AFKAAGA ISKU DIL AFAR QOF QOFKII AFKIISA ISKU DILA WUU KACAA LABO ADAG ISKU HARTAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @farhiamahamuud2706
    @farhiamahamuud2706 Год назад +218

    Afarta qof inta ku hysata farta taaga ☝️

  • @fadumoabdisalan-uz2wb
    @fadumoabdisalan-uz2wb Год назад +49

    Wab so gashey ku salin nabigan mohamed scw ❤😢

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Год назад +533

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله اكبر ❤️❤️

  • @Canada.143
    @Canada.143 Год назад +241

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @rahmohasan
    @rahmohasan Год назад +119

    😂asad aqli low wye marko arkay in somalida dhan kudaadaty ayu badalay 4 qof kadhigay😂legend wani wata wlh❤

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 Год назад +244

    Fowsia is so cool and calm that's why she is so hard to be tricked into the game😅😅😅

    • @abshirabdulahi8780
      @abshirabdulahi8780 Год назад +2

      waxay ka aragtay bahasha gacanta ay ku wadato ee tasbiixda bay ku qashtay marka way aragtay si fiicana gabadha u daawo way arkaysaa maantoo dhan gacan bay ee gaysaa

    • @sweetsugar348
      @sweetsugar348 Год назад

      Does she have RUclips or tiktok?? Please tell me if you know😊😊

    • @aizahamza3433
      @aizahamza3433 Год назад

      @@sweetsugar348 yeah she have a RUclips channel. Fawsia channel

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 Год назад +133

    Barnaamijkii Hirgalay🔥💯
    Xamaasada uleeyhy Barnmjkan
    Mid la qiyaasi karo maahan
    Inta ku Xeran ee Xiiseesan ka mid ahy

  • @faadumo2224
    @faadumo2224 Год назад +79

    Xalay inta salaad taajud tuktay ilaahey hana waafajiyo laylatul qadri😥 aduun ka waa laga socdaa aakhiro kuwii guuleystay oo alle ka raali noqday allaha naga dhigo walaalayal😥🤲 ka faaideysta ramadan inta dhiman💖

  • @bariyowkuresh7928
    @bariyowkuresh7928 Год назад +26

    Coco attacked from right, left, forward and center but it didn't go through, you are more of a ginger in the game and really liked your confidence.

  • @ashwaaq889
    @ashwaaq889 Год назад +74

    Koko is not easy because laba nin ayey kicisey 😅😅🎉

    • @hanielmi8074
      @hanielmi8074 Год назад +4

      Qofta ayada kicisay makasii adkoo fowsia another level

    • @zunish6
      @zunish6 Год назад

      Aad iyo aad 😂

  • @farxiyomacalin91
    @farxiyomacalin91 Год назад +36

    Aanku salino nabigeena soobanaheena muxammad scw scw scw 🥰🥰🥰

    • @azma4456
      @azma4456 Год назад

      Salalaahu aleyhi wasalam ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️❤️❤️💯💯💯♥️♥️💯💯❤️❤️‍🔥❤️💯

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Год назад +51

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝️

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Год назад +25

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨

  • @ruqiyoomar326
    @ruqiyoomar326 Год назад +16

    Ku saliya nabigeena muxamed scw scw scw ❤

  • @abdirahinmahamod9717
    @abdirahinmahamod9717 Год назад +69

    اللهم انصر إخواننا المسلمين في فلسطين

  • @MabruukaXuseen-dl8tn
    @MabruukaXuseen-dl8tn Год назад +19

    اللهم تقبل صلاتنا وصيام وركوعنا وسجودنا ❤❤

  • @maanka1111
    @maanka1111 Год назад +36

    ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️😢😢❤😊🥺👋

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Год назад +46

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato ❤❤❤😊😊

  • @maanka1111
    @maanka1111 Год назад +31

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato wll 🖤😢😢😢😢❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад +19

    ASC YAA Ahlul muslimiin 🙌🏿✊ ❤️ , Ramadan Kareem رمضان كريم

  • @akramabdiqadir6601
    @akramabdiqadir6601 Год назад +50

    Koko is the best person in team 27 🎉😂😂❤

  • @abdullahibaris7182
    @abdullahibaris7182 Год назад +14

    Fosia iyo koko caadi mahaan MANSHALLAH ❤

  • @---Hatif__0mr---
    @---Hatif__0mr--- Год назад +38

    Du machst immer eine sehr gute challange 🫵❤️ Danke 🇩🇪

    • @abdirahmaneid1799
      @abdirahmaneid1799 Год назад +2

      Sie sind begabte Leute🇩🇪 team asad

    • @abdullahi370
      @abdullahi370 Год назад +1

      Re Deutschland caawa comments ka asad me ka shidan tahy😂

  • @habonabdi
    @habonabdi Год назад +2

    Lakin Asad waxba qaldan Cayda Somalida buu idhi adna Somalia ayad ku qortay Somali waa jinsigii Somalia waa dalkii iska sax khaladadka thanks 😊

  • @alinoor7648
    @alinoor7648 Год назад +22

    Challenge gan wuxuu noqdy mid caalami ah xitaa youtupero kale ayaa sameynaya😍💯👌🏻

  • @luqmaanyuusufxasan4060
    @luqmaanyuusufxasan4060 Год назад +17

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏♥

  • @maariacaday1640
    @maariacaday1640 Год назад +48

    Hadaad asad hagio jeceshahay like 👍 sara❤😢

  • @maanka1111
    @maanka1111 Год назад +78

    culeys walpo oo ku heysto allaha laa qaado subscriber iso dheh walaal ❤️🙏😢🥺👋✊️❤

  • @ayaniita9386
    @ayaniita9386 Год назад +67

    Ceyda iyo kooko qosolkooda❤😂😂

  • @nishabea424
    @nishabea424 Год назад +23

    MashaAllah keep going brother big love❤❤❤

  • @saidarachid024
    @saidarachid024 Год назад +26

    Fowsia dimple isn't easy ❤😂

  • @hamdaabdelkadir8821
    @hamdaabdelkadir8821 Год назад +4

    Mashallah fikradahaagu waa qaar lagu qancayo 100% hore u soco wll qaali cimrigana allaha haku barakeyo ❤

  • @Ruweydasead2471
    @Ruweydasead2471 Год назад +6

    Masha allaah🥰illahey cafi aad ha I noogu dhameeyo ramadaanka🥰🥰

  • @Captain_Moha
    @Captain_Moha Год назад +20

    Fowsia waa another level

  • @sultanhamud7795
    @sultanhamud7795 Год назад +10

    The introduction of "are you single" waan u xiisne ninyow 😢

  • @nimcaanxasan2041
    @nimcaanxasan2041 Год назад +17

    Ciid Mupaarak Asad Hagio Big Legend Alle Acmaasha Aan Soo Sameynay Hay Naga Aqbalo🤲🤲
    Lkin Xaqal Ciidka Hanaga Ilaawin Waxaan Filayaa Qofkii Ugu Horeeyay Ee Ciid Muparak Ku Dhaho Inaan Ahaye🙏🤞

  • @Ronaldo_Cr7_No1
    @Ronaldo_Cr7_No1 Год назад +45

    Koko is soo beautiful ❤❤

    • @user-vg8mf5yu5g
      @user-vg8mf5yu5g Год назад

      Safiyo ❤

    • @user-iq8lp6gh3u
      @user-iq8lp6gh3u Год назад

      Kadaa siuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu

  • @BisharoBisharohusein-rg9ov
    @BisharoBisharohusein-rg9ov Год назад +3

    Asad abowe waxan ahay walsha oo agoon eh dhar ciid maheysto. Plz icaawi alle dartii😢😢

  • @drogolyris17
    @drogolyris17 Год назад +12

    Hadaa ujeedid saliga nabi scw ❤❤

  • @lahjaadgaming7562
    @lahjaadgaming7562 Год назад +7

    WABA SOO GASHE KUSALI NABIGENA MOHAMED SCW🥰

  • @sucdiinamohamud6493
    @sucdiinamohamud6493 Год назад +6

    McHa Allah Waa Kahelay Qabkaan Asad Hagio my Pro Keep Going Axsan Fikrad🎉❤

  • @qaacsheofficial6289
    @qaacsheofficial6289 Год назад +15

    NARTA JAHANAMA🔥 Kuma cuunto hada soqorto
    Salalahu caleyhi wasalam📿🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 Год назад +7

    *Fawsia dimple* woman of the match 😂🎉❤

  • @xawuushpea5830
    @xawuushpea5830 Год назад +7

    Saan kuwad saan aaba ka xamasad badan wlhi keep goin bro✌💫

  • @ahlam8554
    @ahlam8554 Год назад +8

    Cayda waad ku khaldanteen somali waa dad ama qomiyaad magaceed lkn somalia waa dal magacii☹️

    • @hafsaali8615
      @hafsaali8615 Год назад +1

      Mesha mxa ku qoran mataqan marka

    • @ahlam8554
      @ahlam8554 Год назад +2

      @@hafsaali8615 dee somalia ku qoran somaliana waa dal

  • @Yasin.Hassan.Mohamed
    @Yasin.Hassan.Mohamed Год назад +5

    Asad xaqiqdii caawa sida aad ka dhigtay waa mid aad u QARAAXO ah Ee sidaan lee ku wad Viva Team 27

  • @haniapdirahmaan4505
    @haniapdirahmaan4505 Год назад +10

    nolashaydii asad All ku jeceliya tolow isaku ma ijecel yahay 😩❤

    • @mohamet35
      @mohamet35 Год назад

      Aniga adigan kujclhay😢😢😢

    • @kiinladan525
      @kiinladan525 Год назад

      ​@@mohamet35 asad ay jeceshahay kawareeji adi

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Год назад +15

    Masha Allah keep going 🥰🥰❤️❤️🙏🙏

  • @farhiamahamuud2706
    @farhiamahamuud2706 Год назад +7

    My favorite games
    Afkaaga isku dil
    Do or quit
    And pause challenge ❤

  • @xalwo1901
    @xalwo1901 Год назад +46

    legend alweys legend asadinho❤️💯🙏

    • @muusefeysal3713
      @muusefeysal3713 Год назад +1

      Hadaan awodi lahaa boqol unlike aa ksiin lahaa wax wlba qima ay leyihin qimahoda sii

  • @Abdi__rahmaan
    @Abdi__rahmaan Год назад +30

    Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏

  • @ikraammaxamed8760
    @ikraammaxamed8760 Год назад +6

    Fowsia wlhi wa iska jeclahay gabar dagan m.a❤❤

  • @MAHADHUSSEIN466
    @MAHADHUSSEIN466 Год назад +20

    I loved this type of play😂

  • @amuunmohamett7778
    @amuunmohamett7778 Год назад +19

    ❤Afkaagu isku dil afur walbo waan suga 😂

  • @INA_XAASHI_CHANNEL
    @INA_XAASHI_CHANNEL Год назад +17

    Best version

  • @Apthikani_chamal_ezmail
    @Apthikani_chamal_ezmail Год назад +7

    Asad prank Kuma Jirto Ciyarta Fowsio Run inaad ugu qorto Ayay ahayd legend Wan ku salamya ❤⬅️

  • @garaaddoon6168
    @garaaddoon6168 Год назад +5

    Wllkey hal abuurkaaga caadi maaha 10 milyan inshaa allaaah

  • @sharmaakeabshir9008
    @sharmaakeabshir9008 Год назад +5

    Nin shaqatag ah wllhi Asad masha allah aadooweyn wllhi waa kuwata ❤ ❤

  • @medkhadar
    @medkhadar Год назад +3

    Blessings be upon our master Muhammad and his family and companions altogether.

  • @mohamedissanor3546
    @mohamedissanor3546 Год назад +1

    Afar afar miyaa sheekada😮😮😮😮 the mission is right ✅️ now 👌👌👍👍

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Год назад +24

    Three legends always asad hajio and king ceyda and macalimow another's levels challenges 💯💯😮❤😅

  • @abshirabdulahi8780
    @abshirabdulahi8780 Год назад +2

    gabadhan koko maaha ta kle pranki waxay ka aragtay bahasha tasbiixda bay muraayad ahaaan ugu aragtay manto dhan gacantay firinaysa eega ala way ina khayaaantay wa aragtay brnki inu ugu qoranyahy😢

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Год назад +7

    Saan dhaqso aa leeysku fahmaa 😅😅sidii horaa ku leh keep going asad

  • @saalimnaasir2851
    @saalimnaasir2851 Год назад +1

    Niyaw hal abuurkaagu waa khatar kii hore ee lagaaga dayday waad bedeshay ,🎉👏👏👏

  • @queenhillo9980
    @queenhillo9980 Год назад +6

    Asad ciyaartu 4 ayeyba ku macaantee saas kudaa😍🥰😜

  • @hamzerayaale7285
    @hamzerayaale7285 Год назад +1

    Thanks wll Azad barnamijkana sidanu ku mcanyahy❤💯

  • @felipoinzaghi302
    @felipoinzaghi302 Год назад +12

    😅The Chemistry between Koko And Ceyda Give it 3yrs😂😂😂

  • @Cebla99
    @Cebla99 Год назад +1

    14:03 asad adi dadka waka nixinaysabe subxanallah "heeyyyy"🫵🫵🫵😂😂😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Год назад +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada scidsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin ❤️❤️❤️🇸🇴

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk Год назад

    No no cayda somali buuyidhi somaliya madhihin somali waa dadka somalia waa wadanka no no waad khiyaanteen😢😢😢😢😢😢

  • @faatimaabdi6323
    @faatimaabdi6323 Год назад +7

    Guul Tim asad hajiw ❤❤❤Masha allah

  • @lilmoha7470
    @lilmoha7470 Год назад

    Fawzia qof degan waaye koko na she is very smart I like her attitude horay usocda labadiina ugu jeclahay barnaamij ka.

  • @mohamedabdikadiraden9216
    @mohamedabdikadiraden9216 Год назад +6

    Fowzia and Koko seem to be a team thy are both targeting ceyda...

  • @quruxleyqalanjo5485
    @quruxleyqalanjo5485 Год назад +1

    Illahay amarkiis barnamijkan is ilaali hadey fowsiyo soo gasho aaduu shidmaa fowsia is not easy wajeclahy wlh barnamijyade kujirto

  • @muniiraxassanofficial126
    @muniiraxassanofficial126 Год назад +16

    Gamekan waa jeclahy wlhi 😂cwda uu kasii xaraarad bdnyahy habenada kale 😂

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Год назад +2

    Boqorka RUclipsrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏

  • @HanadEmran2024
    @HanadEmran2024 Год назад +3

    Ceyda everybody have a choice ayuu dhiig ka keenay😂😂

  • @umudalmar-eg7mz
    @umudalmar-eg7mz Год назад

    Waxwalboo soodhigto waan daawadaa ookuarkanh wlhi wan kuduceyaa alle inuu lugahaaga kugusocodsiiyo allow waabilramadaane ukasducadayda Aaamiin❤❤❤

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 Год назад +3

    Programmka sidan kudaay brother is so funny 😂😂😂

  • @RamlaApdikadir-wo9mn
    @RamlaApdikadir-wo9mn Год назад +1

    Barnamijkan oo ah 4qof noso badi asad wlhi wan ka helay

  • @najuumcabdifaarax988
    @najuumcabdifaarax988 Год назад +4

    Saanaa rabnaa mar walbo saan ka dhig afar afar ❤❤😊

  • @adnayussuf-mt1io
    @adnayussuf-mt1io Год назад +1

    asad your very important person

  • @yahyeahmed9313
    @yahyeahmed9313 Год назад +2

    A Legend never bring shame

  • @mohametmustavi
    @mohametmustavi Год назад +1

    Asad ceyda si qaldan ayu u kacay because madaxiisa waxa ku qornaa somalia isna wuxu dhahay somali marka qofku ma wuxu ku kacayaa waxa meesha ku qoran wax u eeg haduu dhaho mise waxa la doonaya waxa meesha ku qoran in siday tahay loo dhaho anigu tad ma qabo waayo qofku wuxu ku kacayaa waxa meesha ku qoran marku dhaho marka ceyda qalad ku kacay

  • @mohamedmohamoudaliabdille6172
    @mohamedmohamoudaliabdille6172 Год назад +6

    I love allaah

  • @suhaybgiire7478
    @suhaybgiire7478 Год назад +2

    Qaabkan Ayaa Fiican Dhankayga•

  • @sahrahussein-km2up
    @sahrahussein-km2up Год назад +3

    Eid Mubarik team 27

  • @hamdaladan
    @hamdaladan Год назад

    As Asad hajio wlky waxakamid ahay dadka aadka kugu xidhan een hal barnaamij dhaafinba lkn like hada cayda oo kale somali ayuu dhahay Somalia ayana ugu qoran waxa jeclaan lahaa inaad sida ugu qoran uu qofku iskudilo like Somalia oo kale maha somali hada somali ayuu kukacay mana fiicna taasi wllo fikir ahaantayda wanan idin salamaya am from somaliland hargaysa ❤😊

  • @__xa781
    @__xa781 Год назад +1

    Talo wll
    Dadka wx wda adeg ugu dheji ama wx wda fudud
    Si annad qofka lguu dhihin waad u fududeysey midna wd ku adkeysey

  • @caishaahmed5925
    @caishaahmed5925 Год назад +5

    Eed Mubarak 🎉😊

  • @alisaladhajialasow1667
    @alisaladhajialasow1667 Год назад

    Marka hore bravo hal abuurkaaga oo aad nagu intertain garayso bro. Marka xiga
    Qofka in uu dhufays galo oo markasta suaalla waydiiyo in uu meer meero barnaamijka ayuu nuxur ka qaadaaa qofku waa in loo ogolaada kaliya xeeladayse
    Barnaamijka one to one kan ayaa ka fiican

  • @magacahore-xs3lc
    @magacahore-xs3lc Год назад +6

    Asxby aan kuwad kuwad salino nabi maxamed sallahu Calayhi wasallam ❤️💖💕🌹🥰👑🤲💕💖💕💖💕🌹🥰👑🤲💯💖💕💖

  • @soumysmiofficiel6313
    @soumysmiofficiel6313 Год назад +2

    Asadaw hanbalyo afkaaga isku dil
    Wuxuu noqday barnaamish
    Balaadhay adigaa na bilaabay
    Sidaa darteed hanbalyo 👍❤🙏🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @monahedabdi
      @monahedabdi Год назад

      Waa fidey walaahi

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 Год назад

      Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨

  • @quennafiza1281
    @quennafiza1281 Год назад +16

    BIG GAME INTA ILA JECEL IN NEXT FOWSIA IYO KOKO LA ISKUBALAMIYO LIKE SAAR PLZ😂❤

  • @apdishakuur9433
    @apdishakuur9433 Год назад +1

    Zxp asad barnamijkan agartala aan ku heysta noso badi❤❤❤

  • @iqrasuleiman1808
    @iqrasuleiman1808 Год назад +5

    This is so cool
    I love it

  • @anwarsupermarket8020
    @anwarsupermarket8020 Год назад +1

    Koko waxay ka aragtay okiyalka foziyo 😊😊😊

  • @muniirhadaadi
    @muniirhadaadi Год назад +3

    Rabio cafimad badan sii wllken Asad hajiyow insha'Allah mar wlpo cafimad badan ban kuu rajey naaa insha allh 😭

  • @YonisYoniscumar
    @YonisYoniscumar Месяц назад

    Asa doo koko is the best team 27 girl 👧

  • @quengirl8756
    @quengirl8756 Год назад +5

    Prank waa kaftan benwaye kulaha luqada english barta😂