FADEEXO - HOOYADEY SIXIR BAY CUNTADA IGU DARTAY WALAASHE WAY WAALATAY IYADO UUR LEH DHARKA TUURATAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 дек 2024

Комментарии • 114

  • @fartuncarab
    @fartuncarab 6 месяцев назад +34

    Kusali nabigeena muxamad scw scw ❤

  • @deeqaahmed184
    @deeqaahmed184 6 месяцев назад +16

    Qofka Hadu alle ku xerneyn o quraanka iyo tigriga alle heysan wlhi balaayo Aya eryaneyso subxaana allah 30 jeer istaaqfurullah 30 subxaana allah 30 jeer wal hamdulilah 30 wa laailaaha ilalaah 30 walaahu AKBAR ❤GABADHAAN iyo inta dhiban alle ha caawiyo wlhi Waanka xumahay dhibta gaartay ya Allah caawi gabadhaan iyo inta dhiban yarabi no danbi dhaaf

  • @11naa44
    @11naa44 6 месяцев назад +33

    Gabadhan usheega plz habeenkii salatul layl ha tukato oo ilahay ha barido

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 месяцев назад +9

    أَعُوذُ بكَلِمَاتِ اللَّهِ التَّامَّاتِ الَّتِي لَا يُجَاوِزُهُنَّ بَرٌّ ولَا فَاجِرٌ مِنْ شّرِّ مَا خَلقَ، وبَرَأَ وَذَرَأَ، ومِنْ شَرِّ مَا يَنْزِلُ مِنَ السَّمَاءِ، وِمنْ شَرِّ مَا يَعْرُجُ فِيهَا، ومِنْ شَرِّ مَا ذَرَأَ فِي الأَرْضِ، ومِنْ شَرِّ مَا يَخْرُجُ مِنْهَا، وِمنْ شَرِّ فِتَنِ اللَّيْلِ وَالنَّهَارِ، ومِنْ شَرِّ كُلِّ طَارِقٍ إِلَّا طَارِقاً يَطْرُقُ بْخَيْرٍ يَا رَحْمَنُ🤲🤲🤲

  • @nasronasab918
    @nasronasab918 6 месяцев назад +23

    Wllhi caruurta inaan dhawrno oon ilaalinno way naga mudanyihiin❤

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 6 месяцев назад +7

    Gabadhaan way isku buuqday iyadoo aad u yarna wey guursatay waalidna masoo barbaarinin allaha caafiyo

  • @najmaomar8493
    @najmaomar8493 6 месяцев назад +14

    Walasheed xanuunsatey ka naxdey maskiinta she's trying To change for her kids please help her who ever knows her

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 6 месяцев назад +3

      Haa wallaahi maskiinta 😢😢😢😢Laa xaawlla walaaa quwata Illaaaa Billlaaahil 3aleyulll 3adiim😢😢😢😰😰😰😰🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️

  • @fadumojama5716
    @fadumojama5716 6 месяцев назад +5

    ❤️💙❤️‍🩹hàbo dad waxba kuu qaban maayaan Ilaahay Bari. Hooyadaana maalin walba mediyaha hakaga sheekàyne orod kasoo ducayso.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 6 месяцев назад +3

    subxanallaah illaahow caafi labaduba Hooyadeedana Xaqana Tusi Yaa Rabi

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 месяцев назад +2

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🤲🤲🤲

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 6 месяцев назад +3

    Waxaan aaminsanahay iney is bedeshay gabadhan xaalado adag ay soo martay awgeed maskiinta, ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo ilmo ka maqan. Nin cadow/xaasid xabashi ahna gacanta u gashay, jacayl uqaaday, kaas jacayl ma aheene cadowgaaga weeye yaa fahansiiya, ilaahay caruurteeda ha usoo celiyo aamiin. Raggow gabdhaha u naxariista xittaa haddaad kala tagtaan, ilaahay dartiisa hablahu waa caruur oo kale ee hala xifaaltinima.

  • @Akwadani
    @Akwadani 6 месяцев назад +13

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 6 месяцев назад +8

    Runta dumarow ma rabtaan waalidkiina baari u noqda caasi waalidka aduunkaa lagu inqaabaa rabbi waa gooyaa ruuxii waalidka iyo qarabadiisa gooyo oo xumeyo asagane xumaan iyo dhib baa u dambeysa Allaha naga badbaadsho caasinimo Gabadhaan hooyadeed cafis ha waydiisato haday u nooshahay.

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 6 месяцев назад +1

      Waalidku waa inuu marka hore xaqa ilmihiisa ka soo baxaa

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 5 месяцев назад

      Waalidka caasiya ilmaha ku ah isaga waala .
      Gabadhaan awalbaan iri dhaawac waalidka haysta.
      Qof aan yaraanta dhaawac gaarey

  • @hidayahassan4993
    @hidayahassan4993 6 месяцев назад +10

    Malmo khyrbadan Aya lagujiraa abyo duceyso illah Bari khyr adun iyo akhiro kuduceso

  • @ElhaanYousef
    @ElhaanYousef 6 месяцев назад +3

    Every child deserves a parent, but every parent does not deserve a child. May Allah punish those parents who mistreat their children and cause them trauma.

  • @QabuulMaxamed-po3tg
    @QabuulMaxamed-po3tg 6 месяцев назад +11

    Horta hablaha quruxda badan mxay dhibto ku dhacdaana😢

  • @RashidAbdullahi
    @RashidAbdullahi 6 месяцев назад

    Subaxaanalahh ha loo duceeyo inanta.
    Aloow yurub u soo orodkeedii
    Maxaa naga raacay.ya Allah noo asrur haweenka aamiin

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 3 месяца назад

    Walaalayow gabadhaan hoyadeed iyo walaalaheed ha u hiliyaan ilamaha ha uhayaan Garab bay u baahan tahay

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 6 месяцев назад

    SHAY DAAN AYAA KA HADLAYA WAANA SIXIR WAXAAN KULATALINAYAA GABADHAAS QURANKABARO SALIID SAYTUUN JIRKAAGA OO DHAN MARI HABEENKII KU SEEXO 100.JEER SUBXAANALLAAH

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 5 месяцев назад

    Subxaanallaah Gabadhaan Quraan Saar Ayeey U Baahan Tahey Sheydaanka Ayaa Ku Direy Hooyadeed Subxaanallaah Illaaheey Ha Caafiyo

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 6 месяцев назад +1

    Caysho abdinuur illahay caruuteeda hausoocesho waxaan urajayn in diinta sifiican allaha xiskeeda usoocesho waan kaxumahay xanuunkeeda

  • @umxababa3545
    @umxababa3545 6 месяцев назад +5

    Waalidka qaarkiis Alle kama baqaayaan

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 месяцев назад +2

    لَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللَّهِ🤲🤲🤲

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 6 месяцев назад +1

    Buufina muxuu ahaa illaaheey baari waayee😢

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 6 месяцев назад

    Subxanallah Allaha ku caafiyo wlshey yurub waan joognaa balwadna ma lihin adigana Allaha kaa madoobeeyo qalbigana Allaha kuu dhayo hooyadaa hadii aad dhib ka tabaneysid iska cafi adigana cafis weydiiso !

  • @AyaanAmiin-pk5cp
    @AyaanAmiin-pk5cp 6 месяцев назад +5

    walidku inkaste oo uu wada sinen hadana gabadhu melxunbay is dhigty si walboy nololshu u adagtahy waliga haka quusan .😢👍
    Xita waliga nololshada inta kugu adag ama kugu xumed ilahay moye qof bila adan ah u sheegin☝️

  • @batuulasaid6921
    @batuulasaid6921 6 месяцев назад

    😢ilahoow caafmaad sariic ah siii gabdhahan wxy ubahanthy in la quraansado dawada depression la siiyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢ax ilahoow ka dulqaad xanuunka depression ka

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 6 месяцев назад

    Subxaannallah amuus ceebta astur waa hooyo mcn gaal hadey tahay hooyo mcn iska daa hooyo

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 месяцев назад +1

    «﷽»اللّٰهُ لَاۤ اِلٰهَ اِلَّا هُوَالۡحَـىُّ الۡقَيُّوۡمُۚ  لَا تَاۡخُذُهٗ سِنَةٌ وَّلَا نَوۡمٌ‌ؕ لَهٗ مَا فِى السَّمٰوٰتِ وَمَا فِى الۡاَرۡضِ‌ؕ مَنۡ ذَا الَّذِىۡ يَشۡفَعُ عِنۡدَهٗۤ اِلَّا بِاِذۡنِهٖ‌ؕ يَعۡلَمُ مَا بَيۡنَ اَيۡدِيۡهِمۡ وَمَا خَلۡفَهُمۡ‌ۚ وَلَا يُحِيۡطُوۡنَ بِشَىۡءٍ مِّنۡ عِلۡمِهٖۤ اِلَّا بِمَا شَآءَ ۚ وَسِعَ كُرۡسِيُّهُ السَّمٰوٰتِ وَالۡاَرۡضَ‌‌ۚ وَلَا يَـــُٔوۡدُهٗ حِفۡظُهُمَا ‌ۚ وَ هُوَ الۡعَلِىُّ الۡعَظِيۡمُ🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️

  • @Ifrah-jb8hj
    @Ifrah-jb8hj 6 месяцев назад +2

    Meel kale rasaq ka raadso. Gebadha miskiinta oo stresska haayo ceebteeda ha wareejinin ee shaqo kale yeelo.

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 6 месяцев назад

      Ila hada ninkan qalada ku hesta wayo gabdha dhibkeda aye ka hadlesa wa in u cidkeda gara mel fog

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 6 месяцев назад +1

    Cunugtaan qalbada jabtey waa gabar rafaad u soo dhamaadey 😢😢😢

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 месяцев назад +1

    سُبْحَانَ اللَّهِ، وَالْحَمْدُ للَّهِ، لَا إِلَهَ إَلَّا اللَّهُ واللَّهُ أَكْبَرُ، وَلَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إلَّا باللَّهِ🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 6 месяцев назад +1

    War ilahay hakucafiyo ilahay isku xir hoyadana bari unoqo

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 6 месяцев назад +2

    Walasha haday walatay adigana hada walan rabtaa ee ilaahey u laabo

  • @UmuNajax-xz5wg
    @UmuNajax-xz5wg 6 месяцев назад

    asc walaal saxaaf icaawe walaasha somaliyed ban ahay 200

  • @umaimaabdurahman9168
    @umaimaabdurahman9168 5 месяцев назад

    walaal adigana alaha kaa hanuuniyo dadka o dhamina ma wada cabaanee walaal haku danbaabin hadaad dooneesaa inaad ka hanuuntee anagana aan kuu duceeyno adigana hana dhaamin

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 6 месяцев назад

    WAAD CAAFIMAADI INSHA SHA ALLAAH

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 6 месяцев назад +1

    Walee waa qiyaamihii yaa rabii🤭

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 6 месяцев назад

    Allahu Akbar Allah Akbar Allah Akbar souhalllh

  • @Beeldeeq22
    @Beeldeeq22 6 месяцев назад +1

    Waa Kaas oo ayadaa sheegeysa iney xanuunsan tahey

  • @Beeldeeq22
    @Beeldeeq22 6 месяцев назад +4

    Qoftaan cidii garaneysa isbitaal geeya ma ey fayoobee

  • @MohamedAbdullahi-ze7be
    @MohamedAbdullahi-ze7be 6 месяцев назад

    Wiil walaalkey oo ila dhashay aya san uxanuunsaday hooyadeybaa isixirtay ayuu dhihii jiray gawadha. Wey xanuunsan tahay hala daweeyo

  • @foozia426
    @foozia426 6 месяцев назад +1

    Waar ya ilahay yaqaan waxwalba waanu maqlidoona

  • @aminadaahirhalane4648
    @aminadaahirhalane4648 6 месяцев назад +1

    Hada marun bad u maleysaa hadalkeda laga daremayaaa maho lkn hoyo wax sirxee hadana ilmiheda no tas waan diiday😊

    • @HiboSahal-e2k
      @HiboSahal-e2k 6 месяцев назад +3

      Hooyadu maney bini aadam aheyn soma qaldami karto qofkana mrku ooyayo run unbu sheega hoyoyin xuna wey jiraan ogow

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 5 месяцев назад

      Sixirka waalidka qaarbaa khalad ku galay. Hooyaday baanu xanuunsaney sey shiikh bay utagtay sixir buu noo xirey hooyo baalatay

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 6 месяцев назад +1

    Waxay tiri guriga hooyaday baan ku soo noqday waan cuni jiray waa jiifan jiray waa soo kici jiray maanta waxay lee yahay Hooyo baa i sixirtay.haloo sheego iney hooyaded cafis warsato

  • @mimi-lk5nl
    @mimi-lk5nl 6 месяцев назад +1

    Buufinkaan maxaa waye

  • @FatumDahir
    @FatumDahir 6 месяцев назад

    Dahir it’s not easy if you listen to to him you will go crazy

  • @Msshibo22
    @Msshibo22 6 месяцев назад +2

    ABYO ALL kadulqadi dhibka😢

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 5 месяцев назад

    Xaalka saan miyaa Illaahayow nabadbaadi

  • @yasminsalah7325
    @yasminsalah7325 5 месяцев назад

    Maxawaye Bufiinka😂

  • @SucadoosmanYusuf
    @SucadoosmanYusuf 6 месяцев назад

    Sorry sorry abayo mcnatu Allah haku xafidu Allah haku sahalo carurut abayo ianshi Allah aniga wakusoducanayi

  • @HawaHassan-mk1zs
    @HawaHassan-mk1zs 5 месяцев назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hodanmohamud4077
    @hodanmohamud4077 5 месяцев назад

    Wlhi Deutschland hadaaa joogto wax walbo waad arkeee meeshaan ciyaar mataal ama shaqayso ama wax baro intaas waye lkn wadan inta reer duuredaka isugu imaadey

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 6 месяцев назад

    WAA WAR SHAYDAAN IYO BEEN SHAYDAAN KU DADKA AYUU ISDIRAA

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 5 месяцев назад

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XamdamaxamedCabdi-ii7pr
    @XamdamaxamedCabdi-ii7pr 6 месяцев назад +1

    Yaa allah 😢

  • @fuaadcabdi6473
    @fuaadcabdi6473 6 месяцев назад +1

    Way waalanthy qoftaan

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 6 месяцев назад +1

    Sorry sorry sorry walashey sorry sorry sorry sorry sorry hada iska dhaaf bis ?idinkana iska dhaafa fadeexada umada

  • @drf.m7782
    @drf.m7782 6 месяцев назад

    Casi waliideen ways gabadhan weligeed ma saan be ahan doonta

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 6 месяцев назад +1

    Alow qalbiga ku qabooji somaaliyey gabadha haloo dejiyo

  • @UmuNajax-xz5wg
    @UmuNajax-xz5wg 6 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @makkaaabdulkadir4779
    @makkaaabdulkadir4779 6 месяцев назад

    Hoyada waa waalid Waliba sadex xaqley gar iyo gardaraba wayleedahay hadaad caqli ledahay ee hada janiska haisagacayarin kaduceso

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 6 месяцев назад

    Jidgoiye waan Aqaan , Section 3
    Baan isla daganayn 1992 baan
    Daris Ahayn ,

  • @RAOAILENJOY
    @RAOAILENJOY 6 месяцев назад +1

    Subxanallah

  • @MahamedOsman-t3q
    @MahamedOsman-t3q 5 месяцев назад

    Subhalah hooyadaa burcad miyay inkunoqotay sorry wlhi way dacdaa

  • @CaashoMaxamad-yw4hz
    @CaashoMaxamad-yw4hz 6 месяцев назад +1

    Sore❤❤

  • @jjmax63
    @jjmax63 6 месяцев назад +1

    SUBXANAHA

  • @foozia426
    @foozia426 6 месяцев назад

    Subxanallaah

  • @gashanahmed7066
    @gashanahmed7066 6 месяцев назад

    Ayada iyo hooyadeedba waa isku mid markii tarbiyo lawaayo waxaas ayaa dhaca

  • @Nadiya-v-p2d
    @Nadiya-v-p2d 6 месяцев назад

    Warwaxan aya lagusodaystay adunka war hedhe hoyo kuwashem naa tag

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 6 месяцев назад +1

    A cuudi bilahi taan wa sheeydan hoyadi dhashaay side ku sixri karta

    • @sacdiyosiman374
      @sacdiyosiman374 6 месяцев назад

      Hada marun bad u maleysaa hadalkeda laga daremayaa maho lkin hooyo wax sirxee hadaana ilmiheda no waan ka diiday

  • @fatimabilanfiican297
    @fatimabilanfiican297 6 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 6 месяцев назад

    Subaxalaahay ilaaheeya ha soo hanuunsha gabardhaan waxaan ku dhacay waa dafulad nabdeey dhab soo geeray😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 5 месяцев назад

    Waalidka xun waa cadaab adduun.

  • @deeqo1223
    @deeqo1223 6 месяцев назад

    Hhhhh😂😂😂😂

  • @FatumDahir
    @FatumDahir 6 месяцев назад

    Asha your dipresed you need help I hope you get it

  • @mmohamed9094
    @mmohamed9094 6 месяцев назад +1

    Tan daroogey soo cabtay miyaa ma fiyoobo

  • @Raxmoshnuurcumar
    @Raxmoshnuurcumar 6 месяцев назад

    🤲🤲😭😭

  • @mhassan4506
    @mhassan4506 6 месяцев назад +1

    dadkan nolashooda qaaska ah ka sheekeeya hadad aragta muqadaraad ayaa u wehliya. imisaaa nin ayey mareysaa imisaa u qorsoon

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 6 месяцев назад

      Wr haku danbabin gabr walshayo dhiban damirka kasho

    • @mhassan4506
      @mhassan4506 6 месяцев назад

      @@sucaadcabdisucaadcabdi7079 sucad ayadaaba qiratay ma ahan wax dusha laga saaray dhageysa marka la wareysanaaya kuqadarad waan isticmaala ayey dhahday asagana wuuu isticmaala maxaa ka imanaaya halkas

  • @alidhirif
    @alidhirif 6 месяцев назад

    Vido ga cooco yaa arkay 😂😂😢😢😢

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 6 месяцев назад

    Jarmalka waa meelaha somalida ugu badan uu dhimarku uu ku dhaco ,way xanuunsanaysaa ,ilahayow u gar gar ,walidku hadii aanu ku soo fasaxin ,dhibato ayaad la gulmiyaa if iyo akhro

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 6 месяцев назад

    Whats buufin

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 6 месяцев назад

      It is 2024, Amina, you are in 2004. You are sleeping 😴😪😴😪

    • @xaawocqani8761
      @xaawocqani8761 6 месяцев назад

      War buufin ishega

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 6 месяцев назад

      Waa maxay buufin ,dadkan danbe ee yurub soo galay oo dhibatadii oo dhan oo lugo leh

  • @HMMH658
    @HMMH658 6 месяцев назад

    😮😮😮

  • @husseinelmi3614
    @husseinelmi3614 6 месяцев назад +1

    This girl is sick with mental health she mentioned she had dpression she needs psychiartic evaluation please wax kale ha isku daalinina geeyaclosest mental health facility period.

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 6 месяцев назад

    Naagtaan I waaba sawir waxbaa ka qaldan film Hindi get badwater mise waa reerka iyo ka ku qaraabto ee majeerteen tell me this woman is majeerteen umadkale saa uma dhaqman waa reeerka kale ee ugu xun daarood waa bar xun ee Somali la she dhigey asalki Dina waajareerra xabashida kasiah

  • @mhassan4506
    @mhassan4506 6 месяцев назад

    xitaa hadey jirta xitaa maxaa ka faaidi hooyada oo ceebeysay yahuuu. hooya xitaa hadey walantahy sas iyo wax la mid ah masameysa laga yaaba iney waxkale kawaday. tankale hadad aragta qof sanka duran balwad ayuuu qabaa. qoftaan camal waa la tumaa

  • @raaxomohamed6226
    @raaxomohamed6226 6 месяцев назад

    Srry

  • @FatumDahir
    @FatumDahir 6 месяцев назад

    Dahir it’s not easy if you listen to to him you will go crazy