anigu inay intaas ka badan tahay baana filayaaa inta jeer aan dhagaystay heestaan, Alle ha u naxariisto oo cod macaan iyo laxan macaan saarey, lkn mahadi ka hagaarto Daauud Xanfar iyo teamkiisa sida habaysan ee ay u soo qaadeen, Axsan yaa fanaaj Daauud xanfar, aad baan u taageeraa. waa Waaberi material, raggaas buu shaaha la cabi lahaa hadday joogi lahaayeen xiligaaan...
Heestaan kama daalo ❤️ ugu yaraan 100 jeer wan daawaday . Erayada , Laxanka , Codka , Muusiga dhamaan wa top 😍. Mahadsanidiin Astaan TV & Daauud Xanfar . Alle ha u naxariisto Legend Cabdinaasir Macalin Siciid
Walal cabudwaaq walis MA tagin xamar marku ku dhintay kadib ayey uso guurtay hoyadiis cabudwaaq alaha u naxaristo WA abtigay hoyaday ayu LA dhashay wll ada u mahad San thy
Fanaan Buuxo Daauud Xanfar ❤️👏. Mahadsanidiin Astaan TV 😍👏. Allah ha u naxariisto Cabdinaasir Macalin Saciid isaga horay u qaaday heesta. Daauud Xanfar iga gaarsiiya wa fanaan qaali ah waqtigiisa hanoga faaideeyo o hano so saaro heeso badan o mcn 🙏❤️
Cajiib ileen waxaad hibo uledahay markad qadayso xitaa waad ku raxaysan bal day siduu daaud xanfar ugu raxaysanayo iyo kuwa nagu wareriyay heesaha play back ga
@@naasirrguuabdo7506 ma aha cabdinasir macalin caydiid ee waa Cabdinasir macalin saciid Allaha u naxaristi kan an shegayo cabdinasir macalin caydid wuu nool yahy hargeysa ayuu joga ogaanteyda
Hibada Alaa baxsho xafar qoos fan ah ayuu ka soo jeedaa ma ahan dadka malaa yacniga ku heeso wlhi cod arak daganaan iyo qalbi qurux badan wlhi masha Allah cumar dhule cabdi tahlil abdinasir macalim saciid digfeer maxamad sulreban tuceeb shay mise dacar xanfar dad loo dhigo ma ssheegi karo aniga Ahaan wlhi dad qiimo badan
Malyumadka motane Qabriyada mar hore galayba Magacayga lagu daraye Bal Male marinki siradban Mala'igta isku jirnee Ku maqsuday meshan Manta jooge Millicsaday janadi macaneyd Maryaney maran ha imodin Inan maradi tuurtay Maqnashahagi wan madlume Mirirtay laabte kumee Molka badweyntiyo Dhulka mel kastaba jiraba Hawl yari ku dhafe Bal male mawjadihi ban ka baxo Ya juuj ayan ugale Malyan maclul Malabsani jirkayga Malakulmawd magan Aan ka biday Maryaney maran ha imodin Inan maradi tuuray Maqnashahagi wan Madlume mirirtay laabte kumee Sxb daud xanfar hesta eryada qarbu badalay wa hesahan ugu jeclahay kuwa Somalia.
Astaan iyo cumar seerbiyo wan idin salaay🥰 iyo dhamman bahda Barnaajmijka Heelo waxaan idinka codsanaynaa heesa hore sida tan oo kale inaa lyrics u sameysaan ama qoraalkeda muqalada ku dartaan si aan u fahano❣ Waa mahadsantihiin Allaha idin xifdiyo
Daauud xanfar inta kutaagerta heestii dhulka hooyaday waan jeclahay like isaar please
Ma aaminaysaa malaa 100jeer waan dhegeystey heestan. Daauud Xanfar waa fanaanka ugu horeeya dadka imika heesa. Allaah ha u naxariisto Cabdinaasir oo heestan uga horeeyey.
"Maryaneeeey maraan ha i moodin
Sidaan maradii tuure".
anigu inay intaas ka badan tahay baana filayaaa inta jeer aan dhagaystay heestaan, Alle ha u naxariisto oo cod macaan iyo laxan macaan saarey, lkn mahadi ka hagaarto Daauud Xanfar iyo teamkiisa sida habaysan ee ay u soo qaadeen, Axsan yaa fanaaj Daauud xanfar, aad baan u taageeraa. waa Waaberi material, raggaas buu shaaha la cabi lahaa hadday joogi lahaayeen xiligaaan...
@@abdihakimelmi6921 ll
Daud xanfar aad baad ugu mahadsantahy sida quruxda badan ee aad u badashay ereyadii aanan afka ku qurxoneyn. Thanks once again 😍
Waa heestaydii ugu horreysay ee aan barto 1995 anigoo 7 sano jir ahaa. weliba anigoon dhagaysan baa ka xafidnay yar aan isku dugsi ahayn oo heesta gaari safar uu kula galay qoyskiisa kasoo baratya. Allah xusuusta wacanaa!
Abdinasir naale from nakuru to mombasa sxp waa sxpkaa ahmedcallaf sxp jiro ayaa tahay waxaan jeclaani l aahaa lyrics keeda hadaa heli kartid
@@fahmoquenofficial7304Waa Kuwan Walaal Qaali ❤🎉🎉
Malyuumaadka Mootanne
Qabriyaddan Mar horay galay Baa
Mirahayga lagu darayee
Bal Mallee marinkii Siraad baan
Mareegta Isku jiirnaye.
Maqsuuday Meeshan Maanta Joogee
Milicsaday janaddii macaanayd.
@fahmoquenofficial7304
Maryaneey Maraan Hay moodin
Sidaan Maraddii Tuuree
Maqnaanshahaagii waan Madluumee
Miridhay Laabtee ku mee.
😮@@abdikanimohamed4766
2017 bn heestaan dris ahaan jirnay mrkuu innkaaan is jcleyni dhinty allh ayaan mrwlpa nxriisku wydiyaa amiinta iraaciya
ilaahay ha unaxariisto aamiin
ILAAHAY ha u Naxaaristo ALLAAHUMA amiin amiin yaa RABBI
Heestaan kama daalo ❤️ ugu yaraan 100 jeer wan daawaday . Erayada , Laxanka , Codka , Muusiga dhamaan wa top 😍. Mahadsanidiin Astaan TV & Daauud Xanfar . Alle ha u naxariisto Legend Cabdinaasir Macalin Siciid
Kula mid ban ahay Waa hees iyo bar 🙏❤️
Walahi ani xata markasto dhagesta👊👊🥰🥰
Fanaan dhannaa ku maqan heestaan
Marxalada lagu sameeyay iyo waxay ka hadlsyso ayaanad fahmine maad dhegaysateen. Ninkii ku qaadi jirayna markuui dhameeyay ayuu dhinta
From KENYA GARISSA and I love my country SOMALIA days xanfar ManshaAllah
Garis kenya ma ahan somalia waaye mise gumeysigaa ku qanacsantahy abow
@@munaaly2017 gumeysi kumaqanacsani lakin hada Kenya ayey katirsantahy wadan ahaan
@@munaaly2017 Garissa gumeysi ayey kujirta ya kudahay!!
Masha allah kula ahay ree garisaa so dhawow
@@hassanh1978 iney ku jirto cidkasta og abow waa waxaadan maanta calankaada katagi karin🇸🇴
Cajiib ustaad daud xanfar fanaanka kaliya ee kuwa maanta jira ka mid ah ee lala meel dhigi karo fananintii hore inuu yahay yaa igu raacsan
ninka.duq waaye.kuwi hore ayo so garay 1990 heso oo so saray ayaa jira dib u baar
Abdinaasir maclin ayaa lahaa,
Aniga kugu raacsan👍
Allaha unaxaristo Cabdi nasir macalin codkisa iyo sida ow uqadayo daud xanfar lamo ey kala yihin mana keni karyo yona waqti iskaga lominin
🙌🙌🙌🙌🙌
What a wonderful performer. Very powerful and beautiful performance. Very talented guitarist. MashAllah
0jira
I love my country ,the culture and my beautiful language
❤❤❤✌
❤❤❤
Haddaad jeceshahay ku hadal oo qoraalkiisa adeegso ingiriisida aqoon ha moodine.
@@abdinourmohamed2548 anigu waxaan ogalahay in afka somaliga wax kasta loo adeegsado oo dalka gudihiisa ka socda
Hadey ganacsiyada tahay oo magac Somali ah lagu wada qorto
Iyo in afsomaliga manhajta wax barashada lagu qoro oo waliba suugaanteena loo sameynkoro heerar wax barasho oo dadka lagu baro dhaqamadeena , cayaaraheena kala duwan iyo suugaanteena kala duwan
Si jilalkeena cusub aysan u hareer Marin dhaqankii awoowasheen
Anigu fal wax qabad baan aaminsanahay oo dhaqanka iyo afka lagu hagaajinayo
@GH BOY gobanimo , nin karameed sidaas baa loo baahanyagay
Daa'uud Xanfar aad baan ugu amaanayaa sida uu u xeeledeeyey mirahii qaldanaa ee ku jirey heesta MADOW BADNAA MAALMAAN NAARTA JOOGEY MILICSADEY JANADII MACAANEYD
Dad badan mafahan sana😂
Xanfar Yare Mucjisada Fanka weeye
Luuq laxan iyo kaban waa Fanaaan isku Darsadey"
Waxa uu soomaliya ku Matelinkaraa Fagaarayaasha Caalamka
Keep going
Milicsaday jannadii macaanayd!! Allaah haku naxariisto jannadii macaanayda haku geeyo Cabdinazir macalin saciid
Allah u naxariisto hobolkii weynaa, k maqsuuday meesha maanta aan joogo, milicsaday janadii macaanayd waa dheeraad marki hore sidaa maaheyn
Amiin walshay ilahay haka aqbalo
Madaw badanaa naartan maalmo joogee ayey ahyd milicsaday janadii macaneed ayuu u badalay Dauud.
Fanaanka kaliya ee lagu tilmaami karo inuu ka mid yahay fanaaniintii hore
Yaa igu raacsan
Aniga
Aniga
Heestan waxaa qaadi jiray aun cabdi naasir macalin wuxuu kudhashay magaalada dhuusa mareeb wuxuuna ku barbaaray oo ku koray magaalada caabudwaaq oo ay daganayd hooyadiis caasha siciid inta badan dadku waxaý dhahaan heestaan buu sababsaday oo waa laga hadalsiiyey hadaba xaalku sidaa maaha oo cabdinaasir isagoo soo xajiyey ayuu gaari jiiray madaxa ayaana dhiig kaga furmay oo wuxuu ku nafbaxay allha unaxariistee isbitalka digfeer heestaan iyo dhimashadiisiina waxaa udhaxeeyey sanad
Cabdinaasir miyusan ahayn kuna dhalay Degmada Raaso.oo.ahayn shiikhaal.reer awqudub...pls
Allah ha u naxariisto marxuumka, waxuu dhintay iasaga oo dhalinyaro ah oo fannaaan weyn ah,.
Walal cabudwaaq walis MA tagin xamar marku ku dhintay kadib ayey uso guurtay hoyadiis cabudwaaq alaha u naxaristo WA abtigay hoyaday ayu LA dhashay wll ada u mahad San thy
Saan kumaqlay anigu waxay ahayd in heestan sababsaday heesta intuu show kasoo qaaday ayaa isagoo xfdiisa usocda 1:00 am habaynimo ayaa waxaa jiidhay gaadhigii Guddoomiyihii degmada hawlwadaag ee waqtigaas sannadkuna waa 1984
Ninkan yari ee lagu magacaabo Xanfar yar waa fannaa dhan. Masha Allah.
He reminded me of the old memories and he took a sweet voice but it would have been better for that sweet voice to go to the Quran.
Astaan is a national Treasure walahi, they should get an award for what they did for Somali culture, music and sports
Aqqq Waa wa aw q
i agree with you 💯 walahay
Maata arkey heestaan malahan 10 jeer waan celcelshadey waa jeclahay heesaha saan loqadaago thank you
Waaaw isku mid baa nahy sumaya. Ane ilaaa maanta ilaa caawa ku jaasayay, jacayl bayba igu abuurtay 👏👏 walhi top hees waye
Inbadan baan dhagaystay Hestan.
Dauud Xafar waa fanaan heercaalamiya oo fanaaniinteenii hore halkood inoogu jira. Hanbalyo
Heestan malinti 100 jareer ba dhagesta waley xanfar waa fanan dhamestiran lagend laxan iyo kaban iyo cod isku darsatay heestan daren ayey xabarsantahy allow ku naxarisa cabdinasir macalin saciid
Xasuus bu igaliyay runti fanaan buuxa xanfar yare very talented 👏🏽
Da,uud xanfar hestaan dadaal fcn ayu galiyey o erayo ku jiray o xoga Xanaf lahaa xita wa saxay lkin farxad aya ka muuqata hestana frxad shaqo kuma lahan inu xoga shucuur muujiyo ayey ehed keep going sxb🙏🙏
Waa sex waa hees shucuured ugaas
Daa uud wuu udhashay wajiga furan oo farxadu kamuuqato afkiisa iyo wajigiisa marwalba farxadbaa kamuuqato oo waa dadka wajiga furan maxaa lasameeynaa wuu dadaalay kolay erayadii naxdinta lahaa waa naga tuuray axsan ayaan kuleenahay
Heestaan wa Another level wlh 👌🔥🔥
Hah
I love qaraami❤️
And his voice is so incredible
Esh calaa caadi ma ahan daauud xanfar nin culus fanaan qaran ❤💙💚👏👏
Hestaan wahan dageysani jireey ayado qarami c/nasiir macalim oo subax walbo iyo galabkiii markaan jamacaad University of Nairobi ka yimidoo kal iyo lab daud xanfar keep going
Fanaankan si kadis ah ayaan maalin u maqlaY dib ayaan u baadhaY waana la yaabaY codkiisa run ahaanti .....
Fanaanti hore aya ninka. Wax uga tagaY....
Halkaas ah u maqsuuday meeshan maanta joogee waxay ahayd "Madaw badnaa naartaan maalmo joogay" aad buu ugu mahadsan yahay Ustaad Daa'uud sida uu u beddelay ereyadaas aan afka iyo iimaanka u rooneyn.
goormaad jiirada ka tagtay hhh
@@abdallanouh8504 waakee adiga?
hhh khadar
Ku dhaaro
Shaarka iyo surwaalka goormaad guursatey😂😂😁🤣
Daud xanfar. Hesihisa waxn ugu jeclahay hestan.
❤Dhehaga quruxdisa .❤
❤Iyo xaada dhabankada.❤
❤Dhaldhalalka gudkada. ❤
❤Iyo timaha sii dhafay ❤
🇸🇴❤Dhabarkada.❤🇸🇴
Nolow in bdn👏
Kula mid baan ahay xaqiiq
@@alidhuux2949 somaha 😍
Kula mid baan nahay
Abayo aniga xitaa waan jeclahay iyo waliba heesta dhehyso dhulka hoyaday waan jeclahay dhaqashadiisiiye 😍❤️💯 🇸🇴
@@risakovzuzu3854 hhh isku doq ban nahay M.A 😍
Axsan fanaan yasalam laiskama heeso bal day sida uu kobanka ugu raaxaysto al ustaad daauud xanfar 🎸🥁🎹🎵🎤🎧
obabaay ustaad cumar boonge, daud xanfar iyo macalinka organka tumaya waa hees mala'awaal ah waana midkamida waxyaabaha fanka qurxiya. Alle ha naxariisto fanaanki hore u qaaday iyo abwaankii sameeyayba.
Da du Xanfar abti waan kuu aamiin sidaas day bashaalka meshaan ka dhacaayo
Cumar Serbia iyo TV astaan waxkale
Fanaan Buuxo Daauud Xanfar ❤️👏. Mahadsanidiin Astaan TV 😍👏. Allah ha u naxariisto Cabdinaasir Macalin Saciid isaga horay u qaaday heesta. Daauud Xanfar iga gaarsiiya wa fanaan qaali ah waqtigiisa hanoga faaideeyo o hano so saaro heeso badan o mcn 🙏❤️
Wuu noolyahay cabdinaasr macalin caydiid u dishay
@@amiinayaanle4745 Waxan ka Hadlaya Al Fanaan Cabdinaasir Macalin Saciid Warsame o dhintay 1987 heestaana isaga horay u qaaday. Yaa ku qaldaysa
Cajiib ileen waxaad hibo uledahay markad qadayso xitaa waad ku raxaysan bal day siduu daaud xanfar ugu raxaysanayo iyo kuwa nagu wareriyay heesaha play back ga
Al xaqiiqa walaal
Inta ila soo xasuusatay aun🙏 c/naasir macalin farta taag 👆heeta bal maleew 😍😍
Daa'uud xanfar niinkan daadka waa Gaboobane asaga hada iyo kow lee style cusub iyo dhalinyaro kusii noqonaya keep going bro
2002 seria A Bosaso teamkii Dowlada hoose ayuu udheeli jiray, weli waa sidiisii wuu sii yaranaya.. Muqdisho baa ofiican, Bosaso asaxaab fan kuma haysan
Reerka uu kasoo jeedo sxb waa dadka aan gaboobin kkk
Guuleeed yare waa nin cajiiba waxan daawaday hees 2005 uu jabuuti ku qaaday asagoo kabankiisa watay waa lafihii hore wiilkaan
@@mussaahmed5548 aniga qabiilkiisa waxba ma iga galiin kaliya asaga ayaa beegsaday qabiil ma ficno sxb
@@caddeeyembaxnaan7600 waa sidas sxb daadka ayaa isku miid ahayn
Wwwww waan necbaay hesaha nocaan manta xadmlhn inta mar kuso ceshty🔥😍👏👏👏
Ana kula mid ah wll
Mashallah waxaan ka helay meesha laga dhigay Maqsuuday meeshaan maanta joogo milicsaday Janadii macaaneyd. Waa kelmad ku wac. Xanfar Huuno horay u soc 🌹❤️🌹❤️
Wooow alfanaan daa uud xanfar waa fanaan buuxa inaba caadi maha cod kiisu Xasuuustii cabdinaasirand macalin siciid 👍👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🏽🙏🏽🙏🏽
Xasuusatiii Allah unaxariisto cabdinasir macalin saciid
Cumar Seerbiya marwalba waxaan ku arkaa isagoo heesihii qaraamiga ahaa dib noo soo xasuusinaya... hore usoco wll bilad sharaf baad istaahushaaye
20 jeer ka badan waan dawaday heestay axyaa qarami allah yaa cisig waxaan baa dad qadi jirin iyo kuwa manata joga kaf iyo kala dheri weye walahay axyaa DAAUD X...... nolow sxb
DAAUUS CHANNEL
Sxb kuwa maanta jooga waxay soo heeseen kooway koow labeey laba sedexay sedax iyo wax la mid ah .
Xasuustii cabdinasir macalin saciid Alla yaraxma❤
Miyuu dhinty naasir macalin
@@naasirrguuabdo7506 ma aha cabdinasir macalin caydiid ee waa Cabdinasir macalin saciid Allaha u naxaristi kan an shegayo cabdinasir macalin caydid wuu nool yahy hargeysa ayuu joga ogaanteyda
Heestan mrkii igu horeysay an maqlo 2011ki by ahyd lkn dib dambe uma maqlin cawan si kadis ah ugu dhufty heesta madama uu daud xanfar qadayo
Daud xanfar macalimiinta waa mahadsan tihiin
Heestan markasta oo jaanis yar hela waa dgageystaa
Salaan qaas weriye Cumar Seerbiya
Cajiib Allaha noo Dambi dhaafo Bisha ramadaana Bari kow ah Hesha Allaha naga madoobeeyo 🤲🤲🤲
Amiin bro rabadaanti kale ayaa 22beri kadhimantahay Eebbe nabad hanagu gaadhsiiyo
Cajiib oogada wixi laqoro ma duugmayan!hadana ciida 2021 bari oo qamiis ah insha allah maanta waa arbaco
@@kimalexa5760 aad iyo aad bro waqtigu waa soconaya Ee kuwii kafaa idaysta Eebbe hanaga dhigo.
Da,uud xanfar waa fan sidiisa u taagan msha allh jiilka fanka u kacay niyad ayuu igu abuurey
Hadii aan naftayda naanays u bixin lahaa waxay noqon lahayd madluun
Dhanka qoftii aaan jeclaa awgeed 😢😢
Plse hadii aad aragto igu soo ducee qoftaydii in alle qalbigeda jacayl ii geliyo 😢😢
Allihii ku abuuray jecloow
waa fankii oo labisan 💚
19/06/2024 sacadu 3:41 plze wlashay ama walalkayga mudanow iigu ducee inan helo qofkiii an helo love kana iisarto sucaad kumeee😢😢😢😢😢😢
Aamiin wll insha,allah lkn ana kula midban ahaye soo,ducee
Hibada Alaa baxsho xafar qoos fan ah ayuu ka soo jeedaa ma ahan dadka malaa yacniga ku heeso wlhi cod arak daganaan iyo qalbi qurux badan wlhi masha Allah cumar dhule cabdi tahlil abdinasir macalim saciid digfeer maxamad sulreban tuceeb shay mise dacar xanfar dad loo dhigo ma ssheegi karo aniga Ahaan wlhi dad qiimo badan
Astaan marnaamish kaan waxaan rajeenaa inaakacaajisin dhamaantiina hore usocda
Woow masha alllah
Nagarali ahaw ustaad dauud xanfar xiliwaxaan kujirnaa ey hawada nagaheystaan balbalaarka iyo faladagan kac.kac hhhhh cawada inbadan ayaan dhageystay wlhi thanks Astana TV
Daauud waa fanaan lahubo laguna aamini karo fabkii soomaalida
Masha allah legend al ustaad daud xanfar waa haldòorka fanka somaaliyeed
Fanankii heestan codkeeda iyo laxamkeedaba iskalaha allah has naxariistee cabdinasir m. Siciid waxa uu geeriyooday 1981 wuu qaldamay wariyuhu
Maqnanshahiigiii waan madluumay
Fanku waa heybad waana dal waxyalaha macnaha u yeela.
Waana haybada iyo tilmaamida in wadankaas nabad iyo horumar leyahay.
Daud xanfar iyo astaan mahadsanidin in badan.
7
16.5.2020 yaa ila dhagaysanaya kume
Astaan tv iaalhey hanoo daayo iyo daud xanfar iyo cumar serbia
Woooow daa,uud xanfar yare
Waa socday adi iyo astaan
Horay u socda
Allaa yacizak Xanfaryare waa fanaanka keliya ee isku darsaday tumid heersare ah iyo cod macaan, marka la eego fanka danbe.
Da'ud Xanfar, the you legend go forward bro
Igadaa Hadalka Hee Axyaa Hees Iyo Walal Da'ud Xanfar
Plz heestaan eyayadeeda oo dhameestiran yaa ii soo qori karo cabdi nasir macalin heesihiisii waa mida kaliya aan ugu jeclahay plz iisoo qora
Malyumadka motane
Qabriyada mar hore galayba
Magacayga lagu daraye
Bal Male marinki siradban
Mala'igta isku jirnee
Ku maqsuday meshan
Manta jooge
Millicsaday janadi macaneyd
Maryaney maran ha imodin
Inan maradi tuurtay
Maqnashahagi wan madlume
Mirirtay laabte kumee
Molka badweyntiyo
Dhulka mel kastaba jiraba
Hawl yari ku dhafe
Bal male mawjadihi ban ka baxo
Ya juuj ayan ugale
Malyan maclul
Malabsani jirkayga
Malakulmawd magan
Aan ka biday
Maryaney maran ha imodin
Inan maradi tuuray
Maqnashahagi wan
Madlume mirirtay laabte kumee
Sxb daud xanfar hesta eryada qarbu badalay wa hesahan ugu jeclahay kuwa Somalia.
Moolkaa badwayntiyo
Dhulka meelkastaba jira baan
Mirir yari ku dhaafee
Wll saas weeye maah howl yari ku dhaafee
Mirir yari = wakhti yar 👍
Waatan iyadoo lyrics ah linkigan ku dhufo ruclips.net/video/ItkZPpM69Xo/видео.html
Heestan waa cabsi cabsi walhi Ilaahow naar ha I galin.
Daud Xanfar 16 years ago 2004-2021 😍
Reer xidda miyaa tahay kkkkkkkk
Fan Nooleeye, Daa'ud Xanfar, fannaanka keliya ee Xamar kasoo dhex baxay.👌
Ninkaaan tagere ban u ahaa wagu kobada cagta ciyari jiray waxuna ahaa 9 gobalka bari hadana wa fanaaan horay usoco Daud Yusuf Xanfar
Waaaw amazing voice daud hanfar waxkale
Ilaahay hakaa raalli noqdo ustaad Daa'uud xanfar .sida wacan ee aad xaada noo dhaqaajisaay
12/1/2022 hestaan aad u jecalahy
Maashaa allah daa'uud xanfar erayaal badan oo diiniyan aan wanaagsanayn oo kujiray heesta waa uu badalay
Daud xanfar Mar dhaw tiyaatarka qaranka inoo balan ah wadanka wuu noo hagaagey fananinta noocan waan u baahanahay
Astaan iyo cumar seerbiyo wan idin salaay🥰 iyo dhamman bahda Barnaajmijka Heelo
waxaan idinka codsanaynaa heesa hore sida tan oo kale inaa lyrics u sameysaan ama qoraalkeda muqalada ku dartaan si aan u fahano❣
Waa mahadsantihiin Allaha idin xifdiyo
This is beautiful
Heestan lyrics-keeda oo buuxa qofkii haya hanala wadaago
greece 2020 fanku ma dhiman doono intey ragan cml noolyhn
One of most Presious Song Ever❤️🇸🇴
Inbah cadi maha intah igu racsan racsan like taha igu qabho
Dauud xanfar nin ka soo hadhay fanantii hore
Allaha unaxriisto cabdnaasir macalin sicid
Waxa layiri heestaas habeenkuu tiyatarka ka qaadey ayaa gaari nin watey jiirey
Waa hees laxan cajiiba leh lkn ma ereyo qurxoona, waa ereyo guhaan, habaar iyo caqiido xumo ku jirto. Weliba meeluu Daauud erayo qurxoon gashay. Bal u fiirso intan keliya:
Marinkii siraad baan
Malaa'iigo isku jiirnee
Madow badnaa
Naartaan maalmo joogay
Milicsaday jannadii macaaneyd
Takhtar ayuu ahaa ninka jiiray
Cabdinaasir miyusan.reer raaso ahayn oo kililika 5aad kamida....shukran jwab
Daa'uud xanfar waa fanaan heer sare ah
Daauud xanfar. Waxaan kula talin lahaa in uu noo soo cusbayniisiiyo heesihii hore wlhi Aad bn ugu baa hanahy.
Daud Xanfar fanaanka kaliya heesaha qaramiga sidoodi uso cusboneysiyo .
Very talented
Fanka somalida jatan heesta Wlh Waa Ninka kaliya Ee ugu Jeckahey Noloshu kjma Xumayso Abwane
Am from sudan and love somali songs
Like raadis somali sheekenaayo sudan hhhhhhhhhh 👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽😭😭😭
Yeah bro we also love sudani song
My favorite sudani Singer is Mohammed wardi ♥️♥️
Xaqiiq fanaanka kaliya e lagu tilmaami Karo wa fanaan hore legend cod
Macaan m.a
cabdinasir macalin saciid allah ha u naxariisto nin aan heesihiisa jeclaa. mayuumadka mootan uu ku jiraa maanta allah ya raxma
Cabdi naasir macalin siciid allow kuu naxariiso
Daauud xanfar fanaan reer puntland ah
Faanaaniinta xamar ka soo heesta ninkana ugu sita
Ninkaan waa ree boosaaso
Khadar keeyow dayax
Soo xamar kama soo heeso yaa ka hadlay halku noolan jiray
Ninkan fanaaniintii hore
Kama qiima yaraa waa nin israacsan
100/%
Waba Kan ugu fiican fanaaniinta hada jirta
Astaan tv wxan lee yahay xirfad jilitaan ah wxan raba inan idin ka mid noqdo fursad isiiya🙏🥺
Legend daa'ud xanfar keep going bro😍
Masha Allah. Nice songe
Al Fanaan Abwaan Mulaxan Daauud Xanfar Xusmad iyo Qadarin baad mudan tahay walaal
Keep going astaan and daa'uud xanfar fanaan qaran
Wow Daa'uud Xanfar waxan jeclahay zida uu kapanka ugu raaxayzto izkumaba dhipo kapanka
Allaha ku zharfo zxp
Xanfar yare cod iyo ka dhawaaqinta kabanka ilaahay waa siiyey. Waa fannaan dhan.
Woow inaba caadi maahan daud xanfar suu ugu raaxaysanayaanba ka helay