Ani team samiya watay 😂😂😂xamasad ihays guriga walag carary qayladayd 😂 wilah isti in lajog yasir isdaaji maho isji deeqow isdaji kohaayy wllhi xafd naaa wyo dadkan caw iyeedhay 😂😂😂😂xamasad ani haben dnabo team samiya isii So adkeey wilsh team samiya wa dhirigelnayseen lkn haqylinina aayaar dhaha isdeji ❤❤❤❤
@@AmuuniAhmett-cr8wknaa qof qeylida wax kadhibeyna io qof kala kala jira team samiya tii haben hore sundus idin qaraceysay naa waxaan waa nasiib laxyhy
Koko xppt next mahris ama cayda kubalo wiilka cusub labo aana ku fiicnany ba isku noqotee adiga io wiilka cusub Sasa lini Kaga guulaysty guul io gobanimo xppt❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kokodena cawa waraa kudishena asad markay dheeli ka aamusa wlhi dad saa ah jiro ani cml waye ayado lahadla maguuleysan karo cabsi cabsi darema part2 samia io asbxteda no balami😢😢❤
14:44 😅 cumeer kulahaa keen lacagta 😂koko caagadan kuma fiicno tiiristeeda hadana asad ayaaba qeylo ku jiray koko m.a wiilasha la ciiraayen all way kuwa fcnayen lkn wiilka falaanada cad xiran baa xogaa garanayn koko wuu ka fcnaa
Team saamiyo m.a gabadhaan yaa ila jecel🎉😂
anako dhan❤❤❤
Aniga Allah dartii ujecel iyada io Amira ❤❤
Ani gabar dagan o istustus aqoon😘
Majecli lkn wiilasha isku team ka ay yihiin jclhy ❤❤❤
Anaga saamiya❤
Team Saamiya gabadha ugu akhlaaq wanaagsan uguna degan team 27 🥰🔥
Team samiya xishood bdn😂❤
❤
❤❤❤❤❤
❤❤
❤❤❤
Wr Samiya wey istaaajisey bahasha kadibey ku celisy markii udanbesay inta arkeysey 👍
Team Samiya is Not easy 😎🎉❤ next amiira ❤
Ani team samiya watay 😂😂😂xamasad ihays guriga walag carary qayladayd 😂 wilah isti in lajog yasir isdaaji maho isji deeqow isdaji kohaayy wllhi xafd naaa wyo dadkan caw iyeedhay 😂😂😂😂xamasad ani haben dnabo team samiya isii So adkeey wilsh team samiya wa dhirigelnayseen lkn haqylinina aayaar dhaha isdeji ❤❤❤❤
sokkle wlhi samiya watay xalay ila cawa hben danbena insha allh❤
@@kaltuunibraahim9781 haaa wlhi team samiya no hoos mrn wa ino haben danbo 🥰🥰🥰ok isaago
Team Koko one like 😂❤
Like that❤❤❤❤❤❤❤
❤❤ i Love you coco
@@SaidHassanSaid-p2l😅òò
Wew ❤❤❤❤❤koko
@@SaidHassanSaid-p2l😂
Team samia is muujiya dhaman tiina❤❤❤
Team koko bulle is not easy saan ufarxay lee markay guuleysteen koko wlhi ayada lama dating teamka asad adi waye qeylada kajooji😢😢
Team Saamia🎉❤✊🏿Qaylo maahan sis asad labada teamba wuu kuwada qaylinyey forever team saamia😎isa soo adkeeya
@@AmuuniAhmett-cr8wknaa qof qeylida wax kadhibeyna io qof kala kala jira team samiya tii haben hore sundus idin qaraceysay naa waxaan waa nasiib laxyhy
@@AYAANXuseen-og5hvsoo maaha wax usheeg xoolaha game ku WA nasiib🫡
Ciyarta finalka samiya hor keenty marke ku celisana koko aa keenty meeshaas qaladaa ka dhacay ku laabo 🖐️🖐️🖐️
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤🎉🎉
Scwscw
Scw scw
Scw
Scw
Ased saamiya wey is taajisey balse idinka buug ku fury gabadha si fiican u fiiri😮😮 ani hitaa 3 kol aa ku ceshtay fiiri walaalka😊
Haa ma aragtey
Haa way joojisay ku celi markuu yidhi bay ku celisay
Gacanta ayay kuceshati sifican ufiri
Kaligey baan moday ina arkay lkn wey istajisay koko kahor😂lkn wey arki wayen
Ee gacanta kucelisay saasuu kuceli udhahy😂😂
Team samiya waar Ina Hajow inanta samiya Iyana RUclips u Fur This TalentGirl
Aad & aad iyo Aamina ugbaad.
Geemka dib haloo fiiriyo saameya ayaa ka horeysey😂😂😂
Ha wlh samiya horeso
haa waa runtaa
Haa maila aragten saamiyo ayaa hor istaajisi caaga balse hor ayey ka qawati
Haaa
Hade macqul thy 5 love maheli kara😂
Samia xishoodkaaga ilaahey ha ku siyaadiyo wlashey 👍
TEAM KOKO ISN'T EASY 😂❤❤❤
8:46
Team samiyo ismujiyaaa 🎉🎉
part 2 soo samee asad oo final ah😂😂team saamiya never give up ❤❤
Ani kor io hoos koko bn wataa ❤ guul markasta koko asad hajio come soon 2m insha allah
Amiira iyo cayda isku team ka dhik😂❤❤ inta rabto❤
Talow Amiira iyo Ceyda luqa mey jaceyl kujiloyan makala haraan waa wada joogan waa wada maqnanayan inta ila fahantey 😂😂😂❤❤❤
Mss kadaba oradaya waa laga yabaa inay gurigisa irida kataagantahy😂😂
Ma aragtay malaha way isku xidhan yihiin😂😂
@@HaniHon-xv4whqarar maka kenoyo hadalkan
Ma sheegeee marka😂
Lamanaha makala haran❤❤😂
Saamiya tolow gusheda mxaan ugu farxaya haday gafaana waa ka naxaya sabab too ah aad baan farxadeeda ujeclahy
Wlshey alleh haku xifsiyo❤❤❤
Seam😊
14:39 Saamiya istaajise Lacagtaada ada leh Asadow ku laaabo😂😂pressure beey gabadha ku fureen😂wey is ilaawdey😂
❤❤❤❤❤❤
Ani yaaban wllhi saamiyo hor istaajise waan la arkeen mooyee lkn Asad editinkga inuu ku arkaa rajeeyna
Haaa wey is taahisey lkn madaxeey kakaleen
Gacanteda qabaty caadi umay istaajin
Haa way istajisay lkn way khalkhaliyeen miskinta
Wareega ugu danpeeyo hala fiiriyo waxa gulaystay samiyo tiimkeeda iyadoo is tajisaybay Qabatay 🎉😮
haa iyado istajisay bay hdana sii dheshay oo ka dhcday qaylada warerisay hhh
Ku sali xapipkan Maxamed scw ❤😊
Scw❤
Scw❤😊
Uma maleynayo in saliga nabiga la dhaafi doono scw ❤❤❤
Waqti kasta waxan ahay Teim samey guul ❤❤
Nio si fcn ufiiri samiya wy kentay 14:40 mise waa indhahayga
@@abdikariim2482 haa wallahi
@@abdikariim2482way istaajiyey balse umay malayn xamasada la fogatay.
14:39 ayay keentay hadana iyada ku celisay way khal khashay malaha @@abdikariim2482
Walaalahay qaali aanku salino nabigeena muhammed scw scw scw scw ❤❤❤
Scw
Group samiyo waay badiyen last game kaa ku noqo firi plss
Ha ma ila argty nah ana arky wey istajisy kdip bey koko istaajisy😮
Haa waa arkay naa moyi way naxasaneed weyee
Koko xppt next mahris ama cayda kubalo wiilka cusub labo aana ku fiicnany ba isku noqotee adiga io wiilka cusub Sasa lini Kaga guulaysty guul io gobanimo xppt❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Haa wllh waa ila aragte😢
Kokodena cawa waraa kudishena asad markay dheeli ka aamusa wlhi dad saa ah jiro ani cml waye ayado lahadla maguuleysan karo cabsi cabsi darema part2 samia io asbxteda no balami😢😢❤
Haa wllh gebedheyna pressure bdn baa saran😢
@@asmitaaahmed1335haa asad saidow uqeylinayay😢
@@AYAANXuseen-og5hv saaid wili😢😢
14:39m. UfiirSo asadaw SAMIYA aya horjoojisay, team koko. Qaylo ku qaateen😢😂😂😂
Ayda hor istajisay caga dadka inte kumqnayen😂😂
Haa Walahi
Haa Walahi
Noo gacanta bay ku celisay ee caagada iskeed uma istaagin@@shamsoabdiali6539
Gacantay ku istaajisay sifacan ufiiri
Masha allha walalayal nabi muxamed an ku salino
Saamiya gamekii u dambeeyy way istaa jisy wahli ee marke celidy
Asadow aboowe illahey cafimat iyo wilibana cimri dher hakusiyo illen Ducadeyni ayaa markasto kulajirto marka wiligaa farahsanow nolosha kuma isho wallahi.
Wiilka samiyo lajiro fanad madowga top wa wlhi gusha Asa kadanbeye❤
Next ceyda iyo Amira plz 😢🙏
Kuwaas waala nacay 😅😅😅
@@kadijalove4769 hada adi nacady dadan nicin ba jira😏
Asadow amiira iyo ceyda team ku jiran zo zameeye wll😂❤
Next team amiira rabnaa ❤😢
Saamiyi way istaajisay wlhi 😂😂😂😂
Iyadaa gacanta ku qabatay asad waxba arki maayo😂😂
Adigaan hubinin vedio ga bro
Ani koko io samia yapa wn jeclahy talow ya guleysan dono😂❤
Guul iyo guul daro waan wataa saamiya keep going abaayo❤❤❤🎉🎉🎉😊
Kusalinabigeni muxamed scw❤❤
❤❤
14:39 samiya way istaajisaybe ma see u arki wayen😂😂
Samiya masha allah gabadh dhaqan wangsan
Ramadan waa dhamaaday. Ciid wanagsan my family ❤
Team saamiya guul wacan ❤❤❤❤
Team saamiyo tageraha ugu badan yaa diidi karo😂
Ani
Ani xitaa cawa team samiyo ahaay xamasdu lethy wlhi😂
alll muslim ciid wnagsen wxan rajeen qofkii uhireeyay inaan noqdo oo kuuhanbalyeeya 🎉🎉
Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan
COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
Samiya Asad Suu udhirigaliyan jclhy❤🎉
Team zaamiya 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 congratulations Congratulations ❤❤❤❤
Team samia congaralaction ❤🎉
Gemeka waxkale ah
Koko isi soo adkee abaayo cawa adaan kuwadanaye❤
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin dhamantin walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Asad la aantiis youtubke dhadhan malahan wlhi we love you tm27❤
Team koko watay ani marka hore waa niyad jaby lkn gadaal waku.faraxay wlhi ❤❤❤❤
Hooyo iga xanuusan igu soo duceeya ilaahay ha caafiyo 😢
ILLahow caafi
Team saamiya guul cawa❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Shaqadaadu waa mid aad u qurux badan oo xoog badan❤❤❤❤❤
Team kooko buule our quen ❤👑
Cumeeer gacantiisu wey fadhidaa yaaa ila arkaay mashalllaah❤❤❤😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Koko ani cml waye wlhi ayadoo leygu buuqa maba guuleysan karo asad qeylidiisane said waye😂😂
koko faexdeed waaan jecelhy wlhi pilhi koko ilxun kum argto❤❤❤❤❤❤
Op waa gemkii xmasda lahaaa inoo soo badi talye😂❤❤
14:40 Eega Saamiya caaga caadi u toosisay 😢🎉Marka sida waxa ku badiyey team Saamiya asadow
Yees maxa khaldan team samiya badiyeen
Haa zamiya badisay
Ha zamiya badiyeen ayagana ma oga
Inta fb kasoo dawatay but kokodeyda cw kafeya masoo cabin mìyaa asadow gabadha qeylida noga daa markay dheleyso habeen damba samia balansaneyna😂😂❤
Kama helo qoftas anigu hada samia ad ujeclhey
@@dytffttg6491yaa kudehe kahel horta😂😏 jecel keene aa kabadhan gebedheyna 😏🥰
@@dytffttg6491ciyaalada aqyaarta maba kaheli karaan😂😂
Team samiya awhhh😂❤🎉 love you samiyadeyda🥰💋
teen asad isoo raaca maanta anaa ugu horeeyo❤ haye asad❤
East or west team koko isthe best😎we cant wait part 2🫶🏻🤗
Kusili nabi muxamed scw
Abdallah sidhuu udahahy Asad maku badbadineynaa😂😂😂😂i lyk dat man😊
Kusali nabiga scw❤
War asad koko iska daa 😂 koko wey kuu jiiqane kulaha 😅 war anaa baa camaasad iqaade koko maca lafilaa😢 that pressure was extremely excess 😢
Anoo ciyaren paa pressure daremeyey koko mxa modaa😭😂
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw❤❤
Allah is one 😢❤☝️
Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤
KinG CeyDa Kusoo DaR AsaDow wll❤❤
Team Koko one like 🥰
Tim samaya ❤😢
Masha allh abwe asad guul wcn ayaa ku rajeya yaa ila argy cawa geemka inoo kii hore ka xasalanyahy
Samiya labo wiil caaga gafeynin aye wadata koko sido kle labo wiil ugu fiican
The best person is prophet Muhammad scw scw ❤🎉
Saliga nabiga❤❤❤❤❤❤
Asad sobadhi intad wxan kle nsgadaysid😢 ceyda iyo Amiira mee😊
Team kookoo one like❤
Asad xaly anoo salada tarawiixda ku jira kugu soo duceyay in alle laxadkagii ku soo celiyo🤲🤲🤲
Ciyarta udanbaysay saamiya badisay caagada ufiirso 😂😂
@Asadhagio camerada kulabo samia hor istajisy intu istagy ba gcnta ugusi dhacdy kulabo meshaz samia badisy🎉🎉
Koko guul waligaa❤❤
Asxapeyy hada daawadee kowdiii yaa koko ila wate love iisii❤❤😅
Kuswali habibkena allahuma swali wasalim caleik❤
Wr asad gemka inta ugu danpesa samiyaa horesay iyadoo dhacday ayay ku ceshaty😢😢
Team Zamia one like❤
Asad xagio caaga samiya hor istaajisey marka waxa SaaS ku badiyey team saamiya inta ila arag far taaga😊
Viva team samia😮
Most entertaining game wayee ❤
Keep on going bro ❤
Coming soon 🔜 2m inshaAllah ❤🫵
14:44 😅 cumeer kulahaa keen lacagta 😂koko caagadan kuma fiicno tiiristeeda hadana asad ayaaba qeylo ku jiray koko m.a wiilasha la ciiraayen all way kuwa fcnayen lkn wiilka falaanada cad xiran baa xogaa garanayn koko wuu ka fcnaa