carooskeyga hawraar xasuusliyo heeskaan u hibeeyey xaaskeyga💝💝💝

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • recommandées pour vous

Комментарии • 280

  • @fartuunabdule3478
    @fartuunabdule3478 5 лет назад +5

    Alla jecdliyaa reer jabuti viva wlldey am from moqdisha aloow ii xifdi somali meelkast oo joogan❤❤

  • @Waarre
    @Waarre 5 лет назад +3

    Arooskii lagu aflaxo Alllaha ka dhigo wiil iyo Caano gabadh iyo Caano isku waara big love from Somalia walaalahey Djibouti.
    Guul Somali meel kastey joogto 🙏🙏

  • @abdikarimharedkoiooo8573
    @abdikarimharedkoiooo8573 5 лет назад +6

    Mashalah Mashalah Mashalah Dadkeygiii Dhalasho iyo Abtir Wadagnayaw Rer jabuti Nolada intay nol jirto Boqortoyo Direeeeeed dhashi Barakesned Ee Madobe Direeeeeed guuuuuuuuuuull

  • @Layla6793
    @Layla6793 5 лет назад +3

    Wiilka Aroosku cod macaanaa. Miyuu heesaa. Heestaa baa igu socotee maxaa la yidhaah oof caleeg hees iyo badh...please ii sheega heesta magaceeda. Ilaahay guurkiina guur khayr leh... Congrats to you both!

  • @shukrifayzal2770
    @shukrifayzal2770 4 года назад +2

    2018 ilaa hada 2020 wan ka helay hestan arooska mzha alh isku waara abid abtidoon ciise💕👍 form hargaisa

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 5 лет назад +3

    Wooow mon pays antal from Q 4 walasheed nafiis inte kuu danbeesey waan uu xiiseey walaahi xeebti Djibouti nimco gaabo gacmahegi uu xiseey 😘😘😘😘👑👑❤️❤️❤️🌹🌹🌹

  • @nasrohussein3476
    @nasrohussein3476 5 лет назад +4

    Viv Djibouti 😊🇩🇯🇸🇴🇸🇴👋👋
    Hambalyo arooska cusub

  • @loulezaco668
    @loulezaco668 3 года назад +2

    Machallah être avec edo niema djama le jour de ton mariage vraiment vous êtes béni 🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @Khadargunner
    @Khadargunner 5 лет назад +7

    hooyadii fanka nimco jamac migil salaan ilaahay hanoo daayo somali oodhan baa jecel Waa salaamayaa arooska quruxda badan iyo mama nimco from north dokato

  • @haboonofficial3101
    @haboonofficial3101 5 лет назад +2

    Arooskan Runtii Kama Caajiso Dawashadisii Mr wlba O wakhti Haayo isagalee Fiirsadaa Mnsha Allah Alle Ha isku Barakeeyo

  • @nasteho3825
    @nasteho3825 2 года назад +3

    Allah unaxaristo wlhi wan kanaxay

  • @khadralucky1008
    @khadralucky1008 5 лет назад +6

    Mansha Allah Hambaalyo Abtidoon iyo xaaskisa guur khayr qaba alle haydinka dhiigo from Puntland Jabuti wan jeclahay wlhy 2018 bishi afrad ban imii anigo uu socda puntland kana imi qurbaha sii aan cadi ahyn bay isoo dhaweyen abaalka wan guudi doona insha allah 😍😍😍😍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💔💕💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abomahir3828
    @abomahir3828 5 лет назад +2

    AROOS WACAN MASHA ALLAH.
    Hal gabar Jabuutiyaan ah haley Raadsho
    Dadkaan Quruxda Badan Leh.

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 5 лет назад +2

    Masaha Allah aroos wacan hambalyo مبروك عليكم الله يبارك فيكم may Allah jabouti country and the people I love jabouti they wellcome me I am from somaligalbeed I say salam to all the jabutian singers and acterresses men and women abd the prsedent ismail and the frest lady Khadra 😂😂😂💙viva jabouti

  • @ProudAfrican
    @ProudAfrican 5 лет назад +1

    Maa shaa Allah waa hees cajiib ah iyo Aroos aan caadi ahayn.Somali oo dhan guuleysta,wakaa dhaqankeena.

  • @nashadcise8739
    @nashadcise8739 4 года назад +3

    Mashalllh hamblyo hamblyo lamnha is dortyaa kuwi isku war illlahy ha idiin kadhigo wallahey somliyed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yngeebra624
    @yngeebra624 4 года назад +3

    inta garaty inay tahy meshu Dalka jabuuti and like zhp iguh sooo zuupi

  • @evabilleh2760
    @evabilleh2760 5 лет назад +5

    Fananad wen nimco edo qali cimridharer allaha kusiyo❤️❤️ big respect

  • @evabilleh2760
    @evabilleh2760 5 лет назад +6

    Mashaalah abtidon xaskisa farid wlhi ixtiramkeka ayan ka helay edo nimco siday madaxa uka dhugatay 😍🥰 jiir oo jog oumalkhair hn

  • @asmadhayman1842
    @asmadhayman1842 5 лет назад +1

    Masha allah vive maman neima djama miguil belle chanson 😘😘 ma chanson préfère 😊 sinon mabrouk à vs deux

  • @faraxburcaawiyoadam7643
    @faraxburcaawiyoadam7643 5 лет назад +2

    Farah form Burco
    Abtidoon congratulation congratulation
    I love d jabuuti 🌹💕

  • @falisahgedi2486
    @falisahgedi2486 5 лет назад +2

    Isku waara abti doon io xaaskiisa ❤❤❤ mom nimco cimrigeeda allha dheereyo 2019 daawanayo

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 5 лет назад +1

    Mansh allah hanbaliyo arooska quruxda badan ee ka dhacey Dj jabouti fanaanka iyo xaskisa isku war ubad khayr qab kala hela wiil iyo caano gabdha iyo caano me form somalilnad gar ahaan casimaad hargeisa cadey

  • @nasrayusufcilmatan5129
    @nasrayusufcilmatan5129 4 года назад +1

    Arooskii lagu khayro waana aroos taariikh ah madaab ay joogto NIMCO jamac mightil nimco sharaf

  • @amranibrahim5446
    @amranibrahim5446 5 лет назад +6

    Mashallah my brother and my walashaya god bless you both of you hoyo nimco jamac allaha cimri deer allaha siyo🙏🙏🙏

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 5 лет назад +2

    Masha Allah Hambalyo Walal allaha isku kin barakeyo Dadkeyga Rer Jabuti idin jecelnahay From Mogdisho ❤

  • @faisaxaji7309
    @faisaxaji7309 5 лет назад +17

    Nimcan axsan fanan illahay cimri dher ban kaga baryay😍😍😍

  • @abdiatteye7151
    @abdiatteye7151 5 лет назад +4

    Ededay qali horay uu soco edo caday qali dumar😍

  • @farahahmed9153
    @farahahmed9153 5 лет назад +5

    MashaAllah tous mes meilleurs vœux à toi et à ta conjointe cous et longue Life à la diva et légende nationale

  • @zuhurshakwin2951
    @zuhurshakwin2951 5 лет назад +1

    Masha Allah hambalyo abtidoon iyo umulkhair alle haysku kiin.barakeeyo rabbi haydinku arsaaqo awlaad khair qabta

  • @kawsaribrahim.nesdexa453
    @kawsaribrahim.nesdexa453 5 лет назад +11

    masha alaah jecliyaa walaalah reer jabuuti farxadooda inkastoonan waligay jabuuti arak garabkiina ilaahay ha galo waxaan aad ugu faraxsanahay in maamadii qaaliga ahayd jabuuti ku soo noqotay midaysnaada walalhaw oo hore usocda xasan guuleed uduceeye haduu somalia idinku darilahaa dhabarka ayay idinka jabinlahaayeen waxan dhagaystay waraysi bbc la yeelatay xasan guuleed oo la way diiyay maxay reer jabuuti kugu xasuusan doonaan wuxuu ku jawaabay waxay igu casuusan in aanan soomaalia ku darin hadaan ku darilahaa dhabarka ayay naga jabinlahaayeen waa runtii ilaahay ha u naxariisto

    • @mouhyadinmed9132
      @mouhyadinmed9132 5 лет назад +2

      Machallah wa runta wllo Allah ha gu sharfee

    • @fadomomahamed7556
      @fadomomahamed7556 5 лет назад

      Doqonimada iyo jahliga markeey isu kaadar samaan waa tanoo kale oo maxaad soomaali kacarartaa maaxad wax kasheegtaa maxeeysa dhabar jabin walalkood kufalayaan toloow mise jamecN baad ismooday

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 4 года назад +2

    Kama dalo dawashada. Video kan ad ayan u jeclahay farxadoda ayan anigana farxad ka hela Mansha allah rabi habarakeyo dhamantod all

  • @abdullahomar9828
    @abdullahomar9828 5 лет назад +2

    Masha Allah aroosa macan iyo farxaad macan wiil iyo cano iyo gabar

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya3866 4 года назад +1

    Edo macan neima djama nolow cimri dheer cafmad alla ku siyo

  • @norau8476
    @norau8476 5 лет назад +3

    Boqorkii abtidoon iyo boqoradisa umulkhyr alf mabrouk wallo❤❤❤

  • @qalbisaliim4430
    @qalbisaliim4430 5 лет назад +24

    Hambalyo abtidoon waxaan ayaan kaaga soo diraya muqdisho isku waara walaalaheen reer jabuuti

    • @aptidonissaofficial2220
      @aptidonissaofficial2220  5 лет назад

      hayakallaah walal mahad sanid nolow

    • @qalbisaliim4430
      @qalbisaliim4430 5 лет назад +1

      @@aptidonissaofficial2220 Abtidoon iyo xaaskiisa ku curta caruur aanan caasi idinka noqon aamiin fram mugdhisho

    • @aptidonissaofficial2220
      @aptidonissaofficial2220  5 лет назад

      @@qalbisaliim4430 😍💝amiine amiine huno allah ku sharfo 💝

  • @kaltuunmaxamed7137
    @kaltuunmaxamed7137 5 лет назад +2

    Waaaaaw masha allah aroos aan cadi ahayn iyo fanaan cod macaaan heesta u uqaaday xaaskisa ayaanba kahelay weey

  • @umumuhsen605
    @umumuhsen605 5 лет назад +4

    Kama daalo hambalyadada abtidoon & umulqeyr wadanihii raw raw lahaa kama roorine reer i geey

  • @ahlaam6818
    @ahlaam6818 5 лет назад +2

    Maasha allah is ku wara ubad khyr qaba kala hela aaammiin yarabi

  • @hayadedjibouti8234
    @hayadedjibouti8234 5 лет назад +3

    Edo Nima Djama noolow maman macaan . Je soutiens haut et fort l'idée d'inviter les grands star du pays ( Nima Djama , Roda Daher , Abdi Noir etc......) Très beau mariage mon frère ....... félicitations

  • @bahjadoualeh364
    @bahjadoualeh364 5 лет назад +1

    Masha Allah hambalyo bro Aptidon &his wife nice song

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 5 лет назад +1

    Viva mama Nimo Jamac I love her songs also مبروك again wa arooss aad iyo aad uwacan Allaha ubad khayr qaba idisiiyo long live Nimo also thank ypu for the reaply my comment also my brother Abtidoon بارك الله فیکم اللهم امین

  • @maarmaarproduction6248
    @maarmaarproduction6248 5 лет назад +3

    Cod dahabi ah wllhi wn olmeeyay ciyalkan imika faniin sheganayana playpack baa duliyeeyay nimco edo mcn horay usoco

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 лет назад +4

    Masha Allah fanaanad qaali ah Nimco jaamac ito Nimcaan hilaac love from Somaliland 😍❤

  • @sahraabdi1589
    @sahraabdi1589 5 лет назад +1

    Maansha'allah isku waara hambalyo jabuiti aaf baan u jeclahay isku waara jabuuti soomaali ayaa xoraysay maatana iyaga ku dayda qoriga dhiga oo kacaylka badiya gabdhaha awlaada la koriya

  • @hanuumymohamed2331
    @hanuumymohamed2331 5 лет назад +1

    Masha alla 😍😍😍😍 ilaahow maamooyinka inoo daa inty ka dhimtyna u naxariso

  • @amiinabdirashiid3724
    @amiinabdirashiid3724 5 лет назад +2

    Machaa Allah Abtidoon ciise isku wara umad dadka io dalka io diinta xifdiyo Allaha nikala siiyo fanaan aan teegeero wayn u hayo waliba heesta hana From Belgium pro

    • @aptidonissaofficial2220
      @aptidonissaofficial2220  5 лет назад

      amiine amiine walal mahad sanid Cisiyo sharf ku nolow Hayakallaah 😍😍😍😍

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Год назад

      ​@@aptidonissaofficial2220
      Ilaahoow unaxariiso aptidooon alaahvwaan ka naxay geerida i nankan xaaskiisii iyo waalidkii walaalihii Samir ilaahoow sii shakhsi fiican bay waayeen oo hor naraywaxan filayaa in uu aad u nacariis badnaa dabeecad waaagsanaa arooskiisii aan bartay inankan waxan ka waadaway uun halkan

  • @mukhtaar_officiel
    @mukhtaar_officiel 4 года назад +1

    Fanaanad qaran neima Djama miguil ❤👑👑👑👑 Mama nolow

  • @ridwanmohamedamin5367
    @ridwanmohamedamin5367 5 лет назад +2

    Wowww très beau mariage abtidon est ça femme dieux vous protège est soyer une famille qui reste ensemble je vous souhaite une longue vie

  • @abdikafikaafi4688
    @abdikafikaafi4688 5 лет назад +2

    😘😘😘😘 Mama Neima djama 😘❤❤❤💘💘💘 Masha Allaha Nolow wiil iyo cano gabar iyo cano Alf Mubarak ilahay haku daayo Amiin yaa rabi

  • @mortel9044
    @mortel9044 5 лет назад

    machallah walall aros wacan oo wanagans will iyo canoo gabd iyo canoo mama Neima illah cafimat iyo imri hayo dayo

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 5 лет назад

    I sent this comment from Seattle wa I can not stop waching this beatifull vidio waxaan idankasoo salaa maya magaalada Seattle Washington makasto inaan vidiogan qurxdabadan daawada الله یبارك فیكم اللهم امین

  • @sahraabdi1589
    @sahraabdi1589 5 лет назад +1

    Waah waah waxaasa jacayl ah maansha'allah isku waara abid

  • @maajidaahmed297
    @maajidaahmed297 5 лет назад +1

    Masha allah tabarikallah hambalyo hno lomakala hadhin mama nimca jamac migil nolow waliga

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 5 лет назад +2

    Hambalyo aroos wacan walaalaheen djibuti från sweden cabdi 😂😂😂😂😂😀😀😀😀😁😁😁😁😁😁😀😂😂😂

  • @hodanahmed5738
    @hodanahmed5738 5 лет назад +1

    Heestan adyan ugu haysta, Nimcan cimri dheer ayan ku rajeen.

  • @qalbiwanag9476
    @qalbiwanag9476 5 лет назад +5

    Edo niimco jamac migiil masha Allah 💝💝💝💝

  • @fatimadarajochannel306
    @fatimadarajochannel306 5 лет назад +1

    Masha allah huno hore usoco inana arooski ka heesaya waa ii kow hore usoco isku wara wallo

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 5 лет назад +1

    Abti doon hambalyo aniigo from Muqdisho arooskada aroos qeerqab

  • @midnightvelvet8077
    @midnightvelvet8077 5 лет назад +3

    Love it. I wish I was invited ✨

  • @fadumoyusufalahaunaxirstoc1644
    @fadumoyusufalahaunaxirstoc1644 5 лет назад +1

    manshalaha hanbalyo million teams wlky iyo wlsy Somaliland ban tahnkyad idinkasodiray

  • @abdijabarmustafaqodax6890
    @abdijabarmustafaqodax6890 5 лет назад +1

    Legend alfanaan Abtidoon
    Alle Ha BarakeeYo Gurigiina
    Mnsha allah

  • @khadarsomaaliya1208
    @khadarsomaaliya1208 5 лет назад +3

    Djiboutian People love❤

  • @baydarwashiish6004
    @baydarwashiish6004 4 года назад

    Mansha allah hanbalyo hanbalyo Mabruuk, ala jecliya Nimco jama M ❤️❤️❤️❤️🇩🇯❤️❤️❤️❤️🇩🇯😍

  • @nagadawale1556
    @nagadawale1556 5 лет назад +1

    Masha allah isku waara abid aptidoon & marwadiisa umalkhair

  • @kadra825
    @kadra825 5 лет назад +1

    ماشاء الله تبارك الله ما شاء الله تبارك الله ما شاء الله تبارك الله 😍 😍 😍 😍 😍 😍 ماشاء الله تبارك الله

  • @sahrakefjama7032
    @sahrakefjama7032 5 лет назад +3

    Woow viva Reer Djopoti

  • @deqahapy6279
    @deqahapy6279 5 лет назад

    Masha allah mabruuk dubscribe cusub ayan ku ahey keep going bro🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @ahadihamadou7352
    @ahadihamadou7352 23 дня назад

    Allah yarham

  • @bilanmohamedbileh8761
    @bilanmohamedbileh8761 5 лет назад

    Mashallah mashallah nolow maman et felicitation notre chanteur mabrub

  • @hodanahmed3504
    @hodanahmed3504 5 лет назад +2

    😍😍😃😃 🇩🇯 respecte la Diva ❤
    Long vie à vs deux toi et oumal😍

  • @goobanimojecelgabadhareera6084
    @goobanimojecelgabadhareera6084 5 лет назад +1

    Nimcaan hilaacba ii muuqda 😍😍😍😍

  • @shacbaannour3017
    @shacbaannour3017 5 лет назад +1

    Masha allah tabrklah ilxuni idinma aragto Ameen wllo from hargaisa. ilhayow abti doono kle😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zahraahmed6977
    @zahraahmed6977 5 лет назад +1

    Bel ambiance conviviale Waoowww

  • @cookandbeauty6464
    @cookandbeauty6464 5 лет назад +2

    Manshallah Somali wedding

  • @nassererictube5632
    @nassererictube5632 5 лет назад +2

    Machallah maman neima Djama

  • @abdullahihassan9979
    @abdullahihassan9979 5 лет назад +1

    Cawa walisqabte hestii iqra yarey eysohade

  • @zuusuugaasoomar116
    @zuusuugaasoomar116 5 лет назад +1

    Masha allah hambalyo hampalyo rer djabuti dad aan jeclahay

  • @TheRealVenomGaming
    @TheRealVenomGaming 5 лет назад +6

    Mashalla MASHALLA MAMA GOD BLESS YOU VIVA NIMCA DJAMA

  • @abdoulkaderhocheabrar9354
    @abdoulkaderhocheabrar9354 5 лет назад +1

    Macha Allah edoo neima djama Miguel nolow très belle mariage

  • @fomar2137
    @fomar2137 5 лет назад +1

    Cadi mahan. Waxba ka helay. Gagabkaaa. Walahi ❤️

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 5 лет назад +1

    Masha allah Eedo nooolow fanaanad qaali ah codkedu isbedelin😘😍😍

  • @mehekbintuhaji5572
    @mehekbintuhaji5572 5 лет назад +1

    Wooow Nimcaan jir o joog farxd ku noloow

  • @xaqdarowaran8822
    @xaqdarowaran8822 5 лет назад

    FROM UK hambalyada dumar u badan Ragii maxaa ku dhacay Congaratulation Aptidon ciise

  • @nimcoabdi907
    @nimcoabdi907 5 лет назад +1

    Halauez la part des autres et le fait que nous sommes à votre entreprise il faut que tu es en commun

  • @abdifatahally3817
    @abdifatahally3817 5 лет назад +2

    Hampalyo ugas abtidoon cise 👌👌👌👌

  • @lolbob1906
    @lolbob1906 5 лет назад +2

    DJABUTI 😍😍😍

  • @asmacabdi9296
    @asmacabdi9296 5 лет назад

    MashaAllh hambalyo inadeer qali iyo dumashidy umul hkyr

  • @malikamedia7580
    @malikamedia7580 5 лет назад +1

    Wow caruusada magacyagay haysataa

  • @moustaphamk6597
    @moustaphamk6597 5 лет назад +1

    Masha allah hambalyoo abtidon issa💥❤❤

  • @Nqaalifamily
    @Nqaalifamily 5 лет назад +2

    Mash Allah hampalyo

  • @juweriawarsama1776
    @juweriawarsama1776 5 лет назад

    Maansh,Allah lamaane jacylkooda loo qushucayo Ilahay ha isu daayo aamin

  • @hodangarash5085
    @hodangarash5085 5 лет назад

    Maashaa allaah guurkiina guur kheyr aniga waxaanba ka helay ABTIDOON SIDAAD xaaskaaga cusub laabta u gelisay ayadana si qurxoon kuugu farsaxsantahay

  • @marwodjama2834
    @marwodjama2834 5 лет назад +1

    La meilleure partie de votre mariage mabrouk à vous

  • @eiasosmansaleh7714
    @eiasosmansaleh7714 5 лет назад +1

    Neima djama vrai djibouti voila

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 5 лет назад +1

    Hhh😁😁. 3daa gaagaaban Mxey Iska garab qabanayaan. Ma iyaga umbaa is indho garanaya

  • @juweriyacumar6722
    @juweriyacumar6722 5 лет назад +3

    Mnsha allah

  • @xidigtahargaysa4995
    @xidigtahargaysa4995 5 лет назад +2

    Masha allh hambalyo lkn gaagaaabka maxa mesha iskugu kenay aroos jin miya kkkkkkkkkkkk

  • @hamdaibrahim7322
    @hamdaibrahim7322 5 лет назад +2

    Abtidoon ma inan buu ahaa sowkaaa i dhafay waxan mooday in bari hore uu la tagee🤣🤣

  • @qalbisaliim4430
    @qalbisaliim4430 5 лет назад

    Abtidoon iyo xaaskiisa ku curta caruur aanan caasi idinka noqon aamiin fram mugdhisho