Muqtaar i like siduu heesta erayadeeda usaxo. Kuwa badan oo waxaa jiray, heesta ku cayaara erayada xitaa sixi karin. Waa ka baxsatay, great job bro. Hore usoco..
Esh calaa Mukhtaar. Si fiican baad u qaaday, waana hees aan dhicin heeskani, in boorka laga jafana u baahnaaa. Laakin meelaha qaar lahjada iga dhag pls.
Nice song waw from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤..kuwa dislika ku siyay maxa Somali maxa...walahi kuwa ka xun somalinimada dislike ku siyay inaan karbaasho iyo qandhuuf ku tuufo aan doonaya...😡😡😡😡
Good song Ilahey waxan kabaryaa in umada somaliyeed een kadhashy oon jeclahy in ilahey quluub tooda isku furo xaqA ilahey hatuso danta dalkooda iyo dadkooda kuwii garta ilahey haka dhigo isaga awood lehee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤ guul iyo gowanimo dhaman soomali weyn
Aaamiiin
Aamiin yaarabi
Mashallah mukhtar wabiyda didimaye kudimay beeraha 🇩🇯❤🇸🇴❤🇩🇯❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴xasuustii c/qaadir cumar macalin juba walaahi waxaan xasustay anoo ayar ayaan heestan aad u dhagaysan jiray xasuus ayaad igalisay maanta waad mahadsantahay horay usoco ❤🇩🇯❤🇸🇴❤🇩🇯❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Muqtaar i like siduu heesta erayadeeda usaxo. Kuwa badan oo waxaa jiray, heesta ku cayaara erayada xitaa sixi karin.
Waa ka baxsatay, great job bro. Hore usoco..
Nin culus wlh dawecd iyo aqlaq lleh iyo edab intwa nolow walal nawd iyo nolal umda somaliyed mel walbo ad jogtan wana idin salmay walalheyga
Mukhtaar sooshiyaal fadla walaal RUclips sameeso.
Dhulkeena waan u xiisay Somaliya allow nabad nooga dhig ❤️🇸🇴🇸🇴👈🙏🙏
Adeer macan il xum kuma aragto guul weligaaba caafimaad iyo barwaaqo inoogu nooloow adderr mcn
Esh calaa Mukhtaar. Si fiican baad u qaaday, waana hees aan dhicin heeskani, in boorka laga jafana u baahnaaa. Laakin meelaha qaar lahjada iga dhag pls.
Dagaan iyo cod macaani masha aalah keep going walkey
Haye my the ONE Always Alxamdulillah ♥/ Ciid Mubarak Always Alxamdulillah ✨.
SOOMAALIA WAA MID GACANTA IS QABSADA QABIILKA JOOJIYA QURUXDA DALKEENA EEGA
Great voice and great music and the song is beautiful thank you.
Great singer of Somali people keep going brother
Mansha allah inan kaa cod macaana allah Ha ku xafido wall ❤️❤️
Caadi maaha. Keep going ina abti.
Nice song waw from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤..kuwa dislika ku siyay maxa Somali maxa...walahi kuwa ka xun somalinimada dislike ku siyay inaan karbaasho iyo qandhuuf ku tuufo aan doonaya...😡😡😡😡
@ausink mo inolow abaayo my dhiigayka we 💘 love you
@ausink mo sorry abaayo ma walasha ok i did not know ...ok abooye..aniga reer jabutii marka abaayo iyo aboowe maan ka la saariin ..kkkkk
@ausink mo ok my shoodhe ...kkkkkk..waxay ka dhigantahay walalkaygi yaris ah...
@ausink mo somaliland joubuti my home country fck you Somalia
mukhtar thnks kaliya erayada sx
daaawo waaye ee daabo maaha ebooow
Wow. All. The. Songs good. I. Liked it everyone in here 😂 enjoy
Masha allh big respact by brother nolow
Dear
Best cod fanaan muqtaar social
Inta inta habeeeen ila dhageysantoona like igu dhoooob
Nice sxb hore usoco
Heeestan waxa lagu qaaday tiatarka
𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿 𝗦𝗼𝗼𝘀𝗵𝗶𝘆𝗮𝗮𝗹👏❣️🎧
Oldi is goldi
Waaaaaaaaaaw nooolow
Wabiyada durduuraye ku dudumay habeera jowhar daawo dacalada jowhar waa meesha aan ku dhashay intas markii laso gaaro jirkey wuu is badala
M.a axsan cod
dowladanimo somaali baa leh heesta seey aheed oo qaad
Woow
🤲🤲🤲🤲 🇸🇴🌺🌺🌺😩
Ninkii lahaa bu dhaafay ninkaan
Asxan cod
Daabo dacallada kharib!kkkkkkkk
(Daawo dacallada) not "daabo" reer qadaad-weyn in ay suugaanta kharibaan ayaan ku ogahay!!!
Hooyada siilked baa qadaadweyna khaxbadii ku dhashay was iskiifo baasdar ba tahay khaniiswaxiid
Khadar Mohamed
Xashiish ka iska kala aayar qaldaanow