“Madaxwayne Biixi, waa in lagula xisaabtamaa 7-dii sanno..” Gudoomiye Xaashi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 май 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 189

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 20 дней назад +11

    Suuragal maaha in xirsi xaashi shacbiga horyimaado aragtidu waa muuse iyo faysal

  • @AnazHandulle
    @AnazHandulle 20 дней назад +5

    Waa markii adiga lagu xisaabin waayay

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 20 дней назад +2

    Waa run in la Isla xisaabtamaa laakin adiga iyo imbadan oo la mida hadii lala xisaabtami lahaa Muse waxan uu sameynaayo kuma dhaceen. Adiga halaga maqlo Hala ila xisaabtamo. Midkasta oo wadanka dilaalaa in uu dadka usoo dhuunto maaha. Adiga iyo kuwan imika taliyaaba, Ilaahay hanoogu kin bedelo kuwo daacada oo Alla Ka cabsanaaya.

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 20 дней назад +3

    بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ. قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ ۝١ مِن شَرِّ مَا خَلَقَ ۝٢ وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ ۝٣ وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِي ٱلۡعُقَدِ ۝٤ وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ ۝٥

  • @khadarmohamed5414
    @khadarmohamed5414 20 дней назад +9

    Adiga yaa Kula xisaabtamay lacagihii aad qaranka Ka xaddy eed Ka dhacdey

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 20 дней назад

      Meeday hawadii uu iibiyay meeday lacagtii airport ka hargiesa…

    • @abdishakurd8090
      @abdishakurd8090 20 дней назад

      ​Tuug ba tuuug baa ka danbeeyee kan maanta joooga hala xisaabiyo

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 20 дней назад +8

    ISKA AAMUS IS QARI XUNBO WAYNE

  • @user-yr3sr8st3o
    @user-yr3sr8st3o 20 дней назад +4

    Adigaa u baahan in lagula xisaabtamo in tii aad joog tay

  • @user-fd6pn9jg4y
    @user-fd6pn9jg4y 20 дней назад +7

    tuug.tuug.dhalay.ayaa.adiga.kuxìsaabinaya 3:18

  • @engab001
    @engab001 20 дней назад +17

    Tuug yidhaahda cid kale ha la xisaabiyo ma aragteen. Cid walba waa la xisaabine soo diyaar garow.

    • @OneLoveOneLife84
      @OneLoveOneLife84 20 дней назад

      inu ina iibiyo buu raba waali socota

    • @user-sr3ok4ty4t
      @user-sr3ok4ty4t 20 дней назад

      Ma muuse ayaad difaaci mise in labada la xisaabiyo ayaad rabtaa 😂

    • @engab001
      @engab001 20 дней назад +1

      @@user-sr3ok4ty4t Cid walba oo xil umada u qabatay waa in lala xisaantamaa waxba ha Kala jeclaan. Saw iyagu xilka may doonan? La xisaabtan

    • @user-bj9tb9uw6j
      @user-bj9tb9uw6j 19 дней назад

      Adeer ka xisho madxweyna

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 20 дней назад +6

    Adigu....hantidiii.....Hawada....keen

  • @add-tech
    @add-tech 20 дней назад +4

    tuugu caawa wuu ooyaya, 16 May hanbalyadiiba wuu ilaabay, waa sidaas oo abadana kaligaa hadad noqonweydo nasab somalilander habarjeclo ma ihi

  • @mohamedowjama8447
    @mohamedowjama8447 20 дней назад +4

    Laga roone ina xashi

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 20 дней назад +8

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa adigu waxaad ka warantaa xaggeed geysey hawadii somaliland.
    2.0. Miyaanad lacageysanin oonad Somalia ku wareejinin.
    3.0. Miyaanad guriga hawada somaliland gadanin oonad siisan 1500000.
    4.0. Waxanad ka dhistey meel cidlo ah oo madaarka u dhaw.
    5.0. Miyaanad qaadanin oonad dhicin mashruucii madaarka somaliland.
    6.0. Shaleyto xilligii suiraanyo markaad qooqanayd eed doobineysey maxaad wadday.

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 20 дней назад +6

    Tii Hawada keen

  • @dacar2345
    @dacar2345 20 дней назад +1

    Adigu waxaad tahay ka ugu horeeya ee la xisaabinayo ee Madaarka hargaysa kootada loogu xidhay

  • @SalmaancasoodSalmaan
    @SalmaancasoodSalmaan 20 дней назад +6

    Afmiisharnimo ama maah maah carabi ama e nglidh ah oo aad buugagta ka soo xafido wax kale oo wXbarasho ah malihid tuugnimo cidkuma sheegi kartid wall maxamuudow wall cuntay intaad cunaysaye wall noo nax hana ma muji xaabine

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e 20 дней назад

      Aabaha ayaanu saaxiib ahayn sificn baan u aqaanay cilmiguu barty ugu dar

    • @The_Observer0000
      @The_Observer0000 20 дней назад

      Ninkan waxaan Ka quustay maalinti uu ninkan nool yidhi Allaha u naxariiste Saaxib baanu Ahayn. Ma saaxibka baad garan waayin in uu dhintay iyo inkale.

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 20 дней назад +6

    madiga wax xisabinaya,wasidi inacigal barigi musuqa adkashegtay,tuug anwariskuhayn

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z 20 дней назад +2

    Good point

  • @user-or7jd1my5d
    @user-or7jd1my5d 20 дней назад +4

    MM TV MAA TV KHAAH BAA😂😂😂😂😂

  • @jamacclaahi4537
    @jamacclaahi4537 20 дней назад +1

    Hogaamiye sax ah guul baan kuu rajaynayaa mudane

  • @YSSX2
    @YSSX2 20 дней назад +2

    Adiga horta abti ma lagula xisaabtamay lacagtii 400M$ ee DPW😂

  • @moussaahmedwarsame8580
    @moussaahmedwarsame8580 20 дней назад +4

    Maxamud xashi Ayaa laxisabtamay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 20 дней назад

      Samaale laa xisbtamay Ina biixi family laa isabtamayaa

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 20 дней назад

      Bacaaac bacaaaac hawadii waa lasoo celiyay

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 20 дней назад

      Kkkkkkkk ka hadlaa adiga maaha hawadii dalku lahaa eed cuntay waa lasoo celiyay

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 20 дней назад

      IDINKAA WADA CEEB OO DHAN FAYSAL MUUSE GUUUUL

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 20 дней назад +1

    Muuse is really the best

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 20 дней назад +3

    KKK LAXDI DUUFKA LAHAYD KUYE WA ON LALA XISAABTA BIIXI IYADAN HADLAYSA XAAEKEEDIBA LADHAQAYEY AAWAY LACAGTI AIRPORTA CASRIGA AH LAGU DHISAYAU E KUWEIT BIXISAY AAWAY HAWADII SOMALILAND INTU GATAY BAA WELI LASOO INDHA CADYEY SHAME

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 20 дней назад +2

    Sideed u hortimaad bulshada aad dhacdeen hantidoodii adiga iyo cisu

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 12 дней назад

    Mudane xaashi madax weynaha mudane ciro bedeli doona insha allaah ❤

  • @osmanahmed4984
    @osmanahmed4984 20 дней назад +2

    Tuugow xishoo amba cabso,damiirki àyaa kaa dhintày, dadkan aad waax u dheegaysa ma ruushka ayaay kayimaadeen. Indh adeeg bu 1 baxay

  • @user-oz4pq3ei4z
    @user-oz4pq3ei4z 20 дней назад

    waa runtaa maxamuudow🎉juudaan allah haynaga qabto ❤❤❤

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j 20 дней назад +1

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Orta Xisaabtu ma xuma haddii aan laxumayn Shacabka Somaliland wax ay maqlaan waxa ugu wanaagsani waa ha laxisaabtamo……
    Waxaad ka midtahay dadka farta lagu godaayo markaa Gudu wadajir ah Baarlamaanku hasaneeyo oo Kulmiye intii ay la wareegeen xukunka la la xisaabiyo….Si deg deg ah ha loosaneeyo Gudi…Raali iga ahaada haddii hadal kaygu uu meel ka dhacyahay
    Waa Khayran katiiran

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 20 дней назад +1

    Mashruucii xumba wayne ka waran
    Adoo kale ma hadlo

  • @mukhtaarolydaada8024
    @mukhtaarolydaada8024 20 дней назад +1

    Tuug ka indha atag oo afka ka xonbaynaya oo soo taaggan, wali lama arag lamana maqal.
    ( صدق من قال: حتى نحن يا همان )

  • @cabdiqadircali3239
    @cabdiqadircali3239 20 дней назад

    Masha alaah maxamud xashi waan la jiraa

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 20 дней назад +1

    Adigu waa in Lagu xisaabiyaa kii xisaab ka hadli lahaa

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 20 дней назад +2

    Adiga ayaa ku xisaabiyey xoolihii umadda iyo guriggii aad gubtay si aan xisaabta loo helin raadkeedda tuug

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 20 дней назад +1

    TUUG ISAGII WAX XISAABIYA LEH MIYAAD ARAGTEEN ??

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z 20 дней назад +1

    Sax weeye

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 20 дней назад +1

    Tuug adaa xisaab u baahan in Lagu xisaabiyo

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 20 дней назад +1

    Adigana indr ina xaashiyow
    Halagula xisaabtabo xoolihii airport ka

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e 20 дней назад +1

    Ma khajile adigu is xisaabi hawadii aaway mashuci hargaysa ee biyuhu aaway xumba wayne tuugoow ha daalin

  • @muuminbarkhadle3915
    @muuminbarkhadle3915 20 дней назад

    xukumada cusub wnso dhaweynayna incha allh

  • @abdikariimismail1238
    @abdikariimismail1238 20 дней назад +1

    Sidaas waaye. Waa la xisaabinayaa ninkaas

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 20 дней назад +2

    Tuga tuga tuga fakash mohamud hashi waa huwan yusra harti....

  • @munirkh
    @munirkh 20 дней назад +4

    Khaladka Muuse galey waxa laga soo bilaabayaa inaad ku wareejisey 80 milyan oo dollar,,, ku Darsoo jookarkii Hawada ???? Ku darso xumboweyne 😂😂, waliba waad na soo hortaagan tahey,,,, Shame on uuuuu

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 20 дней назад +1

    Waa run waa in lala xisaabtamo juudaan

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 20 дней назад

    Afkaaga caana-geel lagu qabay, muuse ha la waydiiyo 7-sanadood iyo waxyeeladii uu gaystay oo ha la xisaabiyo. Asc

  • @user-ih7tr1ik4s
    @user-ih7tr1ik4s 20 дней назад +1

    Kkk adigu hawadi meeday aad warejisayma xishode

  • @XasanNuux-ks3jr
    @XasanNuux-ks3jr 20 дней назад +2

    Danayste xaaran cun ayaa inoo noqday siyaasi afmishaar aabaha musuqa

  • @mohamednoor3566
    @mohamednoor3566 20 дней назад +1

    Marka hawada iibinaysay mad jagagsanayd war ilayn ceeb loma dhinto cajiib wa aakhiru zamaan

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e 20 дней назад

    Adeero madax waynaha caydisa maan as ka dhamaan adigu

  • @ibrahimyounis2846
    @ibrahimyounis2846 20 дней назад +1

    Ina xaashiyoo gormaad ka xishoni donta dadkan aad leedahay ina bixi hala xisaabiyo,adigiibaa lagula yaaban yahay caruurtii yar-yararayd baa leh WAA ----------!

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 20 дней назад +2

    Maxamuud xaashi u soo celi lacagtii hawda iyo lacagtii iyo tii biyaha mashruucii xunba weyne,

  • @dacar2345
    @dacar2345 20 дней назад +1

    Afar cisho ayaa lagu buunbuuniyay waxba ma tihid waxaad ardayda la hor tagayso eeg

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 20 дней назад +4

    Adiga yaa ku xisaabiyey hawadad aad cuntey yaaku xisaabiyey mashruucii biyaha hargaisa ee aad cuntey yaa ku xisaabiyey lacagtii kuweyd ee airriport cigaal ee aad cuntey yaaku xisaabiyey mashruucii capacity bilding ee hayada shaqaaalaha baanka aduunkuna bixiyey lacagtiisa

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane 19 дней назад

    xaqiiiq buuu ka hadlay umadii ilaaaaho dhanbaaaa la yaaaaban waxan dadkii karaaamsda ka qaaaday xaqiiiq waaaa hogaaaaan xumadaaaa ina baday

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 19 дней назад

    Habaryar guulayso😂😂😂

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 20 дней назад +1

    Soo digii shslay ka baxay ha lagu xisaabiyo bisinkaaaaaaaailaahaw haygu soo dan qof dalka iyo dadka daacad u ahayn

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e 20 дней назад +1

    Cabasho Kama waynaatid😂

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 20 дней назад +1

    MARKII ISAGA LA XISAABIN WAAYAY

  • @gabileyball
    @gabileyball 20 дней назад +1

    Adiga yaa ku xisabayaa

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 20 дней назад +3

    Tuug xaashi cabdi iyo xirsiyo gaabo keena lacagtii hawada somaliland eed qadaadweyn ka iibisey mashruucii xumba weyne ka hadal ee aad cuntey ma adinkii baa baa na hor iman kara yaa daalimiin

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 20 дней назад +1

    Waa taa maka ilowshiyo kugu dhaco eed ilowdey adigu qofkaad aheyd iyo wixii aad sameyn jirtey lkn khaladku adiga maaha waa dadkaad waxaa ka hor odhaneysid 😔

  • @guletizmail8349
    @guletizmail8349 20 дней назад +2

    Tuuganimadi aad qaranka u gaysatay wallahi waa laga xisabinaya ina xaashow, yaa ku ilaaway nacdalyow.😡

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 20 дней назад +2

    war ilayn ninki noolow maxa aragtikulaban,adiga shaqobadan reerkagasiyay barigihore

  • @user-hy7dv5dp8z
    @user-hy7dv5dp8z 20 дней назад +1

    MAXAMUUD xaashiyow waxa lagaaga baahan yahay inaad akisho meel u magacawdo iney ku dooratana diyaar ayey u tahay

  • @abdillahiabdillahimoussaf
    @abdillahiabdillahimoussaf 20 дней назад +2

    Maxamuud xaashi ayaa yidhi risabtan waa tuugii weynaa

  • @husseinmohamed8759
    @husseinmohamed8759 20 дней назад +1

    maxamuud xaashi maxaa ka qabatay dalka marka aynu af gobaadsiga iska dayno

  • @2023faaliye-sv4xr
    @2023faaliye-sv4xr 20 дней назад +1

    maxaad udhiibatay ee lagula xisaabtamaa waa markii adiga lagu saamaxay ayaad sidaa uhadashay

  • @akam3835
    @akam3835 20 дней назад

    Ina xaashi iyo xirsi
    Yaa la xisaabtaya
    Xooloha aad iilaamaanta
    Qaybinaysaan

  • @sahalissack2762
    @sahalissack2762 20 дней назад +2

    Moxamud xashi laxisbta tuug

  • @user-iw3tf3gf5j
    @user-iw3tf3gf5j 20 дней назад +1

    Ina xaashiyow adogana lacagta umada aad dhacday waa in lagula xisaabtamaa

  • @user-iw3tf3gf5j
    @user-iw3tf3gf5j 20 дней назад +1

    Xirsi iyo maxamud xaashi markay yiraahdaan hala xisaabiyo muuse bal idinkana yaa idin xisaabinaya lacagtaad umada ka xadeen lkin waa duni aakhir zaban shacbka maanta waxay idiin yaqaanaan siyaasiyiin

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 20 дней назад +1

    adnawaad kujirtaa dadka laxisabinayo waliba kuwa uguxisab adan baadkujirtaa

  • @mohamedmohamoud4653
    @mohamedmohamoud4653 20 дней назад +1

    Adigu mee mashruucee madaatkii niyaw is qari sidane waa ceeb walaahi

  • @Dfefjdedgffvjjbfrnhg
    @Dfefjdedgffvjjbfrnhg 20 дней назад +1

    Markan eegaye daadka waxa soqoraya waxan arkaye daad aan bislayeen oo aan qabil lafaha kaa galaye daadki wanagsan waxaye odhan jiren ninka kaa kagu xun hadu xaq ku sheego kaa qado kaa ugu wanagsana hadu badil kula yimado kaa diid imika wuxu ku sheegay waa xaq hadu yidhi waa ina laala xisabtama waa sidu adunku u shaqeeyo dawalada fashilmaye ayaan waxaba laa is waydiin laakin dawlada nidamku kaa shaqeeyo waa laa isala xisabtama

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 20 дней назад

      Dadku waxa ay og yihiin oo aanay ka yeelayn inanu tuug isaga kaweyni jirin Hawadii Somaliland ninkii iibsaday ahaa…. Waxay Somalidu ku maah maahda ninka aad wax ka qadaneyso maradiisa aya kala eega…. Meel ay adunka ku qoran tahay qof xun wax halaga qaato majirto… caadi iska dhig

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 20 дней назад

      La xisaabtan jokar booli qaran iyo suulcawro hanoo afdhabaandhab shaxaadle

    • @Dfefjdedgffvjjbfrnhg
      @Dfefjdedgffvjjbfrnhg 20 дней назад

      @@abdullahimohamed8746 oo maxa loo xisabinwayaye waxay ku tusaysa mesha inayanan dawlad shaqayanasa ayan kaa jiran mar hdaye jiran daad qanunka kaa sareya

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 20 дней назад +2

    Inleen tuug waa tuug

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 20 дней назад +1

    XUNBO WEYNE
    Yaa kaa xisaabiyay adiga waxaad cuntay.
    JOOKARKII TUUGTA

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 20 дней назад +2

    Dilalkii afka qaloocay ee Hawada Somaliland lacagta siistay… dilalkii dastuurka Somaliland ku tuntay ee xildhibanada Somaliland in 20 xildhiban ka badani isaga ka amar qaataan isagoo meel uu sharciga dawlada kaga jiraa aanu jirin oo makhayadaha suuqa ka maamula….. waa foolxumo weyn

  • @Ibrahim-Faisal-Mohamed
    @Ibrahim-Faisal-Mohamed 20 дней назад +1

    Adiga hawadii aaad wareejisey ayuu soo celiyey

  • @sahalissack2762
    @sahalissack2762 20 дней назад +2

    Mohamoud hachi tuug

  • @ruushalijamac638
    @ruushalijamac638 20 дней назад +2

    adiga ayaa ku xisaabiyey

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 20 дней назад

    Xisaaab adag waliba

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 20 дней назад

    Somaaliland❤18❤my❤loov❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x 20 дней назад +1

    Kan yaa yidhaa dhuumo oo amus is qari Muuse waa la arkaa wadanka kamuu shaqaysane adiga iyo xirsi waad ka shaqaysateen dalka imikina ha xiiqin

  • @mohamudmohamed1211
    @mohamudmohamed1211 20 дней назад +1

    Waa Ninkii Hawada iibiyey tuug

  • @Ragiihore
    @Ragiihore 20 дней назад +1

    Waxa la yaableh ninkaasi wuxuu u sheekaynaya waa aqoonyahano

  • @ihsaanahmed4430
    @ihsaanahmed4430 20 дней назад +2

    Waar ninkani ma caqliga dadka ayuu ku ciyarayaa miise wa walii hadlayaa

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 20 дней назад +2

    Kkk nin hadduu seexdo oo soo tooso waa kiiyuun markaa ina xaashi waxba yaanu muuse ku walicin xisaab haddey noqoto adigu dil ayaabad tahay

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 20 дней назад +1

    Kulmiye waakaad joogtay

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 20 дней назад +1

    Tuug tuug dhalay oo aan ka xishoon shacabka

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth 20 дней назад +1

    Walahi Somaliland tuugii ugu waynaa ugu xumaa uguna caqliga xumaa waa Ninka Hada dalka Maamula ee
    Muuse bixi Cabdi xataa somaliland nimadii ayaa Dadku ka shikiyeen..

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 20 дней назад +1

    Tuug aan war isku hayn baa u daran adaa xisaab u baahan,yaa tuug,

  • @Keysek
    @Keysek 20 дней назад

    Wa in LA maxkamadeeya waliba

  • @guledjamamohomed8899
    @guledjamamohomed8899 20 дней назад

    Waa ina adiga lagu xisaabiyo horta

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 18 дней назад

    Tuug🎉ina xaashiyow
    Lacagtii Airportku
    Lacagtii parkingka airport ku
    Lacagtii mashruucii xumbo weyne
    Ee biyaha intaasba adaa xaday oo
    Cuney lacagtaas oo dhan
    Adiga in lagu xisaabiyo weeyaan
    Tuug fogal Tuug
    Uuuuuf

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 20 дней назад +2

    Xisaabtii hawada keen tuuug xisaabtii xunba wayne

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 20 дней назад

      Dunidu waxay ladhibaatoonaysaa ragii boooliga cunay hawo kataĝin xunbo wayne lagula xisaabtamaysaa

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 20 дней назад

      Soomali was

  • @user-xu7qq1gj5t
    @user-xu7qq1gj5t 20 дней назад

    Somali ayaa laga xukuma gx maxàd ku dawaynaysaa

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 20 дней назад +1

    Muuse ayeyisaga iyoxirsi gaab ku waasheen waasha oowajaqa la xilidiima sahalo laba tuugoo is nacay tan labaad laba damiir laawe ragooda dan kamaleh kursi ay hore u cunren nay markale raadinayaan ala idiinma dahlo laba tuug oo kaba cadah xirsi iyo ciro band waxaka faaiidin wadada ayaalagaaga talaabayaa

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 20 дней назад +1

    Idinka yaa idin xisaabiyey 😂

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 20 дней назад +1

    Maxamuud adigu ma cidbaad wax u sheegi kartaa . Waxan ku leeyahay isla xishood waxa aad sheegayso kuwa lugaha haya ayaad ka mid tahay.

  • @AaminsMaxamed
    @AaminsMaxamed 20 дней назад

    Aditya is xisaabi imagination laga baryimaayo xisaavtanka waa wwajib qaran