Alla yaxye iga qososhiiyey mas aa kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣maxaa u taabatay korkeyda adaa taabatee xali munuba kuma jirto meesha😅😅😅😅😅😅ducadii musqusha waaye yaxye leeba iga qososhiiyey waa fuuray naga baxee kulahaaa yaxye suu u fiirinaayo wuuba ka cabsaday😂😂😂😂😂😂
Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰🥰😘😍
Scw scw
I don’t think 😢so dies of hunger or I like rugby i'm so excited mystery why is this so is it a thing
Aan ku salino Rasuulkeen Mohammed ﷺ ❤️❤️❤️
صلى الله عليه وسلم
Cabdulahi la,aantiis waxbo yaaladuubin🤣🤣🤣
faleembo is not easy 😂
Hadaaa Marwalpo Falembo soo badisid Wllhi 100k 1month ka yar Ku gaaare I.n Hormar Qurux badan kuu Rajenaaa
Wlhi Faleembo waa Legend Qosol Badan 🤣🤣🤣
Faleebo is not easy 🤣🤣🤣
Alla yaxye iga qososhiiyey mas aa kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣maxaa u taabatay korkeyda adaa taabatee xali munuba kuma jirto meesha😅😅😅😅😅😅ducadii musqusha waaye yaxye leeba iga qososhiiyey waa fuuray naga baxee kulahaaa yaxye suu u fiirinaayo wuuba ka cabsaday😂😂😂😂😂😂
Falenbe sidacad ah bu iga qosliyay😂😂😂
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤
Barnaamijkaan tiktok aya kusoo arkay saacado ayaa raadinayay ugu dambeyn wan helay funny waye😀
Idiriska xaaskiisa alle ha u naxristo😢
amiin
Aaaamin
Amin I.a😢
Aamiin
Wallahi kuwan qosol ayay igudileen 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 Ani wankahelay
Aniga waayaabee Kashka ducada uu aqrinaayo waa ducadii musqusha markii lagalaayo la aqristee maxaa idinka musqul maa wax noogu soo dhax duubooysiin😃😃😃
Ducadha musqusha ayuu kuaqriye kashka warer waye wlh
Wara kashaka ducadha musqusha lugugalo aqrinayo 😂😂😂😂
Where is Jakarta ,he is the only who can feat this man .
Abdullahi kashka marka arko iska qosla 😂😂
Faleembo dartiis ayaan muqalkan udawanayaa wiil hoog waye
Falembo falembo this dude is untouchable
Faleebo wan kuwata zxbky abayo Muna wan kuslamey
Muno miski idiirsi soo qabo wax ka halay adiga iyo idris iyo baabjey kabtab najiib ❤❤❤❤ noo soo badi
Muna star🤔inantas weypa igucusubtahay. Mnzha allh wan jeclaadaye iigushega😂
Joking. Zxpyal wan idinsalamay dhamantin. Muna dahab❤
Actrad waaye ma arkin miyaaa
Faleebo emotional damage naga daay hee meel kasta🤣
KashKa wlHi Waa FunnY 😂😂😂
MashaAllaah muna waan kutaageeraa habo
Yahye legend Ani walila uadla ee Mahadlo kualah 🤣🤣
Faleembo is legend but xoogaa is too much baalayo iska dhig I dhahooyaa boowe caadi iska dhig 😂
Kashka waaaaa fani wllhi wan Ku xidhanahay aniga ooo jooga jabuuti ana Abgaalka jabuuti
Zxp qali isooo salaan
M.s.s jag dheh weey caafimaadeey😂😂😂
Inaba Caadi Maha muuqalkan aad iga qosol siisen wlhi😂
Falambo nin culus 😅😅😅😅😅
FLEEMBO IN UU RUclips FURTO Wye ..mazuul furo wa ku kal kicinyna ..iga garzi quwen 😎😎
Cabdullaahi musqul miyaa nh meesha zxp🤣🤣🤣
Waan daacad Qoslay wlhi 😂
😂😂😂😂😂 ducada musqusha😂😂😂
wayaabay wallhi faleenbo wayabayahay plz per2
waw wllhi kashaka guransar badana waaba kayaawe wllhi
Faleemboo gacan baam kuu taagay legenks emotions ka
Iyado xalad xunlagujiro ayey emotional ridayan😂😂😂😂
Faleembo waba Caaq caadi ah Wr emotional 1mar buu xiiso leyahy wuba iska wada Shuluqow kk
Ado rag eh ayd maser pdn thy dumr hdi ad ahn laheyd kwrn ciyl xafayo waxid
War ninka markuu views ka nii badiyay falenbo maxaa la doqonzanyzii biyad ku shutter xolo ma tihiin
Waar kadaa faleenbo ❤❤❤❤❤
Wlhi wn iska qosolaya dhbtii keep goi g
Waan Wadana Fr Faleembo
Waxan prank mahene nagala taga waa La isla ogyahay 😂
Wllhi funny socdo wye wllhi 😂😂😂😂
Faleeebo warnow wanku wataa👑
faleembo jiniga xitaa emtional damage uu leeyhy
Faleembo is not easy
Hore usocda my brothers and sisters
Muno wiilka wadishe walleey faleembo soory 😅
Faleembo emotional sixunuu ubartey wllhi free emetion
Falembo saan unacay heee
Kkkkkkk kasha jinka musqusha dadka ka so raca mu maqlay
Falinbo no soo badiyaa paranki 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Wlhi falenbo wa dulqadkiyoo qofa m.a
Faleembo samir bdnaa😮
Faleembo😂😂😂😂😂😂😂😂
Suuli maalagalooyaa faleembo
Saan maxaa waaye , اللهم اني أعوذ بك من خبز والخبا يث
HHHHH ALA WADNAH dhag dhag ileh🤭🤣🤣🤣
Falenbo waakutaageysanahay
Faleembo my boy 😂😂😂😂😂
Kashka waji maleH 😅😅
Keep going Wll know u have support from uk wllhi this video was funny 😂😂😂
Falemo is best fany
falempo legend
Ducdii musqusha markii lagalaye aqriyayaa adbulhi 😂😂
Kashka madfaca ku dhacay 😂😂😂😂😂
Wlhi waa furaya
Hhh clahi kashka ducada mus qusha aqrinosa
Muno ron mody asa so qaty gari wardiyah igu adkeyay brnk wye idhahy wan farxy iga tag dheh
Mxa wye ducada musqusha😂hdana
Faleempo 😂😂🤣🤣🤣
Falembo wa eber wlhi yaxye hantr ba u camirya 😃nin raga ha ula tagin dhaqnkan gabdhaha
Wxas wa kaftan qurxey wey isku yara adkeynayaan si ay u adkato
Falempo waaa legend papa jey ubalamay
Yahye fuley😂
Tiro badana iyada kulaha
Faleebo waba ku lablaboda muqalka uu kujiro 😰
Falenbo lagend
Boqoradeyda hore usoco
Yahye hnter neeef weeye
waa ducada suuliga
muna kwrn khadar kayow😂😘
legend faleenbo
Asc
Kashka ducadi musqusha ayuu aqriyaay
Faleenbo wllhi muslin matihid miyaaaa hhhh agonta kugu yer naga aamus ku lahaaaaa hhhh wlllhi ninkaan aadi macahan
Soo badiya
Kazhka 😂😂 wxp ka ziYah maLahn
🌹✋️✋️✋️🥀✋️✋️✋️✋️✋️✋️✋️✋️✋️✋️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥰🌹🥰🌹🥰🌹🥰🌹🥰🌹🥀🌹🥀🌹🥀🌹🥀🌹🥀
The voice record is too slow 🙏
Most funniest part 7:13
FALEENBO , GAR JAMAL 😂😂😂😂😂
Tnkz
Ducadii suuliga ayuu akhriyay
Muna Kac, kkkkkkkkkk
Emotianalkee arsanosa
Falembo is not eazy 😁🏆
Qosolka aduunka 🤣🤣🤣🤣🤣