyna aya dhahday sawirkana wa 9 battery maxa farqi u dhaxeyo?

  • @calimaxamad-tv6fi
    @calimaxamad-tv6fi 10 месяцев назад

    Ustaad adoomahadsan Appka wuu igadidayaa tusale ahan waxan galiyay Nal ElD v 20 sacada 5
    cunta kariye 1 v 200 sacada 5
    jajiro 6 V 5 sacada 5
    markaan sas ugaliyo liiska ima sinayo
    halmid yuu iga tusayaa
    Nl ELD 1 itusayaa
    Usatad ifahansii adoo raliya

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 3 года назад

    Macalin aad iyo aad ayaa mahadsanatahay.
    Runtii Casharadaa wax badan ayaa ka faa,iday, waxaana cilmigaaga u baahan Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed, Allaha kuu siyaadiyo halkaa nooga sii wad

  • @mohamedcadaani5294
    @mohamedcadaani5294 2 года назад

    Mahadsnid macalin

  • @mohamednorwarsame3734
    @mohamednorwarsame3734 2 года назад

    Panel ka iyo charge controller ka waa ii shaqaay la'yahay.

  • @AaaaAaa-gu5ej
    @AaaaAaa-gu5ej 3 года назад

    solarka 80x2160 batarigiisana yahay 150 nber infetarka awoodiisa Macklin ayaan ubahanahay

  • @jamaal5561
    @jamaal5561 4 года назад +1

    mahadsanid Eng

  • @faaruuqc.b4137
    @faaruuqc.b4137 4 года назад

    Macalin suaal ayaan qabaa 14 marwaxadood ee masaajiida lagu xidho midiiba aytahay 80W markaan rabo inaan isticmaalo 5 saacdood imisa solar ah iyo beytari iyo anfetarka inay noqdaan ayaa laiga rabaa

  • @ibrahimmustaf228
    @ibrahimmustaf228 10 месяцев назад

    Thankz

  • @csalaanelectrician9905
    @csalaanelectrician9905 4 года назад

    Mashallah

  • @diintaislaamka7757
    @diintaislaamka7757 4 года назад

    Mashaa Allah aad bat umadsantahay

  • @KING-MOHA
    @KING-MOHA Год назад

    Asc ustaad magacaygu waa maxamed ismacil waxan joga muqdisho Ustaad waxan raba in aan isticmalo 500W solar Batariga cabarikisa kee ugu fcn
    Solar charge control cabarikisa kee ugu fcn
    Inverter cabarikisa kee ugu fcn
    Cabirikee igu fcn isiin laheyd iso jwb I.a

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  Год назад

      Asc King Moha, ma fahmin su'aashaada. Si fiican iigu soo sharx waxa aad damacsantahay inshaAllah

  • @SowdaAbdihakim
    @SowdaAbdihakim 5 месяцев назад

    Macalin Talaagada qaboojiyaha ku jirto miyaa Appka

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  5 месяцев назад

      mayaa waxuu ku saabsanyahey sida loo cabiro solarka. Haddii aad taqaano inta waad (watt) u yahey talaagadaada, waad isticmaali kartaa inta solar panel aad u baahantahy.

  • @daadirxusen2156
    @daadirxusen2156 4 года назад

    Mahadsanid macalin

  • @injineermohamed4992
    @injineermohamed4992 4 года назад

    Waxan heysta 7 solar midkasta ah 200 wt iyo 4 batariyo midba ah 120 amber waxan u isticmaali jirey chager mobel waxan jooga tuulo hada waxan rabaa inan farantajeer aan ku dhaliyo jalaato waxan sameynkaraa hada

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  4 года назад

      Asc Laab Jacel, Meeqo Watt ayuu yahey Frantajeerka?
      Frantajeerka maxuu ku shaqeeya A.C mise D.C?

  • @diintaislaamka7757
    @diintaislaamka7757 4 года назад

    Asc wll waxaan kuwaydiina adoo mahadsan waxaan haystaa solar 120w ah iyo batari 150A ah si ay iigushaqeyso waqti dheer marka maxaa laiigarabaa in aan sameeye? Waayo dhorbatari ayaa iga dhimatay

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  4 года назад +1

      Asc Faaido.
      Batariyada weey kala teknology fiican yahiin.
      Isticamaal 50% batarigaaga 150Ah ah, ama 75Ah (half only).
      Ku brogramkaree jaarje kontrollarka in uusan isticmaalin batariga markii uu gaaro 50% ama 75Ah.
      Fiirso casharka ka hadlaayo Jaarje kontrollarka (hoos ka fiiri linkiga".
      Labo sheey ayaa muhiim ah "Discharge reconnect" iyo "Discharge Stop"
      ruclips.net/video/hHUob4hFQUc/видео.html

    • @diintaislaamka7757
      @diintaislaamka7757 4 года назад

      @@somtronics1433 mahadsanid wll Allah kuxafido

  • @intelligenceprimecapital9265
    @intelligenceprimecapital9265 4 года назад +1

    Macalin alaha ku Sharif
    Fadlan waxaan ku noolahay magaalada Jowhar waxaan leeyahay beer 10 hegtar ah waana beer aan qudaarta ku tacabno qudaartana marwaliba biyo ayay u baahantahay waxaan ku waraabinaa matoor oo qarash badan ayaan ku bixinaa sanadkii
    Hadaa awoodo cashar maka sameyn kartaa beer 10 hegter ah soler bom iyo dhuunta biyaha qaada dhamaan qalabka oo dhan iyo qarashkooda guud
    Ogoow waxaa macquul ah hadaa sifiican noogu sharaxdo inay malayiin koonfurta Somalia ku nool inay ka faaiideysan karto mahadsanid macalin

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  4 года назад

      Maamo Khadra, inshaAllah waan soo diyaarin doonaa sida solarka loo isticmaalo beeraha. Ka Jawaab su aashaan InshaAllah.
      1- Biyaha Beerta ma wabi maad ka heshaa?
      2- Biyaha Beerta Ceel miyaa kuu qodan?
      3- Intee u jirtaa biyaha beerta?

    • @intelligenceprimecapital9265
      @intelligenceprimecapital9265 4 года назад

      @@somtronics1433 beero aad u caro fiican ayaan leenahay waxaana biyaha ka helnaa wabiga shabelle beeraheena beerta kama fogo waxaan rabaa beer ilaa 6 hegtar ah solar ii waraabiyo thanks ustaad

    • @intelligenceprimecapital9265
      @intelligenceprimecapital9265 4 года назад

      @@somtronics1433 beerta ugu dheer kun mitir ayay wabiga u jirtaa

  • @akrem-production.8946
    @akrem-production.8946 Год назад

    Ustaad iPhone kawaayay

  • @saedibrahimofficial143
    @saedibrahimofficial143 4 года назад

    Ustaad Imika Ayaan Is Iri Isticmaal appkn lkn Muushaqaynayo Hadaad Waxka Ogtahy xogtaas Ila Wadaag.
    M🙏🤙

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  4 года назад

      Al Salaam Saed, iisoo faah faahi suaashaada ku saabsan Abka In shaallah. Somtronicks@gmail.com. Si aan kuu caawiyo.

  • @alphaguy7440
    @alphaguy7440 4 года назад

    Ustaad waan ku tabnay runtii

    • @somtronics1433
      @somtronics1433  4 года назад

      Inshaallah. Waan soo kordhin doona casharada. Iisoo sheeg casharada aad niyadda ku heyso ishaAllah.

  • @qawdhansoomane1509
    @qawdhansoomane1509 4 года назад

    Macalin noo bilow casharo ku saabsan arduino