WARARKII UGU DANBEEYAY IRAN | ISRAEL | HIZBULLAH | UK RIOTS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • #subscribe
    More than 370 people have been arrested after the past week of violent disorder in the UK, the National Police Chiefs' Council says
    "We expect that total to rise each day," the NPCC says, adding: "Work is going on around the clock to do this"
    Earlier, Sir Keir Starmer announced a "standing army" of specialist police officers to tackle the disorder ( BBC NEWS)
    Hamas leader Ismail Haniyeh killed in Iran, drawing threats of retaliation against Israel
    Although the attack was widely assumed to have been carried out by Israel, the government made no claim of responsibility. Haniyeh was taking part in talks on reaching a ceasefire in Gaza.
    Major Explosion in Beirut; Israeli Army Says It Targeted Hezbollah Commander Responsible for Killing 12 Children in Majdal Shams. Israeli source: This was the response to the killing of the children Majdal Shams
    Israeli source said that the strike in Beirut was in response to the killing of the children Majdal Shams and that the ball is now in Hezbollah's hands.
    Trump recovering at New Jersey golf club
    Trump has indicated he has every intention of showing up at the Republican National Convention (RNC) later this week and give a speech where he’s expected to name his vice presidential candidate that will be running against him.
    But for now, he’s here in Bedminster at his golf club; this is a place that he likes to spend time in the summer and he’s there recovering presumably until he heads to the RNC.
    Authorities here are taking every precaution.
    We saw it as we were trying around the golf club - it’s a very rural, farmland type area but all of the entrances to the golf club were blocked by police cars. Media was not allowed to stop along the way, we are a good few kilometres away from its entrance.
    Security has been heightened not only here in New Jersey but also in New York, at Trump Tower, where supporters of Donald Trump have been stopping to pay their respects.
    And you can bet when it comes to the RNC this week, everyone will be on high alert, as well. www.aljazeera.... .
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
    Israel says it is studying Hamas response to possible deal
    The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
    “Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    www.timesofisr...
    US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
    Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
    The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
    Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
    DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Комментарии • 56

  • @user-ut6oz7tm6l
    @user-ut6oz7tm6l Месяц назад +7

    Fiidnimo wanaagsan bahda BRIT SOMALI TV sxb cabdi xaafid maxamuud jaamac adiga iyo injinerka waa idin salaamay sxb

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Месяц назад +2

    scwb soo dhawaada aqyaarta

  • @abdulwarsame7443
    @abdulwarsame7443 Месяц назад +2

    Nabiga ha lagu saliyo scw

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 Месяц назад +6

    Allow gargaar xaqa u dirir dulmiga diiday hamas iiran xusbulahi xuutiga iwm Allow guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Месяц назад +1

    yuhuud waa galdaro garab og xaqaa guuleysan inshaaallaha

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 Месяц назад

    NACDALI korkiisa Ha AHAATO natanyahu IYO WAXII TAGEERSANBA AMIN AMIN AMIN

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Месяц назад

    Habeen wanaagsan cxafid Iyo injiner axmad waad mahad san tihin barakalaah vikum kuligin ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-lr5lp8dl5p
    @user-lr5lp8dl5p Месяц назад +1

    Asc, Ustaad Cabdxafid, Salaan Sare

  • @AbdulSharif-z7r
    @AbdulSharif-z7r Месяц назад

    U doing good work thanks bro

  • @MohamedDek-ko1iw
    @MohamedDek-ko1iw Месяц назад +1

    Mahadsanidin dhaman dadihiyasha tv iyo injinerkaba alah idin xafido akharo iyo aduunba

  • @maxamedaxmed9786
    @maxamedaxmed9786 Месяц назад

    Nimankan cunsuriyiinta halkeey ka soo baraarugeen

  • @MB.Ahmed10
    @MB.Ahmed10 Месяц назад +1

    Asc waan idhin salaamay!

  • @abdosalim6636
    @abdosalim6636 Месяц назад

    Asc waan idin salaamay
    Injiyeere Iraan Aargoosi aan sameyaa marwalbo
    Arinta Aroos Camal ayay Noqotay inay shub dhehdo ay khaado werar ayay Eheed
    Walaheena Falastiin way guleysanayaan inshaa alaah guusha way soo dhawatay xuriyada Falastiin

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Месяц назад +1

    Maanta oo kale Ahmed gurey waa qasab in falanqeyntiisa la helo waayo xeebtii ayaa la inagu soo kubaareeyey.

  • @user-bk2pn4jo6g
    @user-bk2pn4jo6g Месяц назад

    Oklahoma sidiiroon❤❤❤

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 Месяц назад

    Waxaan Yuhuudaa ka dambeysa, soo xasuusta, Brian waxay tiri Maxkamada Caalamiga ma hor istaageyno, iyo waanu ka fiirsaneynaa Hubkii aanu ka iibin jirnay Israa'iil

  • @user-cf4mv5bv5x
    @user-cf4mv5bv5x Месяц назад

    Sheekada waxaan arkaa in fidnadii timadheer idintaabatay reer uk maadaama xisbiga cusub uu hoos ulaadlaadiyay timadheer oo rabtay in loogu kaalmeeyo xasuuqa iyo hubka iyo maxkamadii UN.waadhaqankooda debshidnimada oo allaah ayaa quraankiisa noogusheegay ee iskafiiriya.

  • @ahmedmohamud2734
    @ahmedmohamud2734 Месяц назад +1

    Tumashada ka socoto liido mad ka hadashan

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 Месяц назад +1

    ASC

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 Месяц назад

    Shacab ka waaa inay iyaga Amni gooda illaashadaaan ciidamada. qaar badan oo musuq ku jiraa ka buuxo. Jeebka. in yar loo galiyo qaraxa weeey dusi naayaaa. Allaha u naxariis to inta ku naf waayay qaraxa

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Месяц назад

    Ahafid Adiga Inginerka waan idin salamay,Cunsuriyinta Gumeysta Ingriska waa in si mideysan loo.waajaha,waa in lais kadhiciyo
    Ingriska Cunsuriyinta waa kuwa dagana badan calamka kageystay,waxaan so jedin in laiska difaco.

  • @AbdulSharif-z7r
    @AbdulSharif-z7r Месяц назад +1

    Asc c/xaafid

  • @khadijamohamed9201
    @khadijamohamed9201 Месяц назад

    doon aa la soo saaray asaa liido lagu dajiyey

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 Месяц назад

    Jek boontiyada waa lagu baaray laakiin taatiko cusub ayey adeeg sadeeb qaraxyada waxay ku soo xireen baaburka hoos tiisa hada waa lagu fahmay

  • @khadijahassan3302
    @khadijahassan3302 Месяц назад

    Kursiga Diyarad la raceya no sheeg Qofka jiraan hus dhigs Adeee muufada ma heysataa

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 Месяц назад

    Xag jirka waa yuhuud iyo dhashooda aduunka iyagaa qarbuday waqtigaan waa is mahadiyeen u jeedka loo socdo waa muslimiinta in la cabsi geliyo wadamo badan oo muslim ahana iney qabsadaan ayey rabaan

  • @khadijahassan3302
    @khadijahassan3302 Месяц назад

    ADIG camL no soo diraye

  • @user-zp5pm5nu5c
    @user-zp5pm5nu5c Месяц назад

    Maxa idiin Dindayal in ad ka hadashaan dhibka Al shabaab

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Месяц назад

    C.xaafid adiga injineer abtidoon aad iyo aad bad umahadsan tihin from buntiland

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 Месяц назад

    UKREIN KUWA U QEYLINAAYA IYAGABA GAZA DUQEYNAYE .
    LAAKIN GAZA DADKEEDI WAAAY KALA DILEEN GAALO GOOR HORE,
    LAAKIN CARABI INTEY MAREYKANKU U HAYSATO WIIL HOOGI CAALAMKU MARNABA CARABI ISMA RAACEYSO .
    OGOW DHAQAALIHI CARABTANA SRA,IL AYA INTA MAREYKANKI CARABI KA QAADO AYU SRA,IL SIINAYA HESHIISKAASNA MUDO DHEER AYUU SOCDA.
    MARKA ADIGA UNBA DILAN MA GARATADANA WEY CABSANAYAANO DHAQAALAHA U FUDUD INEY AFKA HIRE KA SIIYAAN

  • @LiibaanCumarAfraxow-kp7je
    @LiibaanCumarAfraxow-kp7je Месяц назад +1

    Asc

  • @roobocadeey688
    @roobocadeey688 Месяц назад +1

    Wlle noo Soo duceeya annaga gobolkayaga Islaamka ayaa la beegsanayaa goobihii ganacsiga dhan waalla gubay ajinimi maahan waa islamka kaliya

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Месяц назад

    Dadkii guryaha iyo jiingadaha lagaburburiyey ayaa dagaalka iyo qarax bilaabay.

  • @user-cf4mv5bv5x
    @user-cf4mv5bv5x Месяц назад

    Dilkii hogaamiyaha xamaas waxeey banaanka keentay dilkii madaxweeynihii eeraan.waalaga adeegtay cidaas ayaan maqlijiray,waayoo jibiskii haniya looga adeegtay ayeey uga'adeegatay waxeeyna horay uga adeeganjirtay madaxda qasa.

  • @Dowlo_-2k
    @Dowlo_-2k Месяц назад

    Somali waa umad Dhamaatay Waana ay ku daysay Anigu Dal ayaan ka tagay Ee dad kaga maan tagin Waa weedh Qaali ah Nabad Galyo Somali

  • @HusseinAbdi-pn5ox
    @HusseinAbdi-pn5ox Месяц назад

    Like ur show

  • @aadanmaxamad-w2t
    @aadanmaxamad-w2t Месяц назад

    ascbarfisorka wansalamayiyoadiga

  • @wabarioflaySalah-pj6nb
    @wabarioflaySalah-pj6nb Месяц назад

    Hasan sheq wa alshabab

  • @khadijahassan3302
    @khadijahassan3302 Месяц назад

    Is marji Xassan Dayax waa Dalxuray

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Месяц назад

    Waar runtood reer yurubka waxa dhicin doonta 50 sano ka dib waxa la waayidoonaa cidii asal u lahayd dalalkaas

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 Месяц назад

    Ma lamas waxba ma trayso

  • @Maxbuubxaajimaxamed
    @Maxbuubxaajimaxamed Месяц назад +1

    Asc waa maxay xaalku dagaal leysu digayo iyo hanjabaadan aan dhamaadka lahayn ma aroos baa laqabanqaabina milateri soowkii qarin jiray howl galadiisa,geedigooda iwm.waamaxay waa ku tooganaa ee iga gabo cadawgaaga aad leedahay waxani waa been iyo riwaayad si kale loo jilayo. Waa figradeeyda taasi.

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 Месяц назад

    Umaddaa muqdisho ku nool nin jecleysiga iska daaya qabiil waxba tarimaaye tashta sidaad cadawgaa idin kordagay ee dawlad ku sheegaa uga xoroobi laheydeen.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Месяц назад

    QARAXA MUQDISHO WAA SHACAB DULMAN OON LOO HAGAR BAXEYN WELIBA MEESHA WEERARKU KA DHACAY WAA SHAQO GUDAHA ILAA GAALADA XALANE AYAA KA SHAQEEYEY.LKN SHACABKAYGA AYAA DULMIGA QAAYIBAY.

  • @user-uy1um8ne9o
    @user-uy1um8ne9o Месяц назад

    Maamul hawiye loodhiibay sow lama arag siduu yahay. Hadii loo diidanaa buuq lama dhaafaayo

  • @AminaH-t7f
    @AminaH-t7f Месяц назад

    ASC. 2dii Sanno ee FARMAAJO ayaa la qaatey waayo FARMAAJO dalka ma uu dhaceynin ee waxbu ku kordhinaayey ee ka xaaxaabiyey dadkiinii FARMAAJO la coloobay bi qeyr sabab Xasana tageerayey???!!!

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 Месяц назад

    Kan caqligii Hassan shiikh baakujira ee umada in aad kudanbaajiso miyaad rabtaa

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 Месяц назад

    Shacabku haday kacaan dawlad waxba kama qaban karto

  • @aadanmaxamad-w2t
    @aadanmaxamad-w2t Месяц назад +1

    asc

  • @CaliabibAbib-z8g
    @CaliabibAbib-z8g Месяц назад

    Asc