DEG DEG: MAXAA KA TAQANAA HOGAAMIYAHA CUSUB EE XAMAAS CAAWA LA MAGACAAWAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 120

  • @axmedducaale5033
    @axmedducaale5033 2 месяца назад +2

    Allahu akbar

  • @ismahancumar470
    @ismahancumar470 2 месяца назад +1

    Allahu Akbar ❤❤❤ guul walalahen

  • @EbadoYonis
    @EbadoYonis 2 месяца назад +1

    Guul guul Insha allah

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 месяца назад +5

    Maasha allah
    Waan dawaday
    Illaahow ku guu
    Lee siwaari gee
    Si ❤❤❤❤❤

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 2 месяца назад +1

    Beautiful good news

  • @makogeulle7480
    @makogeulle7480 2 месяца назад +1

    Masha alllaha Habalyo Habalyo Wan suganaya geesigan o kale❤

  • @EbadoYonis
    @EbadoYonis 2 месяца назад +1

    Yaa qawiyu guul guul

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 2 месяца назад

    Ilaahayow guul sii yaa rabbi raxmaan. Ilaahayow u gargaar

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 месяца назад +8

    Insha allaah guul guul guul walaaleheen palestine amiiiiiiiiin yaarabi

  • @bellazio7410
    @bellazio7410 2 месяца назад +1

    Guuul my Alah protect him

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 2 месяца назад +3

    Waa guul allaha guuleeyo sinwaar.wayna guulaysanayaan.falastiin iyo guud ahaan carabtii wax kadilaysay shacabka ree falastiin.

  • @khatraharunaadamu6117
    @khatraharunaadamu6117 2 месяца назад +3

    Manshaalah Manshaalah
    Waa guul alahaxafido

  • @MawliidAlk
    @MawliidAlk 2 месяца назад +1

    Guuuul guuuul guuuul dhamaan muslim🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🫶🏽🫶🏽🫶🏽🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🫡🫡🫡🫡🫡💪💪💪🩸🩸🫀🫀🫀🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @zeinabahmed7596
    @zeinabahmed7596 2 месяца назад +3

    Wlhi niyada aya ku haye yahya sinwar m.a ❤

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 2 месяца назад +2

    Sinwaar xafidahullaah waa khaalid binu waliidka maanta ee umada muslimka ❤❤❤❤

  • @mahadali1698
    @mahadali1698 2 месяца назад +1

    War farxad leh weeye nin adag ayaa badalay masha allah

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 2 месяца назад +1

    War farxadleh kii igu farxadbadnaa igadheh Alxamdulilaah long lasting life and peace Yahya

  • @Hudadhan-qr7tj
    @Hudadhan-qr7tj 2 месяца назад +1

    Gul Gul Gul insha-allah siwar and free palestinian ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abubakaromar5255
    @abubakaromar5255 2 месяца назад +2

    ALLAHU akbar waa guul

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 месяца назад +6

    Yaa allah yaxye sinwar guulee cadowga yaxye ha jabo Israël dhulka allaha la rogo guul🤲🤲🇵🇸❤️🇸🇴 ilaahow cimrigiisa u barakee ilahow cadow ku helin aamin

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 месяца назад +1

    Scw.scw.scw❤❤❤❤❤

  • @AbdulrahimSufi-q3s
    @AbdulrahimSufi-q3s 2 месяца назад +3

    Allahu akbar

  • @cabdiraxmaanxassan-o8j
    @cabdiraxmaanxassan-o8j 2 месяца назад +3

    allaha noo barakeeyo yaxye sinwaar

  • @ShabanHussein-c2p
    @ShabanHussein-c2p 2 месяца назад +3

    insha allah falastin guuulll hambaliyo yahyaa❤❤❤❤❤❤❤

  • @CarIyoWir
    @CarIyoWir 2 месяца назад +1

    Guul yaxye iyo dhaman musliminta

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 месяца назад +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa maasha allaah

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 2 месяца назад

    ❤allah haguleyoo palestine❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @snw9257
    @snw9257 2 месяца назад +2

    Masha Allah tabaraka Allah guuuuul iyo gobanimo reer Qaza 💪🏼💪🏼👑🦁🦁

  • @IssackIssack-r3k
    @IssackIssack-r3k 2 месяца назад

    Inshaallah guul baan u rajeynayaa reer falastin ,aamin aamin aamin❤❤❤❤

  • @Neima1000
    @Neima1000 2 месяца назад +1

    Mashaallah guul iyo gobanimo ❤❤❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 2 месяца назад

    Allaah akber 💪👏🇵🇸yaxye sinwar guul xamaas💪🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 месяца назад +2

    Rabiyow guushooda usoo dedeji reer falastiin

  • @mohamedroblehdarar6944
    @mohamedroblehdarar6944 2 месяца назад +1

    Allahuu akbaar ❤❤❤

  • @MaxamedAbukar-uo3jq
    @MaxamedAbukar-uo3jq 2 месяца назад

    Guul guul guul allaah haku gaaŕsiiyo reer falastiin iyo dhamaan muslimiinta

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz 2 месяца назад +2

    Masha Allah Allah ha inoo xafido yahya sinwar waa kii Yuhuud baabi’in lahaa oo cagta Marin lahaa insha allah Yuhuud gabbalkeedaa ayaa dhacay insha Allah

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 2 месяца назад +1

    Maanshaa Alaah Maanshaa Alaah that’s good

  • @hodanabdimohamed6440
    @hodanabdimohamed6440 2 месяца назад +1

    Allah Akbar Guul ❤

  • @engilyas44
    @engilyas44 2 месяца назад +2

    MUNAFAQADA SHICADA IYO YUHUD XIDHIDKA KA DHEXEYA WAA miid tariikhiiya

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 месяца назад +1

    Ilaahoow guuleey walaalaheen reer qaza ee Palestine 🇵🇸

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 2 месяца назад +1

    Wcs wll allaahu akbar

  • @AboubakaHOUSEN
    @AboubakaHOUSEN 2 месяца назад +3

    الله أكبر نأيده وندعو له بالنصر والحرية

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 месяца назад +1

    Allaahu Agbar
    Illhaow kailaali
    Cadwaha❤❤
    Ameen Ameen
    Yaa rabbi❤❤

  • @XasanMaxamad-e9p
    @XasanMaxamad-e9p 2 месяца назад +2

    Xamaas gool

  • @IntsaarSalax
    @IntsaarSalax 2 месяца назад +2

    Yahya sinwaar 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 2 месяца назад

    Masha Allaha tabarakallah Congratulations Yahaye sinwaar Hafidullah 🤲🤲🤲🇵🇸🫂✌️🇸🇴❤️

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 месяца назад

    Machaallah

  • @huseinabdidahir4039
    @huseinabdidahir4039 2 месяца назад +1

    Asw .
    Mashallah wsle rag rag dhalahay .
    Illhay aya la jira Mashallah.

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 месяца назад +3

    Illaahey idima tuso insha allaah guul

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 2 месяца назад

    Allhamdulillah ❤🤲🇵🇸💯

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 2 месяца назад

    WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA

  • @AyanSalad-u1g
    @AyanSalad-u1g 2 месяца назад +2

    Wcs shiikh

  • @arafomoussa8761
    @arafomoussa8761 2 месяца назад +1

    Wada hadaladee !!! Way dhamaatey taa.
    Guul ama shahaado.

  • @Fotballmo
    @Fotballmo 2 месяца назад +3

    Insha allah guul Palestine insha allah guul Palestine ❤❤❤❤

  • @TamatAdan
    @TamatAdan 2 месяца назад

    Marsha alaahgul❤falastin

  • @arafomoussa8761
    @arafomoussa8761 2 месяца назад

    Falastiin way daashay . Allah ha ka dhameeyo hawshan oo guul ha siiyo

  • @arafomoussa8761
    @arafomoussa8761 2 месяца назад

    Allah ha quweeyo!

  • @alikhermohamedsaleban6034
    @alikhermohamedsaleban6034 2 месяца назад +1

    My favourite youtuber ❤

  • @UbahMohamed-xs5mp
    @UbahMohamed-xs5mp 2 месяца назад +1

    Congratulations hamas lacalahu khayr murugadi iyo tacsidi Ismacil haniya in illahy nasri dagdaga u horseedoba laga yaba illahy hooga iyo jabka yuhuda ha so dadajiyo

  • @xaawogameele7658
    @xaawogameele7658 2 месяца назад

    Aad iyo aad ayaan oogu faraxsanahay yaxyaa sinwaar hadajahorna wuu uxirnaa guul ayaan leeyahay walaalaheen falastiin

  • @faysafarax
    @faysafarax 2 месяца назад +1

    Ilaahy waxuu jecĺýey ninika quwigah siwar geesi

  • @SahraAbdi-w2p
    @SahraAbdi-w2p 2 месяца назад

    Masha Allah xafiduhulaah yaxya sinwaar

  • @HabibaMahamud-ut4yf
    @HabibaMahamud-ut4yf 2 месяца назад

    Libaax ayaa hor fariisa kara sidaas ayaa la rabaa xamaas raga iga dheh.guuul❤❤❤❤ insha allhaaa

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 2 месяца назад

    Hampalyo Hampalyo wllheen Reer falastiin 🇵🇸 Yaxye sinwaar waa uu uqalmaa xilkaas waxanba kareysaneynaa qadar kaguura iyo bannaan joog marlabaad Hampalyo Hampalyo Hampalyo

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 2 месяца назад +2

    Shekhow illahay ha ku barakeeyo lagu dalay markaan arakay wadnahaa I istaagi gaarey lagu waxan modey lagu dilay Illahay ha xifthiyo ❤

    • @waasugeguuremedia8115
      @waasugeguuremedia8115 2 месяца назад

      Mashaa allah aqii waan runta aniga xitaa waan naxay waxan u maleynayay yaxye sinwaar waa la dilay shiikh la hadla ku dhaha bedel waa Dalay ee haku bedelo badalay

  • @hodanelmi81
    @hodanelmi81 2 месяца назад

    Inshallah guul yahya sinwar walaleheena Falastin

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 месяца назад +2

    Waa geesi geesi dhlay talaabo libaaxle❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 месяца назад +1

    Viva Yaxye sinwaar guul

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 2 месяца назад

    🇸🇴 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
    🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪#YAXYA💪🇵🇸🇵🇸🇵🇸
    💪#SINWAR💪🇵🇸
    #ALKAHU #AKBAR #ALLAHU #AKBAR #ALLAHU #AKBAR #ALLAHU #AKBAR #ALLAHU #AKBAR #ALLAHU #AKBAR #ALLAHU #AKBAR #ALLAHU #AKBAR
    NASRIGII FALASTIIN INSHA ALLAH WAANA LA SOO AF JARAYAA YUHUUDA IYO REER GALBEEDKA

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 2 месяца назад +2

    Waa ku sugeen haday yaxye sinwar soo dorteen

  • @abdikarimnur1960
    @abdikarimnur1960 2 месяца назад +2

    Akhii Mustafe qoraalka waa kaa qaldan yahay....oo lagu dalay ....maxay tahay....hubi qoraalka oo soo qor Sinwaar oo lagu baddelay dheh. Dadka waad ka nixisey ... oo lagu dalay ....oo haddana isagana mala diley...qoraalka iska sax Brother.

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 месяца назад

    ❤wcs ❤yaxye sinwar alaha xafido ❤alahu akbar ❤

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 месяца назад

    Waa guul amay dilaan😢

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 2 месяца назад

    Alle ha gargaaro reer falastiin illaahay cududooda kor haka yeelo

  • @AbdulrahimSufi-q3s
    @AbdulrahimSufi-q3s 2 месяца назад +2

    ❤❤❤❤

  • @arafomoussa8761
    @arafomoussa8761 2 месяца назад

    Doorasho wanaagsan weeyaan MASHALLAH !
    Ismaciil miskiin buu ahaa . Sinwaar baa wareerin Israël BI IDNILLAH.

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 2 месяца назад

    Asc kow Somali media

  • @FardowsaJanaay-yb4pu
    @FardowsaJanaay-yb4pu 2 месяца назад

    Allaah Swt, Yaxye Sinwaar, waligeed yey dilin, oo ha waa yaan oo ha Arki waayaan, Yuhuud iyo gaalo iyo munaafiqiinta halaag, oo baabi, i, cuduro baas ku rid, Allaah Xayul qayuumow, Caawi walaaleheen Reer Falastiin,

  • @FarhiaMohamed-yo1hm
    @FarhiaMohamed-yo1hm 2 месяца назад +2

    Istaga ayaan kadhicigatey markan aqriyey qoralka

  • @Hirsifarah-u3z
    @Hirsifarah-u3z 2 месяца назад +1

    ASC wll qoraalka Naga sax weriyow waad Naga nixisay sinwaar Lagu BEDELEY Soo dib u akhri Naga sax adoo raaliya

  • @cartanmusse7819
    @cartanmusse7819 2 месяца назад +1

    Aduunka wuu wareertay waa isku qasanyahay hhhh

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 2 месяца назад

    HAMBALYO HOGAAMIHII XAQA AHAA AYAA IMIKA AY DOORTEEN 🇵🇸FALASTIIN WANA NINKALIYA EE AAN LA KIRAYSAN KARIN OO GEESI AH XOGTA REER FALASTIINA DHEX JOOGA #YAXYA #SINWAR WAXANA LEEYAHAY ALLAHA HA KAA GUULEEYO CADOWGA ALLE IYO CADOWGA ISLAAMKA IYO KAN REER FALASTIIN XILKA LAGUU DOORTAYNA ALLAH HA KULA GARAB GALO

  • @master_som
    @master_som 2 месяца назад +2

    Yaxaya sinwaar hadii la magacaabay
    caawa dagaalka iiraan hala fisho
    dhegtiina hanii taagnaato

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 2 месяца назад +1

    Markey ubahdan godka hoostisa halaga Waco 😮

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 2 месяца назад

    Wcs Mustafe Jzk kheyr guuleyso
    A iyo Aqiro, Rabbi mahad ha u sug
    nato khalbiyadenii la Ilmeynayey
    Geeridii Ismaciil Haniya shaley ee
    Mantana nogu bedelay farxad
    Dorashada Yaxye Sinwar, Rabbi
    Ilaalo ha uga dhigo januudisa.
    Dorashada Sinwar waaca wa u
    Geeri Sahyuniyada io xulafadoda.

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 месяца назад

    🎉🎉🎉🎉 congratulations 👏 yahye sinwaar wadamada Muslim falastin me garab istaagan hub siiyan garab

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 2 месяца назад +1

    warabii wadnaha go ay yahuuda guuuuuiuiiuuuuuuuuuuuuuuuuuuuiul xamas

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 месяца назад

    Wcs wlc Brother 👍👍👍

  • @xamsecabdirashiidoffical817
    @xamsecabdirashiidoffical817 2 месяца назад +1

    Wllhi waan naxay markaan arkay dabal

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 месяца назад +1

    yes yes 💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽👌👌💪🏽

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 месяца назад +1

    Sheekh mustafe hogaanka guud maha waa siyaasada dibada hogaamiyaha guud waxa weeyi khaalid mashcal waa ninkaa mw xamaas

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 2 месяца назад

    Weraarka 🇮🇷 waxaa ogafiilan isbiucan oo ay wadnaaha farta kuhaayeen

  • @abdirahmanabukar3583
    @abdirahmanabukar3583 2 месяца назад +1

    Wcs
    Waa naga nixsay B ku dar Dalay fadlan

  • @maxamedakid6008
    @maxamedakid6008 2 месяца назад +3

    WAXA AAD QORAYSO ISKA DAX YAXYE SINWAAR OO LAGU DILAY MA HABAAR BAA?

    • @Kowsomalimedia
      @Kowsomalimedia  2 месяца назад

      Thanks

    • @ZainabBashiir
      @ZainabBashiir 2 месяца назад

      Wadnahaa nago'ay sinwar oo lagu dilay maxaad usixi weyday qoraalka intaadan soo dayn shekh nababrki haniya wali nabkee hanoogu darn midkale

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 2 месяца назад +2

    Free palastine congratulations 🎊 👏

  • @Khaalid4220
    @Khaalid4220 2 месяца назад +1

    Kkkkkkkk wlhi xata culumadi wa views raadis
    U fiirsada title ka

  • @AbdiqaniTaakulo133
    @AbdiqaniTaakulo133 2 месяца назад

    Yahye sinwar waxu aha garabka siyaasiga ee qasa lkn wllkii maxamed sinwar ayaa ah ninka haysta garabka milatryga ee ciisa din al qasaam ee xamas wa laba nin oo wllo ah oo dhuunta u galay Israeli guul falaystiin

  • @AbdiAbdullaah
    @AbdiAbdullaah 2 месяца назад

    Runti ilahey dadkan guulka si ya raab ya raab ducadena naga aqbal madaxweyne yahya sinwar president of falastin country

  • @SCalimursal
    @SCalimursal 2 месяца назад +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🙏✋✋✋🖖🖖🖖🖖

  • @TamatAdan
    @TamatAdan 2 месяца назад

    🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇹🇷🇹🇷