Maasha allah maama ilaahey haku xafido kaas waan dhalney oo waxaan ahey gabar geri koombe ah kana ah reer sh abayoonis ilaahey hasoo hanuuninyo waan u duceyneynaa
Asc ninkii ku ciseeya la ciseeyo jabo macaan reer abtigay baan u joojin wayday means wax xushmad ah uma haayo, goodluck dheh hooyo macaan, illaahey ha ku ciseeyo illaahey ha u naxariisto Hooyo macaan.
Ninkani geri marqudha afka ka ma dhigo marku hadlaayo suldaan kooshin waxa yidhaahda geri waa la isugu tegaye haloo hiliyo sow ninkuba waa nin la dhalay waxaan idhaahda macal isaaq ayuu leeyahay ma rabo waayo waxa u yidhi abtiyaladay ayaan aflegaadadeeya maxaan irirsamaale ku falaya irirsamalena isaaq wuu ku jiraa waa nin cajiiba sheekadu mr hooley ayay ku socotay oo hargaysa joogay oo irirsamaale u ololaynayay
Assalaamu Alaikum Boqoradda GK Ka gudub inadeer giddigood ayaa Sidaa wada ah Inama geyaan mana geyno HK /GK waa walaalo lkn kaasi ma oga Nin ayaan berri sxb nay reer boorama ah Weligey ima odhan Abti ayaad ii tahay Maalintii danbe ayuu ii sheegay in hooyadii Bartire tahay Ma moodo inaanu wax isu nahay hooyadii naftiiba way iga baxday Maalintii ayaan cawda u jaray wllhi isma salaano Kolkaa mid ayaan ka qabaa iminka Habal Awal warqadeediina waa diyaar Waayo indho indho ma doonayo inaan dhalo berri tolkii dhabar jebiya Waana iga dhab Gabadh qurux badan oo Sayruuq sheekh u eg oo inadeer taya ayaan doonayaa Maaha kaftan serious weeyaan WBT
Wow masha Allah hbo mcn we love you ❤❤❤❤
Yaa caye karaa majirteen waa gub gub dhaley ee weli lama arag rer abti lamid ah walahi wexee yaqanan ilmahii ee walashoot dhalaan aad ayee ujecelyehii mashaallah abti yaa inolada Allah Ani dhoro rer abtigeey majertaan gobtii daroor weye
Mash allaha habo waan ku fanaa reer Abtigay gari koonbo
😮😮😮😮😮😮😊😊
Mansha allah habaryar sayruuq ❤❤❤❤
Maasha allah maama ilaahey haku xafido kaas waan dhalney oo waxaan ahey gabar geri koombe ah kana ah reer sh abayoonis ilaahey hasoo hanuuninyo waan u duceyneynaa
Maashaalah garikoonbo
Waa culimo
Abti guulayso
Dadkaan ugu jecelahay anigoo warsangeli ah
Habar yaar waxan jooga KSA riyadh
Eedo guulayso ❤️❤️❤️
Mansha allah, walashay allaha ku dhowro.
Runtii waa ayaan daro nin abtigi cayaya bismilaahi
Walhi rer abtigey wan kufaana ♥️💯
Maashaa allaah diinka iyo akhlaaqda kuugu wacan
Maansha allh maansha allh maansha allh maansha allh wll macaanto🌷🌷🌷🌹⚘⚘🌹🌹🌷🌷🌹⚘⚘🌹🌹🌷🌷🇸🇴🇸🇴🐎🐎🐎👍👍👍🇸🇴🌷🌷🐎👍👍
M.n edo mcn alahakudayo waxan ahay gabadh gari koombe ah reer sheekha bayoonis ah guul iyo gobo nibo❤❤❤
Maan sha allah ina Adeer Anaa Geri Koombe ah weliba reer sheekh Abayoonis ah laakiin ninkan kolay magaranayo
Thank you abayo and Ramadan Mubarak
(SUB HAN ALLAH)🙏🙏🙏Ninka weyn, ee REER ABTIGII Caayaya??!!!!walee NAASKU WUU KU QABAN!!! ( 3IYAADAM BI”LLAH)🙏🙏🙏
Mashaallah Allah haku xafido
Shugran walaalo
Masha alaah
REER AW MAAME AYAA DHALAY OO REER ABBA YUUNUS AH
❤❤❤❤ habo
Adeeroow anagu idinmadulminayno eekunoqda guryihiini
Waa run abaayo waa bilramadaane
Anigu reer abtigay habaryoonis weliba muuse ismaaciil aad iyo aad baan u jeclahay
Waa qof dhintey nin kaasi sharef malaha
ABWANADA GEESIYADA INDRTEY NOLOL FARAXADLE IIGU NOLOW
Sayruuq islaan wayn ma tihid, you are middle age. 👍 🎉 👍
Asc maansha Allaah illaahey ha ku ciseeyo waadna ciseeysay habo macaan walaasheyna Allaha ciseeyo xaashi lilaahi habo macaan wax la dhalay ayaad mudan tahay habo macaan, walaashey Qayr allaaha siiyo, adiga ayeey inoo kaa dhashay.
Allah u naxariisto Omar carte wuxuu ahaa wiil xalaal xalaaldhshay inaabtigay eedaday macaan baa dhashay laakiin ninkaan dhakada balaran xishoo dheh aniga isaaq baa i dhalay hadal xuna uma quuro
Salaam legend garri
Waa caasi kan kuwa darod ka e dhalen baa ugu daran gari koombe iyo harti koombe iyo waa walalo
Ascwb abayo reerkan wa casiyaal balayo ha dhasho irir ka ficanahana reer abtigo ma cayaan waligey ma maqal hawiye reer batigood cayeya
Yaab badanaa. Soomaaliland waa hashii geela cuntay ee cabaaday. Iyagaa doonaya dhulkayaga. Ma Daarood baa ku duulay.
Salaan sare qalanjo ❤
Waa doqon kaas
Asc ninkii ku ciseeya la ciseeyo jabo macaan reer abtigay baan u joojin wayday means wax xushmad ah uma haayo, goodluck dheh hooyo macaan, illaahey ha ku ciseeyo illaahey ha u naxariisto Hooyo macaan.
👍
WCS WR WB WLL CEEBTOODA MAAHEE WAA CAADADOODA WAXBA HAKU DAALIM SOONKAAGA ILAASHO.
Abti qabiil kasto ka so jeedo abti waa xushmad xalaal aya tahay walashay sayruqeey abti waa beer
Hadu rer. Abtigiis rabin anagana ma rabno
Geri kommer guul
Habartar waxaan dhallaa udaran
Ninkan waa saban xale goofiyadan iyo waxan waxan waxba kama jiraan
🌷🌷🌷🇸🇴🇸🇴🐎🐎🇸🇴🌷🌷🌷🌷👍👍🏵⚘🌹🌹🏵👍👍🌷🌷🇸🇴🇸🇴🐎🐎
Habar yaar anigo waxaan ahay nin raa jijiga ah magcaka DR badal ismail qabil ahana samaroon anga hooyada waa gariwana wana moosadaar waxana daxgoray rabtakay gari wana anago maqaan. Samaroon ninga hooyday tabtay waa nin anidooray habaryaar ninkan waa banaala gari madhaalan waa wacaala
Naaska kuqabey
Ninkani geri marqudha afka ka ma dhigo marku hadlaayo suldaan kooshin waxa yidhaahda geri waa la isugu tegaye haloo hiliyo sow ninkuba waa nin la dhalay waxaan idhaahda macal isaaq ayuu leeyahay ma rabo waayo waxa u yidhi abtiyaladay ayaan aflegaadadeeya maxaan irirsamaale ku falaya irirsamalena isaaq wuu ku jiraa waa nin cajiiba sheekadu mr hooley ayay ku socotay oo hargaysa joogay oo irirsamaale u ololaynayay
Hala hubiyo ina abti ay uyihiin geri kombe
Assalaamu Alaikum
Boqoradda GK
Ka gudub inadeer giddigood ayaa Sidaa wada ah
Inama geyaan mana geyno
HK /GK waa walaalo lkn kaasi ma oga
Nin ayaan berri sxb nay reer boorama ah
Weligey ima odhan Abti ayaad ii tahay
Maalintii danbe ayuu ii sheegay in hooyadii Bartire tahay
Ma moodo inaanu wax isu nahay hooyadii naftiiba way iga baxday
Maalintii ayaan cawda u jaray wllhi isma salaano
Kolkaa mid ayaan ka qabaa iminka Habal Awal warqadeediina waa diyaar
Waayo indho indho ma doonayo inaan dhalo berri tolkii dhabar jebiya Waana iga dhab
Gabadh qurux badan oo Sayruuq sheekh u eg oo inadeer taya ayaan doonayaa
Maaha kaftan serious weeyaan
WBT
Waa ramadane nasaki daarood kuqabay reere abatigi baa laga celecelinaya waa aqiru saman
Warsan yaan lamagin
Waar dadkani waa ay is wada dhaleen waanay wada dhasheen illahay ha ka saaro colada iyo dagaal ka isagana waa wiil la dhalaye yaan lagu fogaan3
Abdlqadir Ibrahim
Jooji beenta gun yahay guntu dhashay
Las Anod kama dhicin waxaasiye
Hana caayin
Gabadhayada booyadaa ayaa cajuusadee
Oromo weeye Garikoonbo horta Afsomaliga soo baro abooyad ayaad tahaye dhul Somaliland iyo Somaliya midna isir uma lihid oromo fooqal oromo
Darodow Ma idinka Abtiual Yaqana Sow Ma Aheen Gabar Yar oo Laasacanod joogta oo asc Dhashen Dhahayay Waa Basasade Xira dial Qab yaaladi ku qadatay kuma dhigto Cajuuso Darood iyaga Somali ugu Xun
Idoor reer abti ma yaqaanaan haday rabaana way la dagaalamayaan aqligooda yar
🌷🌷🌷🌷🌷👍👍👍👍👍🌷🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐎🐎🌹🌹🌹⚘⚘🌷🇸🇴🇸🇴🐎🐎
🌷⚘⚘🌹🌹🌹⚘🌷🌷🇸🇴🇸🇴🐎🐎🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐎🐎🇸🇴🇸🇴🌷🌷🌹🌹🌹🌷🇸🇴🇸🇴🐎🐎👍👍👍👍👍