Wareysi Xiiso Badan | ihn Abwaan Xuseen Aw Faarax | Ft ihn Cabdilaahi Qarshe

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • #caweyskadalmar #qarami #dhaanto
    For all inquiries email dalmar46@gmail.com
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ►SUBSCRIBE
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►LIKE
    ►COMMENT
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
    somali music

Комментарии • 45

  • @user-xq2hf3ws4h
    @user-xq2hf3ws4h 4 месяца назад +1

    Xuseen aw faarax wuxuu ahaa geesi qaran Alle jano Fardowsa ha geeyo. Aamiin

  • @aadanabdi292
    @aadanabdi292 5 месяцев назад +1

    Aun abwaanka
    Ninkii ugu horeye ruwaayaf afsomaali keene weeye

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 2 месяца назад

    Allah ha u naxariisto marxuumka wuxuu ahaa mywaadin aragti dheer .

  • @intawaalanwalaalkood7534
    @intawaalanwalaalkood7534 6 месяцев назад

    Xuseen ow faarax allaha u naxariisto abwaan la tartami kara weli somali uma dhalan😭 abwaanka labaadna waxa uu ahaa Cali sugule

  • @user-xk5ez9ch3e
    @user-xk5ez9ch3e 11 месяцев назад +4

    Awoowgey Xusen Aw Faraax Qofka Kaliya Ee Marka Ley Arko Lagu Xasuusta Ahay Sidan Awoowgey Ugu Eegahay

    • @user-xk5ez9ch3e
      @user-xk5ez9ch3e 7 месяцев назад

      Muuse Dhariye Ama Muuse Direed Wall​@@AbdishakurMohamed-ky4xo

    • @nuurhubane
      @nuurhubane 5 месяцев назад

      Isaaq​@@AbdishakurMohamed-ky4xo

    • @aadanabdi292
      @aadanabdi292 5 месяцев назад

      Adiga isku qabiil thn ma ogid miyaa

    • @user-xk5ez9ch3e
      @user-xk5ez9ch3e 5 месяцев назад

      Muuse Dhariye Ama Muuse Direed Wall ​@@AbdishakurMohamed-ky4xo

    • @user-xk5ez9ch3e
      @user-xk5ez9ch3e 5 месяцев назад

      ​@@aadanabdi292😂😂😂😂😂

  • @abdirahmangure7908
    @abdirahmangure7908 3 года назад +4

    Waa Idiris Xasan Diiriye malahayga
    Si kastana Mahadsanidiin

  • @elmiyusuf396
    @elmiyusuf396 11 месяцев назад

    wariye idiris xasan diiriye allaha caafimaad iyo cimre dheer haku siiyo xuseen ae faarax iyo cabdilaahi qarshe allsha u naxariisto

  • @TheKachumbari
    @TheKachumbari 2 года назад +3

    Very emotional, informative and educative piece. Loved his 3 sets of liking- sidaah ba dagaheygaa jaceel.

  • @Lakicali-kq3ng
    @Lakicali-kq3ng 6 месяцев назад

    Alle ha u naxariisto anwaanka abwaanada somaliyeed xuseen owfaarax dubad jubuqtaani

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 8 месяцев назад +1

    Ahu naxariisto dhamaantoodba intii dhimatay aameen yaa Rabbi

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. 3 года назад +4

    Qiimo badanaa waraysigani. Mahad ballaadhan mudanayaasha halkan maamuloow.

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 8 месяцев назад +1

    Ahu naxariisto marxuumka aameen yaa Rabbi

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 3 года назад +3

    Alaha u naxariisto ragaan

  • @ismailalihasan9519
    @ismailalihasan9519 Год назад

    Masha allah Abwaan Xuseen ow Faarax inaba Caadi maaha

  • @padriugaas3313
    @padriugaas3313 Год назад +1

    Alla ha u naxaris to abwaan Xusen aw farah

  • @awilahmed644
    @awilahmed644 Год назад +1

    Hussein awfarax illahay ku naxaristo.waxa uu ka midyahay raga ugu wawayan hal aburka Af Somaliga lama qiyasikaro..😂 qiysikaroq

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 Год назад +1

    Allow unaxariiso

  • @MElmi-zt4cd
    @MElmi-zt4cd 7 месяцев назад

    ALLAH haw naxariisto intooda dhimatay

  • @marshal1542
    @marshal1542 2 года назад

    Maashaa allaah

  • @alijama-xx9fj
    @alijama-xx9fj 10 месяцев назад

    Idiris Cigaal Nur weeye weriyuhu maaha idiris Xasan

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  10 месяцев назад

      Adeer waxay yidhaahdeen Idris Xasan Diiriye, idiris Cigaal waa nin kale, Soomali badan baa la baxdaa Idris

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  10 месяцев назад

      Adeer waa kan ninka la yidhaahdo Idris Xasan Diiriye, ruclips.net/video/ur_E4FceMl8/видео.html&pp=ygUTaWRyaXMgeGFzYW4gZGlpcml5ZQ%3D%3D waxaan umalayn inaad tahay dhalinta da'da yar

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  10 месяцев назад

      ruclips.net/video/4U6dpFRkYiI/видео.html&pp=ygUTaWRyaXMgeGFzYW4gZGlpcml5ZQ%3D%3D

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 года назад

    Lagata

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 года назад

    Share