Sir Culus: Qadiyadaha Maraykanka uu ka leeyahay Jabuuti iyo Somalia

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Sir Culus: Qadiyadaha Maraykanka uu ka leeyahay Jabuuti iyo Somalia

Комментарии • 13

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac2136 11 часов назад +1

    true muslim thinker you are sh crahmaan bashiir

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 9 часов назад

    Machaallah

  • @nasseromar4986
    @nasseromar4986 10 часов назад

    Alle aan aaminsanahay weye. (In God we trust)

  • @rafiq5722
    @rafiq5722 7 часов назад

    Somalida horey u tiri Nimaan shantaada kaa celin Sharci kaama celiyo

  • @HamseRaage
    @HamseRaage 12 часов назад

    Halkaasi waa barbara

  • @rafiq5722
    @rafiq5722 7 часов назад

    Emarat iyo Yuhuud maxay kala yihiin

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi2949 3 часа назад

    Odaygii curri somalia ayuu ku waashay

  • @Gladiuspax
    @Gladiuspax 6 часов назад

    Kuwa ka qayb qaata doorashooyinka maraykanka naartay galayaan

  • @ahmedmoussa8841
    @ahmedmoussa8841 11 часов назад

    Sheekhow iran iyo maraykan waa sxb.

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 8 часов назад +1

      Caamo foqol caamo,waxaad tahay dadkii lagu guulaystey sidii maskaxdooda kolba sida kubada loogu ciyaari lahaa,yaa ku idhi waa sxb kolay adu maad fikirin oo caqligaa malihide yaa ku idhi,sababta aan kuu leeyahay maad fikirin wax kale maahe waxaad tahay qof maskaxdiidi la gumeeyey.

    • @ahmedugas8495
      @ahmedugas8495 6 часов назад +1

      @@abdirahman6263
      Abdirahman run baad sheegtay! Somali badankeedu IQ guudu aad baa u hooseeyaa! IRAN waxaa lagu dhibaateynayaa maxaad isku dhiibi weydeen sida Saudiga iyo carabta kale!

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 6 часов назад +1

      @@ahmedugas8495
      Waxa lagu haystaa adoon noo noqda oo kaalaya aan far idinku yeedhne wixii aan idiin yeedhino aqbala,maya ayey iyaguna idhaahdeen,mida kle mid ku darso aan kuu sheego,dee carabtan cabaayad weynta ah ee wax hogaamisa oo dhami inta wax baratay wey yartahay maad saa u ogayn intooda badan riwaayad iyo ciyaar siday ugu jireen ayey xukuna heleen,nimanka faarisiyiinta ama iran kolba sidaad u taqaanto waa dad wax bartay oo cajiib ah oo aqoon yahano ah oo ay hogaamiyaan mufakiriin,inaguna jaahilnimadeena waxay inaga dhagtay meelo hoose oo ah waa shiico waa kan,waar adeeroy aduunka waxaa wa la iskala tagay.

    • @ahmedmoussa8841
      @ahmedmoussa8841 3 часа назад

      @@abdirahman6263 xaq baad u leedahay inaad diido sidaan aaminsanahay. Laakiin xaq u ma lihid inaad i caydo. Ogow caydu waa hubka qofka aan waxba isla hayn