IIDAADI IYO BAABA JEY OO KULANKII UGU ADKAA EBID DHEX MARAY QOSOLKA ADUUNKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • IIDAADI IYO BAABA JEY OO KULANKII UGU ADKAA EBID DHEX MARAY QOSOLKA ADUUNKA

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @JiheeyeYT
    @JiheeyeYT 6 лет назад +485

    IDAADI kalsoonida ka muqato xitaa 10 qof waa iskaga ada
    Ina tageeraha u ah IDAADI like isaara

  • @lipanwarsame8248
    @lipanwarsame8248 5 лет назад +978

    Intaa jecel nabigeen subaan like isaara

  • @idilcai6503
    @idilcai6503 6 лет назад +435

    Ax ninkan kaftan ma yaqaano wlhi Buu KU dharanayaa idaadi bay kashidantahay codka waxn siiyey idaadi yaaa igu raacsan

    • @Painkiller23248
      @Painkiller23248 6 лет назад +2

      Idil Cai yes viva idaadi

    • @abdiazizadan
      @abdiazizadan 6 лет назад +1

      Idil Cai aniga

    • @zakimoha892
      @zakimoha892 5 лет назад +1

      Ani waa ku racsanahay baba jey kaftan ma yaqan

    • @mariyaofficial987
      @mariyaofficial987 5 лет назад

      raamadanka dartis subuskarib Isara

    • @omarabdirizaq1373
      @omarabdirizaq1373 5 лет назад +4

      Idil Cai wllhi sxbow Ana kugu racsan kun iyo kow jeer✈️✈️Idadi mala iska celi karo soon baa lagu jira🙈🏃‍♂️babajey wax iskuma hayo mesha ka kiciya aabara kanyac dhiririn😂😂

  • @nazer4644
    @nazer4644 6 лет назад +507

    idaadi hadu mar walbe ka qozliyo like saar😂👈

  • @AbdallaArush
    @AbdallaArush 5 лет назад +285

    Saliga nabiga ha iga rebin (SCW) haka dalin farxada wa lama huran peace

  • @mustafibrahim888
    @mustafibrahim888 6 лет назад +189

    wa lays galay caawa baaba jeey in lagu yaacay inta aaminsan kamid ahy 😂😂😂

    • @shaafiemohamed7530
      @shaafiemohamed7530 5 лет назад

      Idadi cadi maha babo jeey marko soconayo dhabal u kaca kulaha

    • @mustafibrahim888
      @mustafibrahim888 5 лет назад

      kkkkkkk markaw soconayo kulahaa inaw labaaleey gamaayo aw u egyahay tan kale fara ka hadal aw ka dhigay

    • @mustafibrahim888
      @mustafibrahim888 5 лет назад

      @@shaafiemohamed7530 😂

    • @jaamacjeelaani1745
      @jaamacjeelaani1745 5 лет назад

      Iiidaadi wax kale waaaaye

  • @qeylaquute
    @qeylaquute 6 лет назад +307

    Kulanki Ugu Adgaa Tageere Iidaadi ayaan ahay adna yaad tageree

    • @vvhvhgh8367
      @vvhvhgh8367 6 лет назад +3

      adaadi wax kale waaye

    • @alcasaa22channel19
      @alcasaa22channel19 5 лет назад +2

      Abdirahman Qays Yare sxb sare sunscribed igu caawi libaax

    • @qeylaquute
      @qeylaquute 5 лет назад +1

      Alcasaa22 waan ku saaray sxb sare

    • @yusufhusseinsudi8649
      @yusufhusseinsudi8649 5 лет назад +2

      iidaadi lipaax banaan dagey 😂😂😂😂😂

  • @halkaantv5374
    @halkaantv5374 6 лет назад +83

    Idaadi wixi taageersan like ha ila dhaafin

  • @laacibinhoismailovic2965
    @laacibinhoismailovic2965 6 лет назад +643

    Iidaadi hada tagersan tahay like ta ha ila marin 🙏🏾

  • @shekeyehassan5277
    @shekeyehassan5277 6 лет назад +89

    Adi neh qaraxi soobe aa saan ku noqoty kulahaa ar iidaadi wx kle waaye wlhi 😂😂😂

  • @jibiso4491
    @jibiso4491 6 лет назад +250

    Unuka farxadeena waa iidaadi inuu noo shactareeyo waanba u xisee😃🤩🤩

    • @rashkaboy3202
      @rashkaboy3202 5 лет назад +2

      kkkkk idaadi wax gaaro malahan

    • @jibiso4491
      @jibiso4491 5 лет назад +2

      Rashka Boy aad iyo aad

    • @DayaxK
      @DayaxK 5 лет назад

      ZAMZAMIINA Samu baaba jeey mureey ku dhashee aamus

    • @c.fataaxamaado8473
      @c.fataaxamaado8473 5 лет назад

      ZAMZAMIINA Samu mad ka heshaba

    • @abuyaxya3301
      @abuyaxya3301 5 лет назад +1

      Si kaste uu isku waalo iidaadi magaarayo

  • @armanve9293
    @armanve9293 6 лет назад +91

    Baaba jeey waxiisa waa xanaqa asxbta like igu sharfaa

    • @armanve9293
      @armanve9293 5 лет назад +1

      @bulbul media wankugu sharfay

  • @sharmakeabdikhalif4599
    @sharmakeabdikhalif4599 6 лет назад +83

    Hhhhhhhhhh Iidaadi cid iska dhicin karta ma jirta kulahaaa madax ari buu xadey

  • @hassanshafto6287
    @hassanshafto6287 6 лет назад +8

    Barbaarteena qeylada naga daaya baaba jey waa nin culus lkn wax ha dhageysto hadii codayn ladhana iidaadi no#1 coz dadkuu dhageystaa.good job guys keep us updated.love from 🇺🇸 usa muudeey and najiib🙏🏽

  • @jakavic1034
    @jakavic1034 6 лет назад +282

    Inta iidaadi jecyl like saaara

  • @aboutreikamedia8153
    @aboutreikamedia8153 6 лет назад +158

    Tagerasha iidaadi like saara

  • @aasiyaaxmed796
    @aasiyaaxmed796 5 лет назад +28

    Idaadi geeridu haku ilawdo wlhi qof IgA qosliya isagan arkay 😂😂😂♥️

  • @djneymarshiqiri9098
    @djneymarshiqiri9098 5 лет назад +58

    baaba jey waaba nin xanaqsan k idaadi waa mucjiso kkkk wlh baaba jey qeylo mesha la imaaday idaadi qof gaarto ila hada ma arko 😂😂

    • @abdirisaaqabdullahi8154
      @abdirisaaqabdullahi8154 3 года назад

      iskhdle wllhi blaydan afka maqan war myqano babjeey shactiro ku garo iska hadle

  • @ciiltirexidig5931
    @ciiltirexidig5931 6 лет назад +127

    Viva iidadi inta ku haysata like ha ila dhaafin

    • @alcasaa22channel19
      @alcasaa22channel19 5 лет назад +1

      Ciil tire xidig wll sare subscribed igu caawi libaax

  • @maanyare386
    @maanyare386 5 лет назад +116

    Wlhi muudey waalo xiisay lkn baaba jay wan cabareenaya Waayo iidaadi lugtiisa ureeso ayuu saare wlhi wan ka xumaade waxan kaftan ma aqaano uqdad baa heeso wlhi iidaadi waa nin fiican mana xanaaqo inta ila qabta like ta haila dhaafina

  • @ariifmaalin3661
    @ariifmaalin3661 6 лет назад +76

    Aniga Ugu Horeeyo Cwa Waana Jimco Iidaadi & Mudeey & najiib Inta Tageersan Like Igu Sharaf Cml

  • @hanayusuf6068
    @hanayusuf6068 6 лет назад +23

    Idaadi waa legend wlhey 👏👏👏💋❤️

  • @arwaxyare5234
    @arwaxyare5234 6 лет назад +20

    Uf dheh Gacmaha ayu kahadlaya duqan baba jey ah Idaadi sharafa leedahay 🥇🥇🥇🥇🥇🥇

  • @mahadmohamud5893
    @mahadmohamud5893 5 лет назад +17

    King idaadi nin culus 🔥😍🙌🏾🙏🏾👌🏾

  • @aqyaar8685
    @aqyaar8685 6 лет назад +39

    kulan adag ayaaa ka dhacay waleee😂😂😂🤣🤣

  • @muse6705
    @muse6705 5 лет назад +35

    Mudey iyo najiib waxan idinka codsanaa qofka aad iidaadi u balamineysin in uu ahaado qof kaftan yaqaano nin kaan wax uu sheegay malahan waqtiga dhan asagaa qaatay xanaaq aaba saaran wajigiisa

  • @somaliguul8325
    @somaliguul8325 6 лет назад +19

    Baaba jeey haduu god galay maalin walbo walagu dhegnaana 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Taagero idaadi like👍🏽👈🏽

  • @AKTVchannel
    @AKTVchannel 3 года назад +1

    Baba jeey maxaa waaye lkn gacan leeybo kasoo horeysee.. iidaadi keep going.

  • @maslaxsaqre6419
    @maslaxsaqre6419 6 лет назад +49

    Sxbayaal Aniga's usoo horeeya we liketa igu cawiya

  • @bulshaawimedia9711
    @bulshaawimedia9711 6 лет назад +37

    Inta U Xiistay Muudey Like Ii Saara

    • @pureheart3552
      @pureheart3552 5 лет назад +1

      Abdirahman Calooley calool wayne

  • @updyrazack1026
    @updyrazack1026 5 лет назад +8

    Kulanki ugu adka iidadi iyo baba jey inta tagersan iidadi like isara

  • @adlofcali7844
    @adlofcali7844 6 лет назад +54

    war iidadi qori maalaku dilaa hee iidaadi caadi ma ahn

  • @mustafibrahim888
    @mustafibrahim888 6 лет назад +40

    geel laqaa lugtada ku maqan kulahaa kkkkkk

  • @Painkiller23248
    @Painkiller23248 6 лет назад +8

    Sheekada yaxaaska wa funny walaahi😂👌

  • @bintuaxmed4399
    @bintuaxmed4399 5 лет назад +9

    🤣🤣🤣🤣 Iidaadi wlhi waa funy cid iska dhicin karta malahan horay usocoo iidadi❤❤❤❤

    • @qadiijoMaxamad-w1n
      @qadiijoMaxamad-w1n 9 месяцев назад

      Has sax techno waye telia marawo dahy😂😂😂😂

  • @abdullahimohamedhassan8010
    @abdullahimohamedhassan8010 5 лет назад +7

    Idaadi oo xanaqaya manta iigu horeysa jiiskan musibo.waaye inta igu raacsan.like😂

  • @zakariyeharun8444
    @zakariyeharun8444 6 лет назад +46

    ana ku xigo like saar waa lacag la aan

  • @axmedaxmed4976
    @axmedaxmed4976 6 лет назад +69

    Run ahantii baabajeey waa qof isku kalson dad badan ayuu ka fic nolow sxb allah ku dhowro

    • @mahadow
      @mahadow 6 лет назад +1

      kalsooni mataqaan micnaheeda?

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 6 лет назад +4

      Axmed Axmed maxow isku kalson yhy wa badow kaftan aqoon firi wxo samenayo 8:37 bilahi caleyk wxas miya kaftan ah cabsida aya ka kentay xita janis o ku hadlo wo si wye teda kle reer xamarka kaftan maba yaqanan ayaga dhan sidi dhoocil cml qurux le ka hadlayan marka hore sidi raga cml ha u kaftaman wale idaadi wa libaax leerta jiifo hadi sidan loga baqaayo

    • @saxiixmedia8956
      @saxiixmedia8956 6 лет назад +1

      king غرباوي reer xamaroo dhan mxd karapta waxa aad RUclips ka ku aragtay keliya reer xamaro dhan wax haka Shegin 🤫🤫

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 6 лет назад +3

      Salman Abdullahi reer xamarka wxa kwada kuwa somaliga jiljileeca ku hadlo jeekeey group kiisa cml kuwas hadi kamid thy aakteyda wxe ka yihin dumar o kle dabecad ahan iyo dhaqan ba ileyn kaftan koda xita wa sida dhoocilaha awalba somali asal ma ehen xabashta

    • @updirahmaanmohamedibraahim6160
      @updirahmaanmohamedibraahim6160 6 лет назад +1

      Run wye

  • @medowerdi5580
    @medowerdi5580 6 лет назад +34

    Inta iidadi jacal like igu saraf

  • @ascadbaari5236
    @ascadbaari5236 6 лет назад +8

    iidaadi inta iLa tagersan Like ii Saar cmnts-kana iisoo gal 🙌

  • @jimcaalesanyare2871
    @jimcaalesanyare2871 6 лет назад +29

    Wlhy afartan ninpa ma kala dhacaan like ta yaan layla dhaafin

  • @yarantixajikaxajika3647
    @yarantixajikaxajika3647 6 лет назад +2

    idaaadii qof latartami karo ma aha nimankan wuuu ooyay 😂😂😂😂😂😂
    like iisaar iDaaadi inta love kuah

  • @qadarprem4115
    @qadarprem4115 6 лет назад +3

    Kkkk inta baba jey jecel like ha igu qabto

  • @xarafpro
    @xarafpro 5 лет назад

    War baabajeey meesha wax kuma heesidee igaar raaya oo isu kalsoon baa kaa soo horjeeda fara ka cuyaarka jooji baabajeeyow inta ila aragti like saara

  • @sakariyecabdicasisqorane9990
    @sakariyecabdicasisqorane9990 6 лет назад +18

    Mnta No 1 ahy Like igu codeya inta iidaadi taagerto

  • @wiilboqor6341
    @wiilboqor6341 6 лет назад +29

    Baaba jeey inaa eber tahay qeeladaada iyo dhidid kaaga cadeenaya waxbo kuuma hayo sxp

  • @raxmadrabbi1578
    @raxmadrabbi1578 6 лет назад +15

    Waa shakiyee ninkan sixirka miyuu yaqaan ninka dhididkisa tir tirtay oo haddana mobelka dhex gastay yaahuu gacan ka hadalka waa inaad mamnucdaan

  • @Abulwaagacusub2014
    @Abulwaagacusub2014 5 лет назад +2

    mashaa allaah run ahaantii muudey qosolkiisa ayaaba dhadhan uyeeli kaftanka

  • @AbdulhameedPro
    @AbdulhameedPro 5 лет назад +5

    Muudey and Najiib there are loved to Iidaadii MashaaAllah

  • @abdullahiahmed5560
    @abdullahiahmed5560 4 года назад +2

    Scw nabiga magaciisa hakuqaraabanin eey baatahaye

  • @Kushaano
    @Kushaano 6 лет назад +31

    War iidaadi waxbo lagama qaban karo faalodegan haloo balamiyo

  • @dekinho2020
    @dekinho2020 6 лет назад +1

    Aqyarta muday iyo najib cadi mahan wlhy gulan adag le balamiyan inkasto baba jeey lagawado idaadi wu iska celin Kara yackow iyo jekey baba jey aya ka adag 👍👍👍👍

  • @hodanmohamed9420
    @hodanmohamed9420 6 лет назад +69

    Wuxu badowsanaa dagaal un baa ka Soo horeeya iyo aflagaado iiidaadi nin adag ha u jabin badowdaan kolba safka kuu Soo galaya 😡😠😡

    • @aweyscali8454
      @aweyscali8454 5 лет назад +2

      Ninka aflagaada ku hadlaayo waa iidaadi si fcn udhageyso

    • @muse6705
      @muse6705 5 лет назад +1

      Aweys Cali jeeri toos buu u catamoyaa asagane in wax la dhaho ma ogola waqti in uu siiyo beey ahyd

    • @hodanmohamed9420
      @hodanmohamed9420 5 лет назад

      @xasan yare Studio 👍

    • @samirSamir-pj7oy
      @samirSamir-pj7oy 5 лет назад

      idadi gacan Ayn ku tage

    • @dahabohusen2330
      @dahabohusen2330 5 лет назад

      Iidaadi waxaa laga keenay kaligiis miyaa hadlaayo

  • @nawalnalka6366
    @nawalnalka6366 5 лет назад

    Moodeey io yarka kle waa meesha dadka qurxiyy wlhi blhi iidaadi hdn idnka waryasanynin mawa daawado aniga wlhi iidaadi xitaa waa usoo labistiin keep going

  • @diiwaan9882
    @diiwaan9882 6 лет назад +25

    Baaba jey waa laga badiyay wayo iskuma kalsoni gacan kahadal ayuuna bilaway

  • @mandeqzakariye1399
    @mandeqzakariye1399 6 лет назад +1

    woooow baaba jey ahaa waligee RUclips qebta comments ka Masoo galin caawa baaba jey madaxiisa usoo galay goool baaba jey dariska xalaasha

  • @abdirize6080
    @abdirize6080 6 лет назад +5

    kulankaan wo adkaa balse Baba jey xoog ayoo la imaday Viva iidaadi

  • @Painkiller23248
    @Painkiller23248 6 лет назад +1

    Lix ruux meeley socon lahaayen aa Kaliga soconeeysa idaadi funny waye wlh😂😂

  • @mohaburhan222
    @mohaburhan222 6 лет назад +14

    Kan idaadi jaanis wuba u diday in laga badinayuu ogaa hadu aamuso😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @faysalgarad9115
    @faysalgarad9115 5 лет назад

    Waraa baba jeey cadiya lagaga badiye wlh ninka gacma gacmeska kadaa viva iidadi

  • @mohameddecoofficial1942
    @mohameddecoofficial1942 6 лет назад +7

    Walahi ciyaar adag waye .El clasico ciyaartana ka qatarsan hhhhh😂🤣

  • @ExMafia
    @ExMafia 6 лет назад +8

    kkkkkkk baba jeey wakareesy iidaadi kkkk dhulka lajarty walahi imagine badana keligiis uu hadlaa balse baba j aa usoobaxy 🤣🤣😂😂😂🤣

  • @shakiibcade9820
    @shakiibcade9820 6 лет назад +12

    Yes ana u horeyo viva iidaadi 💪

  • @hibaaqabdi3730
    @hibaaqabdi3730 6 лет назад +1

    Iidaadi caadi maahan wlhida waa ninka kaliya een ku qoslo hadalkiisa muqdisho hore usoco sxp
    from hargaisa soona dadaji qaybta 2aad wlo👌😂😂😂

  • @taabit10
    @taabit10 6 лет назад +6

    Wlhi baaba jeey wuu xanaaqay walaga dareemaa forjadii hore ayuu ka xanaaqay saan filaayo

  • @mustafaissa4273
    @mustafaissa4273 6 лет назад +2

    xaar bilaa Adam maba xaaraba kulhaaa idaadi😂😂😂 masuubo weeye wlahi top man

  • @zamiasaid5803
    @zamiasaid5803 6 лет назад +7

    Iidaadi baa badiyay 😂 lix mel melay socon lahaayen aa socotaa waxkle iidaadi

  • @mahadcabdi2733
    @mahadcabdi2733 Год назад

    Iidaadi wllhe lagend waaye kip goin lik iisaara😂😂😂😂😂

  • @dheymanuula5538
    @dheymanuula5538 6 лет назад +43

    NAJIIB AADAN NAJIIB💯💝😙😙
    N
    BAABA JEEY💯💝😙😙

    • @abdalaoficiall9813
      @abdalaoficiall9813 6 лет назад +1

      Mel kasto iiga horysaa🤔🤔

    • @abdiazizdiamondbowy5293
      @abdiazizdiamondbowy5293 6 лет назад

      Ďheyman Ľuuľa Wlhi everywhere maiga horeysa bal RUclipsr maad iska noqotid adigana aan kufirsano 😂😂🤟❤️💯

    • @libanaden2769
      @libanaden2769 5 лет назад +1

      Dheymane qof yahy adiga lee commentica la dhax radiyaa ilahy amarkisa maad wax iso qabanyo iska dhigtid

    • @caaqdheer4845
      @caaqdheer4845 5 лет назад +1

      Quruxey lambarkaaga isii

    • @abdinasir67allowunaxariiis66
      @abdinasir67allowunaxariiis66 5 лет назад

      Ďheyman Łuuļa hhhhb wlhi cawo markii 2baad ku arko waa ileen horaad magalka uso gashay

  • @Abdirizakmrashid
    @Abdirizakmrashid 5 лет назад +1

    markaan daawaday kulankan adag ee El classicada ah baba jeey wuxuu si xun u xasuuqay iidaadi

  • @bhfghiccvbn7972
    @bhfghiccvbn7972 6 лет назад +18

    IDAAADI NIN RAGA WAAYE WALAHI UFFFF KACANTA WA CEEB

  • @nawalnalka6366
    @nawalnalka6366 5 лет назад +2

    Wxn idnka codsan lahaay iidaadi inaa channel u samysaan❤❤

  • @wallaldalaawarsiinmaxamuud9862
    @wallaldalaawarsiinmaxamuud9862 6 лет назад +13

    Iidaadi wlhi kftan kuma garan wa maskiin funny ah dadkn kuli xanaq asiga maba xanaaqo😅😅

  • @laalanura2635
    @laalanura2635 5 лет назад

    Idaadi wlh waa rageedi nin walba wuu ka xanaajiyaa wax badan ayaan u fiirsaday intay is dhahayaan ku camirta ayuu ka boolaystay wale Iidaadi waa Legend

  • @tashaaalpi3357
    @tashaaalpi3357 6 лет назад +19

    Idaadi hestii jisyaasha oo isoo xasuusiyaa Aabala kinyac dhiiiriiin igu dar😂😂😂

  • @abdicabduga7501
    @abdicabduga7501 2 года назад +1

    Wlhi papa jey qosol shaqo kuma leh qaylo iyo in uu waxan lagu qoslin ku hadlayo teda kale waxa ka muqata inu papa jey inu kaftanka si cadho ku jirto u isticmalayo lkn wlhi idaadi wa legend Commdyian ah

  • @fatimasaidgambol3264
    @fatimasaidgambol3264 5 лет назад +3

    Qofkiiii idaadi lajirah like iisaaar

  • @somalicomedy1950
    @somalicomedy1950 5 лет назад

    Iidaadi foorjo ma yaqaan dadka hdl kama sugo wuu ku waalaa wxz looma bhno✊✊ ka tag dheh nolosha👌

  • @abubakarahmed7557
    @abubakarahmed7557 6 лет назад +12

    Iidaadi waxa fahmey baba jeey waayo iidaadi hadaad u aam umustid wuu kugu dhamana inti fahansan liketa 👍 Oscars

  • @ruxiiraaap8890
    @ruxiiraaap8890 5 лет назад

    Iidadi nin rageed Tahay wlh lap lapadan hadad udulqadatay iidadi dartis ayan Uso galay iidadi kep going💋💋💖

  • @rashidmuose2931
    @rashidmuose2931 6 лет назад +28

    Waxan lama kaftamI karan idaadi
    Idaadi Abe iyo hoyo

  • @theidiotone424
    @theidiotone424 5 лет назад +1

    Baaba jeey doqon dhidid kaaada baxay 😂 #teamiidaadi

  • @costotube6495
    @costotube6495 6 лет назад +10

    awowe anaa ugu horeya liketa mailadaba marina

  • @sharifhaji6427
    @sharifhaji6427 5 лет назад +1

    War sxbow najiibow aawey sualihii aad wey dii jirtey shaadiyo sharaf yackoo iyo dhamaan

  • @bitterorsuschenal4213
    @bitterorsuschenal4213 6 лет назад +5

    War waan so dahaay😭idaadi boss adigaa wax Ku dhigmo ilaa hada MAA heyno

  • @WAXGARAD
    @WAXGARAD 5 лет назад +1

    Ilkihiisa dad madayd ah waaye ...like saar hadaad qososhay

  • @mohamedabdifitah7057
    @mohamedabdifitah7057 6 лет назад +9

    Baaba jey wuu xanaaqay gacanta muxuu ugula hadlaayaa iidaadi waa libaax

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate8109 4 года назад +1

    Iidaadi sxb qof la necebyahay hadaa aragto qof aan wax uu haysto la heli karin weeye in sha allah we will be with you

  • @abaselmi8667
    @abaselmi8667 5 лет назад +3

    Iidaadi nin ka daran ayaa helay baaba JeY inta ila aragtay like iisaara 😂🙏

  • @kingjacelow2577
    @kingjacelow2577 5 лет назад

    Baaba jey kaftan ma yaqaano wlhi waruntii idaadi waxuu dhahay baaba jey cabsi ayaa ka kenty waa runtisa baaba jey hadal dad kama sugayo gacan ka hadal mamnuc hadan nahay dawayasha jecel kaftan ka thnks

  • @alish2852
    @alish2852 5 лет назад +8

    IIDAADI NR 1 MAJAAJILEYSTE...

  • @ramos1739
    @ramos1739 5 лет назад +1

    iidaadi xalay isla joognay wlhi waa funny kana talay soo siiyeen wxay ku dhawen midhaa iidaadi jaanis lama siiyo maanta dhan waa iska qaylina gacanuuna ka hadla

  • @alish2852
    @alish2852 5 лет назад +3

    Abo qeli ama ha qelin iidaadi is the best.....

  • @hudeifamohamed9544
    @hudeifamohamed9544 6 лет назад +1

    idadi cawa wala galay cml inta ila aragtay like saraa

  • @ahmedqanimuqdishawi3491
    @ahmedqanimuqdishawi3491 6 лет назад +17

    Qaylo shactaro maaha baaab jeeey

    • @abdirahmanmahomud8139
      @abdirahmanmahomud8139 5 лет назад +1

      Idaadi cid celinkarto malaha

    • @ahmedsuldan8693
      @ahmedsuldan8693 3 года назад

      WAXAAN AAMIIN sanahay
      Idaadi waliba wuu uturaayey
      Markus arkay inay naftu hayes baabajey
      Walaahi idaadi hi ayuu uleeyahay

  • @maankatv1
    @maankatv1 5 лет назад

    ciyrtaan bareejo waaye inta igu raacsan like

  • @nuradinabdi4719
    @nuradinabdi4719 5 лет назад +3

    Jecliyaaa iidaadi ❤️

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 5 лет назад

    iidaadi waxba lagama qaban karo kkk like saara inta qosashay

  • @farhan-fg5bx
    @farhan-fg5bx 6 лет назад +17

    Iidaadi waxaa lagu celi karaa kaliya inaa hadalka aan laga sugin .

    • @husseinyare8927
      @husseinyare8927 5 лет назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ibrahimabdallahgacir9064
    @ibrahimabdallahgacir9064 5 лет назад

    Iidaadi waaka badiyey baba jeey waayo wuu xanaqy oohin bukaga keeny wlhy iidaadi cid celinaysa malaha xamar viva iidadi