Maxaa Farqi udhaxeeyo Odayaal dhaqameedyadii hore iyo iyo kuwa hada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Maxaa Farqi udhaxeeyo Odayaal dhaqameedyadii hore iyo iyo kuwa hada

Комментарии • 84

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 9 месяцев назад

    Cali xaraare ow yaasin ducaale maxed martin ba qosolkiisi anu ku xasuusanay ee kaftanka siyayasada ku soo dar mar mar ❤❤❤

  • @hendrixsantana-ty7iv
    @hendrixsantana-ty7iv 9 месяцев назад +1

    Ninyahaaw cali hareeri aniga qadiimi aan ahay cawke saaxib ruux aan eheen .laakin kan kula fadhiyo ninyahaaw ma ka helo Ilaahey maqaadirtiisa . Ninyahaaw kan waa uu fiirsadi marabo ..... adiga nadiif aa tahay ...
    kan hortaa fadhiyo fiiri..
    innaa lillaah wa inaa ilaahey raajicuu

    • @iidsalah1989
      @iidsalah1989 9 месяцев назад

      War waa mid madhan kaas caalamka oo dhan baa og adigu ma haddaad baratay

  • @SucadCusman-k6w
    @SucadCusman-k6w 9 месяцев назад

    Asc cali xarare wan kusalamay salanta islamka magacegu waa cabdi idiris axmed oo kunool Ethiopia gar ahan dire dhaw waxan ahay nin aad iskuremacalin qubaxa waxan ogajeda nin aad il,a adeer tihin oo walahi aad iyo ayan kutagera oo barnamishada oo dhan wan dawada oo aad ayan oxiiseya ee alah hakuxaafido inshalah ee nabarkaga isodir oo marmar han kala sohadle inshalah wanan kusalamay ina adeer ❤

  • @faizam523
    @faizam523 9 месяцев назад

    Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ Cod macaanaa Ali Xaraare. Qaraami qalbigaan ilaaweyn.👏👏👏👏

  • @zamzambouraleh9941
    @zamzambouraleh9941 9 месяцев назад +2

    Waxaasa Dhagahadal ah, Ali toos Runta inaad ugu sheegtay ahayd Reer SSC ama Garaadadayada la sirxay. Abu gadhaa ayaan u Malaynayaa in ay ka dambeeyan buuqa Garaadadayada. Insha Allah Quraan ban saaraynaa oo khayr bay ku dambayn. Jamaahirta warkooda soconaya

  • @mohamedtecno5783
    @mohamedtecno5783 9 месяцев назад +1

    Adeer maha Dir ma Wax lagu qsolad ka dhigateen Bal Odayahsan wa wayn Oo xiligan oranaya Maha Wa maxay Daroodkawa xita lafaha Ayad taqanaane maxay Qumoyada dhan Ad ku qoslaysan Odayal wa waynba tihiine War Hadala Yuunan idinka tagin Oo arinka raali galin ka bixiya Haduu Barnimkan dhex dhexad yahay 🙏🙏

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 9 месяцев назад

    sh.Mustafe xisbi ma aha waa caalim soomaaliyeed

  • @mohamedtecno5783
    @mohamedtecno5783 9 месяцев назад +1

    Maha Dir wa Mxamad xiniftire iyo Surre Maxamed xiniftire waxa hoos taga Isaaq Mohamed Biyomaal Mohamed Bajimal Mohamed iyo Quranyow Mohamed oo Waqiila dhan ah marka Side intas OK qawil Abahood Ad hada u maqlaysan idinkoo odayal ah adna ugu qoslaysan Mise micna kala jira ?

  • @hendrixsantana-ty7iv
    @hendrixsantana-ty7iv 9 месяцев назад

    Cali waa adkeysi badantahay .......cali kan wejigiisa fiiri cali waa adkeysi badan tahay
    hal daqiiqo xittaa ma siin laheyn wallaahi thuma billaahi.
    Wadaadada ha gaarin .

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 9 месяцев назад

    Ellaahow Siyaad Barre u naxariiso

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 9 месяцев назад

    Labada nin een uku jeclahy somalida ❤

  • @abdihaki
    @abdihaki 9 месяцев назад

    Mustafe mar waxa u leyahay yasin duacale iska dhig lkin waa keeni wayey

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 9 месяцев назад

    War caliyaaw ninkan idacada kula warmaya EE Martin laleyahy miyanu Xishonaynn oo ogayn in dad Ku dhagaysanayo waxad tirahda naagda Qosolka oo xisho Hadi annad illahay kabaqayn xiishoo dhee waxan ISKA Qoslaya

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 9 месяцев назад

    Waxaan odhan lahaa aniga aragtidayda madax dhaqameedka in qabiilkoodu mushahaar u sameeyaan si hawshooda xal loogu helo iyaguna ayna lacag kale oo cadaalad daraan u soo jiida ayna u qaadan fadlan fariintaas ha la ii gudbiyo

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 9 месяцев назад

    Cali xaraare waa nin qaaliya oo dalka la socda . Anigaa 2012kii musharax damcay ravenna inaan maayar ka noqdo magaaladii aanku dhashey ka Diana aan qurxiyo nasiib daro suldaankii ayaa doortay nin aan tartameynay oo waxba ka ogeyn shaqada dowladaha hoose kuna qanacsan kaliya waan soo baxay

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 9 месяцев назад

    Caliyaw waagii hore odaygu waa soo xuli jirey wiilashiisa kan isin ku fiican ,haduu mid iin leh doorto qabiilka ka diidaya ileen wiilasha way yaqaanaane ,vaduu hal wiil oo in leh ama yar dhalay ,odayga walaalki baa ku simi jirey ama wiil uu adeer u yahay.

  • @MohamudYusuf-p4i
    @MohamudYusuf-p4i 9 месяцев назад

    Sheekadiii waad disheen...sheex mustafe iyo dirir ..waa culimasa ka xishooda

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 9 месяцев назад +1

    Dhulbahante garaado ayaa waalay sida ilaahay bay u caabudaan

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 9 месяцев назад +1

    Mustafe martin Waxa Weye Laba Mid Nin Walan Ama Doqon .. Mustafe duufle paratacoolka iska sax

    • @iidsalah1989
      @iidsalah1989 9 месяцев назад +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂 Xirsi Cusmaan Baan Ahay Habar Yoonis Baan Ahay Kulahaa Maxaa Inaga Galay Qabiilkaaga oo Yaa Ku Weydiistay xoolo fowqal xoolo

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 9 месяцев назад

    Maxaa lagaga Bixi karaa arintan Ali?

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 3 месяца назад

    KKK HABAAR WUXU AHAA DAYDAYGII HARGEYSA
    ISAGAA IS MAGACAABAYE REER MA XUKUMO

  • @jamesafgoye949
    @jamesafgoye949 9 месяцев назад

    Caliyow ninka kula fadhiya ayaan kadhageysanwayay qosolkiisa

  • @allahbawayn
    @allahbawayn 9 месяцев назад

    25 garaad lascanood

  • @gulledabdi6571
    @gulledabdi6571 9 месяцев назад

    Mr xaraare nin jira

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 9 месяцев назад +1

    Illhay baa ina dilayayee labada nin kala gob san midna illaa culimadiisii ayuu wX ka sheegay mid nin keliya oo reer kooda afkiisa ma soo marin kawarama

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 9 месяцев назад

    Adart horyyfa tuiiy kokk❤ don"tvho

  • @hadiya2857
    @hadiya2857 9 месяцев назад +1

    Suldaan habaar alaha nagaqabto

  • @user-sports482
    @user-sports482 9 месяцев назад +1

    calaw ninkan waxba ka yare khaldane dadka ha hor keenin

  • @siadfarah3096
    @siadfarah3096 9 месяцев назад +1

    Umadii oo idil ayaa isbadal ku dhacay cali xaraare maxaa iska badaley suaal ku socto daawadayaasha?😅😅😅😅😅

  • @AbuSuldaan-qx7ut
    @AbuSuldaan-qx7ut 9 месяцев назад +1

    Walaahay Qosol indhihii ba Na Casaaday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Andhiga927
    @Andhiga927 9 месяцев назад

    Mustafe martin maanta mid seek ah buu soo cabey dhanka qabyaaladaa shaqaynaysa 😂

  • @isnafaqee5358
    @isnafaqee5358 9 месяцев назад

    Asc ali mustae
    Haday xaajadu xumaatey
    Haday xana gaa dhi wayday hadey
    Culumadii xanaaqdey
    Xigtoo waadigan jabeey
    Xagee baa loo qaxaa
    Xaaraan nisaaal lagu dalacey
    Xurmoo sow ka duruq maaha
    Kkkkkk
    Soomaali haduu qaldamo
    Raali ahaada gaadhigaa hareera ka eegayaa

  • @bashiressa2999
    @bashiressa2999 9 месяцев назад

    Waxaa xaqiiqo ah in Ay maata soomaali hogaankeedu uu san Ficiinay ama xumaaday markaad dhan kasta ka geeto

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 9 месяцев назад +1

    😂😂😂😂 WALAHI WAA FUURAY MARBA LAXAN 😂😂 HOOLEEY IYO IRIIRII IRIR AFAA INBEEGNA JARA DHUFTAA KKKKKKK

  • @mohamedabdi634
    @mohamedabdi634 9 месяцев назад +2

    War cali odagi martiin cwa maxu so cunay hhhhh

    • @iidsalah1989
      @iidsalah1989 9 месяцев назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @travelers6531
    @travelers6531 9 месяцев назад

    Waxaa ugu muhiimsan oo aad ka tagteen waa kuwa ka macaasha aana qabiil dil aan joogsaneenin magta lasoo aruuiyo qeeb weeyn ka hela dilkii baa business noqday

  • @kamaladiinwarsame4255
    @kamaladiinwarsame4255 9 месяцев назад

    Mustafe waa doqan

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 3 месяца назад

    BAD MADOWNA REER MA XUKUMO E WAA REER BERBERA
    XAAFADA DAAMI BUU DEGAN YAHAY WAXAA LOO SAMAYSYAY IN UU U JAWAABO BUUR MADOW OO QUDHA NINKAASII HADUU HADLABA U JAWAAB
    DADKA NOOCAASA BAA MADAX NOQDAY!!!!

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 9 месяцев назад

    Magaca " Isam " ninkii watow gala gala Naarta

  • @nasrocalixussen9803
    @nasrocalixussen9803 9 месяцев назад

    Ali xaaran qabyaaladii oo qof ah

  • @zainabhassan3823
    @zainabhassan3823 9 месяцев назад +1

    Waaryadha cali maalinwalba wuu bahdilaa martin isagoo si kale ah buu keena marka buu dadkiisa cayaa

  • @adan10000
    @adan10000 9 месяцев назад

    Culimadii Puntland kuli cajaladii Dhurwaaga yey inoo saareen. 66dii Doqon Doqonka uweyn bey doorteen 5 sano ka hor. Hadana talow yey dooran doonaan. Kkk

  • @abobasement346
    @abobasement346 9 месяцев назад

    Kuwah Ad shegaysan kenyah waa lagah cayriyay inay so galan siyasadah somaliyah waxaa dib u dhigay waa kuwah kofyadah watah

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 9 месяцев назад

    Hi Sir Ali
    You made me laugh about how you described the decadence of traditional leaders .
    Gow , Mustafa Oodweyne , too was hiber tonight .

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 9 месяцев назад

    Kuuwaan. Soomaalida. Ah. Shanat. Salaadooda. Tuukaanaaya. Ee. Cimaamaada. Tuurata. Ku. Siita. Dadka. Dagaalaka. Geelinaaya. Kawaarama. Maroodigu. Taakaarata. Saaran. Kaakaake. Ayuu. Arakaa. Mucajiiso. Waa. Soomaali. Yaab. Ceebey. Tacaal. Bisiinka

  • @hendrixsantana-ty7iv
    @hendrixsantana-ty7iv 9 месяцев назад

    Cali waa adkeysi badantahay.

  • @isnafaqee5358
    @isnafaqee5358 9 месяцев назад

    Xagna gaadhi way dey

  • @hendrixsantana-ty7iv
    @hendrixsantana-ty7iv 9 месяцев назад

    Timahaaga fiiri.

  • @mahadmohamed4055
    @mahadmohamed4055 9 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅kkkkkkkkkkkkk

  • @ibnucilmiAhmed
    @ibnucilmiAhmed 9 месяцев назад

    Beenalayaa sheekhyadiina wax maka sheekteen

  • @faridohashi8770
    @faridohashi8770 9 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂 wlhi suldaan ayanel wa ismkayag weyey australia ku dhashay hadu hargeisa yimi😂😂 wlhi waad qoslayas

  • @AbuSuldaan-qx7ut
    @AbuSuldaan-qx7ut 9 месяцев назад

    😂😂😂😂

  • @maxamedciir6164
    @maxamedciir6164 9 месяцев назад

    Adigu sodaad tay beenelaaw

  • @G0_n3
    @G0_n3 9 месяцев назад +1

    Is Martin drunk?

    • @nazraahmed2881
      @nazraahmed2881 9 месяцев назад +1

      You couldn’t have anything to say bro.!

    • @iidsalah1989
      @iidsalah1989 9 месяцев назад

      Odaga wax weyn ba ka si ah dulliga ka muuqda waad u jeedaa soo sad xoolo iska qoslaya xirsi cusman haddaad thy maxa inaga galay 😂😂😂😂😂😂😂

    • @Cherrie173
      @Cherrie173 9 месяцев назад

      Farxada waa ku duridaa miyaa. U probably don’t smile unless drunk😂

    • @gudbifariinta3958
      @gudbifariinta3958 9 месяцев назад +1

      No he is not drunk he is having good time

    • @cazuuz2022
      @cazuuz2022 9 месяцев назад

      Ali xaraaro Mr Martin ba ka xumeyay marku so hadal qaday Mr gala dagalka hhhhhhhh Ali we can feel U , Gala Dagalka 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 9 месяцев назад

    Hhhhh

  • @AliIdrissyacin
    @AliIdrissyacin 9 месяцев назад

    Kkķkkk Kkķkkk

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 9 месяцев назад

    Qaarbaa yidhaah gala dagaalka 😂😂😂😂😂

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 9 месяцев назад

      Ma waxaad rabtay inuu dhoho farfarista hagu taagnaato waa markii cashar lama ilaawaan ah luguu dhigay gala dagaalka waa ladhahaayaa waana laiska kiindhicinaayaa

  • @AbuSuldaan-qx7ut
    @AbuSuldaan-qx7ut 9 месяцев назад

    Lama Dooran karo Wa Boqortooyo layska Dhaxlo Oo Aan la bedeli karin

  • @امعبدالله-د2ز4ش
    @امعبدالله-د2ز4ش 9 месяцев назад

    Caliyow garaad galadagaalka kudar

  • @IsmaaciilAfmiishaar-th6un
    @IsmaaciilAfmiishaar-th6un 9 месяцев назад

    Qudka ku dar

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 9 месяцев назад

    Laba munaafaq

    • @faizaali2889
      @faizaali2889 9 месяцев назад

      Waa layska kaftamayaa walaalo waxba hacadhoonin

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 9 месяцев назад

      @@faizaali2889 kaftan maalin waliba reer la saaran yahay wllo adaan ku waydii sow nacayb iyo cuqdad uu qabo maahaa

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 9 месяцев назад

    Isammo yaa isugu yidha ? Ma kelmedda isam ayaa guud-ahaan loo isticmaala . Ma maamul goboleedka Puntland ayuu Alifaqash inyar oo dacaayad ah u samaynaya. Waar Isam waa kelmed-goboleed

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 9 месяцев назад

    Hi Sir Ali
    Science Tidbits
    Have you ever seen dogs in action in certain criminal investigations ?
    A case in point is drug investigation.
    Dogs's sense of smell is 10000 to 100000 times that of humans.
    In the world of narcotics , poppy plants are converted Morphine that can be transformed to its acetate form ( heroin) using acetic acid ( khal ) known for its pungent smell.
    Even though the heroin is washed and is odorless to humans , dogs 🐕 can smell any residue acetic acid ( a trace amount )

    • @iidsalah1989
      @iidsalah1989 9 месяцев назад

      Get a life bro 😂😂😂😂😂

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 9 месяцев назад

    Cali. Ciirataa. Dhamaan. Caada. Yaqana. Harageesa Aad. Ku. Soocooratay. Haadana. Madaayasiida. Shaalayato. Miyaada. Iloowaaday. Caajeeb. Bisiinka. Kuna. Qoisalaye. Nimanka. Dooqon aada. Ah. Nacamleeya. Qosolaka. Badana. Ayuu. Lajooga. Misakiin. Bisiinka

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 9 месяцев назад

    Cali Uraaye , 😂Hadaad Somaliland Ka Hadli Waydo Waad Dhimanysaa Lkn Waa Wax Kuu Qorane , Waligaaba Studio Yar Ku Dhex Jiri Mayside Maalin Baa Hargesia Iman

    • @saidhussein9037
      @saidhussein9037 9 месяцев назад

      Hargaysa waa meeshii uuku dhashay Waana nin reer Somaliland ah ee cuqdada iska saar wllo

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 9 месяцев назад

      @@saidhussein9037 Ok Uma Diidani Lkn Si Cadaalad Ah Ha Ugu Hadlo