DUQEEYNTA IRAN, RUUSHKA OO HUB CASRI AH IRAN SIIYAY & JAWAABTA META EE MALAYSIA; XAALKA UK

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • DUQEEYNTA IRAN, RUUSHKA OO HUBS CASRI AH IRAN SIIYAY & JAWAABTA META EE MALAYSIA; XAALKA UK

Комментарии • 78

  • @umurashaad6869
    @umurashaad6869 Месяц назад +8

    Jazakalahu kheer sheekh jazakalahu kheer ❤❤❤❤❤

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 Месяц назад

    Barakallahu feekuum Sheekh

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Месяц назад

    INGIRIIS,
    Fidmada aduunka kasocta isagaa kadanbeeya!!
    Isagana Dalkiisu Waa
    Burburaayaa
    INSHAA ALLAH.

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Месяц назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa jazaakallaahu qeyr

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Месяц назад

    Illaahow awoodaada noogu hiili yaarabi yaarabi yaarabi

  • @user-dc6hx5jp5k
    @user-dc6hx5jp5k Месяц назад

    Mujisa Allah haguridho inshallah

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 Месяц назад

    Inshallah ayaga ayey cunayan because hilib bay raban

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 Месяц назад +3

    Thank Brother Mustafa Ali for your advice and warning for those us living in uk special London
    If the war starts in the middle east the matters of the racist will be dangerous and serious any thing can happen
    May Allah protect the Muslims nations and all humanity who love peace and just😢ice

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 Месяц назад

    Yaa Allah ilahow u naxariso rer falastine

  • @halanenuur128
    @halanenuur128 Месяц назад +6

    Allah haw gargaaro mujaahidiinta.

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Месяц назад

    DAGAALKU WUXUU U WAREEG DOONAA,
    #LONDON IYO WASHINGTON IYO PARIS IYO BARLIN,
    IYO TELAVIV,
    OO GACANTA,
    #GACANTA FALASTIIN,
    KUSOO NOQONDOONTA
    INSHAA ALLAAH.

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Месяц назад

    Machaallah

  • @KhadarHawd
    @KhadarHawd Месяц назад

    Maansha alaah

  • @keirunaseir5678
    @keirunaseir5678 Месяц назад +1

    ❤❤❤❤

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Месяц назад

    MUSLIMIINTU,
    WAA INEEY DHISATO
    #KHALIFAAD,
    ISLAAMI,
    AH.
    HANA MIDOOBAAN,
    INTAAS KADIB GAALADU,
    IYADAABA ISKA BURBURIDOONTA
    INSHAA ALLAAH.

  • @maryanahmed4477
    @maryanahmed4477 Месяц назад

    Ya Allah 😢

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Месяц назад +2

    Allah ku saliido waxa kasta oo yahuuda dhibaato ku ah

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Месяц назад

    WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA

  • @jamaisse7944
    @jamaisse7944 Месяц назад +2

    Mashaa allaah dadku haday wax fican isku racaan awoododa wey shaqenaysa waa ilahay fadligisa❤❤

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 Месяц назад +1

    Allahu akabar xaladu waa waji xunatahay ilahow qatumada nohagaji 😢😢😢😢😢

  • @sadiamohamed3665
    @sadiamohamed3665 Месяц назад

    Amiin

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan Месяц назад +1

    WCS Wrx Wbr Sheikhanaa

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Месяц назад +1

    Sabab xiisada loo qaboojinayaa intay dileen rag qaali ah

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад +7

    Allow dhacaa waliba islamka iyo gaalada

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Месяц назад

    No more facebook ONPASSIVE soo, aada please, ONPASSIVE AI

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu Месяц назад +4

    Wcs waraxmatullaah wabarakaat

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 Месяц назад +1

    Sheekh Mustafa dhibka ugu wayn ma haysto Iraan iyo Isreal ee wuxuu heestaa sadex qolo tan koobaad Reer Qaza tan labaad wadaka dadku ay u yaqaanaan Maraykanka lkn anigu aan u haysto inuu yahay xaafad ka mid ah Talaviv tan sadexaad madaxda carbeed ee Khaliidka ee la yahuudiyeeyay laba qaybood ee dambe iqtiyaar ma laha oo Yahuuda ayaa haysata maamulkooda

  • @zakariasaiddjama9422
    @zakariasaiddjama9422 Месяц назад

    Ascwb walaal. Hadda wey caddahay inuu Maraykan Iiraan weerarayn ee kaliya ka difaaci doono madaafiicda. Arinku waa adigaa doontee iska dhaw Iiraan. Baarak'Allaah fiik.

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth Месяц назад +1

    Waaa eey dadki laha la layay o weerar ah alle ha ku salido many cuninin hilib ki saxibadod way dhargi lahayen haday cunan

  • @cabdiraxmaanxassan-o8j
    @cabdiraxmaanxassan-o8j Месяц назад +1

    ay ay dhashay dheh

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb Месяц назад

    Yackoo waaye iran iyadaaa dishay ismacil hania

  • @sabraa2009
    @sabraa2009 Месяц назад

    Iiraan waxey weerareey oo eey weerarka qaadeeysaa August 12 maalintaas waa.
    Waana maalintii yahuuda la laayey labo mar
    Taariiqda baara.
    Maalinta waxey yahuuda u yaqaaniin maalintii AV.

  • @Khadar-zj9xw
    @Khadar-zj9xw Месяц назад

    Mustafe pls fiori utube kaas waa sheeko cajib ah

  • @user-dk7hk3ph1b
    @user-dk7hk3ph1b Месяц назад +3

    امين يارب

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 Месяц назад +1

    maraykan anaa difaacaya yuhuud ee yaan la difaacin falastiin iyo eeraan waa kibir iyo caqli xumo waxay ka aragtay dalalka islaamka sheegta

  • @faysafarax
    @faysafarax Месяц назад

    Iney sheegto maah hadey ruktey inye wereriso

  • @Alixan-dg9sq
    @Alixan-dg9sq Месяц назад +1

    Rassiya kuchli 💪🏻

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Месяц назад

    Iiraan iyada baqeysaa

  • @user-qk7yj5zm2e
    @user-qk7yj5zm2e Месяц назад

    Ilmaha qaar shaqo ayey adaan lama xameyn karo

  • @itzManha125
    @itzManha125 Месяц назад

    Yaa allah qurumo is moodaye in eeey allah yahiin baad damarteye america iyo israel wax eey aktada ka yahiin maleh ee dhulka lagooh markaan oo cidamada loo jeediyo kuwaan loo jeedin ku kici anaga iyo inta uanu aadam fiican ee ku nool aduunkanah ka badbaadi shartooda iyo masiibadooda ameen

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Месяц назад

    Waxaa la yaaba leh maraykanka maba la hadlayo yuhuuda

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Месяц назад

    Cayr bay.sugin war ka carara meesha Dalkio isdajiya ma dhahay Jamhad aan imaan bay ka carareen qatar wayn bay dhayalsan

  • @abumoalim
    @abumoalim Месяц назад

    waxaa layaab ah, in lasii sheegaayo meelaha iiraan weerareyso, sida 12 meel ayay weerareysaa, sii ogaada meelahaas ayaan weerareynaa.

  • @sahmed2583
    @sahmed2583 20 дней назад

    Ooit

  • @HassanaffeyAffey-ie6jh
    @HassanaffeyAffey-ie6jh Месяц назад

    We need a new face book

  • @hawosalah3919
    @hawosalah3919 Месяц назад

    Iiran maye ku xujeeso inaye ka baxaan qaso israaiil

  • @FarhanMaxamed-sl2vz
    @FarhanMaxamed-sl2vz Месяц назад

    Gush Iran Aya is kale shal

  • @cabdi.maxamedcumar
    @cabdi.maxamedcumar Месяц назад

    Carabtan qamiisyada waa weyn ee walaalkood falastiin haben iyo maalin meesha lagu cunaayo firsanaayo maxey qabanayaan taasi ayan fahmi waayay

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Месяц назад

    Hala xiro far, right 😂😂😂😂 is ilaaliya Somalia uk speaker corner waa ogtihiin muslimiinta ineey ka wadaan Dacwad masha Allah wada dacwada please

  • @abukarahmed2299
    @abukarahmed2299 Месяц назад

    Ilaa hada iran wax talaabo ah ma qaaday mise afka lee lagahadlaya teeda kle iyagoo amusan mey nagta ka geliyaan

  • @DaauudJaamac-eh4uf
    @DaauudJaamac-eh4uf Месяц назад

    Qofka aaminsan diimaha malayacniga ah wuxuu kabaqaya xijaabka dumarka wa maryo iyo gadhka raga geeri iyaalagadigtonyahay.

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j Месяц назад

    Scwscw.scw.scw❤❤❤❤❤

  • @munajama1821
    @munajama1821 Месяц назад

    kofiya dhuubo aa kadabeso sheekadan islam inaaye cebeyan

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Месяц назад

    Nasiib wiilka wax dilay uusan aheen muslin

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 Месяц назад

    JEEBKPODEY KA DAREEMEEN SOW MA AHAN .
    HADABA DOWLADAHA CAALAMKU HADANRY XORIYAD AALADAAN AHI AANEY JIRIN WAXABA AHAYD ILA IYO BIL IN LAGU WADO
    TAN WAAIN DALLALKA ISLAAMKU AY SAMEYSTAAN AALAD AY LEEYIHIIN

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 Месяц назад

    Anigaba sheekhoow way iga xanibeen mudo inaan commwnts ka bixiyo you tube balse shalay ayeey ii fasaxeen,,

  • @DaauudJaamac-eh4uf
    @DaauudJaamac-eh4uf Месяц назад

    Netanyahu dullihakudhoco wuxuu horsedey dagaalkii sadexaad ee dunida

  • @rynmm5137
    @rynmm5137 26 дней назад

    Viva xamaz

  • @ifrahmohamedabdillahi7922
    @ifrahmohamedabdillahi7922 Месяц назад

    Waar hooy dunida nabad ha look daayo.

  • @Duqabto
    @Duqabto Месяц назад

    Iran intaasaba ku filan 😂😂😂ar fulaysanaa reeer kofiyad gaab

  • @rynmm5137
    @rynmm5137 26 дней назад

    Spero iran inay duqayso israel

  • @rynmm5137
    @rynmm5137 26 дней назад

    Vafanclo meta

  • @engilyas44
    @engilyas44 Месяц назад

    Shekhow sual? adigu
    Maa aminsantahay shicada iran iyo yuhuda innu dagal ka dhexeyo

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 Месяц назад

    Walwalki adunka aya ku dhacay israil 😂😂

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km Месяц назад

    wan difaacaya yuhud ninka lihi muxu u qban wayay intay khadka cas ay dhafaysay iraan iyo qasa ayay kala garan wayday miya yuhudu mise wa shacab ka adag israiil oo awod ay iskaga celiso iraan malaha miya gumaystaha bariga dhexe joga iyo gumaystaha ilalinaya gumaystaha tag ta daran baq baqada israiil ma idifaca ayay ku Dan baysay oo shacabka qasa sida lo bm gareyo ayay taaaqana lkn cid kale iskama celin karto

  • @NouraMuslim
    @NouraMuslim Месяц назад

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967711013075 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-◊~◊~◊~~•=~•~◊~◊~◊~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i.¡!i.I.،:;:|-;%;&&;;&;&🎉😢😢😢🎉😢😢😢

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 Месяц назад

    Waxbaa salagleh

  • @rynmm5137
    @rynmm5137 26 дней назад

    Yeey ka yelin

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 Месяц назад

    Shaikh israel ayad la jirta adiga

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 Месяц назад

    Ninyow Eeran ayaa yuhuud weeraraysa ma dhacayso oo waa dad hal cadaw leh ee dadka ka daa beenta

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Месяц назад

    Asc kow Somali media subax. Wanaagsan

  • @user-pb6vx4eq8o
    @user-pb6vx4eq8o Месяц назад

    Iiraan dagalaka isda arooska loodigayo maxay tahay