LII LIVE OO MANTA SO BANDHIGAY DHUL CUSUB OO AH CEELASHA IYO QIIMAHA 4000

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 65

  • @omarsheikh988
    @omarsheikh988 2 года назад +5

    4000 dollar qaali waye, ee lácaag kaa yare iyo dhuul karonto leeh inoo radi 1000 dollar Allah kadhigo🏅

  • @fooso1327
    @fooso1327 2 года назад +1

    ASC libaan dhulkaan intees ujiraa masaajidka dabaqa cusub ee sh maxamud ow cabdule cariif? Mahadsanid

  • @mahadweheliye21
    @mahadweheliye21 2 года назад +6

    Waxaa Moodaa in Dag Dag Uu Kugu Jiro Hadalka iyo Kaamiradaba Marka Is Daji oo Sifiican Wax Noo Famsii
    1 Marka Hore Kilibka Bilowgiisa Dhulka Sharax Meesha Uu Ku Yaalo Halka Uu U Jiro Laamiga Ama Meel Caana

  • @shukrixaji4439
    @shukrixaji4439 2 года назад +1

    Walalkey qeeyr Alle haku siyo wakula socda mar natus garas gawaan ama.saliima.xage u jirta jaziira ama celasha biyaha

  • @magarmohamed4171
    @magarmohamed4171 2 года назад

    Asc sxb qiimaha muusaaleey meequu marooyas hada

  • @umumaryuuma3811
    @umumaryuuma3811 2 года назад +3

    Reer abtiyaalkeey hiliwi aawi hee dhulka qeebtey hhhhh intaasna waa iska kaftan wllkey shaqo wacan

  • @abukarabdulkadi2054
    @abukarabdulkadi2054 2 года назад

    Asc sxb hada waa imisa qiimaha muusaaley

  • @halimamohamud5773
    @halimamohamud5773 2 года назад +1

    Walaal cabirka dhulka sheeg 20x20 miyaa? Gobolka banaadir miyuu ka tirsantahay? Mise afgooye

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 2 года назад

    Asc
    Mahadsanid brother dhulalka Jabaq geel iyo qoorsuul soo duub fadlan dhulaan ka rabaye

  • @yarka4574
    @yarka4574 2 года назад

    "Booskii meeqawaaye..?" Xamar = funny place. 😆

  • @abdisheikh8042
    @abdisheikh8042 2 года назад +1

    Lii live aaway Adeer barnaamijyadii aan jecleyn eed soo gudbin jirtay aadaan ugu xiisnay Adeer maalmahaaga firaaqadaa oo aadan laheyn dhul dad tusow noosoo gudbihee wixi channalkaan aan uga barannay

    • @hiboyusuf6915
      @hiboyusuf6915 2 года назад

      Dad qalbiga ka jiran aa niyada ka jabiyey nimcada u ku jirey ka xumaadey aniguba kula mid ahaa adeer gurigeyga iyo walaalahey u shire gareyn jirey waayo nolashaas jecelahey fudaydka ah waliba BADA markuu adayey asaga cunigiisa masha AllAH adeer

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 2 года назад

    Baadiyo. Waaye

  • @ismhan2398
    @ismhan2398 2 года назад

    Nusboos miyaa mise boos waxa la dhisayo oo 7kun ah ma fahmin

  • @qurboboy5969
    @qurboboy5969 2 года назад

    Saxiib horay usoco sxb

  • @ifkanolasha8389
    @ifkanolasha8389 2 года назад +2

    Muusaaley anigaba dagan itee waaye

    • @ismhan2398
      @ismhan2398 2 года назад

      Ifka goorma dagtay xabiibtii

  • @abdisaid6069
    @abdisaid6069 2 года назад +1

    Afar kun iskadaa xataa boqol dollar kama bixinaayi .

  • @siciidcartan7171
    @siciidcartan7171 2 года назад

    Scw/ Lii waxaan ku weydiinayaa imisa ayuu u jiraa ceelasha. Qiimaha dhulku waa imisa. Ma dollar ayaa lagu gadayaa mise sh.so. dukumentiga ma afgooyaa mise xamar.

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 2 года назад

    Maash ahAll. Wawa Qatar

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 2 года назад

    Seecamal Afar kun uu Dhahay ingineerka Adigana Afar kun iyo shan Boqol

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 2 года назад

    Yaaka masuul ah hadii dhibkayimaado

  • @hobyonews.network2730
    @hobyonews.network2730 2 года назад

    Number engineer ka ii soo dir

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 2 года назад

    Tuugo iyo bahaabahaa kjjkkkkkk

  • @zakariasaid7045
    @zakariasaid7045 2 года назад

    War dhulkan yaa leh horta maxukumada somaliya mise dad bililiqo ah aya laga gata waraqda hage loga sameya minishibiyada ma og tahey noo cadeya

  • @raqeyleofficial1146
    @raqeyleofficial1146 2 года назад

    mas ha alaah hori usoco

  • @munasalah2289
    @munasalah2289 2 года назад

    👍🇸🇴

  • @abdirisakibarahim7219
    @abdirisakibarahim7219 2 года назад

    Bro manta booskeyga tagty lkn wakaso sokeyaa suqa yer agtiisa waaye

  • @FadumoCusman-e7f
    @FadumoCusman-e7f Год назад

    Asc

  • @abdirisakibarahim7219
    @abdirisakibarahim7219 2 года назад

    1500kabixeyey mar horey aheyd

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 2 года назад

    Xoolaha xagey. Daaqayaan

  • @flik3990
    @flik3990 2 года назад

    Intee ka gasoxariiraa please

  • @Jubbafilms
    @Jubbafilms 2 года назад

    Keep.going

  • @daauudkaraama5211
    @daauudkaraama5211 2 года назад

    Plz numberka Engineerka isooqor lii live

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 2 года назад +1

    Ceelasha xagey ka xigtaa ma dhinaca xamar miyaa mase dhinaca afgooye mida kale intii u jirtaa jidka

  • @leyloabdulahi8168
    @leyloabdulahi8168 2 года назад

    Caano kulul xakee ku arkee hadii aad dagaan ka dhigto

  • @abdifitahmohamed3281
    @abdifitahmohamed3281 2 года назад

    Ceelasha ilaa intee u jiraa

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 2 года назад

    Maqabiil baa lagu gadanayaa mise soomaali oodhan ayaa gadankarta

  • @zarahmohammed573
    @zarahmohammed573 2 года назад

    lii NAKAN OO INJINERKA AH ISOO FAHMSII MUXU KAWADA 4000 IYO 7000 ALAGUDHISA MAFAHMIN HADALKISA WU BUBSINAYA MAHADSANID WALAKEY

  • @luulmohamed7472
    @luulmohamed7472 Год назад

    Gabgab meshas bosan ku leuahay nimanyahay iga leexda

  • @muscabdesaid8558
    @muscabdesaid8558 2 года назад

    Laamiga ilaa intuu ujiraa mosaaley

  • @farhanhassanomar4790
    @farhanhassanomar4790 2 года назад

    Musaley anaaba dagan gurigeyga u jedaaa😎

    • @xalmoxuseen3999
      @xalmoxuseen3999 2 года назад

      Farhan qıımaha dhulka uu soo bandhıgay sax mıyaa xaafada hadii aad degantahay waad noo xaqııjın kartaa arınkaa.

    • @luulmohamed7472
      @luulmohamed7472 Год назад

      Buurka Cali dhagey beeko inta udhaxeyso maladagay

  • @asraumar1388
    @asraumar1388 2 года назад

    Asc iwran so qor lambar laga xelo

    • @ubahdaahir9944
      @ubahdaahir9944 2 года назад

      Asc.Erdo Talfoonka Soosheeda

    • @xaliimamuse3560
      @xaliimamuse3560 2 года назад

      Asc walal waxaan ubahanahay nubabarka lagaala soo xirirkaro

  • @farxiyahasan846
    @farxiyahasan846 2 года назад +1

    Suuq malaha miya

  • @umumaryuuma3811
    @umumaryuuma3811 2 года назад

    Booska iyo macala dhismadiisa meeqo waye dhismada bacweyne miyaa meeqa qol

    • @liilivemedia1325
      @liilivemedia1325  2 года назад

      Hadi ad rabta bacwene iyo

    • @hodanaden6681
      @hodanaden6681 2 года назад

      Qimaha dhismaha noga faidey mar siy fican sar iyo bacweyne injiner ka wareysiy dhismaha kaliy ku sabsan o fah fahsan noga ken

  • @hodanaden6681
    @hodanaden6681 2 года назад

    Meqa qol waye 7000 kun eh

  • @abdisaid6069
    @abdisaid6069 2 года назад

    Ar been badanaa kulahaa korontada dhulkey martaa waxaasaa been ah.

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 2 года назад

    Lii laamiga ma u dhawyahay