Shirka Muqdisho,Is waafajinta Doorasho diidka Xassan Sh, Doonista B/Caalamka &Caanashubka Madaxda DG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Shirka Muqdisho,Is waafajinta Doorasho diidka Villa Somalia, Doonista B/Caalamka & Caanashubka Madaxda DG
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Комментарии • 57

  • @abdullahimohamed5544
    @abdullahimohamed5544 4 часа назад +4

    ITOOBIYA: Qabsashadeda Gobolada Hiiraan Iyo Gedo Waa Dhiiqada Xasan Gargurte Iyo Siyasad Xumadiisii Lagadhaxaley Waye.

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 5 часов назад +4

    Ilahayo ugargar umadah somaliya 🇸🇴 gull gobonimo maadah weiyneeh wanagsan siiih

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 5 часов назад +6

    Shirkuba waa igu Sawirah😂😂😂😂

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 5 часов назад +8

    Laftagaren xadi muqdisho ado Ladilo asiga istokty

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад +2

    xasan sheekh wuxu cadeyay in wadanka itoobiya qabsatay wuuna iskaqoslaya waxay tusin in xasan sheekh caafimaad qabin maskaxiyan

  • @HamsaFarah-q1z
    @HamsaFarah-q1z 5 часов назад +1

    Ethiopian airways in UU madaxwaynuhu wadanka ka eryo ayay ahayd macaal ciidankan Ethiopian ka ee dhulka xoog ku qaadan Raba ileyn Madaxwaynuhu Somalinimadi maba kala jecla Inu dib uso cesho

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад +1

    xalku wa in xasan sheekh meesha laga tuuro oo wadanka ladabo qabto wayo xasan sheekh caafimaad majirey u eegtahay iyo miyir toona

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад +1

    guul iyo gobanimo maamul goboledka barakeysan daraawiista ssc khaatumo wana maamulka keliya ee xorta iyo xalaasha oo shisheeye iyo gaalo joogin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад +1

    dowlada soomaaliya meeshay tagtoba wa fowdo bal fiiri hirshabeele iyo galgudud magac ahaan bay ujiran

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад +1

    xasan sheekh wadanka wuu kala goon raba dee dadka soomaliyed waxay kasasen sidi dowlada soomaliya uladhaqantay ssc

  • @sakariyeabdijamac5105
    @sakariyeabdijamac5105 5 часов назад +1

    Xasan gar guurte alle ha dhaafiyo somalia

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 5 часов назад +1

    Somaliya waa meel maaweeelo sh

  • @kafaiideyoraxmed2971
    @kafaiideyoraxmed2971 5 часов назад +2

    First comment

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 2 часа назад +2

    Gurgurte is not a Somali leader but a hawiye leader very corrupted

    • @MA-uz3qe
      @MA-uz3qe 48 минут назад

      Somali aan hawiya ahayn miya jirta, (waa rag iska celis ma aaminsani)

  • @MA-uz3qe
    @MA-uz3qe 46 минут назад

    Beesha caalamka waa la dhacsantahay qaabka wax u socdaan abaal marin 70 millionna waa la siiyay ee BAAHBAAHDA QOL ISKULA XIR

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 4 часа назад

    Wakhtigii beesha calamka wax noo yeerin jirtey waa laga gudbey

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 4 часа назад

    Madaxda reer puntland iyo Somaliland weey diideen Somalinimo waxeey rabaa in eey ku biiraan ethiopia. Dhibaatada haka daayaan umada Somaliyeed

  • @CabdiSalaaan-c2b
    @CabdiSalaaan-c2b 3 часа назад

    Daarood maadia congratulatios 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 4 часа назад

    wlhi muddo kororsi oo farmaajo laga diidey bille in lagaga ogo laaneyn xasanaw

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 4 часа назад

    Meesha wax dawlad ahi kama jirto marka Ethiopia gedo la wareegtey maxa mute ka looga galay

  • @ahmedmohamedabdullahi5077
    @ahmedmohamedabdullahi5077 2 часа назад

    Qaaqlayaasha cbb u joojin maayo xasan dalxoreeye jiroo joog

  • @omarali2282
    @omarali2282 2 часа назад

    Farmajo qaladka ugu wayn uu galay ayaa ah inuu Hirahabelle u af duubo cali gudlaawe waa siyaasad xumadiisa

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 4 часа назад

    Adi qufkii ku aminaa wa doqon Ileen inaa jaajuus tahay quf walba wa u jedaa

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 4 часа назад

    Ninyohow nagadaa xayeysiiska waqtiga hanooga qaadine

  • @ceegsane761
    @ceegsane761 5 часов назад

    Ma siyaasi mucaarada ayaa tahay mise wariye xog noo so gubinaayo

  • @MA-uz3qe
    @MA-uz3qe 55 минут назад

    BALAAYO SHEEG AYAD TAHAY IRSAAQADDA MEEL FIICAN KA RAADSO

  • @AdanKer-p1n
    @AdanKer-p1n 4 часа назад

    Weriye adiga ma walantahay besha calam wax l la dhaho majiraan

  • @abdiwalimohamedhassan5309
    @abdiwalimohamedhassan5309 Час назад

    Xasan shiikh maxamuud madaxawayne maha waa Ganacsade

  • @LovelyLegendaryDragon-hr5nc
    @LovelyLegendaryDragon-hr5nc 5 часов назад +1

    Ok

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c Час назад

    Xasan-sheekh & Madaale yaa duqa Muqdisha ah?!

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 3 часа назад

    Baranbaro bahalmaaha iska cabaada

  • @akMassage-w1z
    @akMassage-w1z 4 часа назад

    Geylan media =Daarood media

  • @sayidaxmed1655
    @sayidaxmed1655 3 часа назад

    Falaatka villada falaad waa dhaafay

  • @mohasabriye7250
    @mohasabriye7250 Час назад

    Wariyahan asaga kadaran anxarada

  • @Aviationpinzz
    @Aviationpinzz Час назад

    Xasan lug waraabo faaiido lagama sugaayo

  • @HusseinJiilaal
    @HusseinJiilaal 5 часов назад

    Daarood madia congratulations🎉

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 5 часов назад +1

    Somalia waxa Xukuma Beesha Caalamka.

    • @AbdulDelta1
      @AbdulDelta1 3 часа назад

      Al xaqiiqa. Markaad dooratid wax matarayaal laga adeegto waa uuun lagu maamuli

  • @a.qanialigadhle4206
    @a.qanialigadhle4206 5 часов назад

    Faaraxii milmay

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 5 часов назад +1

    Idacada daarood waye gaylan medii

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 5 часов назад

      Soo idinku meeydaan taageerin Daaroodisim.
      Horta is arkaa. Somaliland is out

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 5 часов назад

      Aniga waxan hesta somalida adiga oromo tahay damad yelo

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 5 часов назад

    SOMALIA🇸🇴 waxaa caqabad weyn ku ah, Puntiland iyo Jubland waana laba maamul oo masiiba ah ,sidaa waxaa leh anoo reer ahaan ah beesha daarood

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 5 часов назад +1

      puntland iyadaba soomaali is kuhaysa ee xasan isaga dastuurki tuuray

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 5 часов назад

    Beshaa aad sheegeysid awalba idin ka mid aheeyn.
    Viva Somaliland, viva Ethiopia.
    Somaliland dib idin ka mid noqon meeyso ee bay bay iska dhiga.

  • @DarbiAlbaab
    @DarbiAlbaab 3 часа назад

    ❤❤❤❤❤

  • @FouadAbdilahi
    @FouadAbdilahi 5 часов назад

    Rhxj jkgxjj

  • @Sundusayaanle567
    @Sundusayaanle567 4 часа назад +1

    😂😂 QabYaaladaadu Heer Waxay mareysaa Aaad Dhahdi Dowlada Somalia Waxaa ka Awood badan Maamul Goboleed
    tan kle Xasan Sheikh Qeyladaada iyo Tan eyga Waa isugu mide Hays Daaalin
    Xasan Ha Taliyo Inta Kalana Haloo Taliyo
    SOMALINIMO🇸🇴🇸🇴

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 3 часа назад

      Ereyada ad isticmaashay o ah kuwo aad u liita diinta islamka ka hor imanaya ma waxa kugu kallifaya qabyaalad,
      Ma ogola diintu qof waliba muslim ah in ey lagu tilmaamo ,
      Taas waxa ka daran wariyuhu wuxu khaldan yahy jawab wadka bixin xasan sheikh dhllishisana wala shegaya Wana madaxwayne somaliyed

  • @cabdiqanineegar835
    @cabdiqanineegar835 5 часов назад

    Waligaa madaxweynaha sawir xameey waxaa tahay waa naqaan