Suaashaa 3da nebi ee is dhalay waxaa ka qurux badneed inaad tidhaahdo 4tii nebi ee is dhalay oo kala ahaa 1:nabi ibraahim 2:nabi isxaaq 3:nabi yacquub 4:nabi yuusuf
Masha allah intii aad saxdeen xag alle ayey ka ahaatay halkaa kasii wada ,dunida qof aan wax qaldin waxba ma saxo ,dadka su aal la qalday ku dhaleeceynaya waxa laga yaba in adiguba aadan aqoon kuwa ka fudud ,marka walaalaha wanaaga waa lagu dhiirigiliyaa ,masha allah horay usocda.
ALLE HAMIGAAGA HAKUU RUMEEYO WLL waxan ahay walalka oo like iyo subscribe ku waydiistay walalnimadeena iigu saar 👇 Gobonimadu wa geed kabaxa dhiiga geesiga
Su,aasha dugsiiya la waydiiyay ee ah sheeg mid kamida caruur tii uu rasuulku dhalay jawab ta ay bixisay ee ah xuseen waa qalad faadima oo ah inantii rasuulku dhalay aya dhashay sidaas na wuxu nabigu ugu noqonaya awoow ee caruurtisa kama mid aha
Nabi maxamed Scw hoyadii waa Amina bintu wahab.
Nabi maxamed Scw inamadiisu waxay kala ahayen qaasim, Ibraahim Cabdullahi
Xusen inantiisa faadumo aya dhashay
Haa wlhi midaas way khaladay waayo nabigu scw 3wiil ee uu dhalay kuma jirin xuseen
Scw scw scw ❤
Scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Wad haysa aabo mzha allh
Haa wllahi Xuseen awoowpu ahaa
25ka nabi ee ILLAHAY ku sheegay quraanka waa. 1.nabi aadan 2.nabi dilkifli 3.nabi alyazac. 4.nabi idiris 5.nabi nuux 6.nabi luud 7.nabi saalax 8.nabi shucayb 9.nabi yoonis 10. nabi huud 11. Nabi daauud 12.nabi suleyman 13.nabi muuse 14.nabi haaruun 15.nabi Ibrahim 16.nabi ismaciil 17.nabi isxaaq 18.nabi yacquub 19.nabi yuusuf 20.nabi zakariye 21.nabi yaxye 22.nabi ayuub 23.nabi iliyaaz 24.nabi ciise 25.nabi muxamed csw
Scw scw scw scw scw scw scw
Alle ha ku sharFo 😚
Allaha ku sharfo wll
خزاك الله خيرا walalo
Mnsh allh wll ale haku barkeeyo
Caruurti rasuulka scw waa ibrahim qasim Abdullahi faduumo saynab ruqiya uma kaltuun 3 wiil iyo 4 gabdhod
Xusen awowo ayu aha nabigu scw
Suaashaa 3da nebi ee is dhalay waxaa ka qurux badneed inaad tidhaahdo 4tii nebi ee is dhalay oo kala ahaa 1:nabi ibraahim 2:nabi isxaaq 3:nabi yacquub 4:nabi yuusuf
Sadexda nabi ee isdhalay waaa nabi Ibrahim iyo nabi isaxaq iyoismaciil calayhim salam
nabi mohumad Scw ma dhalin xuseen waxa dhalay Fatima bintu Rasuul wiilasha rasulka SCW waa Qaasim abdullhi iyo ibraahim
Waa qaasim ibraahim iyo cabdilaahi saddexdi inamood ee uu nabigu dhalay
Lkn nabigu muxamad wiilashiisu waxay ahayeen ibrahim iyo qasim lkn xasan iyo xusen mu dhalin nabigu scw
macquul maha 80k aya fiirstay 19k aya heystan war xasid nimo badan dadka war u sara waa Lamaano is jecla 💯💯💯💯💯💯💯💯💯❤
Xuseeyn nabiga muu dhalin wiilasha nabiga cabdallaah ibraahiim qaasim 3da nabi oo is dhalayna waa ibraahiim yacquub iyo yuusuf
Xuseen maku jiro
Qaasim/cabdullahi/ibraahim
Waaye inamadu Subanaheena
M/S/C/W
Masha allah intii aad saxdeen xag alle ayey ka ahaatay halkaa kasii wada ,dunida qof aan wax qaldin waxba ma saxo ,dadka su aal la qalday ku dhaleeceynaya waxa laga yaba in adiguba aadan aqoon kuwa ka fudud ,marka walaalaha wanaaga waa lagu dhiirigiliyaa ,masha allah horay usocda.
Xusen muudhalin nabi muhamad ee gabadhisa ayaa dhashay
Xusen waxa dhazhay faduma bintu rasul scw scw
Xuseen kamuu midahayn inamadii nabiga inantisaa dhashay faadumo awoowe ayuu uahaa nabigu scw
M.a walalahey sty,dugsiiya &Ashwaan allaha idin sharfo aad baan idiin jclhy runtii from muqdisho idinka soo salaamayaa
Walal 1subscribe igu caawi alle qabriga ha kuu waasiciyo aamiin yaa rabi wll qli
Waa 4 nabi oo is dhaley
Ibrahim isxaaq yacquub iyo yuusuf
Su aasha labaad waad qaladay ubaxeey
Nabiga inamadiisu waa qaasim cabdilaahi ibraahim
Xuseen muu dhalin nabigu
Ubax suasha 2bad wad khalada nabigena csw waxudhalay 3wiil magac yadoda 1 cabdilahi 2 qasim 3 ibrahim wilash magac yadoda gabadh dhahane 4 bay ahayen 1 ruqiya 2 saynab 3 umu kaltun 4 fadumo masha alaah wax wacan samaysen keep going
Maasha wllhi dad aan dar ilaahay u jeclahay guul iyo gobanimo insha Allah
25kii navi csw waa
1.Adam
2.Ayuub
3.Nuux
4..Idris
5..Ilyaas
6..Ibraahiim
7.Yacquub
8.Yoonis
9.Yuusuf
10.Yaxaye
11.Huud
12.Daa'uud
13.Luud
14.Shucayb
15.muusaa
16. Ciisaa
17. Haruun
18. Zakariyaa
19.dul_kifli
20.ismaaciil
21. Saleeban
22.saalix
23 muaxamed csw
Labangaran wayay igudar hadadhyso.
24. Isxaaq
25. Al yasac
Huseen kuma jire Nabigu awow buu u ahaa inamadu dhalay waa ibraahimٖ cabdallah iyo Qaasim
Ma garan ubax suaasha labaad xusen wxaa dhshy nabiga scw inantiisa fadumo Hasan iyo Hussein
Afar nabi yaa is dhalay, #Ibraahim #Isaxaaq, #yacquub #Yusuf.
Scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️
Su,aasha labaad ee ubax la waydiiyay waa khalad nabigu scw xusen ma dhalin
Waa afar nabi cs nabi yaquub nabi yuusuf nabi ibraahim nabi isxaaq
Woow macha Allah lacagta ubaax aya heshay wayo abdirahman marki labad ey heshay idha makhadada ayu hordhigay wayna heshay
Alla go,ay nabigu scw ma inan xusen lydhbu dhly
🤣🤣🤣 midu awoowe uyahay baynu ogayn lkn xuseen udhalay maynu maqal
Lkn nabigu s.c.w xuseen madhalin faadima bintu rasuulilaah baa dhashay xasan iyo xuseen nabigu awoowe buu uahaaa
Nabigu scw wiilashasiyu waxey ahayen qaasim cabdullahi iyo Ibrahim
Upaxey apayo. .wan idin jchlhy. Adi io dumashigay isty isku waraa mcntoh. Hargysan idinlaa jogaa inshaa alaah islahy haa inaa kulansiyo. Mcntoh I miss you
ALLE HAMIGAAGA HAKUU RUMEEYO WLL
waxan ahay walalka oo like iyo subscribe ku waydiistay walalnimadeena iigu saar
👇
Gobonimadu wa geed kabaxa dhiiga geesiga
Waa kuu saaray adna iisaar wllo qli
Xuseen kuma jiro inamadii nabiga scw midkle qosolka dhaafa marka zu aal diiniya laydin weydiiyo wax lagu qosol laydinma weydiin
Su aashaa aad waydiisay ubaxa ee ahay nabiga inamadiisa mid kamida sheega qalad ayay ahay awoow ayuu uhaa inankaa ayay sheegtay oo inantiisa faadumaa dhashay halaga fiirsado su aalaha diinigaa
Awoowo ayuu u ahaa xuseen
Inamada rasuulku ( scw) waxay ahaayeen 3dex qaasim C/llaah iyo ibraahiim
Hablaha waxay ahaayeen
Ruqaya saynab umu kalthun faadimah
bathra mustafe xuseen waa runtaa
Wan idin salaamay Abdikariim Ismail Ashwo $ Abdirahmaan Cawil Stey Iyo Ubax Dugsiiye
Xusayn nabigu صلى الله عليه وسلم muu dhalin ee awoow buu u ahaa waxa dhalay Cali binu abu daalib iyo faadima bintu rasuul
Haa xasan iyo xuseen wa inamadi cali nabigu mu dhalin
Haa
Hore usocda wllday
Lamanaha qarniga Abdiraxmaan (ISTEY) and Ubax (DUGSIIYA)
Iyo wll Azhwaan
Asc suaasha ku celiya ubax dugsiiya Xuseen madhalin Nabi muxamed csw ee Gabadhiisa Faaduma ayaa dhashay
Xusen madhalin rasulka scw
Inamada nabiga scw husen mahan huseien awowbu u ahaa
Inamadiisu waxy ahayen
Cabdullhi
Qasim
Ibrahim
Asaxabay pls 🙏🙏🙏gabadha walashiinban ahay pls isoo booqda idinkoo mhdsan pls pls pls🙏🙏🙏🙏
Wlalo illahay haydin barakeeyo nosoo badiya suaalaha iyo barnaamijyada dhinaca diinta kusabsan bayadallahu waj'hakum
Kkkkk stey tuug adaa usheegay nbiga hòyadii scw scw scw scw scw scw scw
Tageero buxda Istey from Nairobi
ubaxeey xuseen waad ku qaladay inatiisa faadumaa xuseen dhashay
Inamada nabigu scw waa sadex waxayna Ahaayeen sidan Capdilaahi iyo ibraahim iyo Qaasin
Xuseen nabiga scw awoowe ayuu U ahaa
Xuseen nabigu muu dhalin wuxuu nabigu uahaa awoowo
AbdiraxmnIstey wlhi wanku qoslaa wa fani
Xasan nabiga muudhalin
Sxb suaalaha aadan jawaabahooda gareynin dadka haweydiin
Xasan nabigu muu dhalin nabigu scw wxu dhalaY qaasim Ibrahim iyo abdulilahi lkn xasan iyo xuseen wa inamadi cali binu abu dalib
Abayo mcnto 1subscribe igu caawi alle qabriga ha kuu waasiciyo aamiin yaa rabi
Masha alla walalkiy Qalli iyo walalshay qalli abdi raxman iyo ubaxa dugusiiya ad iyo ad baan idiin tageer walhi wlalakay ashawan wan ku salamaya adiigan sharf baad iga muudantin wlalahayga qallig ubaxa dugusiiya waaxa ka coodasanay wll waxad isheegata halkeen kalaso xiidhiidha
Wllyaal Xusen nabiga scw awow buu uaha ma ahayn wiilkiisa wiilashisa
Qasim
Cabdulahi
Ibrahim
Nabiga xusen madhalin awowe ayu uahaa
Ilaahayka yaaba Ta yar waa💚💛💜 khiyaanteen markii hore
Nabigu scw Xuseen awoowo ayuu u ahaa iska hubiya suaalaha beentu waa xaraan
M.a wlhi c/raxman wa wil xaga diinta ku fican m.a❤💘
Walal 1subscribe igu caawi alle qabriga ha kuu waasiciyo aamiin yaa rabi wll qli
Xuseen muu dhalin nebi mohamet scw
Xuseen awoowe ayu u ah ee ma dhlin
Lamanha hore o socoda walalday💖💖💖😘😘😍✨
Xusseen nabigu waxa uu u ahaa awoow
Masha allah lamaane aan taagero
Farxad iigu noolada apid 🙏
Amiiin Amiin amiin
M.a wad salaman tihin dhaman tin sida wanagsan e wax uwada 💕
may garan ubax suaasha labaad nabimuxamed scw wuxuu dhalay Qasim ibrahim cabdulaaahi. lkn xuseen awoowbuu uahaa oo inantiisi fadumo ayaa dhashay oo aheed xaaskii Cali binu abiidalib
War xuseen ma dhalin nabigu scw e awoowe ayuu u ahaa
𝐍𝐞𝐛𝐢𝐠𝐮 𝐦𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐱𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧.
𝐌𝐚𝐡𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧.
Nabi muxamed CSW inamadiisa xuseen kumuu jirin ee inantiisa faadumo iyo Cali binu abi daalib ayaa iska dhalay xuseen Ibraahim qaasim iyo cabdulahi 3daas wiil ayuu nabigu dhalay
Su asha way khaladay nbgi scw inimadisu wa qasim cabdullhi ibrahim xusen waxadhashay gbdha nabiga scw fadumo
noogu dar dhagayso 😂😂😂ala isteeyow wlh xaraba tahy keep going pro😘🙋
Hooyadaawas waryaaa ubah. Iyoabdirhman😘😍♥️👙😍♥️
Ubax waa balayo hoosaty ka eagaysaa lacagta wllhi inta ila aragty like dhac 😂😂😂
Xuseen muu dhalin nabigu awoow buu u ahaa
Xuseen Nabigu Muu dhalin awooow buu U Ahaa 🙆♀️😂
Sty ubx Allh idin sharfo Msh Allh sualo diini ah hormar wcn lamanheyga
Nabiga carurtisa maha xussen
Ubaxeeey alle nolol adkuwaartan ha idiinka yeelo noloshiinas xppti
Wali ma guursan lkn mrkan idin arko noloshydi an rabay inaan kunoolado ayaan idinka arkahoowan idin farxad daawadabah masha allah noooso duceeyh in ilaahay isku kaayah simo aniyo isagah
Amiin wllo ilahy nin aad isfahanmtan ha ku siiyo inkastoo aad umu hebel ku qoroty
@@NourAhmed-ku7wo wll umu hebel maaahe waa umalkhayr Queen
Mida labaad wll ninka waaban isla soconh walibh xoog isku jecelnhye alle ha isku kaaayah simo uuun inaan nolol wadaaagno aaaamin insha allah
@@umalqueen1247 ammiiiin wlshy qaliya ilahy farxad iyo jacayl waara ha isku kiin kulmiyo
Cabdi raxmaan awil mire zhp
Keep goin
May nabigo muudhalin xuseen awoowo ayuu u ahaa inan tiisa ayaa dhashay
Abayo mcnto 1subscribe igu caawi alle qabriga ha kuu waasiciyo aamiin yaa rabi wll
AllaHu akpar Apti diintavhadeYdaan garaneY ciYaarta ka daaYah
Wlhy wuu iga qosliyay igu dar nabi buu yidhi kkkkkk zhb c raxmaan iyo xaaskiisa waan idisalaamayaa
Xuseen nabigu awoowe ayuu uahh
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw masha Allah 👏👏
Nibi maxamed scw xuseen mudhalin ee Awoow ayuu u ahaa
Hore uscda lamaane aan aad ujecely❤❤❤❤❤
Xuseen maha waqalad
Su,aasha dugsiiya la waydiiyay ee ah sheeg mid kamida caruur tii uu rasuulku dhalay jawab ta ay bixisay ee ah xuseen waa qalad faadima oo ah inantii rasuulku dhalay aya dhashay sidaas na wuxu nabigu ugu noqonaya awoow ee caruurtisa kama mid aha
Upax intiipa istey paa usheegay inanku waa maskiin waad khiyaanteen😅😂
Woooow dadkiiii farxadaaaaa🤣❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Stay iyo ashwaanba ubax bay u sheegayaan ismana oga
Hhhjhh Ubax Istay Wllo anjeclay Mansh Alalh Hore usoco ❤❤❤❤❤
Abdirahman istey Nin iga Qosliya wlllhi ku tageeraa zxp Qali
Yaaaaaa xusen iyo xasan miya ka dhiden in nabi maxamed wcs dhalay barta inma sayid cali weye
Yes waan ku farax sanhay
Dumo upx iyo inderkay cbdi raxamn iyo wllky
Ashwaanow caruurti ma heshyna sxp
Masha Allah tabarika Allah ❤❤❤❤
Inta ila aragtey iney ubax moobilka wali baadheyso like😂😂
Walal 1subscribe igu caawi alle qabriga ha kuu waasiciyo aamiin yaa rabi wll qli
Nabi muxamed inamdusu waa
Ibrahim
Qasim
Cabdilahi
Not xuseen