Ruqyah Suuradda Al Ancaam, guur degdeg ah iyo fududaynta uurka haduu alle idmo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 110

  • @fatmaabdikadir4421
    @fatmaabdikadir4421 Год назад +2

    Illaahoow guur qeyr qaba oon ku liibaano ii sahal

  • @sadiomohamedomar4409
    @sadiomohamedomar4409 2 года назад +33

    😭😭alllow.guurka ifududeey ani iyo inta.guur.doon awlaad sii inta awlaad.lan🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭🤲🤲🤲🙏

  • @HoodoJaamac-j9q
    @HoodoJaamac-j9q 2 месяца назад

    Aamiin aamiin aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @amranabdi2246
    @amranabdi2246 2 года назад +2

    Mashallah sh. Hasan alwajidi wlhi wanjeclhy codkisa mcn mashllah allaha barakeyo asaga iyo rerkisa mashllah😍🥰❤Allahuma aamin

  • @ayaancisman4640
    @ayaancisman4640 Год назад

    Rzqiyad gurka haysta dadka kala eeryta noo soo gali ina sha alla

  • @alonegirl9706
    @alonegirl9706 2 года назад +7

    Qalbi jaba kujiraa iso duceeya rabbi qalbiga hayqaboojiye 🤲🥺💔😰🤲

  • @HoodoJaamac-j9q
    @HoodoJaamac-j9q 2 месяца назад

    Masha allah❤❤❤❤❤

  • @umumarsum
    @umumarsum Год назад

    Masha Allah illahay inti guur doona iyo inti awlaad donaba ha u sahlo isoo duceeya in Alle igu arsaqo awalad bariya waa bil ramadane

  • @keyfjama8583
    @keyfjama8583 10 месяцев назад +1

    MashaAllah

  • @shukriaxmedshacni2333
    @shukriaxmedshacni2333 5 месяцев назад

    Wllayaal guur xalaala oo deg deg ah iiguso duceya waa iga codsii😭😭

  • @abdullahhussein9638
    @abdullahhussein9638 2 года назад +18

    Guurka waa calaf ilaahy ayaa haayo waqtigii ilaahy ku qoro ayaad la kulmee mar walba waxaad niyada ku heysaa in ilaahy qadartiisa aad ku kalsoonaato waxaan rabi qorin ma dhacayaan balse ducada iyo sujuuda iyo wardiga saliga nabiga scw hala badiyo

    • @samaanalisa.5957
      @samaanalisa.5957 2 года назад

      Shugran wll

    • @sadiomohamedomar4409
      @sadiomohamedomar4409 2 года назад

      Imshallllh

    • @nimcocabdinasir599
      @nimcocabdinasir599 2 года назад

      Jazakallah

    • @niamomohamud7041
      @niamomohamud7041 Год назад +2

      Allah wuxuu dhahay qadartayda ducada baa celise ducada hala badiyo maxa yeelay hada ducaysatid ilaahey waxaa ka xishoda inuu qof gacmaha utaagtay qadiyo oo ducaysto oo baryey ama ha u hormariyo ama gadaal kadhaxle

    • @hormuudhormuud4037
      @hormuudhormuud4037 5 месяцев назад

      😊

  • @khadramahamedelmi8672
    @khadramahamedelmi8672 Год назад

    Masha Allah Masha Allah Masha Allah

  • @allemahadleh9391
    @allemahadleh9391 2 года назад +3

    allhu akbar isoo duceeya please 😢 guurlaan shaqolaan

    • @samaanalisa.5957
      @samaanalisa.5957 2 года назад

      Allaha kuu sahlo

    • @shukrim5477
      @shukrim5477 2 года назад

      Ilahay muraad kaga haku sahlo rabi haku furo ilabaabkasto ka xiran

  • @ayaanmohamed8860
    @ayaanmohamed8860 Год назад

    Allow culeeska naga dulqaad yaa rabi amiin

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 2 года назад +1

    Mashaa allaah sheekh ilaahay ha ku xafido ilaahay awlaada wax kheyrbadan hanoo siiyo amiin yaa allaah ❤️ ♥️

  • @abdirizakmuktar3520
    @abdirizakmuktar3520 Год назад

    Masha Allah

  • @mulkihassanmustaf5376
    @mulkihassanmustaf5376 Год назад

    Masha Allah sheikh ilaahay waxan kaaga baryaa cafimaad cimri dheer ilaahay waxan ku baryaa aniga iyo intii guur la aan ah guur xalaal ah Alle ha siiyo intii Aamiin yaa rabbi ilbaab walbo Oo naga xiran Alle hano furo oo kheyr iino ah insha Allah ilaahay ayan ku sugeynaa Alle hana siiyo Aamiin yaa Allah

  • @aminafarah7494
    @aminafarah7494 2 года назад

    Masha Alllah sheekh Ilaahay ha ku barakeeyo

  • @sacdiyoshiiq5945
    @sacdiyoshiiq5945 2 года назад

    Maasha allaah aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭

  • @bilanhussein2723
    @bilanhussein2723 2 года назад

    Mash Allah shkh Hasan waajidi

  • @sadiomohamedomar4409
    @sadiomohamedomar4409 2 года назад

    Mashalllh shekh xafidulaah

  • @YaasminMaxamed-ci3bd
    @YaasminMaxamed-ci3bd Год назад

    Aniga dhibkas ayaa ihaysta
    Marka waxa walpaa dhamdan ayaa leyga tagay iso duce in alle ifur guurk

  • @mashallahaw1150
    @mashallahaw1150 2 года назад +2

    masha allh

  • @umikheyr2827
    @umikheyr2827 2 года назад +1

    Mudo zanuun ihayaa guur na walaika xert ilaahow adaa awood lahe icaafi 😭😭😭

  • @timocadehshow2942
    @timocadehshow2942 2 года назад

    Asc shiikh ilhy ha ku daayo

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 2 года назад

    Inshallah

  • @БарчынайМамытова-з8г

    👍👍👍👍👍

  • @sadiomohamedomar4409
    @sadiomohamedomar4409 2 года назад +2

    Asc walyaal waxan ahay hoyo 2 ciyalhesato xasna malahi ee ducadiiina igu soookaabo inuualle guur xalal ii sahlo inta guur doonka iyo ani

  • @FahmoAbdiqaadir
    @FahmoAbdiqaadir 11 месяцев назад

    Yarbi olad bariya iseh iyo intaa heysan

  • @juweriaabdirisak
    @juweriaabdirisak Год назад

    😍🤲❤😍

  • @deeqomaxamad5036
    @deeqomaxamad5036 2 года назад

    Masha Allah 🥰 🥰 🥰

  • @hishamsteto6916
    @hishamsteto6916 2 года назад

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @deeqomaxamad5036
    @deeqomaxamad5036 2 года назад +1

    Sheikh magciis khariga

  • @iamqueenrayan9119
    @iamqueenrayan9119 2 года назад

    Isoduceya plz inu ilahy gur dag dag isiyow

  • @khadiijoxassangacal1717
    @khadiijoxassangacal1717 2 года назад +1

    Shiqow hurdad marka ku jiro wax isku arkay sida iney koranto iqabtay cml uso naxa

    • @shukrim5477
      @shukrim5477 2 года назад

      Amba waan kula qaba waliba geronto ayaa ugu dhadhagta

    • @hibohassanmohamuud141
      @hibohassanmohamuud141 2 года назад

      Kulamid baan ahay wlhi waliba marka hurdo an indhaha iskusii qabtaba ano aad unaxsan baa soo bodaya

  • @umumarsum
    @umumarsum Год назад

    Sheekh ba xarun cilaaj ayaad hargaysa ku le dahay

  • @sadiomohamedomar4409
    @sadiomohamedomar4409 2 года назад +2

    Ninkii an heshiiino ame xafada soo baro mawa.soo noqonaayo

    • @macalinfarxaan321
      @macalinfarxaan321 2 года назад +1

      Allaah haku fududeeyo

    • @sadiomohamedomar4409
      @sadiomohamedomar4409 2 года назад +1

      @@macalinfarxaan321 amiin

    • @zainabsalad3363
      @zainabsalad3363 2 года назад +1

      Abayo samir aniga kula mid ahay ilhy guur xalal ah kheyr leh ha nagu irsaqo

    • @123flower5
      @123flower5 2 года назад +2

      @@zainabsalad3363 amiin Amiin amiin ya rabiil calamiin

    • @shukrim5477
      @shukrim5477 2 года назад +1

      Wax khayr qabo aad ku faraxdo allaha kusiiyo

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 2 года назад

    Mansha allah

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 2 года назад

    Mashallah

  • @SamiaMahamud376
    @SamiaMahamud376 2 года назад +1

    Maasha Allah