Qofkasta halkan ku xiran wxn ku codsanaya inu iso duceyo wlalhy wax wax lgu yhy wa duco io isku kalameyn muraad bn leyhy qofksta muraad leH ilhy ha ku sahlo🙏🙏🙏🙏🙏😢😢😢😢
Horta ruwayadaha somalida waxan kula yaabay 10 daqiiqa ayaa qof kaliya lagu hayna ma taqanan miya calamka sida wax u dubaan qofka marka Inyar ku qabato waa laga taga oo waa loso laabta ee ma ahan in 10 daqiiqo qof kaliya lagu hayo film calamka waa lagu so celiya qofka inta lagu qabto ayaa meel kale lagu qabta kadib loso laabta qofka markaas ayuu film xiisa lahana inta ila aragtay like ina so boqda please asxaabta
Gabadhan laabtonka dhabta ku haysa yaa ila argtay in codkeda lamodo qof cunaha LA hayo😂😂mida kle hassan Ismail ma anagaaa macnaha qawdhantayadaa😂😂😂😂kaftan.com
AH War naagtan Codka Xabeebka Leh Markan Arkaba Ruwayada Dhn Wba Ku caajiza War Ruwayada Dhn Nooga Sara Nimco joker bey Barejo Ku Radinysa #like iyo Block Tonaba Ma Naqane Aydn Dhn Block Naga Sar Gabdhi Adi iyo Abti Liiban Isla Lefysen Nagu So Celsha Aqaz😏😏😏😏
soomali nimada waa wax lagu faano waayo waa dad is jecel kooda liitana caawiyo sidaas si lamida waxaan rijaynaa inaad i caawisaan oo subscribe igu sharaftaan my dhiiga 🙏🙏❤❤❤
Wllayaal ii soo duceeya hargab baa I hayee Inuu alle caafimaad taam ah i siiyo ani iyo intii xanuusan ba 🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲
Ilahay cafimad hakusiyo
Ilahay caafimad deg dega haku siiyo wllo
Kooshin wllo ilahey cadimad haku siiyo waxaa jeceshahy oo kher leh ilahey hakusiiyo
Haweya Noor aamin 🤲🤲 thanks wlshy ❤️❤️❤️
Najah mahomed aaamiin wlshy 🤲🤲🤲🙏🙏🙏❤️❤️❤️
Jookar la an ma nuureeso inta ila mid eh👍
ani lee ka mida
Maxadhacayniciimojokarwagabarficaan
Beri exam geli rba iso duceya wx aqris ku daale
Malmihi nloshena madxa ku dagsanoya❤️❤️ ❤️❤️👍
Ilhy hku fududeeyo xbbt
Najma Aweli ilaahay hakuu fududeeyo apyo
Dhmaanteena kula mid anigabo alle hainoo fudu deey
Ilaaah hakuu fududeeyo
Maaanshaaa alh abaayaal hooyo idinka ween ayaan ahy saan filaayo ilaahy exsam aduunyo iyo mid aaqiro alha noo fududeyo aamin anigana guri la aan ayaa iheeso isoo diceeya haye dhaha
Allaha Unaxariisto Wasiir Fariid iyo Xaaskiisa Hodon Naaleye🤲😭😭😭😢
Aamiin allah unaxaristo dhamantoot
Amiiin😭😭
Amiin Allah hanaxariisto qabrigooda ilaahay ha unuuriyo ilaahay naxariistiisa Jannatufirdowsu aclaa haku galiyo dhamaantood
Allahuma ameen yaarabi walaalkay jaamac Fariid iyo xaaskiisii Hodan naxariistaada ugu deeq
Cawa ma shidno riwaayada nimco ka maqan qofki ila arkay like ta hala garab marin
Waa run naciima ka helaaa hhh
Doorkan wax jira mahan ruwaayada malaha qoom kala cijiyaha kala dagaalamaysay
Inta ila aragtay like isaara
waan xanuun sanahaye isoo duceeya wllalayl😢😢😢😭😭
Allah kucafiyo walaal
Allah kucaafiyo walal
Alle cafimad sarceen haku siiyo
Alaha kucaafiyo zamiir wllo
Allah ku caafiyo😢😢😢
allah u naxariisto walaasheen hodan nalayeh😭😭Waa geeri aad ii xanuujise walaahi
Wll warkas mahubtaa bissinka!!!
Amiiiiiiiiiiiiin
Allah ha unaxariisto walaashen iyo seeygeeda waa qadarka oo intaa ku ekaa qof waqtigeeda saacad karomarta ama kadib mareysa maleh
Inaa lilaah wainaa ilayhi raajucuun
Lkkkkkkkkk walahi naagaha RUclips waa la helAy😁😁😁
Naagta kaliye laandhere qusulka ka eh wn kutagera reallyvqueen of commedy
Qofkasta halkan ku xiran wxn ku codsanaya inu iso duceyo wlalhy wax wax lgu yhy wa duco io isku kalameyn muraad bn leyhy qofksta muraad leH ilhy ha ku sahlo🙏🙏🙏🙏🙏😢😢😢😢
Ilahay haku caafiyo hadad waxanunsan tahay hadii waxkale ku hayana ilahay haka korqaado dhibka ku haya waxa ksta ilahay kay dhib yareeyo
Walalayal iso duceeya cafimat tama insha allh
Alla run bdnaa film ka😃😃😃
Naciimo Jookar codkeed wan ka hely iyo qosolked😂 love you yaqey😘
waa xanusanahee ii so duceya wallayaal
Allha unaxariisto hodan naleye oo gerideda hada maqlay waxy ahyd qof daljacyl badan sobandhiganh quruxda wadanka😪😪😪
Asc walal goormay dhimatey xagayse Ku dhimatey
Wcs kismaayo la iigushegay wllo
Wooooow jokariiina waan kujclhy hbbbtiii
Aad baan ugu faraxsanahay inaa noqdo qofka ugu horeeyo
Waan kahelaa jookar sidaad u matasho qisooyinka runtaa
Jookar la aaan daaawasho malahan
Ee hanaga maqnaan nimco qosol wanaagey
La aaanta abaar nuur malahan 😍😍
ALLAH BULSHADAYDU DADKA NIYADAA LODHISA LAMA HIIFE KEEP GOING XABEEBLEY
Naciimo jokar Hassan and butlabood tageere sare wadin jeclahy ilove u so much ruwayada aad baan uga helay aniga good lucky
Kkk cadi matihida 😊 nimaco dheman dumar kkkk biin isaraa ilaha wa ku tuga sana dee kkk
kugu fanaa nicimo jojar nolow
Xajiga isku Kacsanahy iso duceya like igu qabta
Um Mahamed hhhhhhhhhh wax kale waa kuu soo duceyay like waa kuu qabtay wax kale aa tahay
Hhh xaajigaga RUclips Ka Kugu Kiciyy Iska Da Social Media
Amiin Arts 😂🤣🤣
Kkkk wlh somalis matay
Waa qaytii ugu xuleed abid
Caawa ma shidno riwaayada
Abti part 22 waan sugaaye kitaabka waad naga soo dhisteen
War wixii 2 qof siriyaal ku hayaba siiseena waxa qofba mar siiya ha na nacsiininee wixii igu racsan like dhac igu siiiya
Niciiimo. I love u wlhi💋💋💋💋💋💋💋😘😘😘😘😘
waaw wansugaayay
Nicmo allaha keep you zizter
Naciimo Jokar ilaahay haku xifdiyo aduun iyo akhiro Love u 😍
Hadi aad riwayadan jeceshahay like igu caawo 😘
Naciimo kutaageeraa inta taageerta like iizaara plz
Eedo Macaan Am Your Pig Fan😍🙏
Hhhhhhhhhh siiriyaal baa nafaqo daro idishay kuyeh😂😂😂😂😂😂
Uf niciimo nagadaa wlhi wayadan filimka wad halaysay igatag niciimo rabnaa yahuu
Xalqadii hore iyo tan hal qodob lewaa
Naciimo joker iyo dhamn bhda jilayasha mhdsanidiin
naciimooy waan kujeclnhy riwayadana waala soconaaye isku qaska naga daa gabadhan waa tii walaal kaa qabay kan hada qabana dumashigeed uu ahaa ee waxa nah uyeela waa talo abyo waryaa igu raacsan😍
Rodo Bare waa runtaa hadane shalay waa iyadii garacday asxaab bay ahayeen waanba ku wareeray
Rodo Bare wa runta shekada meel fcn mareysay naagtan wa tii ninkayga waku kalsonahy lahyd dee wllo naga daa isku qaska naciimaay love you
Rodo Bare abayo riwaayadu waa hadba nuuc tii hore wadhamaty nimco jokar aya noshegaty dib uraadi waa qaybo badanthy hadba ruwayad waye sidas ayay isku badalayan jilaysha
Lak ugaliniciimojokar
With out naciimo joker nuur maleh iyo naasir Dhere nuur maleh ruwaayada 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
❤❤jokartayda wa ku sugeynay wlhi ❤❤🙏🏽keep going
Hhhhhhh ku qarxin badana kan hhhhhh
Naciimo keep rocking
uf marax waaye riwayada hhhhhhhh laandheeranimo aa ka maqan hhhh
Waaan sugeeney naag kudayasho mudan huuno nimco sister
Horta ruwayadaha somalida waxan kula yaabay 10 daqiiqa ayaa qof kaliya lagu hayna ma taqanan miya calamka sida wax u dubaan qofka marka Inyar ku qabato waa laga taga oo waa loso laabta ee ma ahan in 10 daqiiqo qof kaliya lagu hayo film calamka waa lagu so celiya qofka inta lagu qabto ayaa meel kale lagu qabta kadib loso laabta qofka markaas ayuu film xiisa lahana inta ila aragtay like ina so boqda please asxaabta
Naciimo joker actarada sanadka ❤️
My dia sis Nciima hdeysan ka muuqn .xamaasadpa maleh ruwayadu .
Soo tii programkan cml naciimo sameysay wax cusub ino keena ma is maqalnaa ✋🏽
Inta ka xun geerida hodan naaleye u ducayno walal😢😢😢
hhhhhhhhhhhhh walahi waxa jira ayad ka hadsheen
10 daqiiqo 1k msha allah
Bud laduule iyo joker la aantood manureyso riwayada nimcooy waa kusugeynaa
Nimco aawe
Cawa waa ka dansan tahay wlhi Nimco ku meyy😭😭😭😭😭
Naciimo jookar ❤❤❤❤👌
Rawaahu me aaaaa maqan nacam ra.ayta mashidna shekada dhag balarey kalay Adi iyo bud laduuuul
Gabadhan laabtonka dhabta ku haysa yaa ila argtay in codkeda lamodo qof cunaha LA hayo😂😂mida kle hassan Ismail ma anagaaa macnaha qawdhantayadaa😂😂😂😂kaftan.com
Malin walba waleyga so hormara gorman kow noqonaya 😁😁😁😁😁😁😁
asc
Caawa way danthy away naasir dheere
Gurya America ku yaal maa nalaka gadayaa tani ruwaayad maahane jookarey naga daa walaalo.
Gabadhan xabeebta lihi wa gabadh boodsan
Naa saygaaba dhecye saygaaga cereal baad ku dishey 😂😂
Jecliyaa naima jokar 😍😍😍 lkn dadkaan mesha meey dhex seexdaan😏
jookarteydii away nuur malahan cawa🤗🤗
Fardowsa Ali dhaga balaarey riwayada manuureyso la aanta daqiiqadahana nosoo badi bls
@@shukrixaaji6901 hhhhh isku dooqnahay dhagbalaar rabtaa😎😎
Ayooto iyo aniga mawada joogeyno 😂😂😂
Miina Faraj
Ayooto wll maxa laga wada😕??
Waxn umalayna qebta live ka inay qofku socoto 🤗🤗🤗🤗🤗
Cod kaaga maha allaah
Part gaAn naf maleh live baad ku dhamayseen
M,a wlhi riwaydan mcn wye nosobadsha
Nimco awaye ruwayda nuur ma leh
😂 😂
Aniga Waxaan ku hastaa nimca walkeeeda xasan 💞💞💞
❤❤❤❤❤❤
Kkkkk laptop 💻 mashiid noo kkk🤣🤣
Riwaayadu ma fadhido maalinba waxey jookar ku soo dhaca ayey ka hadashaa .
Qeyb waa madhax
I'm 4prsn
My jookar ku jecliyaa arag ruwaydaada
Nimco jookar hadeesan ku jirin qosol maba lahan runtii😁😂
Mashidno caawa nimco kamaqan 😰😢😢😢
Soomalida waxan la yaabanahay taxane ma yaqaaniin maalinba meel eey uwadaan waanba yaabee malinba guri meey ka sheegeyaan i fahnsiiya
NimcadydhA ku awey deee
Wan report garanay kulah 😂🤣🤣 Naiimco joker Naag Nool 🤣
Horta anigu waanba ku wareeray naagaha youtuber ka ah ee daqiiq bariis iyo sonkor maalinba nooc kugu sheegaya mid aad aaminto garan maysid lkn qaar nadiifa kujira oo aad wax ka faaidaysid lkn iminka waa laysku daydaa
Asc walyl subscribers isaara
Kuso biira chanelka fadlan iso boqda inta quraanka jacelay
AH War naagtan Codka Xabeebka Leh Markan Arkaba Ruwayada Dhn Wba Ku caajiza War Ruwayada Dhn Nooga Sara Nimco joker bey Barejo Ku Radinysa
#like iyo Block Tonaba Ma Naqane Aydn Dhn Block Naga Sar Gabdhi Adi iyo Abti Liiban Isla Lefysen Nagu So Celsha Aqaz😏😏😏😏
ruwaayadaan weey isku dhex yaacday, sida hore nuur umalahan hada.
✍🏻Qalanjo ciise waa laxidhay dadka waay dhamaysa lakiin imika yada dhamanaysa🤐😑😒😧💸
Cawa qash weeye ruwaayada jookar ka maqan
Wadku dhesheen qebtan AwaY Nimco jookar😞😞😞
soomali nimada waa wax lagu faano waayo waa dad is jecel kooda liitana caawiyo sidaas si lamida waxaan rijaynaa inaad i caawisaan oo subscribe igu sharaftaan my dhiiga 🙏🙏❤❤❤
Sher gare Nacimoy
36 aad an ahy netka iga cuslaa first noqon lahaa
Naciimo wan kutageyr sanahay
Alla saan usugaye lee waan u dhararaye keep going Nimca jokar ku tagersanhy Alpo
😁😁😁😁😁
Bena mahan berta bariiska wa laysku arkay seeriyaal iga she has