SOMALI NIGHT AWARD 🥇 ( MUQDISHO )

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Thanks asxaabta Qaliga ah waanu idin jecelnahay idinka ayanu wax idin ku nahay 🥺
    Khalid ck
    Ayto azonto
    Abdala jamaal

Комментарии • 1 тыс.

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 2 года назад +249

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @cumarcismaan7672
    @cumarcismaan7672 2 года назад +18

    Heesta hargeisa ciil ha mudan ayadoo dareen gaar ah i galiso hadane
    Walaalkey abdalla jamaal farxadiisa oo I qiira galisay wlhi waan ilimeeyay qof dhalinyara ah dadaal badan dadka jecel ayaa tahay congratulations walaal
    Ogow in midna aanan arag
    Walaalkey abdalla jamaal iyo magalada hargeysaba waligey ma arag hadane waan idin jecel
    Waxan rajeynaa in walaal Abdalla jamaal igu garab isiisid in hargeysa tago adigane kula kulma
    From b.weyne
    cumar teetane
    We love you hargeisa

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 года назад +3

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...

    • @daariqdahabdaariq2222
      @daariqdahabdaariq2222 2 года назад +1

      Reer balan wayne 🥰🥰🥰from hargaysa💚🤍❤️

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +184

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

  • @abdirahmanibraahim2379
    @abdirahmanibraahim2379 2 года назад +35

    Congratulations 🎊 👏 dhamaantiin xidigaha reer Djibouti iyo xidiga reer somaliland dad eynu walaalo nahay waad u qalantaan intaa iyo in ka badan aad beynu idinkugu faraxsanahay guusha aad gaarteyn insha allah sanadka sosocda halkaas iyo meel kasareyso Ayaan idin rajeynayaa dhamaantiin dadaalkiina halkiisa kasii wada
    Salaan sare From muqdisho somalia ❤☝🇸🇴 ♥

  • @duniyalayla567
    @duniyalayla567 Год назад +8

    Omg it makes me so happy when I see Somali people reunited from 5ta Somali.
    I hope one day we can forgive eachother, we are stronger and beautiful when we are united.❤

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 2 года назад +15

    Wiil reer somaliland ah baa qatay markaa arkay wa ku farxay wlh fun ban idin ahay from xamar😍💖

  • @xaawo1
    @xaawo1 2 года назад +20

    wiilasheen somaliyeed good job horay u socda we love you wiilasheena somali idinkoo kale allaah ka dhigo

  • @faraxkhano
    @faraxkhano 2 года назад +3

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo 1 M in shaa allh daqiiqado baan ku ogaaday wanaagaaga wll Abdal jamaal guugl guul waad u qalntaa

  • @nashaadumar5401
    @nashaadumar5401 2 года назад +25

    Masha allah wxn u haystaa in aan anigu helaya award kaa runtii sida la yaab ka leh een kugu xidhanahay meel walba ood baraha bulsha ku leedahay 😇sharaf iyo karaamo hno from borama

  • @anz3685
    @anz3685 2 года назад +6

    Wallahi waad u qalantaa muqdishana waa ninkii ugu horeeyay ee quruxdeeda no soo bandhigay waxaan kaa sugnaa buuqaalo kale oo muqdhiso ah well done

    • @barwaaqo_channel
      @barwaaqo_channel 2 года назад +1

      Walal RUclips channelkayga iso boqo ✨😇🥰

  • @zuzanismail7743
    @zuzanismail7743 2 года назад +43

    Mashaallah ❤ congratulations my dear bro from Awdal 🥰🥰

  • @najuumahmed8105
    @najuumahmed8105 2 года назад +2

    Dadka leh uma qalmo adeer maahan RUclipsku in hal meel lajoogo waa inaad meelo badan tagto cabda jamaal waa RUclipsrka kaliya meelo badan usafray si,ow vlogyo badan inoogu soo duubo 🥰m.a hambalyo abwe from muqdisha

    • @barwaaqo_channel
      @barwaaqo_channel 2 года назад +2

      Walal RUclips channelkayga iso boqo 😇😍

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 2 года назад +5

    Waan ku jecelnahay dhiigeena reer hargeysa sinjigu ma guura from muqdish welcome in badan abdala jamaal🥰🙏

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 2 года назад +1

      Sido kle wllo wn idin jecelahay guulyso❤

  • @MarwoZamiya
    @MarwoZamiya 8 месяцев назад +1

    Wnku farxay wlhi Guuleyso wll Abdala Jamaal from Jigjiga aad kugu xidhanahy❤🎉🎉🎉

  • @miranahmed1424
    @miranahmed1424 2 года назад +21

    J suis vraiment contente de voir le drapeau 🇩🇯🇩🇯 de mon pays djibouti aussi voir les stars de mon pays omreeyn et rahma hassan félicitations mes frères félicitations pour toi aussi abdallah jamal 🇩🇯❤

  • @mohammethussein9313
    @mohammethussein9313 2 года назад +4

    Macha allah dhalin yaro somaliyeed oo isku faraxsan qalbi saadiyana leh hanbalyo abdalla jamal sido kle waxan ilahy amni waara uha baryaynaa walaalheen reer muqdisho oo hada huteel xayaat war laga so warinayo intoi ku dhimtayna alle wayne ha u naxariisto 😔 😟 🤲🤲🤲

  • @souadaden1274
    @souadaden1274 2 года назад +31

    Félicitations abdallah Jamaal je suis vraiment contente de ton réussite. je suis parmi tes fans qui suit tes vidéos et tout. continue

  • @nimcoofficial4167
    @nimcoofficial4167 2 года назад +12

    Hambalyo Hambalyo wllkeen abdale jamaal abdala saad bahashaa uwado waa inaad Hargeisa noogu keenta inshallah congratulations wll🥰❤️

  • @sahra1782
    @sahra1782 2 года назад +18

    We So Proud of you Our Boy Somaliland OO Dhan Baad Matashaaa You Well Deserved💯🌹

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 2 года назад +10

    Mashlh abdala wa wiil yar o bulshshaawi ah o aad u furfuran o qalbi wngsan ❤

  • @sagalodawa3647
    @sagalodawa3647 2 года назад +22

    Congratulations Hunno Abdalla Jamaal Abdalla wad mudeysatay xaqiiq halkaan meel kasii sareeysan kuu rajeynayaa insha Allah❤👨‍💼❤ Hargeysa Dadkuu cadku iigu yaal💉🩸

  • @sahanaaragsama2448
    @sahanaaragsama2448 2 года назад +11

    MashaAllah congratulations my brother from Djibouti ❤️🇩🇯

  • @nabiharossy2250
    @nabiharossy2250 2 года назад +11

    Congratulations 🎉 Bro , you deserved the award , keep up the good work ❤️

  • @ayaanibraahim956
    @ayaanibraahim956 2 года назад +2

    Walaahi waan ilmeeyay markaad heestaa shiday waan ilmeeyay hargeysaay ciil hamudan abidkaa hambalyo wllkey abdale jamaal

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 года назад +5

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🕋qof lagu daydo waxa ugu qiimo bdn rasulkena🤲

  • @youngfamilycooking2651
    @youngfamilycooking2651 2 года назад +4

    Rer muqdisho dad gobii nasaba wlhi keep going wll keen cabdalla jamaal dadalka.halka kasii wad somalia 🇸🇴 night awards

  • @sacdaibrahin811
    @sacdaibrahin811 2 года назад +4

    Msha alh walky cablade jamaal guulayso halyeey aanu ku faano ayaa tahay hadanu nahay rer somalildn halkaa iyo meel kasii fog isha alh

  • @sacdiyoosman-bm8vu
    @sacdiyoosman-bm8vu 14 дней назад

    Ani muqaal kaan waxaan daawadey markii lasoo dhigey hada nh mar kale ayaan daa wadey 2024/9/2
    Abdala jamaal wlhi aqoon uma lihi lkn waa wiil wangsan intaa ka arkey wll qaliyow 😭❤️
    Hadaan awoodo 1m baan ku gaar siin lahaa lkn ma awoodo waxaan kaloo jeclahy sidaa dhalinyarada isku gu xirto yacni noo qabyaalad somali bey una hy oo waa wada dhalaney 🙏🏿 Bqorka noolow ❤️🙏🏿🫶🏻🥹

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 года назад +26

    Congrats abdale jamal u deserve it 🙏🙌

  • @farxiyaguufe4919
    @farxiyaguufe4919 2 года назад +1

    abdale jamal lengand wan ku xisnay muqaldadi inankaygi hore mar wacan from burco

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 2 года назад +4

    Congratulations million jeer habo
    Abdalla jamaal respect full
    Horu mar wacan markastabaa🥳🥰

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v 2 года назад +3

    الف الحمد الله علي سلامه نورتي مقديشو الله يحفظك ويسعدك الف مبروك تستاهل اكثر ان شاءالله

  • @zahraibraahimabdilaahicabs8519
    @zahraibraahimabdilaahicabs8519 2 года назад +8

    U deserve it keep up the good work Hargeisa is proud of you 💯🔥

  • @yaasirmuuse7908
    @yaasirmuuse7908 2 года назад +2

    walhy waan qiiroday markay calankooda lasoo kaceen somali allaah haisu soo duwo quluubtooda meshan dhalinyar isjecel baa iiga muuqata bal sida loo soo dhawyanyo cabdlla jamal

  • @udgoondek3831
    @udgoondek3831 2 года назад +9

    Congratulations congratulations 🎉🍾🎈🎊 wllkey cabdalla 😫🙏 wn ilmeeyey wllhi ilahay ha ku daysto wllkey abddla ❤️❤️🙏

  • @haashimmohamed66
    @haashimmohamed66 Год назад

    Hamplyo Abdala jamaaal xaqiiiq waad uqalantaaa intaan iyo inkabadanba guuleyso marwalba

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 2 года назад +6

    maashaallaah hanbalyo congratulation🥳🥳🥳💞💖💞💞💖🔥🔥🔥🥰🔥 congratulations my pro intaa iyo inkabadanba waad uqalantaa horaa looyidhi dadaalaa xaaji cabaas wuu gaadha wuuna dhaafa wxaathty best youtuberka ugu xikmadysan wlhy laysma xaqiree guul baad noo soo hoysay hadaanu nahay duriyadii💚💭❤💚💭❤💚💭❤ somaliland iyo dhamaan shacabka kugu xidhan keep going pro from Germany ❤🙋‍♀️🔥🤴🤴

  • @abyanjama3610
    @abyanjama3610 2 года назад +2

    Msha allh wlahy wan la ilmeyay farxad darded intaas iyo kabadanba wad u qalantaa wllky abdale jamal horay u soco❤

  • @najmamahamud324
    @najmamahamud324 2 года назад +17

    Congratulations 💐💐👏 wllkey duriyadii kugu faanaa💚☁️♥️

  • @somalidocmantery9692
    @somalidocmantery9692 2 года назад +2

    Ninka ragi wka an abaalka ilabin caydruuz iyo khalid ck ind xuzto w wxn aaad ugu farxay wyo wxy cadaynyza inad thy nin aaan abaal ka dhac lahayn hanmablyp legend cabdale jamal cabdale💫

  • @yacquub_mohamed
    @yacquub_mohamed 2 года назад +7

    Walal albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo culeys kasto idiin heysto allah idinka dulqaado 100 subscribe iisara xabibiyaal ❤❤

  • @ezrafaisel1301
    @ezrafaisel1301 2 года назад +19

    Next Year Qays Qaysar ♡ viva Somaliland

    • @abdirahiimmokhtar2839
      @abdirahiimmokhtar2839 2 года назад +3

      😂waxaan yaanan laguu sheegin best RUclipsr somalia 2021_2022 asad hagio

    • @ezrafaisel1301
      @ezrafaisel1301 2 года назад +2

      Isba waa la jeclahy wan tagera
      Lkn ani somaliland ka hdlya

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 2 года назад +2

      @@abdirahiimmokhtar2839 cuqdadi iyo xasidkii la idinku yaqanay weeyi taasi ka muuqata

    • @ruweydaa5710
      @ruweydaa5710 2 года назад +1

      @@karimhasan8967 wtf

  • @arafatabdilahi7344
    @arafatabdilahi7344 2 года назад +4

    SOMALI Night Award In Miqdisho Woow From🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 2 года назад +6

    Sax Wiil Qalbi Wanaagsan,Hambalyo 💫🙌 Muqdisho 💪

  • @yasinabdi5561
    @yasinabdi5561 2 года назад +7

    The Legend Intan Iyo In Kabadanba Waad Istahisha Guuleyso Masuul 🫡🥰

  • @nazaemabdirizak1892
    @nazaemabdirizak1892 2 года назад +2

    Congratulations wllky abdalle jamaal intaa iyo inka badan waa uqalantaaa keep going guulo intaa ka badanba waa kuu rajaynaaa wll🎊🥳🤴🏿🙏♥️

  • @sakariaali6930
    @sakariaali6930 2 года назад +10

    Congratulations legend 🦁 Gushadu Waa gushayada Keep going 🦁🙏

  • @mustafemuuse7231
    @mustafemuuse7231 2 года назад

    Réer Hargaysa ciil ha Mudaniina from Djibouti 🇩🇯

  • @munamuna3686
    @munamuna3686 2 года назад +7

    Mashallaah Mashallaah guul inshaalaah marwalba guleyso 🌹😘🤲🏻👍💕👌💪🥰🙏✌️👏👌🟢⚪️🔴🙏

  • @xamdamustafe7617
    @xamdamustafe7617 2 года назад

    Hambalyo hambalyo wllo cabdale jamaal kun jeer hanbalyo waxan ka mid ahay taageeradada hore u soco wll kiip gowing😍😍😘

  • @mubarakharun4945
    @mubarakharun4945 2 года назад +3

    Mansha allah congratulations million times
    Aadbaan u faraxsanahay wllkey cabdala jamaal

  • @faisaabdi6682
    @faisaabdi6682 2 года назад

    Waaaaw hambalyo 💯🥰aboowe RUclips jeclahay aa tahay from muqdisho

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 года назад +3

    Maasha alaah tabaarakalaah congratulations walaalkey cabdala jamaal waxaa tahay walaal qalbi wanaagsan guuleeso waligaa ❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😍😍😍😍😍

  • @wilsanofficiel3553
    @wilsanofficiel3553 2 года назад +2

    Manchallah Sahib Abdallah waad u qalaan taahy 1millions subcribe in ka badaan horey usoco guleeyso libaax from jibuti

  • @odaysodalay2523
    @odaysodalay2523 2 года назад +3

    Congratulations 🎉🎈 Legendary 👏 Abdalla jamal guushada waa guushena Somalinimo🩸🔥🙏

  • @sucaadisxaaq1806
    @sucaadisxaaq1806 2 года назад +1

    Masha allah congratulations huno Abdalla jamaal Somaliland Awdal from borama keep going huno

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 2 года назад +5

    Mashlh hamblayo kun jeer wllo intaas iyo ka badn bad u qalanta keep going ❤👏👏

  • @xamsecsamed9263
    @xamsecsamed9263 2 года назад

    Hambalyo Hambalyo zhp Abdala jamaal waad uqalantaa
    Intaa iyo inkabadanba
    Hure usoco zhp

  • @nimaodheer9377
    @nimaodheer9377 2 года назад +3

    Congratulations mie pro wad uqalantaa intaa iyo in kabadanba waxan ka le kugu hanbalyaeynayaa RUclipsr kii ugu horeeyey ee reer somaliland ee qata inaad tahay wan kuu codayn doona mararkaloo badan Congratulations million times wll❤❤❤✌✌✌

  • @saamiakheyr1264
    @saamiakheyr1264 2 года назад +1

    Guulayso wll inta nolosha hadhay 🥰😍😍😍 inta nolosha ka dhiman wan ku garab taganahy

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 года назад +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...

  • @kahaahmed7152
    @kahaahmed7152 2 года назад +9

    Félicitations à toi abdalla jamal et félicitations pour nos 3 étoiles...

  • @mohamudabdullahi6269
    @mohamudabdullahi6269 2 года назад +2

    U deserve More than this award my bro Abdalla👌😘😍👍Keep rocking

  • @azuuupdilaahi2131
    @azuuupdilaahi2131 2 года назад +10

    Masha Allaah congratulations million times pro 😢 ❤ 😍

  • @user-gn4pr2sv1p
    @user-gn4pr2sv1p 8 месяцев назад +1

    كل رجل عظيم إمرة عظيم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 2 года назад +11

    Abdala jamaal Hambalyo walaal guula bdn ne waan kuu rajeyna wana u qalanta sanadkan iyo sanado badan ina noqoto runti waxa ka mid tahy RUclips leyda fara ku tiriska ah aan jeclahy oo wax yabo qurux bdn oo fican noso gudbiyo hore usoco walal 👏👑❤️

  • @cawaalemohametofficial
    @cawaalemohametofficial 2 года назад +2

    Abdale jamaaal only the best one
    Rabi hagu sharfo sxp guul iyo gobonimo
    5 youtober oon ku xidhanahay ayd ku jirta sxp 🔥🔥❤️😘

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 года назад +3

    Horta hambalyo balse anigu waxaan aaminsanahay inay jiraan kuwa kaa wanaagsana ee waa ninba maaliin🙏

    • @muhandjama5582
      @muhandjama5582 2 года назад

      Aniga ahaan waxaan dooran lahaa RUclipsrka Qeys qaysar waayo dadaal badan ayuu sameeyey

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 2 года назад

    Best RUclipsrs of the year Asad hagio🙏 wlh a anigoona abdala Jamaal diideed oo taageero🙏
    Teeda kale jabuuti gormee Somalia noqotay soowtii lalahaa waa goday xeetahay omreen😅😅😅😅 war waa idin wataa🙏👍🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @updihamiidcilaahi5893
    @updihamiidcilaahi5893 2 года назад +8

    Congratulations my brother from jigjiga yar💚⚪️❤️🤲🏽🤘🏼

    • @barwaaqo_channel
      @barwaaqo_channel 2 года назад +2

      Walal RUclips channelkayga iso boqo 😇🥰

  • @farhiyahassan8614
    @farhiyahassan8614 2 года назад

    Hambalyo hambalyo abdalla jamall wil an tagero farxadada wa tena runti

  • @naslif2336
    @naslif2336 2 года назад +46

    Masha allah

  • @salmasahruuni8012
    @salmasahruuni8012 2 года назад +1

    M.a wllky abdala waxaan kaaga soohambalyanayaa magaladii hargesa caday ahayd

  • @shabeljrchannel1748
    @shabeljrchannel1748 2 года назад +15

    Keep going brother proud of you somaliland guul sxb qaaali

  • @axmedgurayalghazi7195
    @axmedgurayalghazi7195 2 года назад

    Ninkan abdale jamaal wuxu u qalma 1 milyan hada aynu haaf milyan gaadhsino dhaqajiya channelka 🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @Zahra-mc2gt
    @Zahra-mc2gt 2 года назад +4

    اللهم اعني على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك♥️💚🤍

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 года назад +1

    Congratulations huno abdalla jamaal hore usoco huno from borama 🎊🎉🎁🎈👏👏👏👏👏👏

  • @ubaxadan8779
    @ubaxadan8779 2 года назад +11

    Maa sha allh wllo hamblyo hamblyo from Somalia muqdisho 🇸🇴🥰✌guushaada waa ku faraxsanahy 🙏

    • @abdiqanisaleban6412
      @abdiqanisaleban6412 2 года назад +2

      Gobonimo wllo Thank you 😊 🙏 ☺ ❤ 😘 from Hargeisa

    • @ubaxadan8779
      @ubaxadan8779 2 года назад +1

      @@abdiqanisaleban6412 waaw maa sha allh waa idin jecel nahy wllo🥰✌

  • @abyancabdullahimaxamed6388
    @abyancabdullahimaxamed6388 2 года назад

    Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 reer abtigay noolada dirnimo alx

  • @Abdirazack12
    @Abdirazack12 2 года назад +6

    Hambalyo wll ,Cabdalla wll more vloges si aan u guulaysanayso snado bdn oo danbe Isha Allah❤️❤️

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 2 года назад

    Ayyyy manshalh hambalyo hambalyo walalkey Abdala jamaal farxad badan oon dhamaan inshalh the best of you tuber

  • @yahyekhadar7317
    @yahyekhadar7317 2 года назад +7

    Congratulations brother Abdalla jamal 👏🙌

  • @mullahharir244
    @mullahharir244 2 года назад +1

    waxa kaliya aan tiktok ka faa''idnay ayaaa ah dhalinyardii somaiyeed meel kasta oy jogta way is dhax galeen taasina waa hor mar weyn oo qofki ku khasbysa inuu wax yaabo badan oo khalada oo bulashada kale ka aaminsana ay beenowdo.
    aniga khastan ano rer hargeisa ah wllhi barigi hore somalia waa cadow baa la igu sheeken jiray lkn imka markan muqdisho maqlo wllhi wan farxaa.

  • @umeyriwood3964
    @umeyriwood3964 2 года назад +3

    Mashallah somali awards ❤congratulations 🎊 👏 💐 🥳 💖 ❤

  • @basherabdi
    @basherabdi 2 года назад +1

    War niyahow waxu jaahilsana raxmo xasan somali ma ahan wa jabutiyan merci beaucoup kulaha faransiis ayeyba ku bilawday somalia iyo jabuti laba wadan ayeey kala yihin jabuti xalfadaha nuucan marki lagu qabanayo fanan somaliyed malaga wacaa oo bilad malagu siiya aaway fananiinta somaliyed marka inan jabutiyan faransiis isku maleyso bilad noosiineysan omarani miyeey ugu sii dareyn wayaab wlhi waliged somali in eeysan horumar gaareynin

  • @nimcoqalbac6915
    @nimcoqalbac6915 2 года назад +4

    Congratulations bro you deserve Wlhi I’m really happy for you 🌹

  • @farhiamohamuud4591
    @farhiamohamuud4591 2 года назад +2

    Masha allah wllky hambalyo hambalyo congratulations 🎊 👏 wllhi wD u qalabta wllhi wllky hadan nahay tagerayashada aad iyo aad ban ugu faraxsaanahay

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 2 года назад +4

    congratulations wlal qli waa uqalantaa intaa io inkabadanpa I.a sandakan soo socdapa❤

  • @Abass894
    @Abass894 2 года назад +1

    Congratulations Abdala Jamal Abdala wamuthantahi intan iyo in kabathanba wlh wakufarahsana marks muqalatha dubi Dalka bilicdisa ayaba kudeqi m.a keep going walal mcn

  • @Abdiqani144
    @Abdiqani144 2 года назад +3

    Congratulations my bro Abdalla iyo khalit ck ba hore usocda walaalahayow❤

  • @nuurgeesi152
    @nuurgeesi152 2 года назад

    M.a hambalyo wllky qlia guulayso hormar wcn gaadh 1m io kabadan baad mudan tjy

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 2 года назад +4

    Congratulations To all of us Abdale Jamal Abdale saad basHaHa you should brind us Hargeisa insha alllaH Congratulations wLL😍 💚

  • @mohamedahmedyusuf3766
    @mohamedahmedyusuf3766 2 года назад

    Qays qayser youtuber heer caalimi ah weeye isna apdalla jamal guulayso brather

  • @ayuushsalah5210
    @ayuushsalah5210 2 года назад +9

    Congrats abdalla well deserved💯❤

  • @abdihassan6162
    @abdihassan6162 2 года назад

    Award beela dad nooc kale baaba muqdisho iska qabsaday awardkiina cuna hal kuma jiro diinta award ku qaadanayo subxaanalaah

  • @sahrokhaliif6603
    @sahrokhaliif6603 2 года назад +3

    Mash allha🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 года назад +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...

  • @raxmacaday727
    @raxmacaday727 Год назад

    Masha llah wllky wad u qalantaa intaa iyo inka badan asxaabtana wXan leyahay intaa in ka badan gaadhsiiya

  • @mohamedzidiiq7969
    @mohamedzidiiq7969 2 года назад +5

    Congrats bro lkin calanka somaliland❤️🤍💚 uunbaa kaa maqnaa

    • @Juu_123
      @Juu_123 2 года назад

      JaH idinkaaa🫣😂

    • @Randomsomali
      @Randomsomali 2 года назад +1

      Wa cadi pro wa iska cadi dadku way garnayan inu somalia ka so jedan

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 2 года назад +1

    Macha allah hambalyo Hambalyo wll abdallah jamal abdallah intaa iyo inkabadanba waad gaadhi félicitations encore et encore ❤👏🤴

  • @heromerk4264
    @heromerk4264 2 года назад +10

    You deserve more than Pro 🔥❤

  • @moussabdillahi4782
    @moussabdillahi4782 2 года назад +2

    Im cheyma Queen I💚 Abdala Jamaal 💚💚💚❤❤❤✌😘😘😘😘😘🤗🇩🇯🇩🇯😘😘😍