Sayruuq Sheikh
Sayruuq Sheikh
  • Видео 367
  • Просмотров 1 715 199

Видео

Riyaan bajaaj yaaa cadaw ku ahaa nin aad caruur u dhashaye hau ku ceebayo waa dhiib waayen @Sayruuq
Просмотров 4859 часов назад
Riyaan bajaaj yaaa cadaw ku ahaa nin aad caruur u dhashaye hau ku ceebayo waa dhiib waayen @Sayruuq
siiyaasi cabdiraxaman cabdishakuur waa nin ruunta ka hadalo hala ka # Sayruuq sheikh
Просмотров 88812 часов назад
siiyaasi cabdiraxaman cabdishakuur waa nin ruunta ka hadalo hala ka # Sayruuq sheikh
waa markale iyo beesha gari koombe iyo dhalint yareda aan hayesan siiyasi iyo salaadiin #Sayruq she
Просмотров 2,4 тыс.19 часов назад
waa markale iyo beesha gari koombe iyo dhalint yareda aan hayesan siiyasi iyo salaadiin #Sayruq she
beesha gari kombe odaye iyo waxa garad malaha miya maxa u qurshaysan #Sayruuq sheikh
Просмотров 2,4 тыс.День назад
beesha gari kombe odaye iyo waxa garad malaha miya maxa u qurshaysan #Sayruuq sheikh
diilki Riyaan bajaaj yaa ka danabaye ma somali dheexada waaa yaabe # sayruuq sheikh
Просмотров 3,6 тыс.День назад
diilki Riyaan bajaaj yaa ka danabaye ma somali dheexada waaa yaabe # sayruuq sheikh
ninka gabdhaah diilaye ma dadku cuuna waa yaabe raagow naga xiishoda #Sayruuq sheikh
Просмотров 66814 дней назад
ninka gabdhaah diilaye ma dadku cuuna waa yaabe raagow naga xiishoda #Sayruuq sheikh
madaxwayen faramjo waxaye dadka ku soo xasuusten oo u qalbiyad dadka oga biixi layahye #sayruuq shei
Просмотров 87114 дней назад
madaxwayen faramjo waxaye dadka ku soo xasuusten oo u qalbiyad dadka oga biixi layahye #sayruuq shei
waa daagalki naasa waayen iyo magacayo biixanta beesha dhulabahanta
Просмотров 10 тыс.14 дней назад
waa daagalki naasa waayen iyo magacayo biixanta beesha dhulabahanta
waxa cadawga ayaa ka naxeen geesiiga noola cabdi madowbe guulayeso #Sayruuq sheikh
Просмотров 8 тыс.14 дней назад
waxa cadawga ayaa ka naxeen geesiiga noola cabdi madowbe guulayeso #Sayruuq sheikh
maxamed buskud cuqadad u u qaabo waayen yasiin halyeey iyo jawabtadi
Просмотров 3,2 тыс.4 месяца назад
maxamed buskud cuqadad u u qaabo waayen yasiin halyeey iyo jawabtadi
xafsa iyo abwaan hanad warayesigodi waxa badan ayaa ka qaldan
Просмотров 1,1 тыс.4 месяца назад
xafsa iyo abwaan hanad warayesigodi waxa badan ayaa ka qaldan
maxamed buskud gabadhu qaabaye maxa ku dhacaye waa yaaba
Просмотров 9 тыс.4 месяца назад
maxamed buskud gabadhu qaabaye maxa ku dhacaye waa yaaba
Buraanburki Amiirad Sundus salad guulayeso haabo qaali
Просмотров 2905 месяцев назад
Buraanburki Amiirad Sundus salad guulayeso haabo qaali
DHANTO CUSUB OO LOSAMYE AXMED ABDIWALI SIRAAD AXMED DEEQ - 2024.
Просмотров 1,8 тыс.8 месяцев назад
DHANTO CUSUB OO LOSAMYE AXMED ABDIWALI SIRAAD AXMED DEEQ - 2024.
HABLAHA GARI KOOMBE DHANTO CUSUB CODKI ABWAAN AMIIN INDH YARE
Просмотров 7 тыс.9 месяцев назад
HABLAHA GARI KOOMBE DHANTO CUSUB CODKI ABWAAN AMIIN INDH YARE
Ahmed budul dhaanto Hablaha gari koombe e Reer Sheekh Abayoonis ,2024 /
Просмотров 10 тыс.10 месяцев назад
Ahmed budul dhaanto Hablaha gari koombe e Reer Sheekh Abayoonis ,2024 /
ABWAAN AMIIN INDH YARE HEESTI HABLAAHA GARI KOOMBE
Просмотров 3,9 тыс.10 месяцев назад
ABWAAN AMIIN INDH YARE HEESTI HABLAAHA GARI KOOMBE
HEESTI SANAAD GUURADA GARI KOOMBE ABWAAN AMIIN INDH YARE
Просмотров 7 тыс.10 месяцев назад
HEESTI SANAAD GUURADA GARI KOOMBE ABWAAN AMIIN INDH YARE
Buraanbur Sannad Guurada Dabaal Daga Calanka Beesha Geri-Koombe ❤️
Просмотров 1,6 тыс.10 месяцев назад
Buraanbur Sannad Guurada Dabaal Daga Calanka Beesha Geri-Koombe ❤️
BEESHA GARI GARI KABLAALAX SALADINTAD WAALI MA ARAGTAN KURSIGA JUBLANAD MA GABADHA BAA NALAGU SIIYE
Просмотров 1 тыс.Год назад
BEESHA GARI GARI KABLAALAX SALADINTAD WAALI MA ARAGTAN KURSIGA JUBLANAD MA GABADHA BAA NALAGU SIIYE
WAA WARAYESIGI JUWARIYA IYO WARSAN EE BEESHA GARI KABLAALAX AAN OGA HADALAYEN IYO HABAR KORIIYA
Просмотров 2,2 тыс.Год назад
WAA WARAYESIGI JUWARIYA IYO WARSAN EE BEESHA GARI KABLAALAX AAN OGA HADALAYEN IYO HABAR KORIIYA
Hees Cusub Sayruuq Sheikh
Просмотров 3 тыс.Год назад
Hees Cusub Sayruuq Sheikh
Ardayedi ka timi lasaacood oo ku faraxsan isda aan school kodi oga baqan guul dowlad putland
Просмотров 917Год назад
Ardayedi ka timi lasaacood oo ku faraxsan isda aan school kodi oga baqan guul dowlad putland
Gobolka geedo waaa. Jubaland dhamanten waa inaan isbadal. doona oo. doraho xora ayaa ka dhacada
Просмотров 500Год назад
Gobolka geedo waaa. Jubaland dhamanten waa inaan isbadal. doona oo. doraho xora ayaa ka dhacada
Dadka baraaha bulashad ku jiiro oo isimada caayenayo ha iska daaye reerka Raligaliin buxdo siiya
Просмотров 501Год назад
Dadka baraaha bulashad ku jiiro oo isimada caayenayo ha iska daaye reerka Raligaliin buxdo siiya
Darayela waaa saciid cabdullaahi dani waa nin cadawagiis iska ciilen karo dalka daantiis waa dani
Просмотров 1,2 тыс.Год назад
Darayela waaa saciid cabdullaahi dani waa nin cadawagiis iska ciilen karo dalka daantiis waa dani
Siiyasiga caqaliga ku daaro siiyasad waa nin mustaqabla fooga laha lascaanod waa dhul harti layahye
Просмотров 1,3 тыс.Год назад
Siiyasiga caqaliga ku daaro siiyasad waa nin mustaqabla fooga laha lascaanod waa dhul harti layahye
Niinkii hoolaye ahaa waxu na baaraye siida somaliya xiilka lo qayeb san Dino darood ismaciil guur
Просмотров 2,2 тыс.Год назад
Niinkii hoolaye ahaa waxu na baaraye siida somaliya xiilka lo qayeb san Dino darood ismaciil guur
Nin reer abtiiga caayenayo oo laha daarood ismaciil baa I dhaalaye gari koombe
Просмотров 10 тыс.Год назад
Nin reer abtiiga caayenayo oo laha daarood ismaciil baa I dhaalaye gari koombe

Комментарии

  • @bby6
    @bby6 5 часов назад

    Viva Ahmed Mohammed Islam and D5 people guuleysta marwalba inshallah

  • @AhmedcaareAbdi
    @AhmedcaareAbdi 7 часов назад

    Waad mahdsathav

  • @SubanGuled
    @SubanGuled 12 часов назад

    Rabi ha u naxaristo M.Siyad Barre

  • @gaaraneguure7346
    @gaaraneguure7346 12 часов назад

    Absame ayaa isku hayen karaa waayo waa deegaan iyaganaa ugu badan

  • @IbrahimXasan-y8s
    @IbrahimXasan-y8s 14 часов назад

    Naayaakabax howlahaa

  • @cadecabdow1760
    @cadecabdow1760 14 часов назад

    Alto juba iyo baso juba ayaa la yeraahda

  • @Cabdulqadir22Maxamud-xz9sf
    @Cabdulqadir22Maxamud-xz9sf 15 часов назад

    Waa been 6 gobol ma aheen

  • @fatimacali2566
    @fatimacali2566 17 часов назад

    Sayid axmed Marbu siririqdey ileen xasan asiga noo keeney lkn hada dhuulka hala jaro xasan iyo xamse

  • @Tayib-c1v
    @Tayib-c1v 17 часов назад

    Axmed waa nin culumo ah inuukudhaqmana jecel alaha gaarsiiyo😂

  • @aminhussein1090
    @aminhussein1090 20 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 20 часов назад

    Wa runtaa hadu vote dhaco joogi meysid kismayo haaye jubada hoose

  • @abdullahimohamed3066
    @abdullahimohamed3066 20 часов назад

    Sayruq aalta juba iyo basa juba ayey kala,ahayen

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 20 часов назад

    LIX GOBOL WAX LADHOHO MAJIRIN WA HADAL HEYSKA MAREXANKA

    • @sayruuqsheikh
      @sayruuqsheikh 17 часов назад

      Aniga mahii dadka kismayo hada soo gaalye

  • @rahh4137
    @rahh4137 21 час назад

    ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Axmed Madoobe cay malaha ee waa geesi geesi dhalay Illaahay ha xifdiyo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @rahh4137
    @rahh4137 21 час назад

    ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴JubaLand guul guul guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @HawoMuuse
    @HawoMuuse 21 час назад

    Marshall alhal tabart instalation gull ìyo gomanimo

  • @koshinhassan9120
    @koshinhassan9120 21 час назад

    ALXAQIIQA JUBALAND HA ILASHATO DHULKEDA IYO SHACABKEEDA MAMO Nagtas HA ISKU DAALIN CABTOY LAFTI LOO TURABA DABA RACDA WEYAAN OO HORGALADA.ANA DAD U XIGA WALI MEYSAN KA QUSAN HORGALANIMADII DHULBAHANTENA MA MATASHO/HARTIBA. Runta igu imow

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry 21 час назад

    Waaw masha Allaah sis❤❤❤🎉

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 22 часа назад

    RUN AYAAD SHEEGTAY ALAHA KU BARAKEEYO AAMIIN

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 22 часа назад

    Juboland waa DHUL Daarood waa DHUL HARTI kismaayo WAA DEGMO Harti majeerteen IYAGAA LEH oo LOOGU yimid

  • @subanali2558
    @subanali2558 22 часа назад

    Masha Allah ❤❤❤

  • @Aargooste10
    @Aargooste10 22 часа назад

    Guuleyso ahmed madobe

  • @143-k1d
    @143-k1d 22 часа назад

    dhulkii kismaayo ee dowlada laheyd xataa waad qaadateen gaajo kilinka 5aad aaku laabaneysaan walee

  • @143-k1d
    @143-k1d 22 часа назад

    isbuucyo gudahooda waad arkeysaan in kismayao ogaadeen eeka noqdaan 10% madaxweyne ku xigeen aad qaadaney saan

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 22 часа назад

    Ahmad Ma Doobe Ayaa Soo Labanahayo Ninki Kanaxayo Iyo Ki Ku Farxahayo

  • @143-k1d
    @143-k1d 22 часа назад

    ogaadeen ayagoo gaajo ah aala keenay kismaayo siyaad bare aana keenay wuxuuna ku beeray jalalaqsi iyo bu'aale iyo kismaayo macnaheeda ma'aha inee lee dihiin

  • @wardiawomar9393
    @wardiawomar9393 22 часа назад

    Waa runtaa mashaaalah

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 22 часа назад

    Waxa nasiib dara in dadka magalaada ku dhashteey digil iyo mirafle wala xaqiirey horta ma ogtahey axmed madoobe in etobiya kaysmiid

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 День назад

    Ilaahoow jubaland noo badbaadii waa axmed madoobe la aantiis waa jilicsanaa hana qabsado

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 День назад

    Anigaa ku dhashay oo wax ku bartay xaafda faanoole waxaan daarood ahayna ma daganayn ilaaahay marka laga baqo hari ayaa kismaayo ugu badnaa gaar ahaan mj banaankana absame ayaa daganaa wabilaahii towfiiq nin axmed madoobe nin u dhaama oo cadow ka celiiin karo ma jiiro soo noqo adoo nabad ah ayaan leenahay guul iyo gabanimo ❤❤❤ cadowgagaa ha habo waan kula jirnaa

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 День назад

    Don;worry inaadeer waad mahadsantahay waynnu taageersanahay seyid axmed nadoobe kablalax badankiisu waa axmed madoobe ISKA fahiima quuje waa fikirkeeda xamze Iyo axmed waa ilmaadeer laakiin markaannu eegnay waxa la isku hayo axmed madoobe ayaa Dani ugu jirtaa hadduu xamze naf leeyahay ha hagaajiyo dawladda federal ka waxa ka khaldan looma dooran jubbaland waxaa loo doortay federal ka markaa danta jubbaland waxay Ku jirtaa axmed madoobe Xamzana waa federal ha Saxo ha isu keeno dalka Kala maqan puntland ha keeno SSC ha keeno jubbaland ha keeno oo ha isku hayo federal ka xasanna ha ka qabto khaladka Iyo loo joojin maayo oo ha ka Soo baxo jeebka xasan

  • @ShirhanHagi
    @ShirhanHagi День назад

    SAXX ABAAYO ❤❤👍👍💯💯

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 День назад

    Nabadu aad sheege halkay taal kismayo ma daafi kare Axmed

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 День назад

    Jubaland adi majotid wllo lkn ninkaas waa jaajus

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 День назад

    Axmed madobe waa ruug

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 День назад

    Axmed madobe waa jajus Ethiopia iyo Kenya ah waaye

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv День назад

    Axmed waa geesi guul insha Allah will ❤

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv День назад

    Waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh День назад

    OGADEN QAS BAA KASO HARATY CAGJAR OO OROMO WADA.XAMSE O DAMULJADIID WADA

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh День назад

    Sayid Axmad Nuur Waa Badbaadiyay Somalia Daarood Wu modeeyay Waa hogaan Adag

  • @blabla6915
    @blabla6915 День назад

    Wcs wrb Sayruuqey inadeer naagtan fahiima ah waa Xamse 2 🤣🤣 doqon weeye bal eeg sidey ku danbeysey maalmahan Ciyaal weero bey Kenya ka noqotey iyadaaba bad gashay koley waa tolkeen marna waa gabar Soomaaliyeed oo loo han weynaa Allaha soo hadeeyo Lacagaha ay kusoo qaadaneyso marna Dani iyo Pundland marna Axmed M Islaam marna garaadada eey afka ula galeyso waa u baqayaa Allahe soo hadeeyo wax kale oran maayee.

    • @sayruuqsheikh
      @sayruuqsheikh День назад

      Waa naag aan qadiiyad lahyen waalhi mana u malayenayeni siida inaye tahye naagta ciiro iyo somaliland u hambalyeeysay

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 День назад

    Fihiima cidi ma caayin ee iyadaa iscayday taajkiina iska tuurtay I feel worry for her

  • @IsmailIsmail-sk4ox
    @IsmailIsmail-sk4ox День назад

    Ogaadeyn oo aqli leh bal keen waakaas

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px День назад

    Sayruuq salan sare

  • @AbdimalikMuhamad
    @AbdimalikMuhamad День назад

    Ma caa kugu xaqsaa beenta aaway mudug

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 День назад

    Absolutely

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 День назад

    U malaymaayo xamse inuu ogyahay ciduu yahay because hadduu garanayo ma yeeleen inuu gurigiis soo gubo

  • @ahmedhosh8423
    @ahmedhosh8423 День назад

    Waad khaldantahay ,alto giuba, iyo passo giuba yaa la Kala oranjirey

  • @ihabdi47
    @ihabdi47 День назад

    Assalaama Alaikum Inader cadow Ilaahay hakaa hayo Wllhi hadalkaagu wuxuu iigu socdaa sida wacyiga diinta islaamka oo kale kuwad hana ka caajisin toosinta Beesha From ssc

    • @sayruuqsheikh
      @sayruuqsheikh День назад

      Inadero qaali shugran ❤🥰🥰❤🥰

  • @HussenAden
    @HussenAden День назад

    Sad u hadlayso wa sax