Ma sha Allah, maanta la is hel oo dad isku duuban oo is jecel baa is heleh oo Ma Idinkaa cid kale u baahan bal isku tagoo noo soo gudbiya bar maamujadii la idiinka bartey!
Walaal dadka badan koodu way fiican yihiin laakiin inta soo qoreysa Aflagaada Ilaahay ka baqa oo umadiisa udaa. If you can't say anything good don't say anything at all. Lacag inaguma qabaan oo waa kuwaa inaga qoslinaaya wakhtigoodii bay ina siiyeen kaliya waxay inagu leeyihiin dhiiri galin iyo ixtiraam and also we need to support them. Like share dheh please.
اتق الله حيث ما كنتم wllo kala baxa waa ceeb in lays dhex galaa subxana laah c/ raxman sawdigi qur aan ka yaqaney wll iska daya filimkan noocana oo filim diin kusabsan inooga dhiga ❤❤🤭
Dugsiiya team Idinkaan marti idiin ahay❤❤
#Wll #qalii #alle #dartiis #subscribe1k👈 #igu #sar
#Dhib #kuguma #aha #ana #muhiim #ayuu #iyahay
#Somalinimo #igu #saar #waxaan #nahay #dhalinyaro #murti #haya #hayga #xaastiin
#Waxaa #wll #lagu #yahay #adunka, 😭#wllo #yal #intana #sanadka #sucub #lagaarin #garsiya1key👋#subscribe 👈 #pls😢👈😫✋😰👈✋🙏
Ashwaan sodhawow indr
Subscribe hanala dhafin
ruclips.net/video/wSq6ZvHSR4o/видео.html
Waa wiil indonesia Ku hadalayaa
Asc wlaalo !!
Ma doonaysaa in aad ka faaidaysato Fursad Ganacsi oo muhiim ah ?
Waxaan kuu haynaa Meel aad Noloshaada ka horumarin karto hadii aad da'daalkeeda la timaado.
Waxaad heli:
↪️ tababar iyo caawimaad dhamaystiran.
↪️ waxaa lagula dajin doonaa qorshe dhamaystiran insha Allah.
Hadii aad tahay qof hami sare leh Jecel Horumarka Ganacsiga doonaya in uu sameeyo dhaqaale xor ah fadlan Nagala soo xidhiidh📲 Whatsapp :
+252616042766
Intaa hud hud dartii u dawtay farta✌️
Anigaa
dadkeyga
Reer somaliland
wa wada qosol
idinku fana
we love hud Hud 💯💯💪
Ma sha Allah, maanta la is hel oo dad isku duuban oo is jecel baa is heleh oo Ma Idinkaa cid kale u baahan bal isku tagoo noo soo gudbiya bar maamujadii la idiinka bartey!
Inantan ubax dugsiiye waa naag caqli badan iga wale fariidnimadu wey ka muuqataa manshallah barakallah
Walaal dadka badan koodu way fiican yihiin laakiin inta soo qoreysa Aflagaada Ilaahay ka baqa oo umadiisa udaa. If you can't say anything good don't say anything at all. Lacag inaguma qabaan oo waa kuwaa inaga qoslinaaya wakhtigoodii bay ina siiyeen kaliya waxay inagu leeyihiin dhiiri galin iyo ixtiraam and also we need to support them. Like share dheh please.
The best comedian in Somaliland ENG HUD HUD
اتق الله حيث ما كنتم wllo kala baxa waa ceeb in lays dhex galaa subxana laah c/ raxman sawdigi qur aan ka yaqaney wll iska daya filimkan noocana oo filim diin kusabsan inooga dhiga ❤❤🤭
Hoodo igu salaama , inantaa flimkii lugooyo haweenba iigu danbaysaye ❤️
Maxamuud muxuu udiidayay heesta wlhi waa top codkiisuye sxb horumar wacan hoodona inaba caadi maaha
Mashllh asxabay wllkin ridwaan waa la wayay baryahba soo dhawaw pro ridwaan kuligin waan idin salmay
Ashwaan wlhi Ninkaasi
Wuu iga qosliyay😂😂
Hoodo Janooy kulahaa🤣🤣
Walaashay Ubah iyo Stay isku waara❤ hudhud👍 100k la gaadhsiiyo Dugsiya
Hudhud markaan Arkaan sii qoslaa keep going waxnool
Maraan ruwayadaa maad noose badisan part6
Big fan Ubah dugsiya gulayso 😇✌
Anaa u horeeyay maanta 😂😂 waa idin salaamay
Hud hud wlhi dar alleh igqoslisaa😍😂😂
Kooxdani caadi maaha waa qosol soconaya dhamaantood keep going sidanaa ufaraxsanaada anagana noga farxiya
Ala hoodo wxa igu danbaysaY filmi aamin waalanaYay wlhi fanaanad top ah👸🕳
Hud hud wa Beer casaaD Wlhi Kula Wayo ana Kap iga Wyn XidhaYy🤣🤣🤣
Macha Allaah
Hhhhhh Hud hud wlhi waa xaraabo miidhan keep going Bro
Inader hud hud bilaahi caleeg wan wata🤣🤣🤣
Masha Allah ilhayow idin xifti dhalinyarada somalilan.
Fursad waxa somali lagu dhahaa kaansho 👸😍❤
Waan idiin jeclahay reer Somali land
Wlhi waa igah qosliseen hore usocdah wllalaheY😍😍💟💟💟🤣🤣
Hud HUD wlhi waa Qof Xaraba brother keep going
Hud hud baan ku qoslaa wlhi 😀
Wa rijaal
Inantaa roodo janana waan so dhawaynayaa keep going wll yaal 😍
Teamkan anigu waan kuhaystaaba funny weye wlhi marlabaad soolaabta please 😂
LamaneH aDUn
Wan idin tagaRaH📸🖇🙋♂️🙋♀️👌
Keep going and acheive your goal waxan ku noolahay wadanka uk
Team ubax dugsiya liket ha iladhaafin plz
Wxn idinkulaa taalinayaa istey iyo duugsiiya wllo marnabaa hudhud haa ka reebinaa barmijyadaa aad dubaysiin walee yarku beernu ku na cadeyaay samadaa lakasoo hindhisaay nolaada
Hhhhh aar ashwaan uu qoslayee muxuu murugoon hud hud dhibaato socota😂😂😂
Keep going Our legends👏👏👏
Masha allaah
Hud Hud wLHi Markan arakaN sii QosLaa😃😃. KEEP going bro
inta hudhud qosolka ka dhameeyo plz like
Woow hodo wan xsay runti wa yara catowday dugsiiya qli asxb asbxta wan samay
Www wan idin watah manshallh wllshy ubax duugsiiyaa ale haydin dayoo
Wlhi wn qoslay 🤣🤣🤣😂🤣 hudhud gerida maka baqda ?😂😂🤣
Naasir ibraahin caraale wllhi waan taageraa
ubax waxa ku wediiye heesta sida wabi durduraya iyo damaashaad ila cayar maxa ku jcshay .
aadbaan idiin tagera sxbada is jecel
Hore usocda Team
#DUGSIIYA 🥰🥰🥰🥰🥰
🤩🤩🤩😘😃😃😃 Boqortooyodi Oo Dhan
𝙳𝙰𝙳 𝙸𝚂 𝙾𝙶𝙾𝙻 𝙰𝚈𝙰𝙰 𝚆𝙰𝚀𝚃𝙸 𝙸𝚂𝙻𝙰 𝚀𝙰𝙰𝚃𝙰 𝙰𝙻𝙻𝙴 𝙷𝙰 𝙸𝚂𝙺𝚄 𝙺𝙸𝙸𝙽 𝙳𝙰𝙰𝚈𝙾 𝙳𝙷𝙰𝙼𝙰𝙰𝙽𝚃𝙸𝙸𝙽👍🏿
Halke ka dhacdey wn idin xisne Wll ❤️
Ooo waa dayax show oo dhane my meeshoodiii soo shidaan
M.a walalhaye horyae socoda ala qosolo igoma harin walhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Muhanad waan ku salaamey sxb
Ashwaan nin Academic ah ayuu u eegyahay oo diin iyo dad la dhaqanba leh. Dadkaasoo kale bogaadin iyo Hambalyo ayay mudanyihiin
I really love it 😍 go forward you are my favorite team
Horay usocda dadkn taageero
Ubax iyo dugsiiya
Hud hud waalahi waa nin waalan kusoceliya hud hud
Eng HUD HUD aad baan kuusalaamay horta wllo ilaahay ha nookaadayo
ASSAMUALLAIKUM walaalyaal waan idinsalaamay dhamaantii
Masha allah farxadiinah lama soo kobikarooo gulaysta walayaaal😍😘💜
12:33 fursad waa kansho
👏👏
Hhhhh HUD HUD umadeena maaha kulahaa anaa markii horaba kab iga wayn xidhay keep joing sxb
Hada Yaa naara😅😅😅Hud Hud beercazad
Inta hud hud dartii udawata like igu qabta
wllo horo usoda dad qaliya
Kansho: fursad
Msha allah hud hud Waan qaaday Anu🤣🤣🤣🤣
Wlhi waan ka helay noogu soo celiya anu waxan jeclahay barnaamijka iska xarabada ah iyo kuwa cuntooyinka ah riwaayadaha kama helo
fursad afsomaali waa kaansho ama kaanshe wll mahadsanidiin
Mnzha Allah wlalady keep going 🙏🌹😇
RUDWAN MUHANADA ZXP IN BDN SHAASHADA KUGUMA ARAG♨♨♨
Wlhi hud HUD wuuu iga qosliyaa geesi naga baxay buu haakualhaa
Fursad waa af carabi,jaanis na waa af English.soomaali na waxay ku noqonaysa kansho.
13bilood sanad iyo bil
Wllo wan kuu xiisney baryahan maxaa ku heley
Hhhhh😂😂😂😂😂wllhi waa beer cadad eng hudhud horay usocda
𝚆𝚊𝚡𝚊 𝚖𝚎𝚎𝚜𝚑𝚊 𝚕𝚊 𝚓𝚒𝚒𝚍𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊 𝚠𝚊𝚊 𝚖𝚡𝚢🤣
Gul iyo gobanimo ubax iyo cabadiraxaman lamanih qaranig
Mcha Allah dugsiiya
Wlhi hud hud wan jeclahay marka waaa iga qosliyaa 😄😄🤣🤣🤣🤣🤣😄😄😄😄😄😄
Team qosol keep going
Masha alla wlashay hore usoco
Su aasha hoodo waa khalad marna sanad ayuu ku dhalaa marna sanad iyo bil
WAR HUD HUD SI FIICAN BUU U SOO XIIRTAY INTA ILA ARAGTAY LIKE SHAC KU SII
Ubax iyo dugsiiya❤❤
ceep goiN
hud hud nin walan weeji
Hore usocda dhalinyaro❤❣
WAAN IDI ARKAY GALBTA WLL ISHA GOBKAN JOOGAY WLHI
Hore usocda jilayaasha caanka ah
Mnzhllh hore usocda wlalayl wllhi wan qosly😁😁🌹
ahhhhhh kkkkkk 🤩🤩🤩🤩❤❤💚💚💚💚🖤❤❤❤🖤🖤🖤💚💚💚💚😍😍😍🤩walhi wan qoslay
Wllo geelu 13 bilood buu ku dhalaa
Keeeep goin pro
Waa shar kuwani alla ka baqa
Kkkkkkkkkk hud hud kulaha aniga xidhay kaba iga wanana 😂😂😂😂😂😂
Fursad waa HALEEL AMA KANSHO
Hud hud qofaan taagero wlhi gapigiisuba xaraapu ka samaySan 😂😂
Ubax dugsiiye wllshy masha alh
Ruwayadii maraan part kale soo Saara codsi
Mashalh hory usocoda wllahy
Erayga fursad af somali wuxuu ku noqoyaa (kansho)
amiin saxar diin meeyey ninkas ba xaraabo socda ah