AXB YAANAY YAAB KUGU NOQON KURAASTA LA SIIYEY H. AWAL WAAYO SANADKA UGU HOREEYA AYAA LAGAGA BAXAYAA BUURTA MASALAHA KA DIBNA DUCO QABE AYAA KA DANBAYSA EE HADALKAA IGA QOR.
ZUBEER AWAL SAAMIGOODU WAA SANDULE HADII KALE SANCTIONBAY SAARI DOONAAN DALKA GABIGIISABA CIRO CIIR NA ISAGOO BILAA KABO OO BILAA MUSHA HAR AH AYUU OODWEYNE KU NOQON DOONAA.WA BILAAHI TAWFIIQ
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa adigu ma waxaad ka xuntahay beesha habar awal waa maxay waxaad ku hadleysaa. 2.0. Waxan dhahayaa sida uu u wax u qaybiyey waa caddaaladii oo sabadda noqotey. 3.0. Haddaba sidan si ka wanaagsan uu wax u qabin karayo anigu garan maayo.
Manshallah 🎉
Wasiir lama wada helayo ee MashaAllaah dhaha.
Allah Munaafaaqaw
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
I love it, Ilaahay baa garansiiyay inuu fahmo nasteexa iyo nacabka Somaliland
Awdal viva
Waa war wanaahsan
Subeer awal dawladnimada aya jecel 😂
Baga sax hj hadaan ahay waan ku faraxsanahay madax weyne soo dhowow weliba xirsina kaka tuureen maaday fadalkii alla maxaan farxay hj ha xamisho
Way ku dajinayaan lakiin muhiim maha wasiiro lakiin waxaa muhiim ah ilalinta qaranimada soomaliland iyo qadiyada soomaliland itaraaf radinata iyo cadawga soomaliland sidii uu madaxwayne muuse Biixi Cabdi geed ugu xidhay gacan birr ahna ku qabtay magaca soomaliland na mee fog uu gadhiyay dhalinyaradiina uu shaqooyika dawlada kudaray si cadalah barnajikii shaqo qaran uusameeyay si ay cadalad u helan tasaa muhiim ah madaxwayne muuse Biixi Cabdi ha noolado ha guulaysto aamiiin ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤
Habarawal laaluush uma baahna ee dantooda ayay ka tashanayaan
hadii wixiiba leydin siiyey aamusa
AXB YAANAY YAAB KUGU NOQON KURAASTA LA SIIYEY H. AWAL WAAYO SANADKA UGU HOREEYA AYAA LAGAGA BAXAYAA BUURTA MASALAHA KA DIBNA DUCO QABE AYAA KA DANBAYSA EE HADALKAA IGA QOR.
habar jeclo oo geed qudhaanjo leh lagu xidhay
Ciro super awal waliba sacad muuse inuu raligaliyo ayuu isku dayaya lakin waynu eegi reerkii aadka loogu khaldamay
ALXAMDULLILLAAH MAANTA MA EEDAYO TAGEERO IS KABA RAACIS OO MABA TAGEERIN LKN WIXII CARUUR IYO WAYEEL JOOGAY REERKAYGA AYAA DABKA ISKU SHUBAY
Habar Awal mucaaridadeedi iyo jabhadeedi wa bartoodi hadaad u qaadateen waxan in lagu sasabo
ZUBEER AWAL SAAMIGOODU WAA SANDULE HADII KALE SANCTIONBAY SAARI DOONAAN DALKA GABIGIISABA CIRO CIIR NA ISAGOO BILAA KABO OO BILAA MUSHA HAR AH AYUU OODWEYNE KU NOQON DOONAA.WA BILAAHI TAWFIIQ
Habar awal waa mulkilashaya qaybaha dacaamka abti
Habaryoonis uun baa la qadiyay
Adiga maxaa kaa galay reer aha kale oo maadigaa ka sheekaysid kuwaaga. Toljeclo Waa HJ ee maxaad ka wadaa.
NIMAN YAHAW
MIDHIYAHA
DHEX FADHIYA
MAD ISKA DAYASAN
MUNAFAQADA
ILAY NIN AYA DOWALADA SO DHUSATAYE
MAXAAD
KAHELAYSAN
MUNAFAQ NIMADA IYO AAFOOYINKA
Havarjeclo inay maanta Sabato maaha uyagoo ku shubtey si ay saddexda xisbi qaran gacanta ugu dhigaan.wwaaa iney xishoodaan inkastoo tuugi ina xaashi vacbac leynayo
WAA KULMIYE OO SHAADH CAS SOO TOSHAY WALI BEESHII HABARYOONIS WAY DULMANTAY WALIBA SI LOOGA QARSHO QORSHA IYO WIXII DHACAY MEELII CEEBTA IYO TACADIGA KA JIRAY ISLA REERKII AYAA LAGU CESHAY WAA BAXTI BADHI KU SUG
Ma oohin baa bilaabatay hadana😂😂😂
war nimanan MAGACOODA AYAA LA YIDHAA HABAR YUUSA😂😂😂
Wax macno ah ma laha wasaarado lagu qanciyo qabaail ka lk waxa loo baahan yahay waa adeeg bulsho iyo fursado shaqo
Mucaarad waa inta musharax leh! Ee rajo ka qabta 2029 iyo 2034.
Inta kale waa dhaan raac.
H.Awal waxaa u hadhay kala qabasho ama isku daawasho.
Wasiirada ciro magacaabay akisho waxa ka xaqlahaa
Madigaan diintana H/jeclo hadmay baratay
H jeclo ma gaalo ahaye maxa ku hadlaysa.wax isku falo hadalkaga hagaji maalayacniga ka ilaali
@@HilaacR 🤣🤣
@@sulyyyy7889 war magacalinkaygi qur aanka habar jeclo ayu aha marka dee in inader ha qaldamin
habrjecelo waxaas dan kama lehee idinku ku heshiiya
Waxay reer baa lasiiyay maxaa qaldan
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa adigu ma waxaad ka xuntahay beesha habar awal waa maxay waxaad ku hadleysaa.
2.0. Waxan dhahayaa sida uu u wax u qaybiyey waa caddaaladii oo sabadda noqotey.
3.0. Haddaba sidan si ka wanaagsan uu wax u qabin karayo anigu garan maayo.
MAGACII ISLAANTII MACOOYADAY CANBARO EE DHULBANTE WAAN ISKA CASILAY OO U CEDHAY KU SOO NOQDAY OO KU SOO NOQDAY KII AABO IGU WANQALAY EE FADUMO
Guuuul somaliland geesi dhigaal tv
😂😂😂
😂waar ninkani wyan muxu noola yimi waar xukiumad wax qabataa rabnaa angu wasiir ma rabne
Xukuumadu hadan wasiiro loo magacaabin shaqadad sheegeyso yaaqabanaya design kuwasa loo igmadey shaqade allah Haku asture
Faalladaadu sax maaha? afarta qabiil u waawayn Somaliland waxay heleen siday 30kii sano ee dambeeyeyba ahayd shan shantoodii wasiir: Awal 5, Garxajis 5, Habar jacayl 5 iyo Gadabuursi 5
Habar jeclo manalaga maarmay!!??
MUNAAFAQ
Saqajaan baad tahay
Waxaa kaa muuqdo khashuu iyo cabsi cabsi beenale
Maxa beena wasidaa uusheegey
War adigu ma munafaqad ayuun baad wadi akhiro disabled ayaa tala😢😢