Somalida wxa ka khaldan iyagoo ay ilmihii hore ka maqan yihiin ayey kuwa cusub dhalayaan😮Meeshay xooga saari lahaayeen sidii ay kuwii hore u soo heli lahaayeen.😢Wxa dhici karta iney hdana ilmo kale dhasho gabadhaani oo la qaato😢
Galadan wa xasidiin walahi hoyada fican ey ilmaha ka qatan ey ilmaha ku diran walahi hoyada melaha shiishada lagu cabo fadhido waregto saqajanta ah ilmo kama qatan
Sharciga somali citizen waa in Somaliya laga badalaa sida ethopianka ilmaha soomali ethopianka lama qaato soomalay .Ethopia iyo Srilanka waa wadamada caruurahooda aan laqaadan sharciga siday ubadaleen caruuraha laqaadanayo waalidiintooda dowlada soomaliya iyo parlamankaba hala hadlo oo ilmaha ay qaadanayaan dowlada soomaliya haku wareejiyaan care home oo caruureed in ay dowladu furtaa ka horeysa laakiin oo ka kafaalo qaado taasna shacabka somaliyed baa account furi kara sadaqada lagu shubo puntland waa kusoo arky guryaha caruurta bilaa waalidkaa lagu hayo
Allah ha uga soo qaado gaalada ilmaheeda , qolada ilmaha qaadato waxaa la siiyay awooda police ka canal gabadha waxay shegeyso waa sax wey ku tijaabinayan hadii lagu arko inuu xanaaqaga badan yahay waxay ku arkaan qeyrul masuul insha Allah waad guleysaneysa aabahane xaqa Rabi ha tuso
Sharciga Somali citizen badalid buu ubaahny inaan la qaadin karin ilmaha maadama aynu Dad muslim ah nahy aynu haysan karo labo baasaboor wadamada qurbaha, Gasligthing bay kugu samaynaysay naagtu miyey kulushahay gabadhu,caruurtii hore miyaad ku qaylin jirtey ma xanaaq badnayd xafaayad kaliya ma baaran dadkani walaal psykological way ku baarayeen maad ogayn malaha
Weligiina ha la dagaalina social worker awood ayeey ku sheeganaayaan. Allah SWT albaab kheyr qabo ha ku furo. Ameen yaa Rabb.
Very proud of you ladies standing by each other! Niman hadii nahay we cut each other down! No help what so ever!
Very sad story may Allah help you and protect you and your children ❤
Yaa allaah uga so qad yaa rabi
Laa xawla walaa quwata ilaa bilaah, Ilaahay culeys ka kor qaad😢😢😢😢😢
May Allah protect her children and bring back to her 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Aamiin illaahoow usoo celi awlaadeeda ayada iyo inta la mid ah
May Allah bring her and the likes their children back ❤ 😢so sorry and so heartbreaking
Allah ugasoo qaado caruurta gaalada aamin soo qor like & subscribe saar welcome thnks
Somalida wxa ka khaldan iyagoo ay ilmihii hore ka maqan yihiin ayey kuwa cusub dhalayaan😮Meeshay xooga saari lahaayeen sidii ay kuwii hore u soo heli lahaayeen.😢Wxa dhici karta iney hdana ilmo kale dhasho gabadhaani oo la qaato😢
Subxaanallaah wallaahi calool xumo ka weyn malahan ubadkaagoo lagaa qaato illaahayow qalbiga u qabooji hooyooyinka soomaaliyeed waan dareenayaa hooyaan ahay yaa allaah ubadka maqan guryahooda ku soo celi kuwa lagu soo maqan yahay ka qabo anagana noo xifdi aamiin yaa allaah
Ilaahow ilmaheeda usoo celi insha Allah 😢😢😢
Abaayo illahay hakuu soo daayo
Please get her a lawyer and Somali people try to contribute money and support her. She needs support because she needs big help.
Sorry🥺🥺abyo qalbigaa ixanunay hoyan ahy wan kula daremaa allah hkula garab galo sis sabir waa intixan aduun😭
ilaahay hakuu gargaaro awlaadaadana ilaahay hakuu sooceliyo awlaadaada
Ilaahay ha u so celiyo ilmaheeda
Subxanallah illahey u gargaat ilmaheda allaha usoo c🤲eliyo
Allow caruurtada ku so celi yaa allah allaw gaalada kaqabo dadka soomaliyed abayo mcn allow qalbiga ku qabooji
Sister ilaahaye caruurta ku soo celiyo aamiin yaarabe
Alahu agbar adunyo Santee waye buskudow awal buskud maaheen hafad buskud tahay illahey hasskoow waxs sabah unheeded abayo Mindoro mashaallaah abayo muniro VIVA GUUL ALLAHA KUSIIYO AAMIIN YARABI
Alahu agbar adunyo Santee waye buskudow awal buskud maaheen hafad buskud tahay illahey hasskoow waxs sabah unheeded abayo Mindoro mashaallaah abayo muniro VIVA GUUL ALLAHA KUSIIYO AAMIIN YARABI
Abayo casho illahey waxan kaga barya in illahey ilmahaga yaryar illahey hakuu soceliyo aamiin yarsbi
Xasbua Allah wanicmal wakiil war soomaliyey. Ilaahay ulaabta oo Illaahay iskuxira
Waa gabar qurux badan maaanshaaa allaah ❤
Ilheyow ilmhed uso ceeli
😢😢halacawiyo gabadhaa plls somaliyey 🙏
ALLAHA USOO CELIYO CARUURTEDA OO NABAD QABAAN
ASC abaayo ilaahey haku soo celiyo yaa rabi
Allah haw soo Celiyo caruurteda
ya rabi ilmeheda u so celi
Ilaahow gabadha caruurta uga sooceli galada
Ilaahey ha kusakhiro
Yeah, Allah🤲❤
Ilaahy Haa u soceliyo hoyada
Ilaahay hakuu sahlo ilmah
Allah ha uku soqado carurteda amin yaa Allah
Ya allah ugu sobadbaadi
حسبنا الله ونعم الوكيل
Ilaahey dhibka ka dulaqad
Alle caruurtaada kaaga soo sahlo.
Somali iyo xanaaq wlhi 😢galadana intasebo rabaan 😢
Illahay ha usoogar gargaaro
Subxaanalh ilaahy ha ka qabto
Habo wan ku ducaynana
Subxaanalh Subxaanalh ❤❤❤
Galadan wa xasidiin walahi hoyada fican ey ilmaha ka qatan ey ilmaha ku diran walahi hoyada melaha shiishada lagu cabo fadhido waregto saqajanta ah ilmo kama qatan
مشاءالله
Allah uga soo qaado
Ameeeeeeeeeeeeeen
Ok gabdhahaan hada yurub soogalaay ilmihii aalaayga qaatay waa maxay iyo tig tooga lacagaha laga guraayo oo ilmaha laga guranaaya
🤲🤲🤲🤲🤲
Naag bn muraney ilmo laguma qaatee mar hdii kuwo hore lagaa qaatey qeyru mas, uul bey kuu qoreen... Sbbtu waa taas wll.
Yaaarab caawi raabi illahowo unxariso inta hooyo dhibateysan
Allaha uga so qaado ubadkeeda
Ilahow uga soo ilmaheda subxanalah gaalo😢
Sweden naago soomaliya shirqoola gabdhaha caruurta laga qaato waliba kuwo yar yaroo dhaqanka iyo diintiiba katagay
Ilaahey hakaaga soqaado
Ok, maxay samaaysay
💔😭😭😭
Maakiina❤
Horta gabadhan carurta yay u dhashay soo aba ma laha?
Waraa buskud naga amus nooh aan dhageesanee😮
Allaha u gar garo
ineey duubteey aheed naagta cunsuriyada ah
Sharciga somali citizen waa in Somaliya laga badalaa sida ethopianka ilmaha soomali ethopianka lama qaato soomalay .Ethopia iyo Srilanka waa wadamada caruurahooda aan laqaadan sharciga siday ubadaleen caruuraha laqaadanayo waalidiintooda dowlada soomaliya iyo parlamankaba hala hadlo oo ilmaha ay qaadanayaan dowlada soomaliya haku wareejiyaan care home oo caruureed in ay dowladu furtaa ka horeysa laakiin oo ka kafaalo qaado taasna shacabka somaliyed baa account furi kara sadaqada lagu shubo puntland waa kusoo arky guryaha caruurta bilaa waalidkaa lagu hayo
🤲🤲🤲🤲🤲😢
Allah ha uga soo qaado gaalada ilmaheeda , qolada ilmaha qaadato waxaa la siiyay awooda police ka canal gabadha waxay shegeyso waa sax wey ku tijaabinayan hadii lagu arko inuu xanaaqaga badan yahay waxay ku arkaan qeyrul masuul insha Allah waad guleysaneysa aabahane xaqa Rabi ha tuso
Ok maxaa ilmaha loo gurtay ilmaha baa yurub guryaha lagudagan yahaay dhagaysta ilmaha waa la qiimeeyaa waa labaaraayaa ogaada
War soomaaliyeey hal cunug hadii lagaa qaato oo uu ilmahaasu uu yahay ilmo maalmo jiro ilmo walba waa laga qaadaa qofkaas marwalba oo uu ilmo dhalo ilaa aad maxkamad kuu soo celiso
Maxay iskugu xanaajisay dad ka xoogbadan maskiin may iskaga dhigto
TikTok intake Kujirto xaaladu mafiicna
First an ahay
Hoyoda waa in qof kaxeysato qofka kalida ah wey werar weyna ka ben aburtan qofka maqati bu noqon kara wey is doraya marka
Ilahow gaalada ka qabo
Cajiib Aaqiro In lagudoorto Duni Jacayl Masahlano. Weey Rafaaday Waan Kaxumahay.
Aabyo sorry
yaa rabi u gurmo
Sharciga Somali citizen badalid buu ubaahny inaan la qaadin karin ilmaha maadama aynu Dad muslim ah nahy aynu haysan karo labo baasaboor wadamada qurbaha, Gasligthing bay kugu samaynaysay naagtu miyey kulushahay gabadhu,caruurtii hore miyaad ku qaylin jirtey ma xanaaq badnayd xafaayad kaliya ma baaran dadkani walaal psykological way ku baarayeen maad ogayn malaha
WAABA HOOYO MAXAA TIK TOK DHAX DHIGAY WAXII LAGA QATAY AYEY QABATAA
Alle ka baq jeesjeeska dhaaf qof walbaa tiktok jooga
Duliyow afkaga kajedi gabadhan masuliyada waxa dayacey ninki dhalay wana adigo kale
Ameeeeeeeeeeeeeen