Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Shariif sakiin laga reeysay 🎉🎉🎉🎉 laftagaran marlabad 🎉🎉
Hambalyo kgs mayland, guul guuleysta,madaxweyne Laftagaren magacaa hajiro.❤❤❤
Masha Allah Habalyo konfurgalbedSamsam. Weymudsntahay amaan intaas kabadan❤❤❤
viva noolooow sharaf ku nooloow madaxweynaha dowlada koonfurgalbeed.Abdiaziiz Mohamed Laftagareeen Mashaa allahu
Laftagareen sharci daro ayuu ku jooga waxey aheyd in uu qabto doorasho. Laftagareen waa dabadhilif u shaqeeyo Xasan Shiikh iyo Hawiye.
Hassan sheikh waa madaxweynaha somalia lafta gareen waa madaxweynaha dowlad goboleedka konfurgalbeed somalia doorasho inow qabto diyaar iyo nus ow u yahay cidii la tartami laheyd saaxada ha is keeno hassan hadow u shaqeeyo waa madaxweynahiisa
Bili meelaan loofilayn kama dhalato lafta gareen guryaha dawlada oo xasan qaybinayo inuu waxkaqaato ayuu doorbiday burburka dawladnimo oo dalka kusocda dankamaleh
Taasa runn ah.
Amiin amiin❤❤❤
viva hogaamiye mudan hogaminta 5ta soomaaliyed wadarteed khaasatan umada islaamka ah meyland mw laftagareen
Anigoo ah Qof Laftagareen waalid u yahay dhegaysiga khudbada laftagareen inta ayaan ku joojiyay sababtoo ah Annaga ma rabno fikrada Gurguurte iyo Hiraab ka timid oo ah Qof iyo cod ma rabno 100% waxaan leeyahay Haddii siyaasada Gurguurte iyo Hiraab aad raacday ebar baa keentay ka noqo annaga waxaas oo kale hanoo keenin
Somaaliyey isku deya in aad taagertan wanaaga wadankiina uqduda iska dhaafa hadiikale megefe Aya caruurtiina xirxirandona
Bravo Mr. Président wad kusaxantahay inad sidas uamaanto marwada kobad ee koonfurgalbed
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wey isku egyahiin mr lafta iyo marwadiisa ilmo adeer miyaaa?
Xamse marxun ba fadhiya meesha
❤❤❤❤❤❤🎉🎉
MARXUUMKII IYO TUUGII BAARLAMANKA UGU WEYNAA JOOGO
😁😁😁
Marxuum iyo tuug iyi adigo aqlaaq xun maxa kala heysta..
Mansha Allah
Mansha allah dadkeyga iyo dalkeyga rer kgs midnimo iyo wadajir wiligena madaxweyna nafahma haysanaa talla iyo tusalle garabkisa aan la ahano
❤❤❤❤
Doqon yahay Damu Jadiidka Xabsi Guri geey
❤❤
Laftagareen wuxuu ogolaadey in madaxweyne Hassan sheekh ku darsado 2 sano asagana ku darsado yaab
Guuleyso Laftagreen ❤️❤️❤️💙💙🇦🇿🇦🇿✅💪🏼🔥🔥
Waa qudbad oo kudheehan caqli iyo qibrad looga hortago musuqa
Maasha alaah mama Sam Sam ilaahey ha ku xafido
Haye
Adam ingiris qudbada laftagareen laxankeda Baz lagaga fadhiya degdeg
Xasan sheikh oo koobi ah
C. LAFTAGAREENE WAXBA KAMA YAQAAN DAWLAD NIMO IYO SHARAF MAR HADUU RAALI KA NOQDEY OO GARABSIIYEY XASAN TUUG OOD UJEEDEEN IN UU LAHAA HOOYOOYINKA SOOMALIYEED WAX IGAMA GELIN, YAY WAX KA SHEEGIN DABAQYADA AN DHISANAYO IYO HANTIDOODA AN BOOBAAYO.
Hooyadaa iyo qof iyo codba wass
Eelaygan.Xasan Iskudhibay Muxu sheegi Haduu Xoryahay Muudoorasho Qabaado
Aadan madoobe ayaa badaliraba laftagareen
Waxay. Laftagareen ma xasan waxii u waday qof iyo codka benta ah bad nagu socodsinay
Laftagareen ciyaar fiicanbu dheyley , luuqada siyaasadeed bu ku hadlay . Doorashooyiin qof iyo cod inay KG ka qabsoomaan waxay faaido uugu jirta Raxanweynta waayo . Laftagareen wa ruuntiisa hadalkiisa ah "Geeljire geela uu wada jirta haddana uu kala jirta ....wax sidaas u eeg .'
madaxweyne adigoo marko soo hadal qaadin baa weli ku taageersanhy
Lafta gareen xasan shiiq ayaa kudaneysaa ufiirsada dantiisa markii lagagaaro waxaa booskiisa lageynaa axmed madoobe
Mashaaa Allah Marwo zamzam ❤🙏🙏🙏🇦🇿🇦🇿🇦🇿🫡
kudbadaa wax dhidhin ah kuma jirin weli xasan shekh baa ka dhex hadlayo nikan moyi wax u qarsoon
Diinsoor dugsiga sare lama furin
Saxib. Kursiga. Waa. UL. Isku. Dhiib. Waxaa. Ku. Fiicantahay. Inuu. Sharaf. Ugu. Degto. Kursiga. Ma. Soconeyso. Siyaad. Bare. Ayaa. Laga. Diidey
Waba.hana.barin.wadaniyada.benta.wadani.mathid.daneste.wenadey.welnimada.hawashi.
Eelay Lahayste Ah.weeye Hawiyaa Waxuyeeriya Muu sida Dani Iyo.Axnad madobe is xoreeyo
Tuug tuug dhalay laangaaba qof iyo cod xagee kaqabanaysaa awoodaadii baa ilahay kaqariyey
Insha allaah guuleso mw lafta gareen allaah ku xafido
Maashaa Allaah waa wax aad iyo aad u fiican.
Guul iyo gobonimo Maryland state inshallah
Asc ww waan idin wada salamay Macalin Aadan ingiriis iyo dhageystayashiisa
Abshir halkiisii sanno wuu xalaaleystay odayga! Qof iyo Cod Baydhabey uga gadantay Xasan Dhiiqo!
Mesha Allaah
Jid furan malehee😂
Guultim Nabad iyo Nolol
Lafta garèn may walaalahey aniga geegii mariidey
Digil mirifle %85 iyo daarood waa walaalo
Gudoomiyaha berlamaanka biiro qaate kabo qaad ah
Hi
Raxanweyney yaan xassan idinku guurin
MAYLAB GUUL ILAAHEEY HA IDIINKA BADBAADIYO SHARTA HAAN GARGUURTE
Away waxiii aad lahayd dooroshuu isku caano shubayo waxii oo dhan away nin yow
Mashallah ❤❤❤
Dantada was.mudo.kordhin.halsano.lakin.masonkarto
MISKIIN😮.LAFTA GAREENE HAYSKA RIYOODO😢. WAA LAGU KHASAARAY😢 WAX KALE MA ORANAYNO
Marwada igu salaama somaliyed😂
Masha allahaa
1. Somaliland doorasho qof iyo codba ka qabsoomay .2. Buuqland doorasho qof iyocodba ka qabsoomay .Galmudug iyo KG iyo Xamar aya hadhsan inay doorashooyiin qof iyo cod laga hirgeliyo .Axmed madoobe doorashadu sheegayo waa waxba kamajiraan .
War marxuumkii ayaa meesha fadhiya isagoo bidaar weyn doqon .
Watwaddan uu akhrinaayo yaa u soo qoray? Adeerow Mahad aaaaaaa? Awoowo aaaaa?
Shacabka wejiyadooda waxaa kan muuqda inay disapointed yihiin wasyo waxay sugayeen in koonfurgalbeed doorasho qabsadaan
Xaqiqda wan ka naxay qudbadan uuw jeediyey gareen
Somalia mawaxajira madaxa sharafle
Nin caloool ushaqeyste waaaye ninkaaan Waqtigaaagiii waaaa uuu dhacay doqon Hassan dameeeer ushaqeeeya
Meel xun buu ka bilaabay!!!??? Marwada koowaad saaja ayay isku sariir ka soo wada kaceebe Salaantan maxaa waaye? Su'aal waaye!
Ma been baa isku shegnaa meel shababo uu kal diraraye ma arkin 6 seno ayuu meshan jogaa laftagern ader kursigan isk ga deg hadi waa lis ku baba
Aniga taladeyda anigo ah galmuduug hadi mudane farmaajo laa wayo mudane abdi casis lafta gareen madaxweynaha somalia haa loo doorto hadi uu isoo sharaxo
Waxaan kalq garan la ahay inuu laftagareen fulay yahay iyo inuu lacag qaatay muu doorashafiisa qabsado
War Caacloow, zamankaan waa kaa guuray waayo, nin jeebka Xasan ku jira ayaad iska ag dhigatay .... war ka kac meesha ..... Buufle
Been badna baalayo ku arakto
Raxan weyn dagaalkii hawiye iyo daarood hawiye ayay raaceen waxay kadhaxleena waa la.ogaa maanta waasidii iyaga baa.idinqabsan waana hubaal laftagareen oo xamarkuxiran
Maxa naga quseeya Axmed madoobe Argagixiso hala tumo .Haahey N& N waan ilaalineena Dowladnimada Somalia laakiinse Axmed madoobe waa iin laga eryado Kismaayo . wa shuruuda koobaad ee wada shaqeenta N&N iyo Damuqashin .Sedson02N&N
❤❤❤❤❤
Shariif sakiin laga reeysay 🎉🎉🎉🎉 laftagaran marlabad 🎉🎉
Hambalyo kgs mayland, guul guuleysta,madaxweyne Laftagaren magacaa hajiro.❤❤❤
Masha Allah Habalyo konfurgalbed
Samsam. Weymudsntahay amaan intaas kabadan❤❤❤
viva noolooow sharaf ku nooloow madaxweynaha dowlada koonfurgalbeed.Abdiaziiz Mohamed Laftagareeen Mashaa allahu
Laftagareen sharci daro ayuu ku jooga waxey aheyd in uu qabto doorasho. Laftagareen waa dabadhilif u shaqeeyo Xasan Shiikh iyo Hawiye.
Hassan sheikh waa madaxweynaha somalia lafta gareen waa madaxweynaha dowlad goboleedka konfurgalbeed somalia doorasho inow qabto diyaar iyo nus ow u yahay cidii la tartami laheyd saaxada ha is keeno hassan hadow u shaqeeyo waa madaxweynahiisa
Bili meelaan loofilayn kama dhalato lafta gareen guryaha dawlada oo xasan qaybinayo inuu waxkaqaato ayuu doorbiday burburka dawladnimo oo dalka kusocda dankamaleh
Taasa runn ah.
Amiin amiin❤❤❤
viva hogaamiye mudan hogaminta 5ta soomaaliyed wadarteed khaasatan umada islaamka ah meyland mw laftagareen
Anigoo ah Qof Laftagareen waalid u yahay dhegaysiga khudbada laftagareen inta ayaan ku joojiyay sababtoo ah Annaga ma rabno fikrada Gurguurte iyo Hiraab ka timid oo ah Qof iyo cod ma rabno 100% waxaan leeyahay Haddii siyaasada Gurguurte iyo Hiraab aad raacday ebar baa keentay ka noqo annaga waxaas oo kale hanoo keenin
Somaaliyey isku deya in aad taagertan wanaaga wadankiina uqduda iska dhaafa hadiikale megefe Aya caruurtiina xirxirandona
Bravo Mr. Président wad kusaxantahay inad sidas uamaanto marwada kobad ee koonfurgalbed
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wey isku egyahiin mr lafta iyo marwadiisa ilmo adeer miyaaa?
Xamse marxun ba fadhiya meesha
❤❤❤❤❤❤🎉🎉
MARXUUMKII IYO TUUGII BAARLAMANKA UGU WEYNAA JOOGO
😁😁😁
Marxuum iyo tuug iyi adigo aqlaaq xun maxa kala heysta..
Mansha Allah
Mansha allah dadkeyga iyo dalkeyga rer kgs midnimo iyo wadajir wiligena madaxweyna nafahma haysanaa talla iyo tusalle garabkisa aan la ahano
❤❤❤❤
Doqon yahay Damu Jadiidka Xabsi Guri geey
❤❤
Laftagareen wuxuu ogolaadey in madaxweyne Hassan sheekh ku darsado 2 sano asagana ku darsado yaab
Guuleyso Laftagreen ❤️❤️❤️💙💙🇦🇿🇦🇿✅💪🏼🔥🔥
Waa qudbad oo kudheehan caqli iyo qibrad looga hortago musuqa
Maasha alaah mama Sam Sam ilaahey ha ku xafido
Haye
Adam ingiris qudbada laftagareen laxankeda Baz lagaga fadhiya degdeg
Xasan sheikh oo koobi ah
C. LAFTAGAREENE WAXBA KAMA YAQAAN DAWLAD NIMO IYO SHARAF MAR HADUU RAALI KA NOQDEY OO GARABSIIYEY XASAN TUUG OOD UJEEDEEN IN UU LAHAA HOOYOOYINKA SOOMALIYEED WAX IGAMA GELIN, YAY WAX KA SHEEGIN DABAQYADA AN DHISANAYO IYO HANTIDOODA AN BOOBAAYO.
Hooyadaa iyo qof iyo codba wass
Eelaygan.Xasan Iskudhibay Muxu sheegi Haduu Xoryahay Muudoorasho Qabaado
Aadan madoobe ayaa badaliraba laftagareen
Waxay. Laftagareen ma xasan waxii u waday qof iyo codka benta ah bad nagu socodsinay
Laftagareen ciyaar fiicanbu dheyley , luuqada siyaasadeed bu ku hadlay . Doorashooyiin qof iyo cod inay KG ka qabsoomaan waxay faaido uugu jirta Raxanweynta waayo .
Laftagareen wa ruuntiisa hadalkiisa ah "Geeljire geela uu wada jirta haddana uu kala jirta ....wax sidaas u eeg .'
madaxweyne adigoo marko soo hadal qaadin baa weli ku taageersanhy
Lafta gareen xasan shiiq ayaa kudaneysaa ufiirsada dantiisa markii lagagaaro waxaa booskiisa lageynaa axmed madoobe
Mashaaa Allah Marwo zamzam ❤🙏🙏🙏🇦🇿🇦🇿🇦🇿🫡
kudbadaa wax dhidhin ah kuma jirin weli xasan shekh baa ka dhex hadlayo nikan moyi wax u qarsoon
Diinsoor dugsiga sare lama furin
Saxib. Kursiga. Waa. UL. Isku. Dhiib. Waxaa. Ku. Fiicantahay. Inuu. Sharaf. Ugu. Degto. Kursiga. Ma. Soconeyso. Siyaad. Bare. Ayaa. Laga. Diidey
Waba.hana.barin.wadaniyada.benta.wadani.mathid.daneste.wenadey.welnimada.hawashi.
Eelay Lahayste Ah.weeye Hawiyaa Waxuyeeriya Muu sida Dani Iyo.Axnad madobe is xoreeyo
Tuug tuug dhalay laangaaba qof iyo cod xagee kaqabanaysaa awoodaadii baa ilahay kaqariyey
Insha allaah guuleso mw lafta gareen allaah ku xafido
Maashaa Allaah waa wax aad iyo aad u fiican.
Guul iyo gobonimo Maryland state inshallah
Asc ww waan idin wada salamay Macalin Aadan ingiriis iyo dhageystayashiisa
Abshir halkiisii sanno wuu xalaaleystay odayga! Qof iyo Cod Baydhabey uga gadantay Xasan Dhiiqo!
Mesha Allaah
Jid furan malehee😂
Guul
tim Nabad iyo Nolol
Lafta garèn may walaalahey aniga geegii mariidey
Digil mirifle %85 iyo daarood waa walaalo
Gudoomiyaha berlamaanka biiro qaate kabo qaad ah
Hi
Raxanweyney yaan xassan idinku guurin
MAYLAB GUUL ILAAHEEY HA IDIINKA BADBAADIYO SHARTA HAAN GARGUURTE
Away waxiii aad lahayd dooroshuu isku caano shubayo waxii oo dhan away nin yow
Mashallah ❤❤❤
Dantada was.mudo.kordhin.halsano.lakin.masonkarto
MISKIIN😮.
LAFTA GAREENE HAYSKA RIYOODO😢. WAA LAGU KHASAARAY😢 WAX KALE MA ORANAYNO
Marwada igu salaama somaliyed😂
Masha allahaa
1. Somaliland doorasho qof iyo codba ka qabsoomay .
2. Buuqland doorasho qof iyocodba ka qabsoomay .
Galmudug iyo KG iyo Xamar aya hadhsan inay doorashooyiin qof iyo cod laga hirgeliyo .
Axmed madoobe doorashadu sheegayo waa waxba kamajiraan .
War marxuumkii ayaa meesha fadhiya isagoo bidaar weyn doqon .
Watwaddan uu akhrinaayo yaa u soo qoray? Adeerow Mahad aaaaaaa? Awoowo aaaaa?
Shacabka wejiyadooda waxaa kan muuqda inay disapointed yihiin wasyo waxay sugayeen in koonfurgalbeed doorasho qabsadaan
Xaqiqda wan ka naxay qudbadan uuw jeediyey gareen
Somalia mawaxajira madaxa sharafle
Nin caloool ushaqeyste waaaye ninkaaan
Waqtigaaagiii waaaa uuu dhacay doqon Hassan dameeeer ushaqeeeya
Meel xun buu ka bilaabay!!!??? Marwada koowaad saaja ayay isku sariir ka soo wada kaceebe Salaantan maxaa waaye? Su'aal waaye!
Ma been baa isku shegnaa meel shababo uu kal diraraye ma arkin 6 seno ayuu meshan jogaa laftagern ader kursigan isk ga deg hadi waa lis ku baba
Aniga taladeyda anigo ah galmuduug hadi mudane farmaajo laa wayo mudane abdi casis lafta gareen madaxweynaha somalia haa loo doorto hadi uu isoo sharaxo
Waxaan kalq garan la ahay inuu laftagareen fulay yahay iyo inuu lacag qaatay muu doorashafiisa qabsado
War Caacloow, zamankaan waa kaa guuray waayo, nin jeebka Xasan ku jira ayaad iska ag dhigatay .... war ka kac meesha ..... Buufle
Been badna baalayo ku arakto
Raxan weyn dagaalkii hawiye iyo daarood hawiye ayay raaceen waxay kadhaxleena waa la.ogaa maanta waasidii iyaga baa.idinqabsan waana hubaal laftagareen oo xamarkuxiran
Maxa naga quseeya Axmed madoobe Argagixiso hala tumo .
Haahey N& N waan ilaalineena Dowladnimada Somalia laakiinse Axmed madoobe waa iin laga eryado Kismaayo . wa shuruuda koobaad ee wada shaqeenta N&N iyo Damuqashin .
Sedson02
N&N