PUNTLAND oo sheegtay in aysan qeyb ka aheyn, Aqoonsan doonin lana shaqeyneyn doonin DF Soomaaliya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 199

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 6 месяцев назад +27

    Salaan Sare brother Balwaan,
    Dastuurka Hassan sheikh labadiisa Xaas ha ku dhaqo.
    Puntland Soomaali oo dhan ayey u hadlaysaa. Masha,Allah Guul iyo Gobanimo Puntland 🙏🙏🙏❤️🇸🇴

    • @IRIR-SAMAALE_114
      @IRIR-SAMAALE_114 6 месяцев назад

      Adiga dastuur beenta Puuqland xaaskaada ku dhaqo

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 6 месяцев назад +8

    Cabadulaahi balwaan geesi qaran oo dalkiisa iyo dadkiisa jecela guuuulu

  • @gashaan6966
    @gashaan6966 6 месяцев назад +24

    Puntland wey ku mahadsantahy go'anka tarikhiga ah oo manta kubadbaadisay jiritanka qaranka iyo bililiqada dasturka umada..

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 6 месяцев назад +24

    waan ku taageersanahay dowladda puntland go'aannadan wax ku oolka ah ee kasoo baxay maashaaallaah guul inshaaallaah.

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 6 месяцев назад +1

    Masha allaha guul iyo gobanimo pundland .mw Xasan moryan asiga dalki kale jaray ilaah ha u gargaro shacbka somaliyed meel walbo eey joogan .guuleyso mw sacid dani❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤👏👏👏👏👏👏👏🌹🌹👍👍👍👍

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 6 месяцев назад +18

    Cabdullahi Balwaan Soomaali xalaal ah oo ka Caafimaad qaba qabyaalad guuleeyso

  • @kingshibiinofficially4893
    @kingshibiinofficially4893 6 месяцев назад +14

    Waa saxan yahay madaxwayne dani viva dawlada puntilan

  • @dayiboahmed5107
    @dayiboahmed5107 6 месяцев назад +8

    Guul iyo gobanimo puntland

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 6 месяцев назад +5

    Guul puntland

  • @abobasement346
    @abobasement346 6 месяцев назад +6

    Good job 👍🏾 mamulkah putiland hortah hanagah hartoh unukah leh xamar qabil walbah degankisah Ha difacdoh xamar iyo irir samaleh dowlad Ha samaysten xasanaw jabutih ku darsoh iyo ina geleh

  • @Mahamedabshirfarah
    @Mahamedabshirfarah 6 месяцев назад +6

    guul puntand

  • @dekafarah5939
    @dekafarah5939 6 месяцев назад +13

    Alleylehe Xasan halagadhigo medka Somaaliya oo garabka usaraan Well done Purtlaand👏👏👏🇸🇴❤️👈🏿

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 6 месяцев назад +9

    Wariye Sare Allow Ma u Digtay Damuljadiid Madax Adeega qaarkiis Ceebtaasa Ayey Sugaayen Qac baa ku dhacday Cawa Hassan sheikh

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 6 месяцев назад +13

    Puntland hanoolaato waxaa nahay dawlad goboleed dhameeystiran hadii Soomaali lawaayo oo waxa Muqdisho kasocda sii socdaan waa ka baxaynaa waana tashaneeynaa

  • @SomaliPeaceAssociation
    @SomaliPeaceAssociation 6 месяцев назад +6

    Ma Xoolaa waxa Soomaali u dhameen cidda ku hamineysa mise waa Cadow Soomaliyoo raba Soomaali inee kala geeyaan. Soomaaliyey ka wada shaqeeya Midnimada Dadka iyo Dalka wixii ka hor imanna ka fogaada, SPA.. Shukran..

  • @FuadEbrahim-n8n
    @FuadEbrahim-n8n 6 месяцев назад +5

    Wa sax mudane Dani
    Mahadsanid garaad balwaan

  • @Ummabasement-tb5nu
    @Ummabasement-tb5nu 6 месяцев назад +8

    Good job 👍 putiland unukah leh xamar bah nah warerisay

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 6 месяцев назад +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Hambalyo Hambalyo puntland dowlad buuxda

  • @mohamedahmed4602
    @mohamedahmed4602 6 месяцев назад +6

    Masuul sate balwaan
    Soo dhawoow falcelintii warmurtyeedka putland kasoo baxay hadadhaw
    Kusoco waroyaheena sare
    C/llahi balwaan

  • @AbdiwaliAhmed-d1y
    @AbdiwaliAhmed-d1y 6 месяцев назад +1

    Waan so dhaweynayaa dowlada puntland go aangeyda cad h as Hambalyo puntland ❤

  • @ALLin-one1
    @ALLin-one1 6 месяцев назад +8

    Viva baalwaan haalgaamaa qaaraan

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 6 месяцев назад +2

    Manasha Alaah bro balawaan guuuuul iyo gobanimo warata wadajiraka umada somaliyed ee MW xasan sheeq waxanalayaha dhiiqo ayada lugaha kualajirataa waa xaqiiqo

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 Месяц назад

    ASC wll Balwaan Geesi ba tahaay oo wadan kisa jeceel iyo Somali nimada mashaa Allah. Allah ha ku barakeeyo wll🙏. Rer Puntland Guul iyo gobaanimo💪. Rer KG waa Ina la caawiyo haadi laguso Dhuulo. Bi’Idnillah. No Masaari KG.

  • @Mideye157
    @Mideye157 6 месяцев назад +2

    Guul Puntland. Guul Harti. Villa qabyaala meel aan ahayn ka ma shaqaynayo.

  • @rowdanuur4883
    @rowdanuur4883 6 месяцев назад +1

    Masho alhaa viva putalaand ❤❤❤❤❤

  • @hanad6666
    @hanad6666 6 месяцев назад

    Wan ku tageersanahy pUntland hadi an nahay shacab waynaha somaliyeed guul puntland 🇸🇴❣️🫡🫡🫡

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 6 месяцев назад +1

    Masha Allah wa war wanagsan 👍👍👍✅✅✅🥰🥰🥰

  • @AwaleXasan
    @AwaleXasan 6 месяцев назад +1

    Wlhi Flimkii hawiye waaala fahmay ta katashada, dastuur hawiye qorqortay dastuur noqon maayo

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 6 месяцев назад +1

    Guul guul dawlada butland iyo ssc khaatumo iyo cidkata oo midnimada soomaaliya taageeraysa

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah6702 6 месяцев назад +2

    Jah vivi our president Dani ❤❤❤❤❤❤

  • @anwarshacali76
    @anwarshacali76 6 месяцев назад +2

    Ku sali nabi maxmed scw ❤❤❤❤❤❤❤

    • @rowdanuur4883
      @rowdanuur4883 6 месяцев назад

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @Fadumo-d6m
    @Fadumo-d6m 6 месяцев назад +2

    ALLAHU AKBAR ❤❤❤❤❤ GUUL BEY NOO TAHY SOMALI O DHAN❤❤❤❤

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 6 месяцев назад +1

    Viva dani mar hore rag tashaday dastuur sharci ah heeystan ineey go ii karan heeystan raaba isku waalo hassan dhiiqo

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 6 месяцев назад +9

    SHOW WUXUU IS TUSAY INUU WUXUU DOONO SAMEYN KARRO SOMALIA NA SIDAAS KU BURBURTO WAA ISMAACIIL GEELE TALADIISII!

  • @AbackAbo
    @AbackAbo 6 месяцев назад +1

    WALLAAHI☝️SI CAJIIB AH OO AAD U FIICAN IYO AAD U FIICAN AYEE DOWLADA PUNTLAND U HADLEEN OO CAD
    CAASIMADA WAA IN LOO WAREEJIYAA GAROOWE

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 6 месяцев назад +1

    Masha Allah ❤❤❤ wasaxqodabadasi

  • @issanoornoordakat3070
    @issanoornoordakat3070 6 месяцев назад +1

    Thank you so much

  • @beencadjr4477
    @beencadjr4477 6 месяцев назад +1

    Tastuurka puntland weey saxiixeen xildhibaanadiina dhegihiina isma maqlaan

  • @XaawoCllaahi-ou9bl
    @XaawoCllaahi-ou9bl 6 месяцев назад

    Pundlan waa sax go aanka ay qaaten❤🎉

  • @AbdiQadir-i6u
    @AbdiQadir-i6u 6 месяцев назад +6

    Xasan Luqada uu ku hadlo iyo siduu u fikiro Daahir calasow walaahi waa isku mid Balwasnow haku daalin nin aan somali waxba ka aqoon

    • @Abddi-wu8gh
      @Abddi-wu8gh 6 месяцев назад +1

      Hassan dhiiqo waa hogaamiyaha qabiilistayaasha somaliya iyo mooryaantii gobolada dhexe kasoo haajirtay 1991 kii Hassan dhiiqo Maha madaxwayne somaliyeed...

  • @abdirahmanahmedtimacade8430
    @abdirahmanahmedtimacade8430 6 месяцев назад +1

    Asc mr bakwaan muwaadin an qabiil dhaafsan qaranimadiisa (waa baryay sacabo laguma dado) xasan shiikh shawo tag si fool xun wax ku raba weeye qabiil uma qadaynayo qarnimo iska daaye. Waxuu lleeyahay ujeedo fog oo somaali ay ka shalayn doonto hadan meel laga wada istaagin. Waa jilaa aan fakar xun oo cadownimo ugu adeega cadow shisheeye

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 6 месяцев назад

    Viva soomaaliya iyo inta soomaaliya ka dhaxeysa siiiba putland

  • @cismaanaxmed4854
    @cismaanaxmed4854 6 месяцев назад

    مشاء الله

  • @KaruuroJaamac
    @KaruuroJaamac 6 месяцев назад +1

    masha allah guuul gobanimo buntland ❤❤❤❤❤guuul

  • @WaberiYoussouf-gk3xk
    @WaberiYoussouf-gk3xk 6 месяцев назад +1

    MACHAAAA ALLAH
    Viva DAAAAANI

  • @drivethrive123
    @drivethrive123 6 месяцев назад +1

    Well done Puntland. 🫡

  • @AaaminoKhaliif
    @AaaminoKhaliif 6 месяцев назад +1

    Guul buntlaan mahadsanid jaamac dabaraani

  • @sarhayeamedia8802
    @sarhayeamedia8802 6 месяцев назад

    Guul mamulka puntland doni meyno dasturka beenta ah e gurgurte wato

  • @alisaid8234
    @alisaid8234 6 месяцев назад +1

    Keep the good work mr Balwaan, wadaniga somaaliyeed

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 6 месяцев назад +5

    Xassan Diiqo iyo Mahad kawaale awalba waxba kama jirin soonkooda

  • @KaruuroJaamac
    @KaruuroJaamac 6 месяцев назад +1

    masha alllah guuuul❤❤❤.

  • @fadumakabdi2791
    @fadumakabdi2791 6 месяцев назад +1

    Magaca Al caddala adiga istahila somali wa in ey kugu abal gudan wazirka warfaafinta somalia waayo waxa tahay jornaliste an caadi aheyn o run sheg ah noolow cabdullahi 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 6 месяцев назад +4

    Puntland weey dhaqaaqday xasaan xamarkiisa ha qurun sado aleeylahe

  • @AyanMohamed-p5w
    @AyanMohamed-p5w 6 месяцев назад +1

    Mashallah hanbalyo guul ❤❤❤❤hore u socoda

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 6 месяцев назад +1

    Xasan.sheekh.
    Shisheeye.ayuu.u.shaqeeyaa
    Taldii.ismaaciil.geele
    Ujeediisu.waa.in.soomaaliya
    Lagu.kala.tago

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 6 месяцев назад +1

    YES ❤❤❤❤❤

  • @qamarsharif1595
    @qamarsharif1595 6 месяцев назад +1

    somali hakala godha sas uron qofkasto qabilkisa madhax haunoqdho sas an adhunka kutugsano. mamul kasto dhankisa gacanta hakatagto insha Allah. dowladh daxe halaburburiyo

  • @mahamedosman1035
    @mahamedosman1035 6 месяцев назад +1

    Waa saaxa 💯

  • @mohamedabdi6593
    @mohamedabdi6593 6 месяцев назад +2

    Waa jabkii xasan sheekh

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 6 месяцев назад +1

    Dastuur aanay soomaaliyi isku raacsanayni, meel uu ka shaqaynayo

  • @xaawomaxamed8701
    @xaawomaxamed8701 6 месяцев назад +1

    Bawaan waa mudin midnimada jacel
    Guuul guuuul baan kuu gumahadcilin a calinayaah

  • @user-zv6ec8hht
    @user-zv6ec8hht 6 месяцев назад

    Wan ku salaamay balwan ❤

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 6 месяцев назад

    Puntland

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 6 месяцев назад

    Absolutely true xassanow waxmaqal hadad waxuun xeerinayso soomaliya is gone putland way go,aysaa xassan shiikh totally destroy 🇸🇴somaliya 😱

  • @ismailabdi4115
    @ismailabdi4115 6 месяцев назад

    Kkk puntiland waabad baadiyaha qaranka waasidaankabaranay kooxdihore mucaaradka eheed

  • @mrali3601
    @mrali3601 6 месяцев назад +2

    Wa Qacdi ugu weyneed, koox mafiya oo Villa Somalia wixi iyo Road map ki lagu heshiiyey iney ayagu booban wa xaram maqdac

  • @hsaa9706
    @hsaa9706 6 месяцев назад

    Ok

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 6 месяцев назад +1

    🎉🎉🎉🎉

  • @husseinalio2437
    @husseinalio2437 6 месяцев назад

    Gulll iyo gobonimo putland

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 6 месяцев назад +1

    Dammu jadiid waa wada shabaab

  • @AliElimi
    @AliElimi 6 месяцев назад

    Puntland w caqabad uka weyn oo hortagan hori usocodka somalia wa funafiqnimo in parlamka hibno u joogan haddi kamid manihin. Sheko bara ley

    • @ahmedramadan3314
      @ahmedramadan3314 6 месяцев назад

      Waxan rabo aya soconayee ogow

    • @mohamedomar9004
      @mohamedomar9004 6 месяцев назад

      Mj mar wala qaadi kara laakin mar labada no no walahi kaligii taliye dee, dastuurka puntland marka sameeynay ayaa dowlad federal iyo 4.5 keenay, hadii la hiishiin waaye dowlad madax banaan noqobeen dee republic of puntland

    • @AliElimi
      @AliElimi 6 месяцев назад

      No one is holding puntland back to announce it's independent as from tomorrow its far too long 30 year you have been using tax collected from other regions while you don't contribute nothing.by the way am asking puntlanders what are mp s doing in hamar call them back.assp?..your hypocrisy is another level.

    • @AliElimi
      @AliElimi 6 месяцев назад

      Let's separate this use country called somalia into three darood land hawiye land and somaliland. Period.

  • @mahamedosman1035
    @mahamedosman1035 6 месяцев назад +1

    Hambalyo

  • @hsaa9706
    @hsaa9706 6 месяцев назад

    Balwaan caadi maahin

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 6 месяцев назад +1

    Waa war wanaagsan xasen haku uun sado xamar waa kan u haysta inuu dadka ka caqli badan yahay nin kii dur baan xado meeshuu ku tumi lahaa ayaa layska raba

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 6 месяцев назад +3

    ILAAHAYO SOOMALIA MIDNIMADOODA XOOJI XASSAN SHEEKH MAXAA WAALAY?

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @habibasomali-l2f
    @habibasomali-l2f 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 6 месяцев назад

    Adkaatay, ilaahow Puntland noo dhawr.

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 6 месяцев назад

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 6 месяцев назад

    Balwaanow puntland Adigey wax Kula tahay Iska baxa dheh waligoodba wax Qancin Kara ma jiraan

  • @salahsaiedm.sudani6617
    @salahsaiedm.sudani6617 6 месяцев назад +1

    Wxn fili afarta dowlad goboleed inay sida puntland u cadeeyaan mowqifkooda oo xsn sheekh runta u sheegaa

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 6 месяцев назад +2

    Shacbka puntland ilaa meerayeso Xamar ku ma jirikaro intaa VIlla soomaaliya kii imaadaba inagu inaka bilaaba banaankeena fariisano malintii soomali dowladda rabta helo ha la arko

  • @sofiyoadan3357
    @sofiyoadan3357 6 месяцев назад

    Puntlaand😂😂😂😂 we 💕

  • @عليعلي-ع1م2ق
    @عليعلي-ع1م2ق 6 месяцев назад +1

    Cabdulaahi.balwaan.nin.siil.ushaqeeya.raac.adan.reer.bahal.soy

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤BALWAANOW ❤❤ISAAQ. LA AANTIIS. WAXBA. MANOQONEYSAAN ❤❤KULUGIIN. SOOMAALIYEEY❤❤❤. TAAS. OGAADA ❤❤❤. WAANU. AQOONSANEYNAA. ❤ PUTHLAND ❤IYO. HHIRAAN STATE ❤❤ LABADANA ❤❤❤GESO STATE ❤BAA KUXIGIDOONTA ❤ INSHALAAH ❤❤❤. INTAAD ❤ISAAQ. KUTAAGANTIHIIN❤❤❤ SOOMALIYEEY❤❤. OGAADA. ❤IDINA. WAA. IDINKUMAQANAHAYE❤❤❤ OO. MEELMAGAADHEYSAAN❤❤❤❤

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 6 месяцев назад +1

    Imaraad waa dadka waa Xasan Sheikh

  • @afraxdaldhis8577
    @afraxdaldhis8577 6 месяцев назад

    Puntland iyo S Dani iyaga aqoonsi uga baahan DOWLADA SOMALIYA 2 Labadii sano u DANI dowlada ka haray ayey waxbadan u qabsomeen shacabka Somaliyed e meeshiisa hanaga joogo shartiisa uma baahnin 😎

  • @prosl11
    @prosl11 6 месяцев назад

    Kkkk madaxda hawiye iyo darood weligood bay sidaa isku haystaan waa midi midi kuu taag subxanallah

  • @fartunhassan6920
    @fartunhassan6920 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤🎉

  • @faizamediamedia181
    @faizamediamedia181 6 месяцев назад

    😃😃😃😃😃

  • @abdisalanali6346
    @abdisalanali6346 6 месяцев назад

    Wadanku waa lix mamulgoboled hadiiba dowladu heysato 5maamul loo joojinmayo caruurta shekadaas weydhamatay xiligii ladhihi jiray pudland qeyb kamaha warayahee dadkiina dhinac karacaa ee kudaba feyla M.Xassan shiikh😮😮

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 6 месяцев назад

    Kkkkkkk mucaaradka Guuuuuullllllll buntlad wa khatar Guuuullĺl ❤❤❤❤❤😂😂😂😂🎉😢😮😮😅😅😊😊❤❤❤😂🎉😢😢😮😅😊😊

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 6 месяцев назад

    Waan kaa xumahaay in xasaan shikh qaataay jiidkaa xuun

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 6 месяцев назад

    Caanakadhan ayaan maqlijiray

  • @sundusmohamed4350
    @sundusmohamed4350 6 месяцев назад

    Kitaabkii alee neceen oo dhabarkooda katuu reen oo gaaladii jelaadeen gaalka somaali waa iskugu mid manarabo inay caqli yeeshaan oo ay dhahaan xageeh nooga timid ciqaabtaan madaxdaana haduusan ale kheer ku ogeena alaah dhinac hanoo dhaafiyo soomaalina alaaha samadka ah siraad kiisa haku hanuuniyo siduu u hanuuniyay ansaartii ayagoo col ah oo 40sano dagaalamaayay ilaahaw soomaali hanuuni si dagdag ah oo kadhig kuwa diintaada saramariya samiicaw salaamaw

  • @CabdiShakuur-gb4ey
    @CabdiShakuur-gb4ey 6 месяцев назад +2

    😢😢😢❤❤❤❤😢😢😢

  • @abdulahiesse5946
    @abdulahiesse5946 6 месяцев назад

    Buldana(qacbaa kajeerta)

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 6 месяцев назад

    Guul iyo gobanimo

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi6148 6 месяцев назад

    Balwaan aniga shaqsi ahaan magac ayaa kuu bixinayaa... waa ( Alcadaala)

  • @CabdixakinAadan-e1i
    @CabdixakinAadan-e1i 7 дней назад

    DAWLADA BUTLAAN GUUL AYAN LEYAHAY HORAMARKA AY KU.TILABSATAY WAAN KU.FARAXSANAHAY M.A DANI GUUL GUUL BAAN LEYAHAY