Allah ha kuu hiiliyo, waa dulmantahaye 😢. Naagaha qabiilka wadoow Allah ka baqa ogaada in leeydin xisaabinaayo. Mustaqbalka cunugaan naagti dhumisy oo baabisay ayaa qabiil u difaaceeysaan. Subhanallah
Wiilka way reer abtigiis ayaa cunsuriyeen sidaas ayaa ka keen hadalkaas. Dhibka ayaa soo gaarey warkiisa yaa loo qaban. Ilmahan yaraantiisa ayaa la cunsuriyey.
Naagoir.u ku yiri habar gidur ma rabi caruur ma lahid miyaa naxishiod soy soy a afka kala baxa way Kaa qumantee habar gidur qagd ku xanbaaro sosoy iyo wilkaba ka dhamaw dahir wa samafali somaliyeed haduu habar gir tahay oo dadka ay qaladka ka galaane u qabiil ku difacayo golaha ka cadeeya gadeer
Dahirow wslalo wiilka wu dhibataysan ya wiilka cawiiya 😭😭😭😘
Allah ha kuu hiiliyo, waa dulmantahaye 😢. Naagaha qabiilka wadoow Allah ka baqa ogaada in leeydin xisaabinaayo. Mustaqbalka cunugaan naagti dhumisy oo baabisay ayaa qabiil u difaaceeysaan. Subhanallah
Wiilka wuxuu leeyahay dhiig hg waana la ciilay ceyr miyaa qaldan mise habaryarta
Wiilkaan waxaan kula talin lahaa inuu dadkaan dhanba iska daayo oo uu safaarada kaligiis tago. Aabihiisna isagaa soo raadinaya insha Allaah koley hada social media wuu ka buuxaa
plz wiilka hadal mayaqano dahir u samer abti
Miskiinkaan waaladulmiyay xaqiisa allaha usoo celiyo
Queen soy soy waa naag wanaagsan
Dahir ma qunidi isbadal ayaa ku dhacay waxbuna qaraniyaa
Yahuu 😆 🤣 😂 😹
Waa carruur wiilku qabiilka ka daaya
Wa wiil yar oo aqli badan
Waanin rageed🎉🎉
Wiilkan yar wa fariid naagihii buuqoodii wa qubay 😂😂😂😂
God jobs soysoy
War xisod wiilka
Qabyalad ku dishay
Kuwa soo xumeyey
Ma u lgo qabane
Maskiinka
Cunuga ha handadin Daahir ka daa hadalka adag daahir
Wuuba handadayaa walahi wiilkan in la dilaan ka cabsanayaa
Qabileste dahir😂😂😂😂😂
Sosoy way sax
Daahir calasow wiilka u qafiifi
bal maxay u korsaden may siyan abihis
Naayaa edeb yeelo wiilka iyo Abtigiis ha isku dirin ruufyaan
benley. dadka oo dhan way arkan Canada iyo USA
WIILKA HADUU BALWAD LEEYAHAY FAMILYKISA ABTI IYO HABARYARO WAXAYSE RAALI KA AHEYNEH YAAN LA SAMEYNEH WIKLKAAN SI QALAFSAN YAHAY WAX HUBSADA
Ilamaha yer qabiil u isticimaalay
Dahir cunugaan canada kadaa aboowe pls walahi hadow galo noqido aqiro walagu su alayaa gedkan doqonkaa waa casiwalid adigaa aqirada haku gadan waayo walikis iyo asaga xumanta dhextala qeeb ayukayahaye ee cunugan mardanbe hasosarin pls hadalkisa waan kulalabodaye
hoyadi ayu xuqudeeda u radanya casi maxa ka dhigay na iska amus walid 2 dhashay casi kuma aha
Jisaar cunigaan Hoyadiis uceli hadoow hadow kuhalaabo Kanada adaa kamasuul ah daahiroow cunugaan waa cunug Xaasi ah
cunuga hadal ma ya qaano shib iska dheh intaaa canada tagesid🎉🎉
Qabyalad ayad u nooshahay
Geesi waaye
Candha calasey somaliyey wilka uga hiiliya war aaway cadawgii daahir oo daarod io hawiye laha dir io beesha shanad daahir ku xumeyn dartis wilkan ula shaqeya
Dahir please wilaka wa U magan galay cawi wadhiban yahay 😢
Kiis woorkar ka dhigo wiilka yar waa geesi cayr baa dhalay
Wiilkaan qabiil ma yaqaan
Kanada waxa hoyadaa iyo caruurtiina iyo hooyadaa looga soo kaxeeyay kanada in ay diintiina fasahaadin hada wadigan aqligaaga maansha alah baad tahay habaryartaz iyo abtiyaashaa yaan lagugu dirin
Walhi wa gesi wn sax❤
Naagtaan edebta daran ka qabta wiilka
DAHIR ADIGA WIILKA MEESHA TIRI JOOG HA JOOGE HADUU YIRI MEEL GAARA DAGAYEH WAA QALAD WAX BUU QARSANAAYEH WIILKAN BALWAD LEEYAHAY U MALEYNAYEH QOF BALWAD LEH FAIDO MA LAHE
Habargidir iyagaa idhibaaya
Naagahaan dal iyo dadba waa Waalay, dumarkaan family yada Soomaali way baabiyeen.
Habartaan waa ruufyaan
Naagahaan wiilka isku dul haaysto daahiroow waad aragtaahe daahir wiilka wixii dabtiisa ah u qabo sideedana wiilkaan cadaalad la raadi alle dartiisna wax ugu qabo adoo mahadsan hoowshaan waad gashaye ha ka laabanin
Qabiil ku qaadey kuma dhigo
Waa Qabiliste dahir wiilkan dhibki lo geystay ayu rabaa inu handado
Saxway daahir
Safaarada muu aado why is he even talking to them, he's Canadian
Waa nin raga naagaha ha tuuree daa
Casi walidayn 😂
cunuga sosy aakentay maxey uga baxe waa runted
Cunuga warkiisa iska daaya iska dhoofiya mar ha tago
Asaga dilayo hadu rabo
Wilkan cadalad ayu raba
Viv Soy Soy
Wiilka way reer abtigiis ayaa cunsuriyeen sidaas ayaa ka keen hadalkaas. Dhibka ayaa soo gaarey warkiisa yaa loo qaban. Ilmahan yaraantiisa ayaa la cunsuriyey.
A aah. War. Cunugan. Ashamaaha. Bismilaha dadkiicawinayay. Ayuuba. Dafiraayay. Hadhawna. Kuwuukacabanayo. Wuubadacwaynaya. Janilka. Ayuuba. Isagaciyarayay. Ajanabi. Baan ahaykuyeh
Wiilkaan qabiil mayaqaan
Dahir Nagah wilak ka celiy wamisakin hg majogato
Wiilkan yar si sharaf leh u caawiya, yaanse lagu diganin dhibka haysta. Si private ah ula dhil gareeya!
Cunugaan inuu balwad leeyahay inuusan aqoon si loo hadlo ayaan kala garan waayay hadalkiisa waa is dabamar
Ku dhinta qabyaalad so taa dabagalaysay dadka kale sick
Naagoir.u ku yiri habar gidur ma rabi caruur ma lahid miyaa naxishiod soy soy a afka kala baxa way Kaa qumantee habar gidur qagd ku xanbaaro sosoy iyo wilkaba ka dhamaw dahir wa samafali somaliyeed haduu habar gir tahay oo dadka ay qaladka ka galaane u qabiil ku difacayo golaha ka cadeeya gadeer
Cunugas adiga ayuu magan kuu yahay
Ubax waa duliyad qabil ku qafiftayq uf
kafuq soy soy nayaa
Soy soy ayaba ugu fican
Ubax amus naya wilaka kadhamow xishod
Beenlow