Dawo axmed madoobe oo xamar ku labanaya guusha xasan iyo ceebta daarood 3 qodob layaable..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 окт 2024

Комментарии • 43

  • @bby6
    @bby6 5 часов назад

    Ha dhagaysan warka mooryanta brother Mr qabuure faagte iyo teamkisa way fashilmen viva Ahmed Islam

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 4 часа назад +1

    AAMIIN SANTAAG !!!

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 5 часов назад +2

    War hada so dhacey mw jubland ahmed madobe wu diidey inu ado muqdisho

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih Час назад

      Social media ayaad nolashiina inta ka dhiman ka calaa caleeysaan Laangaabyo 😂😂😂😂

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 7 часов назад +1

    Ha dhaco Axmed madoobe doonimeyno waa khaain hanaga hor leexdo hadii kale xoog ayaa laiskaga hor wareejin inshaAlaah

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 7 часов назад

    Wallaahay waa lamahadinayaa hadii laga yeelo xasan shiiq in lala qaato in doorsho qof iyo cod ah oo waxjira ahayn oo ah inuu xasan shiiq kursiga ka degin weligiis

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 8 часов назад +3

    Hadduu laabto Puntland wey ka go'aysaa Somaliyaba waxba nagama gelin ama laabto ama ha iska daayo

    • @Hooygaaflaantatarjuman
      @Hooygaaflaantatarjuman 5 часов назад +1

      Mana tagtaan mana joogtaan

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih Час назад +1

      Maa hada baxdaan yaa idiin joojinaayo dhabayaco ooyinta xajista 😂😂😂

  • @Ridwanissaaq
    @Ridwanissaaq 4 часа назад

    Walaal adugu dani baa ka dhax buuqaya inta aad leedahay ku xumeya xasan sheekh yaaysan idinla rogmin idinku😮

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 7 часов назад +1

    Welkom 🤗 Santaag

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 4 часа назад +1

    HADII UU AHMED MADOOBE UU XAMAR KU LAABTO WAA SUMCAD XUMO OGAADEEN WAAYO IYAGA YAA KU CADAADIYEY MARKA LAGA REEBO QOLADA XALANE OO KA SHAQAYNAYA KALA TAGA SOMALIA THANKYOU!!!

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 6 часов назад

    Marnaba mana suuroobayso puntland la aantiis inay wax ansaxaan awelba dawladii foormaajo waatii la aantood suuroobi weyday ssc khaatumona umaba baahna aqoonsiga xasan shiiq iiyadaa ismaamulaysa caalamkana si gaara oo aan dawlad soomarin khidmadooda bay udhaqmaysaa inta lahelayo madaxwene aan ahayn qabiilayste

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 7 часов назад +1

    Axmed madoobe waa inkaar qabe Alaha fashilo haduu raaco xasan dhiiqo AAMIIN

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 7 часов назад

    Juboland Harti ayaa leh xaguu KU Soo kaabanaa AXMED fulay

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 8 часов назад +1

    Mida kale xasan haday noqoto tiisa sidebay u hirgeleysa? Kkkkkk

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 8 часов назад

    Wa ben

  • @abdiahmeddirie1643
    @abdiahmeddirie1643 6 часов назад

    Axmed Haddii uu ku laabtay wuxuu la mid noqonayaa qof dhintay

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 8 часов назад +1

    Hhhhhhhhh hhhhhhhhh
    Hhhhhhhhh hhhhhhhhh
    Hhhhhhhhh hhhhhh !!!.

  • @ashahussein2440
    @ashahussein2440 5 часов назад +1

    I think he’s sick because you need to give other people a chance to be present so I think it’s not well to be present for each. Somalia is one they’re supposed to have one present so I’m I think I’m down with that.

  • @Jacelow37
    @Jacelow37 5 часов назад

    haday dhab noqota chenelkaaga wan save gareyn

  • @Mideye157
    @Mideye157 7 часов назад

    War Deni ba wuu u socda.
    D5 ama wada tagan ama ha ka wada jooga yaan mid mid cidla looga helin
    Ahmed, Deni iyo Firdhiya waa inay waxa iyaga ka dhexeeya ay Iska ilawaan oo midobaan

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 5 часов назад

    Dhuun cas gabarey ruufiyaanad baa tahay

  • @ibrahimyusuf6408
    @ibrahimyusuf6408 5 часов назад

    Afkii dani baad ku hadleysaa

  • @calicadenuur4419
    @calicadenuur4419 8 часов назад

    Adigu waad isku dhex yaacday haad geed waayay cml meela laguugu hagaago lama garanayo bal dib isu dhagayso

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 8 часов назад

    Hadii Puntland iyo khaatumo ay ka qayb galayaan shirka sow inu yimaado ma aha?

  • @aminahaji5223
    @aminahaji5223 6 часов назад

    Qabiil maa dabada laga wadaa

  • @AbuukarXuseen-ft5dq
    @AbuukarXuseen-ft5dq 7 часов назад

    Awalba nacamleyd ahayd

  • @ibrahimyusuf6408
    @ibrahimyusuf6408 5 часов назад

    Ma somali baa jirta

  • @NimcoOgadeen
    @NimcoOgadeen 8 часов назад +1

    Waa been

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 6 часов назад

    Nio guul iyo guuldaro ma ahane waa tanaasul iyo xal si loo gaaro horumar soomaaliya ha is raacdo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saidma1683
    @saidma1683 8 часов назад

    Warkaan...adigaa.iska..abuurtay..Axmed..Island.. xamar..uma.socdo..e.ka.daa.benta.Axmed.Islaan

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 8 часов назад +1

    Axmad madobe jubaland ayuu xukumaa ee maxaa u taageereysaan !!!? Maxaa idiinka xiran !!, maa shirka dhiniciina fariisataa way idiin banaan tahaye !!?

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm 7 часов назад +1

      Juboland AXMED madoobe ma LEH Gudoomiyaha gobolka juboland WAA HARTI degmada kismaayo WAA DEGMO majeerteen juboland ma JOOGI DOONO dadkii asal u Laga ayaa JOOGA ogaadeen 2 degmo ay ka DEGAAN WAA dhoobleey iyo afmadoow LKN HARTI kismaayo Harti majeerteen AYAA LEH buuloxaaji buulogaduud goobweyn xaliimo cadeey joore cabdale biroole ingumi waa DHUL HARTI DAAROOD xaguu JOOGI karaa HADUU XASAN dhiiqo RAACO sheeg

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 6 часов назад

    Taasi haday inuu axmed madoobe yeelo wixii khaladka ahaa oo uu diiday ha la ogaado putland way ka go aysaa dawlada soomaaliya maxay faaii.iideen

  • @museosman8296
    @museosman8296 5 часов назад

    Su,aal damanaasha doorood maxaa ka qaldan ooy isla raaci la, yihiin maxaase ka yaal xamara xasan sidaaugu gelayo ilaa soomaali israacdo may dhulkooda joogaan kuwa dhuuni raacana ka mamnuucaan goboladooda isda kubada hadba dhinac ha laydiin tuuro

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 7 часов назад

    Cid loo joojin maayo

  • @ibrahimyusuf6408
    @ibrahimyusuf6408 5 часов назад

    Yuu danbi kanaler Ma adiga?