H and folic are a good one and I will not have any further details of the same but will be back 🔙 days to complete as I am working for the next week and folic
Wakhtigu muxuu cararayaa waayo waayo iyo magaaladii jabuuti wakhti qurux badnaa heeskan aad buu aniga ii khuseeya waayo qofkii aan Iska helnay Ayaa reer jabuuti ahyd, dadka reer jabuuti xiliga xagaaga way soo xagaa baxaan oo kuleylka ay ka imaadan maalin maalmaha ka mida Ayaa gabadh aad u quruh badneyd aan ku arkay basaska xero awr isku kursi Ayaan fadhiisanay halkii Ayaan isku baranay iguna sheegtay inay reer jabuuti tahay telephone kala qoranay halkii ban is xidhiidhin jirnay oo aan wakhtiyo quruh Badan wada qaadanay waxaan xasuusta maalin jimce ahyd oo casara oo aan dul fadhinay masalaha ayay heestani noo daarneyd mudo wuxuu wakhtigu is guraba waxa la gaadhay xiligii ay noqon lahay oo fasaxii wuu u dhamaaday Habeenkii ay bari oo kale tageysay ayaa aan is macasaalameynay, wakhtigaas social media muu jirin oo meel la iskala xidhiidha may jirin numberkeedii telesom hargeisa markay ka tagtaa ugu danbeysay inuu shaqeeyo .mudo waxa uu wakhtigu socdaba waxa la gaadhay xiligii la soo xagaa bixi jirey Ana waxaan wicitaan kala daalay numberkii aan ka hayay waa xidhan yahay mar walba,xagaagii wuu dhamaaday oo waxa la gaadhay xiligii ay noqonayeen wax warana kama hayo wali . Sanadkii danbe waxaan go,aansaday inaan jabuuti aado oo aan ka wardoono naftii aan rafiiqa ahyn waxa garasha Ahna waxaan ka heystay xafadii ay jabuuti ka daganeyd ee Cartoon oo ay ii sheegtay iyadu, waxaan ku dagay reer aan qaraabo nahay oo daganaa xaafada jamal oon aan ka fogeyn xafadii cartoon markaan laba cisho joogay ayaan ka wardoonay gabadhii oo aan dadka weydiinayay . Saddex cisho ka dib ayaan war ka helay waxanan arkay gabadh ay saxiibo ahaayeen iyadoo ii sheegtay gabadhii in la siiyay wiil ay qaraabo yihiin oo jooga dalka dibadiisa imikana ay reer ledahay oo ay joogto dalka france 🇫🇷 . Anigoo niyad jabsan 😔 ayaan iskaga soo laabtay magaladeydii hargeisa oo aan nolosheydii iska sii watay . Halkan waxaan ka salaamaya dhamaan Dadka gobta ee reer jabuuti luv u dhamaantiin 🙌♥️
17:52 6/1/2023 Ayaan dib u dhagesanya caajiib🥺❤ Saxarxiid Maxamed hestii ❤si cajiba music degan cod kalay iska arag wapa heesti nasinada marnaba kama joogi kro🥺bahjo kama jifsan kro awal qadre ahed qalas qadrayal qac ka yeraty lol😂Bahjo aad u jclhy mgcas gbr HBO u ahy jclhy la dhaha❤
Taarikhdu wa 19/8/2023 Habeenimo 12:48 waxan jiifa meel kaligey indhaheyga ilin ba ka da aysa murug iyo Kalinimo daremaya wan uxiisey xaskeygi bahja mohamett hassan heestan markasto maqlo iyadan so xasuusta indhaheygana ilin ba iskuso taagta 💔😭 codkeda iyo arageedaba mudo 3 bilooda ma arag mana maqlin mcn wan ku xiisey waxan rajenaya dib inu ilahay no kulmiyo noloshana dib ugu midowno wllhi habenkasta qalbigan kaga duceya 😭💔❤️
Haddii calafka iyo nasiibku igu simi lahaayeen mar un inaan noqdo rafiiq nolol kula wadaaga waxaan ku dareensiin lahaa jaceyl iyo naxariis aan horay qof loo dareensiin😰🥺💔👭💏
Love buran clkarin cali shah wlhy😢cod mcn 19/9/2023 yaa ila dawanaya❤🙌
22/10/1980 dawanoya😂❤
@@cadarinhoabdalazeezk3103pp
25/aug 2024🎉
Heesuhu waxy ka hdlayaan dhaawaca qalbiGa💔😭
quraankuna wuxu ka hdlaya daawada qalbiga❤️
dee orad dhagayso hessaha ha dhex waregine qofki wansan ba wax waniye ader 😂😂😂
@@ayaanlemohamud3024😂😂
H and folic are a good one and I will not have any further details of the same but will be back 🔙 days to complete as I am working for the next week and folic
Waa runta
@@ayaanlemohamud3024haku hadlin waxaas
Heestan Sms baa Ku leh 100% Balse Adna MaHumid Rooxanta Fankayyy Ali shaah👌
Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh sis shukran
Sidaa weeye ex hargaysa un ba fahmi kara Saxardiid SMS 😅
Woow woow cajiib kani cod waa dhafay🎤🎶🔊 the one and only 🔥ABDIKAREEM ALI SHAAH ❤ninka kliyèe fanka nagu haya cadowga unoolow legend🥰🥳🥳
🥰🥰🥰🥰🥰
Jaliil wuxu kuu qoraa, kolnaba cidi joojinayn, jamalka aan soo mariyo jiddheer waxan soo socdaba, jabuuti goortan dhex imi jacayl igu beermay baa, jaleecadda eegmadana midaan laga jeensan karin naftaydii jiidatoo.❤️😥
Heestaan aniga iska leh zxp 😢
@@hanaanmohmed4796 weynu wada leenahay hppi
Jaliil muxu ahaa lol 99 magac ee allah😂 kuma jiree.
@@Mo-doolwuuku jiraa wll AL..JALIIL
Jaliil wuxu kuu qoraa kolnaba cidi joojinayn jamalka aan soo mariyo jid dheer waxan soo socodaba ❤😢 axsan hees whi heestaan waxaye ila qabsanyesaa waayahaye nololeed ✈️🙏🏻🧕🏼🫶 anigu kaligeye ah kaliminadu waa macaan 😂✋🏻🫣
❤️ 😩
😂
❤
Waqalka dula🔥🔥 🎤Cabdi Kariin cali shaah Mamulaha Fanka manta👏👏
Goat Apdikariim Ali Shaah 😊one of my fav 🎵
Heesta baartedi waaxa dhiigay niinki heesta laaha saxardiid maxamed saxardiid SmS oo kaaliya abdikarim codku waa top balse laxanki heesta ayuu laaqayl run maarka laaga haadlo always legend is the legend Abdikarim cali maxamud xussein shaah horey usoco inabti🔥✌️
Waarun laxanka melaha qaar iyo ereyada ayuu bedelay lkn waa ninka ugu dhaw xaga sms
Waan kugu raacsanahay aad buu u cod fiican yahay laakin Siddii saxardiid umuu qaadin. Laxanka ayaa ka khaldan waa inuu codka jiidaa heestan.
@@mukhtoabdi8861 haaa saxiib heesta wiixi qaadayyy isaaga uguu dhoow iyo abdirizak arab niinka laa dhaaho isnaa wuu usoo dhaweyaay laakin abdikarimba kaaga leeh
@@mustafehirsi592 haaa sxb
ninkan legend wye wllhi
Goatka fanka A.A Shaah🔥💪🏽
Heesta 2024 hadaa daawanyso Legend ba tahay Like isku muji👎😛😭
😂
Hada ban dhagesnaya oo tahy 3.02 heben
ihar3rjjk
😊😊😊😊@@KaafiahmedMaxamed-ds5ud
Reer Jabuuti alayle Waad ka Shiden Abdikarim🔥💯👏
Rer jabuuti waxan idinka so salamaya somaliland dariska xalasha ah ❤
𝐖𝐡𝐨 𝐢𝐬 𝐥𝐢𝐬𝐭𝐞𝐧𝐢𝐧𝐠 2024💓💓❤️
Waan kula qabaa a baby 2024❤❤
❤😂
@@Hassanow-j3f maxaa ku qosler
Me
Goatka fanka
NINKAN LAXANKIISU HADU KA MAQNAN LAHAA REER SOMALILAND FANAANIINTEDA SIDAY NOQON LAHAAYEN TOLOW THE GOAT OF SOMALI MUSIC 🐐❣🙏
Wllhi mooji🙆♀️😂
Kkkkkk kanyari😂imikuu soo baxee soomaliland ilaa 1950 kii baa la heeso la laxamaynayey
Laxanka iyo heestaba horay baa loo qaaday😂
@@michaelmo2393ma awowga ba qaday 😅😅😂
@@ayaanlemohamud3024 saxardiid mxamed saxardiid lagend kasa qaaday
Saxardiid Maxamed Saxardiid heestiisii memories❤
Maya wallal
Heesta fanan reer jabuti iska leeh
Cumar indho yare originaly wax dhama lawa
Sahardid Wa ninki ku horeyey heesta copying same wayay
Qalbiga jeex igaga taaliyo
Joog dheer ……… sow ma baran
Jidkii noloshaydiyey
Indhuhu waa johoradaa
Jalbeeb hadalkaga iyo
Agjoogagan jeclee
Marnaba kaama joogi karo
Marnaba kaama jiifsan karo
😢7/1/2023
NH.h.n.Touch and hold a clip to pin it. Unpinned clips will be deleted after 1 hour.
Gawka fantastic haystaa cabdikarin cali Shah nacabkahajabo tigers khasa ayan ahahy❤🎉
Jaliil wuxu ku qoraa kolnaba cidi joojinayn...woh.woh
Al.fanaan
Cabdikarim ali shah goat 🐐 🎤🎵❤
🎉🎉
Kariimka fanka Ninka kaliyoo zhowgiiza nolozha aantagayo Incha allah malin aymoqotoba anigoo waligey zhow aadin ♥️👑u deserved kariimooy ✊🏿
Reer Djbouti. Dad qalbi wanagsan. Soo dhawayn fiican leh
ina aderkey ina cali shah nolow🤴♥️
Cabdi Karin ali shah hdon sobixi leheen hoygi fanka waxo ku ekanlaha 2017 sida inta qabta farta taak ☝️
GOATKA FANKA Abdikariim ali shaah 😊🔥
Bahjadii heesta la hayd ayaaba gaariga ila saaran maanta Cajiib weeye🎉
Qalbiga jeex igaga taliyo joog dheer bahja bahja ❤ sow ma baran
Jah
Hablaha Djibout 🇩🇯❤️❤️❤️❤️❤️❤️
GOATKA FANKA Abdikarim Cali shaaX❤️❤️❤️❤️❤️
Axsan hees noolaaw AbdikariimAli Shaah❤❤❤❤❤❤❤❤
Goat kii fankaa Cabdikariin ali shaah ❤
Legend khaamtiisa Wata alfanaane cadikariin shaah.
Waqal studio wan sugayay heestan zhp 💚🤍❤️
Xasuusti Cumar indho-yare🇩🇯❤heesti jog-dher caisha ❤Djibouti my dhiga iyo dhuux hoygi orignally ka iyo naturel ka
💉💉💉🩸🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤❤
rer japouti waa dad aalpi wanagsan from hargysa
Jabuuti goorma dhexmid jaceyL igu beermey ❤️
Goatka fanka wlhi🥰😊❤️💯
Ninkan yar ee cabdikariin san dhan muu i cod cajiibsnaaa😮❤
Adan leh heestan /!/💛
16 ki rabadaan 😊
Fanaanka FanaaniinTa RooxaanTa Fanka Abdikariin Ali ShaaH 🖤🥰
I am from Holland Ilove somali people ❤
hollandees somaliga muu bartay 😂😂😂 hoe gaat het
Hablaha reer jabuuti wa kuwo an lga jeedsan karin 🥰🥰
Ma hablaa shaaxidaye kulaylku bisleeyey
@@ugbaadsaid5156 niman dahab heysan ba casiya hablaha shedanka kanare. Djibouti jano
@@Helenebakers merci ❤️
@@ugbaadsaid5156 xage ku xanunty adi hadi oo faniyay hhhh nag hinasty uma xumid
Codka abdikariin mid la xaqiri karo maaha walahi 👌❤
Ax yaaa fanaan cabdi kariin cali maxamuud💞💞
Jabuuti goortaan dhex imid jeceyl igu beermay baa 😢😢😢❤❤❤🎉🎉🎉
Superhero A A shaah walal qiimo badan ❤
The song of the year.
Merci for this beautiful song AAS from Djibouti Jaano 🇩🇯🇩🇯
Hees horey u jirtay waYee oo heestan Casha aya la dhaha
@@legend01743 ayaa ku heesaay walal
M
Waa hestii Omar indhayare. Caasha Caasha weyaan magaceedu.
ruclips.net/video/Dj-tpYaQ6pg/видео.html, waatan original ahan
Heestan zxptey rumaaad ku xasuuusta mrwalbo love zxp mcn❤❤❤❤😢
2020 illa maanta ninkn fankìsu hoos udhicin laxankan warkiisaba daa rooxanti fanka somaliyeed
Hestydii io Dal an xiseyo inan TaGo❤🥺
Wakhtigu muxuu cararayaa waayo waayo iyo magaaladii jabuuti wakhti qurux badnaa heeskan aad buu aniga ii khuseeya waayo qofkii aan Iska helnay Ayaa reer jabuuti ahyd, dadka reer jabuuti xiliga xagaaga way soo xagaa baxaan oo kuleylka ay ka imaadan maalin maalmaha ka mida Ayaa gabadh aad u quruh badneyd aan ku arkay basaska xero awr isku kursi Ayaan fadhiisanay halkii Ayaan isku baranay iguna sheegtay inay reer jabuuti tahay telephone kala qoranay halkii ban is xidhiidhin jirnay oo aan wakhtiyo quruh Badan wada qaadanay waxaan xasuusta maalin jimce ahyd oo casara oo aan dul fadhinay masalaha ayay heestani noo daarneyd mudo wuxuu wakhtigu is guraba waxa la gaadhay xiligii ay noqon lahay oo fasaxii wuu u dhamaaday Habeenkii ay bari oo kale tageysay ayaa aan is macasaalameynay, wakhtigaas social media muu jirin oo meel la iskala xidhiidha may jirin numberkeedii telesom hargeisa markay ka tagtaa ugu danbeysay inuu shaqeeyo .mudo waxa uu wakhtigu socdaba waxa la gaadhay xiligii la soo xagaa bixi jirey Ana waxaan wicitaan kala daalay numberkii aan ka hayay waa xidhan yahay mar walba,xagaagii wuu dhamaaday oo waxa la gaadhay xiligii ay noqonayeen wax warana kama hayo wali . Sanadkii danbe waxaan go,aansaday inaan jabuuti aado oo aan ka wardoono naftii aan rafiiqa ahyn waxa garasha Ahna waxaan ka heystay xafadii ay jabuuti ka daganeyd ee Cartoon oo ay ii sheegtay iyadu, waxaan ku dagay reer aan qaraabo nahay oo daganaa xaafada jamal oon aan ka fogeyn xafadii cartoon markaan laba cisho joogay ayaan ka wardoonay gabadhii oo aan dadka weydiinayay . Saddex cisho ka dib ayaan war ka helay waxanan arkay gabadh ay saxiibo ahaayeen iyadoo ii sheegtay gabadhii in la siiyay wiil ay qaraabo yihiin oo jooga dalka dibadiisa imikana ay reer ledahay oo ay joogto dalka france 🇫🇷 . Anigoo niyad jabsan 😔 ayaan iskaga soo laabtay magaladeydii hargeisa oo aan nolosheydii iska sii watay . Halkan waxaan ka salaamaya dhamaan Dadka gobta ee reer jabuuti luv u dhamaantiin 🙌♥️
Ax yaa qiso
😢😢😢
Runtii dadkoo dhan waa wada bukaan socod xaga qalbiga ah😢
😢😢😢😢😢😢
What a story 😢
Axyaa fanan cabdikariin ali shaah
Xasuusihi the legend Saxardiid maxamed saxardiid Sms🤴🏽
Heesta originaly wax iska leeh fanan reer jabuti Ah🇩🇯
Cumar indho yare originaly wax dhama lawa
Sahardid tuugi ku horeyey hesta copying gareyey weye😏
Hadafkeenu waa khaatumoo xora☝️ reer SSC 💪 Gul 2023 January
Heesta anoo kula dhagaysanaya ayaan arkay faalladaadan mahadsanid khaatumo way xoroobi #geedi xinjiro leh❤🐎.
Khaatumo guul 😂😂 abdikarimna inanta ka rebta wa somalilander eh 😂😂
Ayyy bahjaaa my namee 🥲😭😭❤️❤️❤️🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻
heestan hadad dawanaysoh 2024 legendary ba tahy
Ninka fanka gacantiisa kuhaya😫❤️
Heestan exkaygii baa iiqaadi jiray hadana waan kala tagnay galabta xasuusbay igalisay waan uxiisay meelkastaad joogtid farxad baan kuu rajaynayaa 😢❤
Axxx😭😭😭😭
Alle ha isku soo celiyo wllo
Alle ha isku kin so celiyo mcny ❤
😂😂😂😂😂
Jabuuti goortan dhex imi
Jacayl igu beermayba
==//D jibouti weligay man
Arag lkn goor ay ahaataba
wan tagi insha allah
We love reer jibouti ❤
Abdikariin ali shaah song good
Abdikareim aLi sHaaah pEst singer ❤
Qalbiga jeex igaga yaaliyo abdiqani sowma baran ❤😢
Wllhi cabdikariin Cali Shaah waan dhagayztaa heesihiisa walipa tana waa heesta ugu macaan heesaha keep going lpx
Bahjay marnaba kaama marmite karo
Soo qabo baHja👏😍❣️😮💨
Heestan ninbaa hore u qaaday zhp asagu malaha saxardiid maxamed saxardiid ayaa iska leh
A.A.Shaah the greatest of all time Somali music🐐🔟💥
😂😂😂😂😂😂😂😂
💋💋💋
M.a❤❤❤❤❤❤❤
Ok😊
17:52
6/1/2023
Ayaan dib u dhagesanya caajiib🥺❤
Saxarxiid Maxamed hestii ❤si cajiba music degan cod kalay iska arag wapa heesti nasinada marnaba kama joogi kro🥺bahjo kama jifsan kro awal qadre ahed qalas qadrayal qac ka yeraty lol😂Bahjo aad u jclhy mgcas gbr HBO u ahy jclhy la dhaha❤
Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh sis shukran
Jah magaceygii
Amazing wlhi❤️🥰
Wow cod wa dhf allaha ku xfdo fan sre ❤️🥺💯
Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh sis shukran
Goatkii Fanka C/kariin Ali ShaaH 🔥🔥🔥
Luuqda codkiisa waanku raaxaystaaa apdikariin ali shaah fananka kaliyee fankiisa aan taageero
Saxardiid maxamed saxardiid ❤️🔥
Ciyaalka 2015 garan maayaan😆
Xasuuus Ex hrgysa😂🙈
Heesta fanan reer jabuti ah 🇩🇯 ya iska leeh bisinka
Cumar indho yare ❤iyado qarami RUclips ka so firi walal
Jaliil wuxu kuu qoraaa kolnaba cidi joojineyn jamalka aan soo mariyo jiddheer waxa soo socdaba
Xaqiiq alle wuxu ku qorey ineysan cidi bajinkrin❤❤
Fantastic ina Ali shaah👍
Gootka fanka🎤🎧
Taarikhdu wa 19/8/2023 Habeenimo 12:48 waxan jiifa meel kaligey indhaheyga ilin ba ka da aysa murug iyo Kalinimo daremaya wan uxiisey xaskeygi bahja mohamett hassan heestan markasto maqlo iyadan so xasuusta indhaheygana ilin ba iskuso taagta 💔😭 codkeda iyo arageedaba mudo 3 bilooda ma arag mana maqlin mcn wan ku xiisey waxan rajenaya dib inu ilahay no kulmiyo noloshana dib ugu midowno wllhi habenkasta qalbigan kaga duceya 😭💔❤️
insha allah wll😊
I.n
Waoo this is my fan
Abdikariim ali fanakaa socoda inadeer guulayso 🙌🏻
Dad moodaya malaa inuu heestan abdikariin leeyahay 😀( saxardiid maxamed saxardiid )
Ayaa leh heestan oo Hore uqaaday waa xasuus 13 years ago ❤️💯✨️
Abaab cabdikariim heeesta waa ku xaragoooday😍😍💃💃
Fananka klia an fanka ka tagero Abdikariin Ali SHah❤❤❤ wan ku salam
hees wakhtigedi ku timi am in djibouti❤️
9 /8./2024/ coss ninkaan heesihiisa.waan taagwera
Thanks wbdi kariin Ali shaah
,
Ninkani fanka suu doonoo ka yeelay Mr Tea Thkz waqlka duula.
This song and singer apdikarim ali shah is😘 my favourite😍 keep going my pro apdikarim ali shah 🤩❤
00
Goat singer abdikariin cali shaah
Abdikariin Ali shaah the one of legan who best somali singers i will support you pro🌏😍
Rrr🎉ty❤t❤🎉yr🎉🎉😢🎉wtrqr😮q🎉❤rrqqrrre🎉rrrqqtqtq❤yq🎉🎉🎉❤tyr😢🎉❤
Wxan engriis wuu dhaafy😂
Abdi kariin cali shaah Goatka fanka 🐐
Heesaha jacaylka marka aan dhagaysto waxaan dareema jacayl said ah waan kuu xiisay my husband 🥺🇸🇪
Omg 😢
Hadaan daawanayaa 2024 ciid ramadaan❤❤❤❤❤❤❤❤
Sida anigo kle yaa tiktok ka soo racey😂😂😂
Aniga magaceyga dartis uzo racay 😀🦋
@@drspella2412 hlke ku raca isheeg ku race
Me🤣🤣
Cod aad iyo aad umacaan abdi kariin ali shaah❤❤❤❤❤❤
Abdikariin legend 🥰
Amazing Waxan cod Mala OdhaN Karo🤤 Ninkan Fanka Siduu Doonu Ka YeeLay💖✌
Apdikariim Ali shaah wlhiy wa fanan qliya wlipa qlpi wngsen
Heesti sms is back
Abdikarim ali shah le meilleur ❤
AbwaanKii HeesTtann Lahaaa Muniir KhaldaaNnn Keep Going ❤🙏
Wah-Wah Heesihii Saxardiid Maxamed Saxardiid { SMS }
Jidki nolashydiyey indhuhu wa jowharda jid dher waxan so marniyo bogor gortan dhex imi jacayl igu bermayba 10 nov 2020 imikana alxm xaas ban ahy 2ciyalna midna wu no joga midna wu sosocda madar iyo mxmed ❤ adban ugu frxsanay gurigyga iyo sawjkyga marwadii wada nasibka ahyd ban ahy 🎉❤ ilhy hauagu kaya barkeyo
Ta bien 👍 faire cette chanson frérot à Djibouti 🇩🇯 ❤
2024🥰___Jabuuti🇩🇯❤🥰
Haddii calafka iyo nasiibku igu simi lahaayeen mar un inaan noqdo rafiiq nolol kula wadaaga waxaan ku dareensiin lahaa jaceyl iyo naxariis aan horay qof loo dareensiin😰🥺💔👭💏