Intaa qodob ee uu ibraahim ka hadlay waa runtii oo wa ay jirtaa ibraahim noo soo sheeg maalinta ay imanayaan qolada Djibouti tagtay waxanu samaynaynaa muda haraad salmiya onu xaq uleenahay madsanid mujaahid
Somaliland waxay god ku dhacday maalintii Wadani la doortay. Hadii aan dadka reer Somaliland ay ka hortagaan wadahadal Somalia lala galo. Hadii kalena womaliland waa u dhamaatay.
Ibrahim caydiid oo been badan sheegay iyo Cid ka dhegay sanaysa oon jirin Muuse wuu dhacay adiguna waad la dhacday ee maxaa kuu xasila oo Adduun ah ,ileyn waa maxaan cunaa ?
jin dagaagay way dheceen ku waad xiniinya salaaxa u ahayd ku mana rabaan waxad noqo tay kab iyo xaarkeeda waa laysku xooraa waxan kugula talin lahaa magacaagii waad dishee isdab
We are New SNM we are ready to stragle our independence again and again
شكرا عزيزي إبراهيم ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك في كل خير
Dadka yaa ibrahim aidid oo kale alaw kadhig waxanu nahay suti gaasĥaan viva suti gaashaan
Wa ruuuuunta geesi run xaqiiq kusoco
SNM Yaa wadankab Xoraysay
ربي يحفظكم ويسعدكم جميعا SNM
اللهم امين يارب
اللهم انصر واحفظ بلادنا وعليك أعدائنا واعداء دين يا رب العالمين
Dhamaan muwaadiniinta Somaliland heegan buuxa u diyaar garooba xaalad kasta oo dalkeena soo waajahda
Afku kumago,o gudomiye
Ilahay umadan qaranimada
Hagaransiyo aamiin ya allaah
Bal yaabkan eega..!.Soomaliya iyada oo kuntimo u kala xidhxidhan, maxay anaga noo daba socotaa ooy naga rabtaa..?
Ilaahayow naga reeb..Ilaahayoow naga reeb.
Amiin...Amiin yaa Allah.
Caydiidow adeero sidaadaanu ahay waddanka kumaan kori laakiin kula aragti baan ahayn waanalala yaabayey muuse iyo kulmiyena waan garabtaagnayn laakii damiirkooday iibsadeen sax baadtahay..noolow
Kaaaaaaaac kaaaaaaaac reeer SomaliLandnow yaan fadhiga leynoogu iman cida Hawadiina soo gasha qadka ka sara!!!!!!!
Haladilo ina abib iyo kuwakale ee Djibouti iyo Mogadishu tageran
Ciro wa huwan
Wa runta wa iin lakaca uu halska qabtu tuugtaan❤❤❤❤❤
Guuuuuuul.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Waxba ma yaalaane qoriga uun baa inoo hadhay
SNM 2 baa bilaabantay
Allahayaw cafimadka iyo cimrigaba u siiyaad ibrahin caydiid gurmad qsran oorunsheega allawda somaliland xaladeeda iyo alaw sahall amurah adigs awoodlee badbaadi somaliland jiritangeeda
😢😢😢😢😢 khalaas waalaynala wareegay
Haddii ay qaranka ka horyimaadaan xalku waa dagaal haday badda cabbaan buurahana cunaan lala hadlimaayo hallagu taageero waliba laakiin qaranimadeenu ciyaar maaha ibraahin caydiid wuu madsanyahay ibraahin caydiidoow waad mahad santahaysantahay waan ku salamayaa waana kuu ducaynayaa ilaahaw na ilaali
Dee sowkaa garxajis iyo habarjeclo ày godku rideen waar milatarigu ha qabso wadanka hala isgaadhsiiyo
Aslcaleykum. Inaadeer. Ibrahim. Waa. In. Huwantu. Cashuurta. Iyo nabad. Laga. Diriro, wadani hargeyasa. Kama. Talin meyso. Ciro. Ceerigaabo. Tag. Wsc
waxaan nahey part 2 SNM
Somalia waa dal aan lahayn dawlad ee gabal gabal u qaybsamay.Somalia waa dal burburay oo aan lahayn dawlad midaysa. U.N.way ka quusatay inay dawladnimo kusoo celiso.Siday u odhan kartaa hasoo noqoto Somaliland ? Xagayse kusoo noqotaa ? Awrku maka dusi karaa daloolka irbadda ? Waa Maya. Sidaas bay dhigantahay Somaliland oo Somalia.
Sheege bils raaga gaanacasatada
Dalka emergency in lagaliyo ayuu u baahanyahay!!!!!!!!!!
Snm iyadaa soo celisay xoriyadii luntay dhidibada u aadtay qaranka tastuurka iyo shuruucdaa lagukala socdo iyo waliba dowladaa wanagsan iyaga dhisan Abadan in an lagunoqonayn somalia
Intaa qodob ee uu ibraahim ka hadlay waa runtii oo wa ay jirtaa ibraahim noo soo sheeg maalinta ay imanayaan qolada Djibouti tagtay waxanu samaynaynaa muda haraad salmiya onu xaq uleenahay madsanid mujaahid
Waar maayirka daaya oo u diyaar garooba bad baadada dalkeena dhamaan muwaadininta meel kasta oo aad joogtaan ba
Diyaar walahi from 150 ibarahinban ku ilaaway moge
@ShirDon-q5k inaadeer waad mahad santahay ibraahim ayaa ah hogaamiyaheena ruuxiga ah
@@CabdiraxmanSuleiman nacam qadiayada Somaliland dhiig iyo maalaba wan uhuraynaa walahi
@ShirDon-q5k thank you so much brother
Shacabkaygii reer soomaalilaanoow makacnaa weli damiirkeenii waa nool yehee
Waar kahortaga ayaa ka khayr badan kadaba taga fadhiga halaga kaco oo aayaheena badbaad sada hoooy hoooy hooooy
WUXUU ISU FURAYAA SIILKII HOOYAD IYO FUTAD NAAGTA U SHEEGAAYO,
IN XAMAR HAYSATO,
WAX KALE MAHA.
WA FUTADII INANTOODA IYO SIILKEEDA.
Shacabka Somaliland waa Inay foojignaa weeyi
Reer hargaysaw haday yimaadaan reer jabuiti iyo reer somalia waa cadawga Somaliland shiida oo mudaharaada oo ficil sameeya
Mujahid Ibrahim caydiid dadku wax walba way arkayane wakhti ayay suugayan waa lagu kiici doona
Maaha aduun eee waaxa nafilaya raagan jaawabi laa waaxa siir kaa haaya raagi farmajo u taabo baartay qomuldka waaxa kaalle o an kuu siifeeyo gaaran waayaye
Somaliland waxay god ku dhacday maalintii Wadani la doortay. Hadii aan dadka reer Somaliland ay ka hortagaan wadahadal Somalia lala galo. Hadii kalena womaliland waa u dhamaatay.
Somaliland god bay dhacday shacbka somaliland fadhiga kakacaay mustaqbalkiinii ayaa lagu soo duulay
Haddi layska ilaalin waayey qadaadweyn oo naf la moodo afti iyo mi😅d dadbanba itoobiya ayaan iyana ka fogayn in naf la moodo taasi oo burbur somaliland u horseedi doono
Walaahi waa dhamaadkii hurdaaye waar haduu arintan keeno ugu gala gurga oo ku dila dhalinyarooy wwaa nin maalinloo tashada cadowga gudaha hafuu iciraafkii ti tiro waa r dila ciidamda heegan gala hurdaaye waxa uu ku socodaa inuu ina gubo waayo soomaalin wuu gabay walee dumar ayaa mindiyaha kugu dilays sumadaawow
Xoolahani wali saci sacad muuse weli miyu lisaya kk
Soo noqo caydiidow waddanka ha ka bixin
SNM hada iyo kooooow kaca kaca doorashadi cirro was waxba Kama jiraaaaan wajigiisii dhabta ayaanu ina tusay
Shacabka lacag baa lagu kaxaystay. Muse iyo Kulmye iyaa in dayacay o ingaqaban waayay Xirsi xulafadiisa. Haatana waa dagaal dhinacwalba.
Kudhil baaaaaaajuuumaha gudaha
Ibrahim caydiid oo been badan sheegay iyo Cid ka dhegay sanaysa oon jirin Muuse wuu dhacay adiguna waad la dhacday ee maxaa kuu xasila oo Adduun ah ,ileyn waa maxaan cunaa ?
Wada hadalka sawkii 12 socday.
Maxaad u joojin waday Siiraanyo iyo Muuse Biixi?
Yaaa furay?
Ma Cirro ayuu mabnuuc ka yahay oo kuwii hore xaqbay u laahaayeen?
Shirka Heritage waligiiba waa la tagijiray.
Maxaad hore uga hadliwaydeen?
Ma imiga oo Maxaned Abiib tagay ayuu noqday qalad?
Xaarwayne kkkk
Wali ma munaafiqnimadii ayaad wadaa.
Filimka xamar waa ladaawadey ee waxkale m as heysaa
jin dagaagay way dheceen ku waad xiniinya salaaxa u ahayd ku mana rabaan waxad noqo tay kab iyo xaarkeeda waa laysku xooraa waxan kugula talin lahaa magacaagii waad dishee isdab
Wadahadal inay lafuran wadni waxa aan Qadnkarno maah
Waan ka dagalmeyn walahi
Anagu hadaanu nahay
Suber awal iyo arab dagaal
Ayaa kaga jawaabeyn
Aada iyo aada ayaad umadsan
Tahay adiigu ibarahim caydiid
Waa beebtaa taasi