Sh Abdi Waxaan Aqana Abiye Ahmed ninkii Diinta baray, Garaad kulmiye Abdi ilay baa ku shubay waayay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • ABOUT ERAR TV
    Erar Tv is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube, founded on
    25 Jul 2019 It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722449446
    +251915559955
    Email: Avocadomohamed1@gmail.com
    Our RUclips channel: / @erartv
    Facebook: / honavocado
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Abdirahman Mohamed Ahmed (Avocado)

Комментарии • 9

  • @bossman1024
    @bossman1024 12 часов назад

    Inad qalad u aragto wan ka xumahay nin xaqiiqda ka hadlay

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g День назад

    Geedka weriyaha ka dmbeeya waa noocee?😊

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 День назад +2

    This Shaikh not telling the truth ?

  • @user-gf6mu3fr3v
    @user-gf6mu3fr3v День назад +1

    Sheekhan far ba ku godan wa ergay laso diray cidda so dirtayna way cadahay.

    • @AbdiHassan-br3gw
      @AbdiHassan-br3gw День назад

      Ninkaan waa caan nin lasoo diri karo ma aha waa nin diin ahaan dhisan shewkh Abdixayi khayr allaaha siiyo.

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 День назад

    Jabhada aya 77qabtay ilaa diradhawa sheekhoow maa bahasha naga Kala deysid waa la ogaa inta dowladii somali ya aydiyarinaysa sanado badan waxiiba waxaad ka dhigtay wax malin un lagu fakaray oo ciidamadii somaliyed ay malin iska darereen dagalka ku galeen si aydan u goin hadalkas wad ku qaldantay

  • @khalifabdullahi8175
    @khalifabdullahi8175 День назад

    Waa ruuntii waxyaaba badan buukahadlay

  • @bossman1024
    @bossman1024 12 часов назад

    Cadalad daro miyay ka hadlen daganku haduna runta sheegin maxay sheegi lahayen sheekada ka muqata waxay muuqata
    Waji canid Mimi dhulka lagu diri yaa leh Doqon kW masar Maxa kagalay doqonimsdii aya ka muqata

  • @HassanIBRAHIM-b8s
    @HassanIBRAHIM-b8s День назад

    Abiy somaliya wax a uma dhimin umana dhimin doono ee lkn waxa uu dhibsanayaa isxulafeysiga aay Hassan sheikh iyo ismacil umar geuleh iyoo Afawarqi ayu aad uga xanaqeey waxaana uu goansadeey in Hassan sheikh waqtiga muda xileedkisa uga hadhey uu qalalaase siyaasaded uu kuso laban karin usameeyey, waxad garata aby inu yahay nin inta badan somalida oqon dheraada ulee bugaag badana akhriyaa weeyee wana qoraa weeyaan marna inu aqonsado somali Land wuxuna dadal ugu jira latartanka dhqalee re wadamada Africa.