Majeceshahay qisaasi lamaanaha qarniga inaad igaato haday haa thy nasoo raac video share gareey 2018

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 янв 2025

Комментарии •

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Год назад +19

    Waa muhiim inaad ku ekaataan cunta karintii hadii kale meelo murugo badan baad cagaha lacelaysaan alow sahal amuuraha aamiin amen amen

  • @iqlaazissemoha7201
    @iqlaazissemoha7201 Год назад +48

    Wlhi Qalpige ka hadshe ukaca gapdha sonaliyey faquqa ka daya 😢❤ Appyo Nolosha mahn dadka side u arkan ee muhimada wa farxadadah Ilmahaga allaha kula koriyo Barakowa🤲🏻🥰

  • @the_asfaahss7121
    @the_asfaahss7121 Год назад +6

    Ruqiyo faquuuq majiro abaayo wiilka qalbigiisa ilaali mardanbe ha dhihin maxamed aaa laygu faquuqin 💝💝💝💝💝💝💝💝💝maxamed waa walaal keeen

  • @xuseenyare8539
    @xuseenyare8539 Год назад +17

    Wlhi qiso jaceyl oo dhab ah aan arko waatanaa lamaanahaan garab halasiiyo caawin iyo youbekana haloo kalakiciyo kuwaan ayaa mudan in lagarab istaago❤❤❤❤❤

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 Год назад +2

      Oo sey wax udheceen aan ogoy somaha

    • @habonali9734
      @habonali9734 Год назад

      ​@@hamdinur9382😢😢wilkan aad aya lo wareriyay abaayo iso boqo ❤

  • @Ynuur-o3c
    @Ynuur-o3c Год назад +14

    Ilaasho nin sida maxamed u fiican lama helo ilahay ku xirnaada baryaha badsha hormar wacan idiin rajeynaa😊

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 Год назад +2

    Asc Maxammed iyo Ruqiyo qos qurux badan baad tihiin Maashaa Allah
    Maxammed wax lagu faquuqaba maleh waa wiil qiimo badan oo sharaf iyo dadnimo badan dadiissna u ah muraayad mudana in dhalinta ay kaga daydaan dadaalkiisa iyo siduu ujecelyahay horumarinta qoskiisa Maashaa Allah 🌹

  • @ayuubburhan3466
    @ayuubburhan3466 Год назад +16

    Habo wax kugu faquuqayo ma Jordan ilaahay hadin barakeeyo wiil fiican ayaad kuursate oo soomli ah si fiican kuu dhaqanayo maansha allah

  • @Draisha07
    @Draisha07 Год назад +6

    From London Uk ❤✋FaQuuQ Ma JiRO ABaYo HoRe UsOcO ❤️❤️❤️

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 Год назад +21

    Waa idin jecelahay from USA 🇺🇸 ❤dad fiican baa tihiin

  • @SomaliFoodBeautyAndDecor
    @SomaliFoodBeautyAndDecor Год назад +3

    Masha Allah waxaa tihiin lamaane qurux badan wax walbana aduunka way ka dhacaan laakiin waalid kiina yaa la ilaawin siiba ruquyo waalidka hala xiriiriyo ducana ha laga dalbado wixii hore iska ilaawa insha Allah

  • @ubahabdi2531
    @ubahabdi2531 Год назад +40

    Famil qurux badan oo aqlaaq leh batihin maxamed wax lagu faquuqo maleh abayo horay usoco ilamahga si niyad ah u koraso Allha udin barakeeyo anah isoo duceeya in ilahay ilamo baari ah isiiyo

    • @habonali9734
      @habonali9734 Год назад

      Abaayo iso boqo 🎉

    • @SAli-db7dw
      @SAli-db7dw Год назад

      Alaha ku siiyo kuwa caafimaad qaba inshaalaah

    • @ubahabdi2531
      @ubahabdi2531 Год назад

      @@SAli-db7dw amin walal qaali

  • @zaiynabmohamed2891
    @zaiynabmohamed2891 Год назад +7

    Masha Allah lamaanaha aduunka ugu quruxda badan ayaa tihiin Cidii idin faquuqdo waa jaahil dhamaan waan idin taageernaa soomali weyn hanoolaato

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 Год назад +17

    Ilaahow u sakhir gaalada dadka qaada nolol tan ka fcn geli❤❤❤😢 somaliyey gbdha yar aan u kacno please dumarland 😢😢 qisadina qeybo u sameya

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
    @gabadhangoormeeaarsaneekha317 Год назад +13

    Mashaa allh gabadhan waa gbar dacad ah abyo gabr aqli badn ayathy ee horey u socda qabilka wa laga fiicanyhy wana idin jeclahy walhi❤

  • @saawaadmt8776
    @saawaadmt8776 Год назад +2

    Shanta farod seem ma ahan dadkuna wa sas Allah ha idin garab galo walaliyal ❤

  • @subanfarah9310
    @subanfarah9310 Год назад +1

    asc hada ayaan idinku soo biiray lamaano qurux badan baatihiin mashallah dadka hadal kooda iyo waxyaalaha eey ku hadlaayaan ha qiimeeynina horey usocda waaridkiin bas qiimeeya oo qanciya nolol fiican baan idiin rajeeynayaa qabiil iyo qurun waa waxeey soomaali 35 sano ladagi la dahay good luck from uk. aan idika soo salaamaa love you❤

  • @UbaxMaxamed-h9b
    @UbaxMaxamed-h9b Год назад +1

    Masha allah wallo illahay qoyskiina quruxda badan ha barakeeyo wallo❤

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp Год назад +1

    gabadhaan iyo wiilkaan qisadooda dadkii lasocday Ayaan Ahay Aad Ayey u xanuun badantahay waana dad Aad u d, yar gabadhan markuu guursanaye 14 iney jirtay Ayaan filaa isagana markaas 18 muu jiray mise 19 wax saas oo kale Ayey ahayd Alx laakiin waxaan ku faraxsanshay iney ilaa intaan isla soo gaareen 5 sano kadib iyo Afar caruur Ah ey dhaleen maasha Allah Alle haysku kiin barakeeyo cimrigiina farxad iyo wadajir ku dhameysta

    • @nadiiracali0123
      @nadiiracali0123 Год назад

      Plz iga daba gee sis hada ku soo biire xage ka daawada qisadoda

  • @S77aep
    @S77aep Год назад +25

    Ruqiyo iyo Moahmed waligeen faraaxd ku waara waa idin jacelahey fan from canada 🇨🇦 ❤ isku waara abid , caruurtana allah haa idin xaafido ameen . Hore oo socda waligeen

  • @SOOMAALIMIDAH
    @SOOMAALIMIDAH Год назад +1

    Qisadiina waxa ay soo martay jaceel iyo murug waadna u sabirteen ugu dambeyn waad ku guuleysateen salaan salaan sare from canada

  • @istarali6481
    @istarali6481 Год назад +23

    Family qurux badan ayaa tihiin 😍😍😍

  • @maandeeqmohamed1509
    @maandeeqmohamed1509 Год назад +8

    Masha allaah masha allaah tabaraka allaah illahey ha idiin xafido ill xuun idiinma araakto farxad igu nolaada ❤❤❤❤❤

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 Год назад +2

    Iam From Canada 🇨🇦 😢 maku faquuqeyno waan idin jecelnahy

  • @sadiyoyusuf4256
    @sadiyoyusuf4256 6 месяцев назад

    Abaay see laguugu faquuqaa wiilka quruxlowga ah maasha allah allah hakuu xifdiyo dadkoodhan wax kala sareya majiro aadan iyo xaawo na dhalay isha xasadka allah Ha idiinka duwo afkaaga haba soomarin faquuq xaasidna looma joojiyo

  • @abdikabsar2741
    @abdikabsar2741 Год назад +3

    Masha Allah isku waara lamaanahayga abyo adigaga caruurtaada adiga ayay beri ku anfacayaan garabkaaga noqonayaan insha Allah ee dhexda uxiro

  • @samiirabdiofficial6275
    @samiirabdiofficial6275 Год назад +3

    Alalh idin daysto waxad tihiin lamane nolasha wax badan kaso arkey intan io in kabadan idin rajeynaa wall❤❤❤❤❤❤ cimri dheer io cafimad allah idin siyo❤

  • @haniabdi647
    @haniabdi647 Год назад +3

    Mashaalah qos qorux badan ayaa tihin lama kala sareyo taqwada alah ayaa lagu kala sareyaa horay usocda

  • @suleekhavet1528
    @suleekhavet1528 Год назад +1

    Wxaas majiraaan wlashey dadka wey wada simanyihiin ninkada ka xishoooo😢❤

  • @faafinta7175
    @faafinta7175 Год назад +1

    M.a Allah idin xfdo idin jclhy from Bangladesh 🇧🇩

  • @munoaxmed8085
    @munoaxmed8085 Год назад

    Abaayo wakula jecelnahay maxamad cadowgiina cagta ka hoos inshalah ❤🥰🥰🥰😊

  • @ayaanaxmed300ayaan9
    @ayaanaxmed300ayaan9 Год назад +4

    Wow aniga ayaa ugu horeeye wan idin jclhy ❤❤❤

  • @twilightqueenb5995
    @twilightqueenb5995 Год назад +1

    Masha Allah Qooys Quruxbadan baa tihiin isku waran farxadna iskula jooga aad baan idiin taageeraa

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Год назад +1

    Bisinka waa marki labada e an idin dawado waxan idin wadin maxa ninka lo faqoqi marka labadinoba waxad tahin somali e xata umada kale in la faqoqo waxan u arka qalada wayo umadan ilahye baa wada aborti waxan ka mahimsan is fahanka e hore usuco ❤❤❤

  • @laylocali9902
    @laylocali9902 Год назад

    Maasha allaah abaayo iyo aboowe guulaan idin rejeeynaaaa insha allaah

  • @farahzanfarahzan6066
    @farahzanfarahzan6066 Год назад

    Masha allah qoys qurux badan ayaa tihiin alle ha idin xafido ❤❤

  • @ZahraKsa-ro2iq
    @ZahraKsa-ro2iq 3 месяца назад

    Anig ma ku faquuqo illhay ha ha ni dhooro abyo iyo abwe❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adoontiialle5328
    @adoontiialle5328 Год назад

    Masha allaah hore u socda ilaahey wax dhiba ha idin ka haayo habaryar macanto ❤️😘🩸🩸😊

  • @shukrisharif145
    @shukrisharif145 Год назад +1

    Waxaa tihiin lamaane aad u wanaagsan una qurux badan horay u socda guuleesta waligiin.

  • @fadminaabdi3163
    @fadminaabdi3163 Год назад +1

    Habaryar Marsha Allah adad iskugu qurux badan tihiin horay u Socda

  • @zakiyaali9739
    @zakiyaali9739 Год назад +2

    MaashaAllaah cadawga ilaahay hadinka xijaabo wxn idiin leeyahay
    Isu waara wan idiin jeclahay
    Lamaano qurux badan❤

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 Год назад +1

    Abayo allaha iidn barakeeyo waan idin taageera marka qadka soogalana wan idin saara horey u socda khayr farabadan idiin rajaynayaa ❤❤❤

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 Год назад

    Waxaa tihiin qoys qurux bdn masha allah cid idin faquuqto majirtee hore usocda dadka dhan waa ilmo aadam

  • @faadumiinamohamed2720
    @faadumiinamohamed2720 Год назад +4

    Abayo horo usoco adiga familkaga dadka faquuqoda haa ujoojinaa farxadiina inkaga mahimsan abayo mashallah iskurawa abid

    • @habonali9734
      @habonali9734 Год назад

      😢😢maskiin waye wilkan abaayo iso boqo

  • @Umuibtisam-m9f
    @Umuibtisam-m9f Год назад +2

    Mash allah allowa isku kendaa maxmed wil ficn waye abayo allah haku dayo😢❤

  • @fathiamohamed4975
    @fathiamohamed4975 Год назад +1

    Famali quruxbadan ayaad tihiin hore usocda ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️🌹

  • @UbaxAbdi-t5d
    @UbaxAbdi-t5d Год назад

    M. Sh Allah waxba qabiil matro horey usocda dadka hadalkooda intaxun dhagta loomadhigo Inta wanaagsan kabadan

  • @HA-me2jl
    @HA-me2jl Год назад +1

    From Canada abaayo faquuq majiro ee hore u socda

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 Год назад +3

    Maa Shaa Allah brother and sister may Allah bless you all keep going

  • @xalimoabdi2793
    @xalimoabdi2793 Год назад

    Faquuq majiro xbbti qabiilna WA qurun gurigina xafita alaha idinbarakeyo

  • @fowziasheekibrahim8998
    @fowziasheekibrahim8998 10 месяцев назад

    Mansha allah calafka qorna ani waan lasocday waad guulaysaten waa wilyar oo ku qalma oo sharafle ku jecel hore u socoda❤

  • @naciimaahmed6012
    @naciimaahmed6012 Год назад

    Xabibti saas hadhahin anakaa garabkina tagan xayati 😢❤❤

  • @amaanifamily1123
    @amaanifamily1123 Год назад +4

    Masha alaah lamanaha qarniga batihiin alaha idinbarakeyo tiiim xafada towfiiq ❤❤❤

  • @fatuushsulayman8970
    @fatuushsulayman8970 Год назад +2

    Mnsha Allah family quruxbadan ❤️

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 Год назад +1

    Mansha Allah tabarakallah xafidullah family quruxu badan batihin horeusocoda

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir Год назад

    Noo soo daaya sababtii loo gubay axmed dawlo Allah unaxariistee iyo qisadiina

  • @sacdiyosheikh8581
    @sacdiyosheikh8581 Год назад +1

    Masha Allah abaayo iyo wlalake wan in jecelhay ❤❤❤❤

  • @Intisaamofficial
    @Intisaamofficial Год назад +1

    Walee jeceel koda taariikh galay wax dhaamo lawaa wlh arooskoda tvga aan kafiirsanaye Allah ha idin barakeeyo

  • @shaamofficial9867
    @shaamofficial9867 Год назад

    Wiilka aa aa muxu ugu haya gbdha codkeda masha allah wa fasiix

  • @RukiaHussein-f4h
    @RukiaHussein-f4h 10 месяцев назад

    M.a jacelka adinka lee wax ka yaqano waa idin tageeraaa ❤❤ wada jira oo wada joogo ❤ nolal heersare ah idiin rajeenaa

  • @powerwhydoh
    @powerwhydoh Год назад +6

    You guys are welcome and thank you for making the prayer for us. Love you guys may allah protect 7:04 all of us. 7:14 Ahmed. I watch you guys all the time from all the way to London. Love you guys✌️✌️✌️✌️🌺🌺🌺🌺💐💐💐💐💐💐🌸🌸🌸

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 8 месяцев назад +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiwahabOsmanAdaawe
    @AbdiwahabOsmanAdaawe Год назад +1

    Masha allah allaha isku kin xafido rer qurux badan Oladana allaha idin xafido ❤❤❤❤

  • @Poqranhani
    @Poqranhani Год назад +12

    ❤❤❤masha allaah lamaaane qurxoon

  • @iqrayasinabdullahi2842
    @iqrayasinabdullahi2842 Год назад +1

    Masha allha family qurux allha ni dhowro❤❤❤

  • @MaryamaRuun-d7i
    @MaryamaRuun-d7i Год назад +2

    ❤❤❤ maashaa allaah reer quruxbdn ayaa tihiin Allaha idin barakeeyo ❤❤❤

  • @wardaubaxa5138
    @wardaubaxa5138 Год назад

    Masha alaah keep goin my fmily qurxoon ❤❤❤❤

  • @zeynabshecali3564
    @zeynabshecali3564 Год назад +1

    gabadhan waa daacad ha xumeen walgaa maxamadoow

  • @hawokiinofficialhilowle2101
    @hawokiinofficialhilowle2101 11 месяцев назад +1

    Walalo ayaan wada nahay cid idiin faquuqi karto malaha asagiin waad ugu horeysaan

  • @luulaahmed4144
    @luulaahmed4144 Год назад +2

    Waa fiican tihiin wlhi lkn aniga Jeceylka maba aminsani sababtas ma aqan mise wali qof jeceyl isiiya ayaan wayay midaa ayaa keeneysa💔😔

  • @suhayrhiiray84
    @suhayrhiiray84 Год назад

    Waligay comenti RUclips kuma qorin lakin adinka waad iga geensateen manshalah guuleysta walalaheey ❤❤

  • @naimoyusuf6245
    @naimoyusuf6245 Год назад +1

    I watch your video even if I don’t like I watch until the end from England

  • @ruushiiofficial
    @ruushiiofficial Год назад +2

    Masha Allah 😢guleysta 😢❤❤❤❤🎉wllo faquq majiro abayo mcn gurigada xafido

  • @zahraahmed4461
    @zahraahmed4461 Год назад +1

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير ❤

  • @deeqokhaliif803
    @deeqokhaliif803 Год назад

    Masha allah famil dagana tihin ilahey hani barakeeyo isku wara

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 Год назад +1

    Masha Alah reerkiina ilahay ha idiin barakeyo Aamiin❤❤❤

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 Год назад +2

    Ruqiya wax lagu faquqo ninkaaga maba jiro ruqiyo iyo muxamad waad isku fiicantihiin anigu maraykan baan joogaa waan lasocday qisadii arooskiuna hoyo somaaliand ah baan ahay aad baan ugu farxaa sida isugu fiicantihiin walaahi ruqiya ninkaaga xejiso adna nin Canada kaa caawiya iyo guriga soomali wuu kuyaryahay maxamad dhaqan carried buu kusoo barbaaray hore usocda

  • @anfaabdi1821
    @anfaabdi1821 Год назад

    Maanshalaah hore usocdah we love you ❤

  • @daadircabdiraxiinaadan1455
    @daadircabdiraxiinaadan1455 Год назад +3

    Waa idin jeclahy lamaanaha qarniga ❤

  • @leylaxasan6088
    @leylaxasan6088 Год назад +3

    Masha Allah Masha Allah isku waara

  • @farhiyahussain3105
    @farhiyahussain3105 Год назад +1

    Masha alah qisada noo dhameystira

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Год назад

    Wa idin salamaya habo mcn alla idin xafiido 💞🌹💝💝❤👍

  • @sagalabdi2332
    @sagalabdi2332 Год назад +1

    Max.d waa wiil somaliyed yan lafaquuqin ee cawiya lamanah

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali Год назад +3

    Markeykanka 🇺🇸 ayaan idiinka daawanaya wan idin taageeraa lamanaha qarniga qisada noosoo dhameystira ❤

    • @XasanIsmaciil-yi6jb
      @XasanIsmaciil-yi6jb Год назад

      Soomaalidaan wax xun nacamleyska gabadhan hooyadeed beey toog u sababtay

    • @yussufmohamed265
      @yussufmohamed265 Год назад

      ​@@XasanIsmaciil-yi6jbxoolo tahay iska aamus dadkan isku faraxsan wax ka sheegeysa

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Год назад

      ​@@XasanIsmaciil-yi6jbhooyada toogta kibirkeda ayaa toog ku xukumay wxy awooday ayadoo cidna iska raaricin in ay gabadheeda soo kaxeysato guri na ku xirato

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Год назад

    Meeshaan hooyadaa iyo walaalahaa lagu toogtay

  • @aminahasan2630
    @aminahasan2630 Год назад +2

    Masha allah allah haidiin xafido

  • @anabomar400
    @anabomar400 Год назад +10

    Masha alllah ❤Love Love Love Love Love

  • @ZulekhaAli-j8o
    @ZulekhaAli-j8o Год назад +7

    Beautiful Family masha Allah ❤❤❤❤

  • @umofaduma7708
    @umofaduma7708 Год назад

    ax famliga faquuqa kadaaya somali hal ban nabay mcney farxad kunolada wisadiina nosibadiya❤🎉

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 Год назад

    Maashaa allaah tabaarakulaah ina aayo waan idin jeclahay ilaaheey haniskiin dhoowro ilmaha a ii shushing xabiibti

  • @fathiamohamed4975
    @fathiamohamed4975 Год назад +1

    Masha allah hore usocda ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @umumawada1405
    @umumawada1405 Год назад +1

    MashaAlah Ale ha idin barakeyo

  • @MaryamaRuun-d7i
    @MaryamaRuun-d7i Год назад

    Noosoo gudbiyo waan xiiseeyneeynaa

  • @iqronuur9335
    @iqronuur9335 Год назад +1

    naga daaye plz anaga qalbigiina iyo qalbigeena uma roono xasuuso xanuun badan baan galynaa plz aniga farxadiina wanjeclhy

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 Год назад +2

    Faquuq ma jiro Abaayo niyada waxaas ha gashan

  • @deeqoabdulle2755
    @deeqoabdulle2755 Год назад +3

    Hore usocoda habo guiuuuleeeesta

  • @firdawsa-q5b
    @firdawsa-q5b Год назад

    maxamad cunta karinta see kubarty makhaayad muuka sheeqeen jiray caadi maaha cunta kariskiisa fadlan nooga soo jawaab

  • @SafiyoSafa-s2i
    @SafiyoSafa-s2i Год назад

    Wallashed iyo wllaaky hori usoda ❤❤❤❤❤wan ni jacelahy❤❤❤❤❤❤

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 Год назад

    Wax faquuq ah ma leh abaayo we love you . Jaahilnimo waaye soomaali waa hal mida Muslim oo dhan waa walaalo wiil soomaaliyeed ayaa guursatay maxaa faquuqa keenay . Gabdhaha soomaali qaar ayaa guursado ajnabi waxaan dhihi lahaa qof kasto dooqiisa ha loo daayo Muslim waa hal mida .

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 Год назад

    Faquuq majiro Abayo wilidka ha ka qusan ee rali gali irsaqad cariiriye ledahay walidka oo lobari noqon qof weyn oo wadada uga hormarto marka aniga tala ahan hoyo ❤ bari waxkasta ahada wee dhamaden ilma imaden

  • @c.qiyaaryare9645
    @c.qiyaaryare9645 Год назад +3

    Masha allah familly taariiqleh ❤