Seyruuqey Abaayo Mansha allah hadana unbaan anoo RUclips’s ka dhax socdo channel kada helay subscriber Ayan ku saray ad ayan oga helay buran burka ad u tirisay abaayo faadumo buraanbur allah ha oga soo qaado caruurteda. Ayagoo nawad qawan. Insha allah. An kula yara kaftamee. Niyada ayan ka xante. Markan quruxdada arke Ayan dhahay. Walee gawadhan saan u qurxoon. Qurbaha ma jogto. Waayo qurbaha. Dadka joogo qolof madoow iyo haruuf ayaa na saran Qurux maleh. Wax kastood ismariso waa un mugdi iyo madoow hhhh Mansha allah Abaayo keeb going
amiin abaayo ilahay ha u aqbalo cadawga ilahay hakasijediyo like soqarxiya somaliweyn
Allaaahu ma amiin yaaraabi Qaali
Amiin yarbii
YAA RAXIIM YAA ARXAMU RAAXIMIIN ALLAHA MACBUUDKA HA USOO CELIYO CARUURTEEDA AYAGOO WADA NABAD QABO KULIGOOD IYO INTII MUSLIMIIN AH OO CARUURI AYKA MAQANTAHAY AAMIIN YAA ALLAH
Maashaa alaah codkaada waa codka tajwiijka ku fiican runti ee quraankana ku akhri
amiin amiin amiin yaa rabi ilmeheda uso celi faadumo buranbur
Masha Allah
Jisaa kalaa khayr
Annah Ducada waxaan kudarsaday Aloow fadumooy Gurigaaga soobuuxi goor dhaqsaleh
Aamiin aamiin Yaa rabbi ilaahey ha u aqbalo ducada inshaa allah aamiin
Maashaa allaah waa buraanbur aad u codmacaan ilaahay ha u aqbalo xbbti ana isoo samee buraanbur afartan bax khayr allaah hakusiiyo
Allaaahu ma amiin yaaraabi abaayo Qaali
Xbbti buraanbur igu soo samee codkaaga mcn
Insha allaah Qaali
Amiin yarbi shugraan xayaati sodkaada macaanka ah ilaheey ha ku dayo
Rabi swt ha uaqbalo ducada wlashen Wlhi mar Walbo wan u duceya Alle aya ka sugeynaaa ilmaheno nabad ah iyo ayado nabad ah insha allah
Amiin illahay ha u aqbalo walaasheen. Walaasheey warsan Sheekh Mahamed iishaar aad ayaan kuu salaamayaa illahay ha noo kaa xafido
Waan qiiroodey walahi ilaah ha uga sooqado faadumo ducada ha u aqbalo
Amiin amiin Wllhi wn oyeey adna alla haka aqblo wallo thanks
Mashal edo quruxbadan ilahay hakuxafido sayruq
Aamin yaa allah yaawaduud yaaa ducarshil majiid ilaahoow rabiyoow raxmaanoow raxiimoow adigaa qani ah uga soo qaad ubadkeeda aamin
Waa ku darnay ducada anagoo sooman illahey ha ugasoo qaado cartuurteeda
Maansha Allah ilahay ducadaada ha u ajiiba iyo taayadaba, amiin amiin.
Masha allh qer allaha kusito aamiin allaha uga so celsho walashen carurta cadawga
Abaayo , JasaakumAllah ilaahay ha
Kaa abaalmariyo, Annaga ducada ayaan
Ku dareynaa ee ilaahay Caruurteeda ha
U soo Sahlo.
Allaaahu ma amiin yaaraabi abaayo Qaali
Masha allaah abayo allaha ku xafido walaasheen ducadaada iyo dhamaan ducada muslimiinta allaha u aqbalo Aamiin yaa rabbi 🤲
qaracan ayaada qabte yaan lasi qod qoodin😭😭😭😭 yaa rabi yaa raxmaan🤲🤲🤲
Madha allh allh hakaa aqbalo
INSHA ALLAH Ilaahay idankiis amar dagdag ah
Aamiin Yaa Allah, Ilaahow u aqbal ducada l. Adna ilaahay hakaa abaal mariyo
Aamiin Aaniin
Aamiiin aamiin ilaahay hawga sooceliyo cadowgaa ka haysta bi,idmilaah waxan nahay hooyooyin ax waa ladareemayaa wallaahi
Allaahuma aamiin allow ducada uajiib bi idnillaah raxmaan
Haabo mcnto shugran Allaaahu ma amiin yaaraabi
Maasha Allah Nuur calaa Nuur
Warsan Shiikh Maxamed Wall Horay Usoco
Shugran walaalo
Masha alah habaryar ilahey ha kaa aqbalo
Allahuma aamiin ilahow cadowga uga hiili maskiinada
maashaa alaah aniga maantaa iigu horaysay buraanburkaada abaayo waxaatahay qof qaaliya alaha kidhawro
Abaayo Qaali shugran Allaaahu ma amiin yaaraabi ❤❤❤❤
Mash alaah tabarakalah Abaayo
Aamiin Aamiin Aamiin inshaallaah maamo waad mahadsantahay
Aamiin aamiin yaarabi alloow ajiib ducada abwanada insha allaah wadhalan ducada
Mash allah abaayo afkaaga caano iyo malab aaaaamiiiiin yaaa rabi 💞💞💞💞💞💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha allah aamiin yarabi Ilahay hakubarakeyo. Sidad ulajeclatay walashaa
Amiin Amiin Amiin allh hausoo celiyo caruteeda
asc mansha allaah illahay hauaqbalo ducada walazhen insha allaah
Mashalaah mashalaah my beautiful amazing girl 👧 Siiruuq Sheakh Mohmamed mashalaah ♥️♥️♥️♥️❤️♥️♥️♥️♥️♥️💕💕💕💕💕💕💕💕✅🇨🇦🥛🥛🥛🥛✅✅✅✅
Masha alaah walaal waxan filaya in aay gudontay
Aamin Aamin Aamin yarabi my dear sister Hambalyo
Mashalaa tabarakalaa
Masha Allah guuuleso xabiibit
Machalaah tabarak alalaha u aqbalo ducada Adna alaha ka ajarsiyo amin yarabi
Allaahu ma amiin yaaraabi Qaali shugran
Aamiin Yarabi wad ku mahad san thy mamo
Aamuin yaatabii my sister
Aamiin yaa rabi ilahay haynooga soo qaad o carrurta cadowga
Waa kuu saaray subscribe because of sidaad u caawinaysa Jezakallah khair
Maasha Allaaahu tabarkaallaah Qaali shugran
Amiin yaa rabi Amin Amin Amin Amin yarabi calamiin ilahow usahal caruurteda🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha allah umu hanita hore usoco
Allahu aaaamin yaarabi abaayo ilaahey ha u aqbalo waa uwada duceeyn
Asc walaashey ciid Mubarak ilaahey ha kaa aqbalo amiin yaa rabi insha allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🎉🎉🎉🎉🎊🎊❤️❤️🎊🎊🎊😭😭😭😭😭
Allaaahu ma amiin yaaraabi abaayo Qaali
Aamiiin Aamiiin yaa rabi 😭
Amiin Amiin yaa rabi abaayo thank you
Mashaalah abaayo ducadaada alaha uaqbalo ilmeheedii ilaahay hausoceliyo adigana ajar hakaa siiyo
Mansha Allah qaaliyeey waan kuu saare adigana isooboqo horey usoco abaayo macaan
Haye abaayo Qaali waan ku soo booqadaye guuul iyo goobaniimo
ruclips.net/channel/UCK6J_wGMiilYFdnGELcDG4w
Kaana ii soo booqo abaayo qaali
Aamiin Aamiin Aamiin Abayo Alle ha u Aqbalo
ilahow amiin ya alah ilahey miskintas caruruteda ilahey ha usoceli insha alah
Aamiin yaa rabi ilaahay ha u soo sahlo
Amiin
Shugran Qaali
Allaahuma Amiin walaal qali jizaakallahu khayr
بسم الله الرحمن *الرحيم*
Miim akhri misinka miim baa u danbeeya allaha ku barakeeyo mamo😍
Allahuma aamiin allaha u aqbalo 🙌😪😥😓😪😪
Amin yarabi ilaaahey ha aqbalo ducoda 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma aamiin yarabi Allahuma
Walal warsaneey biliis isamee sheer lag
Abaayo bismilaahi raxmaani raxiim dheh somali badana bisanka way qaldan raxiim lkn walaalahayga somali badana raxiin ay dhahan waana raxiim taas ayaa sax
Kayla.aragtay
Aamiina amina yarabi allaha uaqabalo
Masha Allah waa baraanbur Qayima badan
Alle haka aqbalo Amin amin
Aaamiin illaahay ha ugasoqaado yaarabi
Asc mashaallh alle Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin
Aamiin yarabi
Ilahay hauaqbalo walshen fadumo
Ilaahay hakaa aqbalo
Amiin amiin amiin alle ha u aqbalo
From Fadumo buranbur jizaakallahu khayr abaayo subscribe na waa kuu saaray
Ameen yarb
Amiin abaayo jzaakalaah yaa allah ilaahow aqbal kadhig amiin macaan💘💘💘
Masha allaah eedo horey usoco
Eedo Qaali shugran
maasha allaaah ♥️👌
Maashaa Allaah miraha iyo codkaba.
aaaaamiin
Aamiin aamiin aamiin
Mashallah abaayo
Allahuma Amiin yaa Rabii
Aamiin aamiin
Aamiin aamiin yaa rabi
Allaha ha oga sooqaado amiin amiin amiin🤲🤲🤲❤️❤️
Aamiin aamiin aamiin yaarabi ilaahay hakaa qabalo abyo
Ameen Yaa Rabb
Amin Amin Amin Amin Amin
Amin ya Rabi
Aaamiin aaamiin aaamiin🤲🤲🤲🤲
Amiiiiiiiiiiiiiin Allaahumma Amiiiiiiiiiiiiiin
Aamiin
Adigana qayr badan Allaha kusiiyo
Aameen 🤲🤲
Amin yaa raabi
Aamiin yaarabil caalamiin 🤲🏾jizaakallah kheyr abaayo macaan 💖💖💖💕❤💖💖💖
Amiin abayo Jizaakalah
Seyruuqey Abaayo Mansha allah hadana unbaan anoo RUclips’s ka dhax socdo channel kada helay subscriber Ayan ku saray ad ayan oga helay buran burka ad u tirisay abaayo faadumo buraanbur allah ha oga soo qaado caruurteda. Ayagoo nawad qawan. Insha allah.
An kula yara kaftamee. Niyada ayan ka xante. Markan quruxdada arke Ayan dhahay. Walee gawadhan saan u qurxoon. Qurbaha ma jogto. Waayo qurbaha. Dadka joogo qolof madoow iyo haruuf ayaa na saran Qurux maleh. Wax kastood ismariso waa un mugdi iyo madoow hhhh
Mansha allah Abaayo keeb going
Waalhi waada iga qosliyaaye Qaali maasha Allaaahu tabarkaallaah qurabaha ayaan jooga waalibaa Canada garahan TORONTO
sayruuq Sheikh wuw Mansha allah Abaayo Aniga america gobolka mn. Xabibti
Waaaw dariskayega ayaada tahye marka Qaali
sayruuq Sheikh Haa North America 🤝 well come
Amiin. Allaah. Ha. U. Aqbalo.fadumo. buraanbur Ducadas. ay. Walaasheen. Seyruuq Uso. Dirty.
Aaamiin yaarabi
Allaaahu ma amiin yaaraabi Qaali