Wareysi Laga Qabtey Fannaanka Maxamed Mooge Liibaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 210

  • @dahirmohamud2307
    @dahirmohamud2307 4 года назад +20

    Allow jannadii gurigiisa ka yeel , Naxariistaadana ugu deeq ,,Maxamed mooge liibaan wuxuu ahaa fanaan aan taariikhda fanka somalida marna ka go’eeyn, dadkuna in badan xasuusan doonaan......

  • @dacadibnuismaciil118
    @dacadibnuismaciil118 3 года назад +8

    Ab iyo ab waa heesta markan ardayga ahaa igu dhiirinjirtay waxbarashada waana heeska aan kubartay maxamed mooge aLLe naxariisto Jano hageeyo isaga iyo dhaman umada islamka aamiin aamiin

  • @khalidaxmed3541
    @khalidaxmed3541 2 года назад +10

    Codkarnimadiisa oo.qudha ayaa mucjiso ah ilaahay haw naxariisto muxjiso.fanka soomaalida mar soo.martay buu ahaa 🔥🔥🔥

  • @maaxmedia4784
    @maaxmedia4784 3 года назад +16

    Waxaan jooga 2020 kii waxaan ku noolay hargisa caasimada dalka somaliland runtii taarikh aan inbadan raadinaayay ayaan helay caawa maxamed mooge liiban alle hawnaxariisto qabriga alle haw nuuriyo teacher somaliyeed

  • @cumaraxmed3820
    @cumaraxmed3820 4 года назад +30

    Horta waxaan nasiib u helay saaxiibayaal inaanay cidi faataxayn aniga mooye. Maanta gelinkii hore ayaan meel fog layga soo helay anoo isla tallow Waayo waayihii xagaad u martaa oo aad ugu dirtaa waraysigan. waaniga iminkana ugu horeey daawashadeed.
    Mahadsenidin saaxibayaal.

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 3 года назад +7

    inu aqoon yahan ahaa hadalkisa ka garo
    ilahay naxariis jano hakawarabiyo aamiin aamiin aamiin

  • @hassanahmed6738
    @hassanahmed6738 3 года назад +5

    Maxamed mooge wuxuu ahaa nin aad uga fuwan faniinta somalida , wuxuu ahaa alle hawnaxariiste geesi,fanaan,abwaan,musician, siyaasi, iyo waayo arag.

  • @mohamedabdulahiabdi2081
    @mohamedabdulahiabdi2081 4 года назад +11

    Wariyaha wareesiga ka qaaday wuxuu ka nasiib badan yahy kumanan wariye oo gayiga somalida kunool
    Waxaa nasiib daro ii ah inanan kusoo garin am anan haleelin watqigi uu fanan ahaa Mohamed mooge AUN

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 4 года назад +26

    11/8/2020 aya dhagestay ano joga dalka garmalka somaliwen hada dhagesan doonto heestaan 11 8 2050 igu so xasuusta hadiiba waqtigaas dhagesan dontaan maxamed moge alaha unaxariisto dhaman inta muslimka ah ee dhimantay 😍😍😍😍😍😍😍👏😍😍😍😭😭😭 aduunyoow xaalkaba wa hees qiira badan wlh

    • @dictorkiimiko3026
      @dictorkiimiko3026 4 года назад

      waa cumar dhuule ma ahan maxamed mooge heesta maxaa loogu soo bilaabay

    • @naimanaima2527
      @naimanaima2527 4 года назад +1

      11:9:2020 ayan dawanaya from Germany 🇩🇪 alle haunaxaristo fananka

    • @sakariyedayib5154
      @sakariyedayib5154 3 года назад

      Anigu 2013kii ayaan dhagaystay iyadoo intan ka gaaban bbcsomali

    • @hanadgeesi4133
      @hanadgeesi4133 3 года назад

      @@naimanaima2527 ma fiicanthy

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 2 года назад

      Allaha u naxariisto Aamiin

  • @abdifatahpashe608
    @abdifatahpashe608 Год назад +3

    Ismoog haamihiibay aslaysaa
    Cali sugule iyo m.moogeba alle haw u naxariisyo

  • @MaganeAbiib
    @MaganeAbiib Год назад +1

    Macalinkii
    Mu,laxaxankii
    Mu,qannigii
    Mu,fikirkii
    Murti,yahankii
    Mujaahidkii
    Maxamad mooge liibaan (babban)
    Dhashay 1940
    Dhuuntay 1984
    Waana shaqsi sooyaalka doomaaliyeed baal dahaba kagga jira (AHUN) aamiin

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 4 года назад +15

    Mashallah wa wareysi inbadan raadiyey isago dhamaystiran mahadsanid 100jeer waayo wayihii wacnaa

  • @ridwaneid5013
    @ridwaneid5013 Год назад +2

    Cajiibul cajiibaat weeyi waraysigani maxamed mooge fanaankii saxda ahaa ayuu ahaa nin han leh ayuu ahaa iska heese muu ahayn rabi ha u naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin

  • @Daaaaaax
    @Daaaaaax 4 года назад +7

    Ilahay haw naxaristo macalin,mujaahid,fanaan waxa nasiib dadkii ay isku mar noolaayen🥺

    • @ilhancaraaye5801
      @ilhancaraaye5801 2 года назад

      Ina abtiyo❤ allayaraxma abti mohamed moge libaan nin qaaliya ayu aha waxan aad ugu xasuusta hooyadey o heesihisa aad u jecleyd iyaduna wa iga geeriyoray allayaraxma dhamaantoda💔🥲

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 года назад +4

    Allah u naxariisto Mujaahid Mohamed Mooge, Mujaajid wariye asna cimri dheer iyo cibaado suuban Aamiin

  • @ahmedabdi5857
    @ahmedabdi5857 2 года назад +4

    nashiidada uu maxamed mooge qaadayo waxa la dhahaa صه يكنار waxana wada qaada fanaaiin waaweyn oo reer suudaan ah oo ay ka mid yihiin
    sayid khaliifa
    salaax mustafa
    cabifataax almaciin
    in badan ayay igu qaadatay hellida arerayada nashiidada.

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 3 года назад +4

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
    ILMAHIINA KABAN U GADA XAFIDSIYA LA QAADAA HEESTA M MOOGE U QAADAYO!!!KABANA!

  • @nunebiyami5069
    @nunebiyami5069 4 года назад +20

    Shaqo wacan buu qabtay dibu xorayntii Somaliland❤️ allah haku naxaristo

    • @maxamedxamse7827
      @maxamedxamse7827 2 года назад

      Ale hawnaxariisto

    • @nurabdiqadirahmed8294
      @nurabdiqadirahmed8294 Год назад

      Waxba laga dheefin waxaas waagaas baan qurux badnayn’ siyaasiyiin imaan la’ ba dadka isku diray wixii fidnaadaas kiciyay anagana mustaqbal la’ aanta nadhigay ilahay cadaabkii haku fogeeyo.

    • @MushTaaQmalapoH
      @MushTaaQmalapoH 8 месяцев назад

      Allah Ha unaxariisto

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 3 года назад +6

    Masha alla fanaan buuxa ayuu aha dhankasta 100 allow kuu naxariiso

  • @mowlidfaisal8260
    @mowlidfaisal8260 4 года назад +3

    allle ha u naxariisto m.m.liibaan codkiisa waa faannaki ugu jeclahay .. 1000km oo adis abab to hargeisa ayaan dhagaysanayay .

  • @burhaan-ducoqabem.3863
    @burhaan-ducoqabem.3863 4 года назад +24

    "Fannaanku waa macallin dhab ah. Sida uu baruhuba uu ardayga tamaashirta iyo samuuradda ugu dhigo, isagunna (fannaanku) waxa uu uga dhigaa masraxa." Allow kuu naxariiso Maxamed Mooge Liibaan Baban.
    Ina Mooge, hobal han weyn oo cidna aannay wax gashan buu ahaa.
    Candirashiid Seed, wareysi taarikhda gallay ayuu ka qaaday M. Mooge. Wallow aan Cabdirashiid aad ula yaabi jirey, sida uu adeerkii Cabdillaahi Yuusuf ugu guulwadeyn jirey, waagii uu Xabashida dalka soo galiyay.
    Mahadsannidiin Waayo Waayo.🙏

    • @cabdikofee
      @cabdikofee 3 года назад +2

      Xaguu joogaa Mr. Seed hadda?

    • @mahdimaxamad8399
      @mahdimaxamad8399 Год назад

      Burhaan ducoqabe. Markaan yeey la joogaan maxamad mooge iyo c/rashiid aadan seed' soow amxaaro ma aha. Marka cabdulaahi yuusuf waxba haka sheegin. Waxaan waa loo dhamaa'

  • @mohamedshire2940
    @mohamedshire2940 2 года назад +5

    Hesta kabankisa uqadey noso geliya adinko mahadsan 😍

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 4 года назад +8

    😭😭😭😭waan ufataxaynay in ilahay naxariis jano hakawarabiyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 Год назад +3

    Soomalida dhageysan doonta 2040. Inshallah dalkeenii oo markaa hagaagay iyo dadkeenii oo horumar gaadhay. Inshallah sidaa mujaahidkuna u jeclaa ummadiisa soomaaliyeed oo horumar gaadhay. Ilaahay waa ina gaadhsiin. Ku bushaaraysta

  • @apdifatahhappil6054
    @apdifatahhappil6054 Год назад +13

    Wxn dhageysanayaa 2023 waxn jooga dalka Austeria wuxu ahaa M.Moge fanaan mar La arag aH oo somalida so mara faaatixada halo marro aabaha fanka aabaha macalinimada 😭💯🙏

  • @abdiaziz7595
    @abdiaziz7595 3 года назад +5

    Mansha Allah hobal iyo halyeey Wanagsan oo somaliyed allaha Ku naxaristo

  • @xuubsiibtaysiibte6587
    @xuubsiibtaysiibte6587 2 года назад +2

    Waa wax aan Ku wanaagsanayn in waraysiga maxamed mooge Ka hor in la shidocumar dhuule

  • @FilsanMaxamed-g9x
    @FilsanMaxamed-g9x 2 месяца назад +1

    Waayo waayihii wacnaa Inder isaaq miyaad tahay aduu horta

  • @reergaalkacyood9361
    @reergaalkacyood9361 3 года назад +7

    Waxaa Waraysanaya Adeerkay Cabdirashiid Aadan Seed.🙏💐
    Dad Waa Dadkii Hore.

  • @cabdiwahaabmaxamuud7564
    @cabdiwahaabmaxamuud7564 2 года назад +3

    Nin qaaliyuu ahaa rintii ilaahaw kuu naxariiso

  • @cabdilahiaadanduale2244
    @cabdilahiaadanduale2244 3 года назад +6

    Maxamed mooge wuxu dhintay 1984 ale gawnaxariste

  • @baashe09
    @baashe09 4 года назад +2

    Allah ha u naxariisto Maxamed Mooge Liibaan ,ahaa Macalin ,Halgamaa iyo Suugaan yahan
    Heesaa dadwaynaha dareenkooda kiciya, Gaabnida wakhtigii uu Noolaa waa Mid Qiimo wayn
    U Leh dadka Af soomaaliga ku hadla

  • @abdishakuralishiikh6148
    @abdishakuralishiikh6148 Год назад +1

    Magacaygu waa Abdishakur ali sheikh waxaan hada joogaa magalada Mogadishu waxay guraantani isoo gaadhay 15/DEC/2022.
    Allaha raxmaan ka ah ha u naxariisto Mohamed mooge liiban, aadbuu ii wacyiyaa, waan jeclaan lahaa caruurtiisa Inan garanayo.
    MAHADSANIDIIN

  • @Lawyarfoodcade
    @Lawyarfoodcade Год назад +1

    Maxamed mooge liibaan waxa uu ahaa hal-abuur iyo heesaa hufnaantiisa dhaqan iyo haybadiisa suugaaneedba salka ku hayso waya aragnimo iyo indheergaradnimo xeel dheer markan la waraysanayo da,diisu waxa ay ahayd 43jir isla 3sano kadib maxamed mooge waa la dilaya alle haw naxariistee

    • @suhaybmuxumed1933
      @suhaybmuxumed1933 Год назад +1

      44 jir ayuu ku dhintay walal Marka la waraysanayaa 1981 markuu dhintayna waa 1984 markaa da'adiisu waxay ahayd markan la waraysanayay 39 jir . AHN 🐐

    • @MushTaaQmalapoH
      @MushTaaQmalapoH 8 месяцев назад +1

      Mooge waxa uu noolaa 1945 illaa 1984 intii u dhaxaysay weliba bishii June isla sanadkaaa 84 ayaaaa la.dilay alleh habunaxariistee

    • @mahamedaxmed6817
      @mahamedaxmed6817 7 месяцев назад

      39 jirbu ku dhintay zxpyal mujaahidku

  • @isakabdirahmanisak8442
    @isakabdirahmanisak8442 Год назад +2

    Mogadishu Mar 21 2023 habeen Jimca ah oo Ramadan labo yahay ayaan dhageysanayaa AUN isaga iyo intii musliim ah ee dhimatey

  • @adamahmed973
    @adamahmed973 4 года назад +4

    Ilaahay haw naxariisto maxamed mooge liiban sidoo kale ilaahay cimrigiisa haw dheereeyo cabdirashid aadan seed qoor.

  • @jimcalehtimoh2859
    @jimcalehtimoh2859 2 года назад +2

    Alle hownaxariisto imamka fanka somliyeed m.mooge liiban
    -waa duhur amintu ay tahy 2:43 duhurnimo tariikhduna tahy 3/8/2022 ahna maalin khamiisa ayaan waraysigan qiimha naga mudan dhagysanaya inkastoon hore u dhagystay

  • @jaambiir8
    @jaambiir8 4 года назад +4

    Alle janatulfardawsa ha ka waraabiyo fanankii qaaliga ahaa moh moge liiban runtii waa mar la arag

  • @gafoteyusuf5430
    @gafoteyusuf5430 2 года назад +1

    Wuxu ahaa aqoonyahan sida ka muuqata warbixintisa alle ha u naxariisto

  • @mohamedmireabdulle2578
    @mohamedmireabdulle2578 Год назад +1

    Alah naxariisto Mohamed mooge fanaann taarikh weyn reebay buu ahaaa

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 3 года назад +1

    Allah naxaristi jano fardawsa ha ugu deeqo mahamed mooge libaan wuxu ku suntanyay astaanta gobanimo iyo halganka . Geeridi ku dishay geedka ba

  • @abdikhadarosman52
    @abdikhadarosman52 Год назад +1

    Waxan dhagaysa naya 2023 bisha 9aad 5 teda waxan ka dhagaysanaya dalka qatar wixi iga dambeya ee dhagaysta dabaday haw duceyan marxunka maxamed mooge libaah ustad ka ❤

  • @liibanmaxamednalka4052
    @liibanmaxamednalka4052 4 года назад +4

    Waayo waayhii wacnaa maanta aad ayaa idinkugu hanpalyeynayaa waayo waan raadi jiray isaga oo la wareysanayo halkii loo baahnaa haddaa taabatay

  • @iffrahmohamed
    @iffrahmohamed Год назад +1

    Alla Cod karsanaayaa illahow Cadkaga Cadaab ka ilaali🤲
    Bal Arag sida ay ogu waynayd wadaniyada uguna shegayo in uusan tacliinta kaliya ku dhiirin ay tahy in uu wadankiisa wax u qabto oo Cidna ku halayn 😭😭
    Mar la Arag macalin mujahid mulaxan MML Godku waasac kuu Noqay🤲

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 4 года назад +3

    ilahay haw naxariisto maxamed mooge liibaan oo ahaa macalin iyo fanaan umada somaliyed waxanu ahaa nin dalkiisa iyo dadkiisaba jecel balse necbaa nidaamkii kaligii taliska ahaa ee kacaanka somali eeday

  • @hhabdi7056
    @hhabdi7056 10 месяцев назад

    Maxamed mooge liban
    Alaah hawnaxariite codkiisa,dahabi ah,libaaxyaynta leh,ee luxdan hadana legdan ee rabi hibada useyay marla,aragta ah een cidlawadagta jirin hubana inan dibloohelan,
    Waxa udheera waxa uu xaqiiqdii ahaa,indheergarad,aqoonyahay codkar afsomaliga ku wadhwafhay
    Hadan runti is idha sefee mooge hadalkumakoobikaro
    Raboow naxariistada ugu deeq

  • @MOOGE6701
    @MOOGE6701 5 месяцев назад

    Babaaygii jamaamiyo
    Canbo Jilib Ku Yaala
    Ubaxii Janaaliyo
    Jowharad Lamoodyeee
    Jirkaaga Udgoon baa
    I Soo jiidanaaye
    Jeegaan Sideed baa
    Wadnaheyga Jeexdee
    Ha I Oran Hay Oran
    Hay Oran Jawaab kulul
    Geenyadii Jareysa
    Mataqaan jikaarke
    Jidiinkaagu Raaxada
    Ma Mid Jaahil ka ah Baa
    Aun Sayidkii fanka Sulub Ismalciil Oo ay Badi Dadak U garanaayan
    Mohamed Mooge Liibaan
    Jiifso fardawsa Aun😢🤲🏻

  • @eidlemusse2266
    @eidlemusse2266 3 года назад +3

    Waxan dhagaystay waraysigan 7/12/2020 habeen salaaso ah AUN mujaahid maxamed mooge liibaan

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 4 года назад +4

    Waa waraysigii ugu horeeyay een kadhagaysto fanaankii mualifkii waynaaa maxed mooge alla raxme thanks chanalkan nosoi gudbiyay

  • @Garyaqaan78686
    @Garyaqaan78686 2 года назад +2

    Libaaxii fanka iyo macllin kii weynaa M.M. liibaan. H.U.N.

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 2 года назад +2

    Waxaan jooga hargeisa oo aan ku dhageysanayo wareysigaa mujaahidka laga qaaday sababta aan u dhageysanaya waa si aan uga helo shiidaal iyo awood aan inta taagtayda ummada soomaaliyeed uga hiiliyo cadaawaha iyaga dhexdooda ku jira iyo ka dibadaba. Wareysigga mujihadidku waa ku qalbi taabasho ah

  • @arbacshow8243
    @arbacshow8243 4 года назад +1

    Alle ha u naxariisto fanankii weynaa MML ahna macalin iyo mujaahidba marka aan maqlo codka MML waa kuu duceeyaa.

  • @sareedomohamed9965
    @sareedomohamed9965 3 года назад +3

    Waxn dhagaysnaya mnta oo tariikhdu tahay 17.6.2021 malintii loo doortay inanku adeerka. Uhaa c/kariim ahmed mooge mayarka hargisa

  • @z012y
    @z012y 4 года назад +6

    *Mujahid Maxamed Mooge Allow Kuu Naxariiso*

  • @abdulaahiabduqaadir272
    @abdulaahiabduqaadir272 3 года назад +2

    Waraysi cajiib ah weeye waana waraysiga kaliya laga hayo maxamed mooge liibaan radio kulmis iyo wariye Abdirashiid Aadan seed qoor waa mahadsanyihiin

  • @mohamedshire2940
    @mohamedshire2940 2 года назад +1

    Axsan wareysi cajiib ah iyo cod fasiix ah allha unaxaristo macalin maxamed mooge

  • @waxbadanogowwbo99
    @waxbadanogowwbo99 Год назад +1

    Heeta aduunyoooy waa hees aad u macaan marwalba waan ku cel ceshadaa

  • @maxamedogle611
    @maxamedogle611 4 года назад +3

    Axyaa muxamad moge liban alyaa arxamu wardher dalwanaagsanaydaa wadada lomaruu wedyaalaa

  • @oldschool9316
    @oldschool9316 3 года назад +2

    Alle ha u raxmado LABADABA M.MOOGE
    IYO LEGEND CUMAR DHULE HEESTA FURITAANKA LEH

    • @khaalidcabdi7701
      @khaalidcabdi7701 3 года назад

      Allaw unaxariiso amiin amiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiiin

    • @oldschool9316
      @oldschool9316 3 года назад

      @@khaalidcabdi7701 amin sxb

  • @shabmohamed8204
    @shabmohamed8204 2 года назад

    Maxamed mooge liibaan ahn laadheere garxajis ah alle qabriga ha u nuuro aamiin

    • @xiirmastuur5249
      @xiirmastuur5249 Год назад +1

      Anagu abaal baan u haynaa m.mooge AUN wuxuu ku jiraa dadkii noo hiiliyey 1978 markii siyaad bare dadkayaga ku laynayey mudug iyo nugaal❤❤❤❤

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 2 года назад +3

    09/October/2022 aduunyooy xaalka ba'

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 года назад +4

    Eebbe ha u naxariisto marxuum Maxamed Mooge. Waagii Soomaalida Carabiga ku gabyi jirtay. Ninka waraysanaya waa reer London. Seed baa la yiraahdaa.

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 4 года назад +2

      Danjire Cabdirashiid Aadan Seed (Qoor) sannadahaan dambuu malaha London degay ayaad is barateene ninkaan uu wareysanaayo bay 1978 jabhaddii SSDF ka wada tirsanaayeen, iyagoo labadooduba ka wada tirsanaayeen idaacadda raadyow Halgan oo Maxamedna ahaa hoobal ka soo heesa, Cabdirashiidna weriye ahaa.

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 4 года назад +1

      @Abdiaziz Said Seed waan hayaa taariikhdiisa nololeed intii u dhexeysay 1978-1991. Mana aha barnaamijkii ugu horreeyay oo aan dhegeystay isagoo soo jeedinaya.

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 4 года назад +2

      @@roblemaer4834 Maad i fahmin waxaan ka wadaa waa barnaamijkii ugu horreeyey ee wareysi ahaan looga hayo Maxamed Mooge. Ma waxaad haysaa barnaamijyo kala oo lagu wareystay fannaan Maxamed Mooge,fadlan nala wadaag. Haddaad ka wadid Cabdirashiid waad saxan tahay weriye ayuuba ahaa sow maahan marka inuu barnaamijyo badan qaado waa shaqadiisii. Mahadsanid

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 4 года назад +1

      @Abdiaziz Said
      Haa waxaa jira barnaamijyo Seed qabtay qaar ka mid ah oo aan dhegeystay dhowr sano ka hor. Dad baa Seed yaqaan laakiin codkiisa markay waraysigan ka maqlaan yaabi lahaa. May oga inuu weriye ahaa. 1981kii waa adduun kale.

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 4 года назад

      @@roblemaer4834 Fahamku waa qaali kuma weydiin Danjire Cabdirashiid wareysiyo kale uu qaaday, balse ma haysaa wareysigaan mid aan aheyn oo uu Maxamed Mooge ka qaaday??? Af Soomaali baynu isu qoreynaa misana ma is fahmeyno halkee wax ka qaldan yihiin sxb. Wareysi midakan aan aheyn oo Maxamed Mooge ah fadlan nala wadaag adoo mahadsan. Haddeer inaad si fiican ii fahamtaan filaayaa.

  • @khadarapdihassan1711
    @khadarapdihassan1711 Год назад

    Alle ha u naxariisto mohmed mooge liibaan waxa uu ahaa nin aan la ilaawayn

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 3 года назад +3

    Sida RATIGEYGI RAARANE U RAKATO BIYAHA! BAN WAREYSIGAN U RAKAATA!!👍👍

  • @abdiqanimohamud2736
    @abdiqanimohamud2736 Месяц назад

    Radio kulmis SSF/SSDF wakhti halgan kuxusan oo waayihiisa iyo waxyeeladiisa watay oo lasoo maray waxaan halkaan ILLAAHAY jannadiisa u weydiinayaa inuu geeyo dhamaan halyeeyadii ku dhintay ama kasoo qayb qaatay halgankaas oo uu ugu horeeyo mohamed mooge oo markii danbe ahaa SNM oo ahayd iyaduna halgan gunimo kacarar ah oo looga soo horjeestay xukunkii kaligii taliska ahaa

  • @Somalibanahay1977
    @Somalibanahay1977 5 месяцев назад

    2024 ayan wali dhagaha ku culaya codka mar la araga ah ee mohamed mooge alle godka haw nuure❤

  • @xaajigalacagta8285
    @xaajigalacagta8285 6 месяцев назад

    2024 ayaan dhagaysanayaa anoo jigjiga mucjiso ayuu ahaa mohamed mooge allaha naxariistii jano ka waraabiyo

  • @hamzetubeec9724
    @hamzetubeec9724 3 года назад +1

    Malin axada 18-7-2021 Alle How naxariisto fanan macalin mujaahid mohamed mooge liiban

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 года назад +2

    Ilaahay ha u unaxariisto jano fardawsana ilaahay ha ugu deeqo

  • @maxamudidiris6068
    @maxamudidiris6068 Год назад +1

    Eebe hau naxariisto maxamad moge liibaan

  • @mustafehussein2638
    @mustafehussein2638 8 месяцев назад

    Allah ha u naxariisto Maxamed mooge liibaan

  • @abdikhadarmahadale4708
    @abdikhadarmahadale4708 3 года назад +1

    Masha allaah allaha unaxariisto macalin fanaan qaran mohamed mooge liibaan

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 4 года назад +1

    Mansha allh waayo waayo inoo xafida keydkeena suugaaneed

  • @Newheesocusub
    @Newheesocusub 4 года назад +1

    Mujaahid maxamed mooge Alle ha u naxariisto nin cod kar ah buu ahaa dhinac kasta haday noqo ka dhisnaa

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 3 года назад +1

    Ilaahay hau naxariisto halyay buu ahaa Awoowgay

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 3 года назад +4

    Ilaahey ha u naxariisto bare iyo hoobal Maxamed Mooge. Isagoo dhallinyaronimo ku dhintay ayuu dhitadaan nooga tegay, bal ka warran hadduu labaataneeyo sanno oo danbe sii noolaan lahaa?!

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 3 года назад +1

      Maxamad mooge wa axmad waa walalkii Aun

    • @duranhassan6456
      @duranhassan6456 3 года назад

      @@wadaniqurboneceb3459 aad baan u fahansanahay, se, qoraalkaa iga khaldamay. Waan saxay hadda walaal.

  • @maxamedcabdiraxmaan547
    @maxamedcabdiraxmaan547 2 года назад

    allaha u naxariisto macalin abwaan musical fanaan mujaahid maxamed Mooge liibaan

  • @abdirahmanhusseinhorusocod1150
    @abdirahmanhusseinhorusocod1150 3 года назад +2

    Waraysi an raadin jiray weeyi mahad sanid 100 iyo inkabadan isagana ilaahay haunaxariisto

  • @maxamedcabdidiiriye8002
    @maxamedcabdidiiriye8002 Год назад +1

    3/8/2023 khamiis waxa ku nolhy hargeisa gar ahaan 150ka street xasuuuussss❤

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 3 года назад +7

    Waraysigan hadda kahor ayaan dhegaystay lkn waxba kama xasuusto.. lkn caawa OO jumce ah ay taariikhdu tahay 09/04/2021.. Anigoo jooga Muqdisho/Degmada hodan/ Xaafadda siigaale/school dhagax-tuur, ayaan dhegaystay anoo sifcn udhuuxaya... Maxamed mooge aad BN ujeclaa, mar walba waxaan dhahaa alla yaa halmar soo nooleeya ama haddaad soogaadhi lahayd... Allah HAUNAXARIISTO

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 года назад +2

      janatul fardowsa ayey nu ku kulmi ilahay idamki ilahow cadab naga xore maxamed mooge ilahow denbi dhaf ayanu ku weydinayna ya rabi aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @daacadaxmed5077
    @daacadaxmed5077 4 года назад +1

    ILAAHAY NAXARIISRII JANO HASIIYO MMOOGE LIBAN
    ABWAN MULAXAMISTE
    FANAN

  • @mursalabdirahman4127
    @mursalabdirahman4127 3 года назад

    Ilahy ha u naxariisto abwaan Maxamed Mooge Libaan

  • @mohamedrooble6474
    @mohamedrooble6474 3 года назад +2

    Allah ha unaxariisto aamiin

  • @shaafitube4531
    @shaafitube4531 3 года назад +6

    Hada qiyas ila toban sikin ka hor an dhegaysanaya waraysi kle oo ahaa muuse ismacil qalinle ereyga kaliyey isku si u dhaheen waa fananku waa macalinka umada
    Kadib waxan ogaday in waxa umadena bedelay ay yihin fananinta mantoo oo noqday kuwo losoo xambaaro dhaqano kale ka dibna bulshada u dhiga nasiib xumo

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 4 года назад +1

    Macalin, musician, mujaahid, maxamed, mooge, ma dhiman e Waa noolyahey.

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 3 года назад

      Waa dhintay

    • @davidwillium371
      @davidwillium371 3 года назад

      @@abshircarab18 Af soomaaliga soomaalidu ma barato! Waa macnawi ahaan maaha jidh(maaddi). Toddobaadkan ayaa la soo bandhigey , daah-furey kitaab(buug) loogu magac-darey FOOLAAD ,oo ka sheekeynaya taariikhda macallin , MM. Adiga yaa kaa sheekeyn doona 40 sano ,kaddib?cidna , is weydii, sababta

  • @AxmedJamac-awcigaal
    @AxmedJamac-awcigaal Год назад

    Ilahay naxariistii jano haka waraabiyo

  • @AbwaanjoorjiyaBanno
    @AbwaanjoorjiyaBanno 8 месяцев назад

    Wqxaan dhegaysta 2004Waayo waayo maansoo gaadho tolow

  • @mojeeztoh4364
    @mojeeztoh4364 3 года назад +1

    Ilaahay waxan mar walba uga baryaha inuu janadiisa ku abaal mariyo halyeeyga dhawrka sakhsiyadood osu keenay
    Macalin abwaan fanaan ugu dambayna mujaahid
    Mooge fii quluubina😪❤❤❤❤

  • @enhfurre1262
    @enhfurre1262 3 года назад +1

    allow janatul fardawsa kawarabi fanan moxamed mooge liiban

  • @samdaadan6491
    @samdaadan6491 3 года назад +1

    Illahay ha u naxariiso qabarig u wasaciyo yaarbi

  • @proabdi8100
    @proabdi8100 3 года назад

    Heesta ugu horeya ku bilow may waresigu isheega yaa qaada

  • @gobiyocaadkeed6491
    @gobiyocaadkeed6491 4 года назад +4

    Allah SWT janatul fardawsa ha kugu DEEQO halyaygii reer somaliland macalinkii mujaahidkii nuurkii fanka maxamed mogeh liibaan kuma ilawno jiilba jiilka uu ka dambeeyo ayaad dhaxal taariikheed uga tagtay.

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 года назад +2

    Qof mar soo maray buu ahaa soomaalida iyo fanka somaalidaba ilaahay qabriga ha u nuuriyo macalin weyn fanaan weyn waxaa loo qirsan yahay inuu ahaa fanaanka dhabta ee dhinac walba ka dhisan

  • @boqoradasomaliland6351
    @boqoradasomaliland6351 2 года назад +1

    ALLE HAWNAXARIISTO MUJ M. MOOGE😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcabdicilmi6181
    @maxamedcabdicilmi6181 10 месяцев назад

    Waxan dhagaystay 50 jeer kama xiiso dhaco ustaad mulaxmiiste fanaan macaliin

  • @abdikhadarmahadale4708
    @abdikhadarmahadale4708 3 года назад

    Allaha unaxariisto macalin Mahamed mooge liibaan

  • @deeqmawliid1607
    @deeqmawliid1607 4 года назад +2

    Rabi naxariistii jano ha waraabiyo🤲Amiin Amiin

  • @suldanayanlehashi9757
    @suldanayanlehashi9757 Год назад

    alle janadii fardowsa ha ka waraabiyo

  • @mohammedabdi7145
    @mohammedabdi7145 Год назад

    ❤markas ciidenu wxy degened magalada galaadi e gobolka dollo great history❤

  • @abdiali7666
    @abdiali7666 Год назад

    Wuxu aha Rijal Aqonyahan Siyaasi iyo Fanan