Abyo plz marba qeyb ino so gali sidaan o kale Mida kale waxaan rabaa inaad isoo tabiyo kitaabka risaala yuusuf رسالة يوسف af somali inoo so sharax ama aso pdf labaadaan kitaas ma helaa oo af somali ah😢🥰
Wlahi been maha ano yar mar quraanka dhameeyey ka dib kuma noqon mar ayan is dhahay bal quraanki ku yara noqo wan ku noqday ka dibna maxad galay hadana corona virus iga soo dhexgalay ano quraanka 26 jus marayey mahadkiina الثالث ka gaadhay aya xanuunkasi iga soo dhex galay imikana waxan inshalah isku Dayi doona in aan quraankaygii iyo maxadkaygii dib ugu noqdo inkasto aanan hada dalkii joogin
Qaabka uugu fiican aan sameeyo anigu waa, shanta saladood afar kamida waxaan aqriya, min 5 bog maalikii waxay kuu noqonaysa hal 1 jus salada dhanaad tasfsiirka ayaan kubarta, waxkasta hadaa kuxidho wax aad markasta qabato madaremaysid waqti badan inaa meel fadhiday, sootijabiya qaabkaas, wlhi waad laqabsan mana joojin doontid, waanad khatimaysa bishii
M.a malinta ayan bilabaya insha allah mahadsanid tala fcn aya nala wadaagtay ❤😊
Aad baan u jecelahay dhagaysiga gabar wax baratay gaar ahaan dhanka diinta alle ha ku barakeeyo.
jazakallahu kheyr wllshydii ❤illahy iifudeydiye xifdinta Quranka anig io inti ku adag oo jeceyl 😢aaamiin yaa Rabbi ❤Kusali Nabigeena muxammad SALLALLAAHU caleyhi wasalam ❤
Hadad isoboqato ilhay lacag mela kala dhigto hakusiyo ❤
جزاك الله خير الجزاء 😢 اختي كثر الله امثالك
Mnsha alh abyoh intan kubarty wax badan iska badaly thnks allhuma brik sister🎉❤
جزاك الله خيرا الجزاء حبيبتي❤
Masha Allah ❤❤❤
Rabi haku xifdiyo Qali ❤🎉
Scw
Allhu Akbar❤❤❤❤
Jazaakallah sister ❤
الله يجزيك الخير حبيبتي
Allha kaajr siyo abyo noso badi mawducyadan oo kale❤
Masha aalh
Jazakallahu khayr xbbty ❤
بارك الله فيك أخي ❤
Shukran ukhtii qaybta xigtana nooso gali ❤
جزاك الله خير ❤🎉
جزاك الله خير 💕
Abayo carabi Ayan raba Ina barto side Ku barta❤
Wcs wllo❤❤❤
Jassakalahu khayr xbbti❤
Abyo ajar allha ka siiyo isbuuc kasta Ina video soo galiso isku Day hadaa awoodo❤
M.a❤
Abyo plz marba qeyb ino so gali sidaan o kale Mida kale waxaan rabaa inaad isoo tabiyo kitaabka risaala yuusuf رسالة يوسف af somali inoo so sharax ama aso pdf labaadaan kitaas ma helaa oo af somali ah😢🥰
Shukran mcnt
Apyo inoso dhqaso inshllah
Wll najmaay jaamacada azhar waxaa maqle inay dhanka caqiidada ahlu sunna wljamaaca ahen inaa ku biira raby e xog maka.heesaa
Wlahi been maha ano yar mar quraanka dhameeyey ka dib kuma noqon mar ayan is dhahay bal quraanki ku yara noqo wan ku noqday ka dibna maxad galay hadana corona virus iga soo dhexgalay ano quraanka 26 jus marayey mahadkiina الثالث ka gaadhay aya xanuunkasi iga soo dhex galay imikana waxan inshalah isku Dayi doona in aan quraankaygii iyo maxadkaygii dib ugu noqdo inkasto aanan hada dalkii joogin
Najmaay maxd iigu cabty markaad dhooftay😂😂😂
M.a❤