Heesta-South-Africa-Abwaanada-Hibaaq-Maxamed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 198

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 Год назад +4

    My first time an dhagaysto 2/2/2023 it's emotional song😭

  • @mohamedhussein658
    @mohamedhussein658 2 года назад +7

    I listened this song many years ago probably a decade or so, today 27th of August 2022, I lost my nephew brutally murdered in his shop in S. Africa just attending to his customers in an evening shift broad daylight. My Somali people, please leave that country for any other place in the world, it is not worth it. Enough is enough with this daily killing of our ppl. Inalilah waina ileyhi rajicun. May Allah bless my nephew's soul and grant him jannatul firdawsa.

  • @neeyruuscadeey9327
    @neeyruuscadeey9327 5 лет назад +16

    2019 yaa ila dhageysanayo that time i was in south africa

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 8 лет назад +8

    waa gabadh abwaanad ah oo soomalinimadu ku dheer tahay alle ha xafido south africa yaman libiya iyo kuwa kale soomali ha ogaato cadawnimada ay inoo muujiyeen qaran hadaynaan rabine silicaa baa ina haysanaya waar qabiilka aan dhaafno oo soomalinimo raadino

    • @ahmedmiskiin8800
      @ahmedmiskiin8800 8 лет назад +2

      walahi ilin ayad igama imaday lkn waxa maanta istahilo in laladagaalamo madaxdeena meshan waxa nadhigan waa madaxda dalka runtii

  • @mohamednoorfarahfarah738
    @mohamednoorfarahfarah738 9 лет назад +4

    Its really an emotional song and seeing our sister Hibaq crying makes me sad.s africa waynootaalaa

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 6 месяцев назад +1

    Shacabka Soomaaliyeedoow Ka Tashada cadgiina

  • @idilabdullahi1699
    @idilabdullahi1699 10 месяцев назад

    Ale ha u naxaristo inti ku dhimate🥺mar wiil an qarabo nhy lagu dile dhageysanaya😢

  • @abdiqafarkulow5849
    @abdiqafarkulow5849 Год назад +1

    2022 port Elizabeth kobal yar o ladaha despatch yar ayan isla shaqeyni jirni ba jeclhy.
    Cabdihakim saxiib be safe

  • @kowsarfarah4021
    @kowsarfarah4021 8 лет назад +6

    Waa fananad madaxeda asturata oo sharaf ka muuqatoo ismana qaawiso

  • @maankamk.6232
    @maankamk.6232 11 месяцев назад

    Walhi waa hees qiiro leh waana waqtigii iigu horeyey aan dhageysto 😢😢😢12/10/2023

  • @ahmedabdullaahi1167
    @ahmedabdullaahi1167 10 лет назад +14

    alle hagu nabad yeelo hibaaq waana baraarujisay

  • @nimcoluky4657
    @nimcoluky4657 4 месяца назад

    South africa we shall never forget

  • @greensportshd1308
    @greensportshd1308 7 лет назад +4

    south Africa isma oran somali baa sidii hore ku soo noqon
    abwaanad aan aad ujeclahay

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia 7 лет назад +20

    Aniga waxan layaabay somalida dhan ma wadaniyiin baa wah wah ninkasto markuu maqlo Somali wadani yuu iska dhigaa hade wax year kadib qabiil + qurun ==qabyaalad

    • @caishamaliindi4784
      @caishamaliindi4784 7 лет назад

      Ali kuleel hibaaaq aniga dhar umari karo in ay thy wadani dhab ah allh hadesto

  • @mahadofficial8915
    @mahadofficial8915 3 года назад +1

    Hestaan Dareen Gooni ayee ii Leedahay Allow Somalinimo nagu diL io diin Salaxa

  • @baajobaajo4340
    @baajobaajo4340 6 лет назад +3

    Waxaan uaragnaa cadaw aan soo barbaarinay waaye south Africa wixii ku danbeyndoonana cadawtinimadaas waa la arki doonaa insha allaah

  • @cabdulexusenmaxamad4604
    @cabdulexusenmaxamad4604 7 лет назад +31

    somali hanolato marwalba somali alow ugar gaar

    • @sacdiyoabdllahi5466
      @sacdiyoabdllahi5466 7 лет назад +1

      cabdulexusen maxamad amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin. Yaarabi

    • @knersanjoyn295
      @knersanjoyn295 6 лет назад

      cabdulexusen maxamad Amiin yaa Allah 😢😢😢

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 3 года назад

      Amiin

  • @riyaqmohamed1509
    @riyaqmohamed1509 6 лет назад +1

    😢😢😢😢😢😭😭😭sowth africa isma oran somaliya sidi hore kusonoqon

  • @kadirdjama3831
    @kadirdjama3831 7 лет назад +5

    wlh ilma ika timid wan ka xumahay somalia quwada ey laheyd iyo tan maanta xeysata allow u gar gar

  • @mohamedibrahim-ws4ws
    @mohamedibrahim-ws4ws 6 лет назад +2

    i don't understand tht language but it looks it's a sad song

    • @somalidhalad3483
      @somalidhalad3483 6 лет назад

      mohamed ibrahim
      Where are you from?

    • @abdinurmahamed4524
      @abdinurmahamed4524 6 лет назад

      You don,t understand at all. Who are you adeer??? Are you say wlhi???

  • @ismailjabarti9453
    @ismailjabarti9453 9 лет назад +1

    Walahi waa run South Africa ismeyn oran Somali baa sidii hore kusoonoqon

    • @sadiahussen9957
      @sadiahussen9957 8 лет назад

      really I don't like south Africa Somalia ha noolaanta insha alah

  • @cheerbozz
    @cheerbozz 10 лет назад

    Thank You Hibaq Mohamed..i love your Somalino patriotism.

    • @sadiahussen9957
      @sadiahussen9957 8 лет назад

      my name sadia thanks everyone who fought the name of Somalia Somalia ha noolaanta insha Allah

  • @abdirashidfarah8777
    @abdirashidfarah8777 9 лет назад

    really is amazing song what a song hibaaq mohamed really u re fantastic i like that hibaaq nooloow waxaan rajaynayaa inaan kulakulmo waqtigey noqotaba maxaa yeelay saan kutaageero waligey fanaanad umataageerin all the best

  • @mahadabdullahi7545
    @mahadabdullahi7545 10 лет назад

    Masha allh been maada sheegin abyo south africa isma oran somali baa sidii hore kuso naqaneso

  • @nimcoxassan5230
    @nimcoxassan5230 6 лет назад +2

    Somalia mrwlba guul ayn urajynyaa

  • @zakkriyejamaruush4973
    @zakkriyejamaruush4973 6 лет назад +1

    Abwa nadena Allaha ku nabad yeelo waan ku jeclnahy

  • @qarandoonxadaariman1520
    @qarandoonxadaariman1520 9 лет назад

    way way way way way way way way way way way
    south africa
    hibaaq maxamed c/aahi alaha kudhawro fanaad qaran

  • @misspriiv1266
    @misspriiv1266 7 лет назад

    oooh allow noo gar gaar love you mama hibaag rabi haku xafdo adun iyo aaqiraba me aadcayaan kuu jclhy inta hees aad qaday wlhi wey kala daran yihiiin nolaaw

  • @xamseceegaag2922
    @xamseceegaag2922 9 лет назад

    waaaaa fanaand aanan marna ilaawayn fanaanad hibaaq maxamed noolow inta soomaali nooshahay

  • @yuusufgadud9931
    @yuusufgadud9931 4 года назад +1

    Allha ku xfdiyo. mama hibaq

  • @hibowayel3944
    @hibowayel3944 9 лет назад +2

    Benta.ma.ahaaan.wale.lkn.insha.allah.s.africa..wan.ka.arson.donaaaa...viiiiiiiiiiiiiiiiiivaaaa.somaliyaaaaaaaaaaaaaaaaa

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 5 лет назад

    Aawey Allah u gargaari jiray Somalia Waxan nahay Muslimiin Dhib badan ayaan meel kuqabna maxa xal ah Ya Allah

  • @nasteehamumin2253
    @nasteehamumin2253 9 лет назад

    Hibaaq abaayo somaali dhan we ogtahay s, africa in aydadxunyihiin sida aysomaali ugaleene ma ilobidono isha alaaah

  • @cabdidahirdhagaxow9674
    @cabdidahirdhagaxow9674 6 лет назад +1

    Good song

  • @hawoabdullahi9927
    @hawoabdullahi9927 9 лет назад +2

    I like her voice

  • @mohamedasker39
    @mohamedasker39 7 лет назад +1

    illhaw na tus umadi somaliyed ee quwada lahyd ,South Africa dadkygi dhamysay 😢😢😢😞

  • @AminaMohamed-h1v
    @AminaMohamed-h1v 5 месяцев назад

    illahayow kuda huno hibaqey nolow huno

  • @abdisalammohamed7708
    @abdisalammohamed7708 8 лет назад +2

    Cabdi wali warun illaahy dowlad quwad leh oon oga aarsano south afric wlhi wa ciil wa inoo dagaal south afica

  • @farhiyamuhudiin795
    @farhiyamuhudiin795 6 лет назад

    Somalibeynunahay South African sidaas guma herin wlh marban arsandonnaa South Africa ogow

  • @ruunomar4315
    @ruunomar4315 11 лет назад

    Thanks sidaa somalida u dhiro galineysid

  • @abdishakuurdaahir7214
    @abdishakuurdaahir7214 5 лет назад +1

    Abwanad hibaq ilah janada
    Haku geeyo walal

  • @hodanabdi2112
    @hodanabdi2112 7 лет назад

    walahay Ben mahan Somali adanahay anaga ayaa SAS isku galnay. qabil iyo qurun

  • @abdullahibariyoow669
    @abdullahibariyoow669 6 лет назад +1

    Wadan.dadkisi.dhistay.subxankow.Somali.sumcadedi.soceli

  • @adamhassan9843
    @adamhassan9843 11 лет назад +2

    waligaa nooloow abwaanada wadaniyada

  • @umumascudChannel
    @umumascudChannel 7 месяцев назад

    28/1 /2024 yaila dhagey sanoyo

  • @farhiaismail5084
    @farhiaismail5084 4 года назад

    wadani xalal ah hibaq wadnaga ohin sisay insha alah somali alaha nabad yelo

  • @amalxidigtaehlusuna9225
    @amalxidigtaehlusuna9225 8 лет назад +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭s Africa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Africa South Ilahayow wadankena dagalada noga qad ya rabi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @samiirababe7054
    @samiirababe7054 4 года назад +1

    Heestan gortey so baxeysay 10jir ayan aha south africa wa melan ncbhy xata nimanka joga

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 года назад

    Somali cil wa ka baxeyna Insha alah

  • @mariabullet3960
    @mariabullet3960 11 лет назад

    my name is a asad ahmed abaayo hibaaq mahadsanid mida kale abaayo aad baaln kuujeclahay jacayl walaaltinimo hesahaga sidaa usii wad

  • @salmaomar6074
    @salmaomar6074 6 лет назад +5

    Hestaan markan dhagaysto ano kutala galin bn ooya wlhi aax

  • @ifraaxcabdiyuusuf6340
    @ifraaxcabdiyuusuf6340 8 лет назад

    hibaaq maxamed abawnada somalied alle codka iyo caqligaba haw barakayo waa fananad iyo abawnad dadaka somlied qli ku aha

  • @TiktokSOM
    @TiktokSOM Год назад

    2023 August

  • @xasankaafi7091
    @xasankaafi7091 4 года назад

    🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢 inta ku dhex dhimatay Allah ha unaxariisto inta ku dhexnool Allah ku badbaadsho aniga isoo duceeya Allah anigoo nawad qabo wadankeyga inoo Allah dhib igu celsho Allah wadankeyga nawad igaaga dhig 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💝💝💝💝💝🤲🤲🤲🤲

  • @Abr1308
    @Abr1308 10 месяцев назад

    It’s sad seeing this is how they repay us 😢

  • @bashiirali05
    @bashiirali05 9 лет назад +1

    yaa yaa allah noo gargaar oo dhibka somalia nooga saar

  • @noormahamed4720
    @noormahamed4720 4 года назад

    Asc abbayo waxaan rawaa inaan kusoogudbiyo codsigeyga oo ah aniga oo ah الشيخ عبد نور شيخ محمد شيخ الحقاني wll sheyda macaan madaama adtahay qof wadani jaceel kujirta waxaadna tahay qof maskax weyn waxaa kaacodsanaa arinkaan inaad ka fakarto madaama lagu Jira ramalaan رمضان waana kduceynaa ان شا الله inbadan

  • @AmalAli-pb4mn
    @AmalAli-pb4mn 10 лет назад

    Shit fooqal shit weeye south Africa abaayo macaan ha oynin.

  • @riyadhassan2080
    @riyadhassan2080 6 лет назад

    Walle waa abwanad ikaahay habagu nabad yeelo anagaa ku nool meeshan jiniye

  • @CabdifataxakzaakiAkzaaki
    @CabdifataxakzaakiAkzaaki 5 лет назад

    Waa heestii dareemaha somalinimo kicisay

  • @tiktoksomali3280
    @tiktoksomali3280 9 лет назад

    Masha Allah wadaniyafa somali masha Allah masha Allah

  • @mariamahmed3954
    @mariamahmed3954 11 лет назад

    mansha allah hibaaq waligaa nooloow waa hees dhiiga ikicisay wlh sowth africa dheel dheel kuguma ilowno

  • @sowdo30
    @sowdo30 11 лет назад

    maanshaa allaah hibaaq ha noolaato wallaahi waa hees qiiro badan somali hadan nahay south africa kasiisan meeyno waa sidey abwanada shegtay

    • @hamdiabdullahi2880
      @hamdiabdullahi2880 6 лет назад

      Soomaali. I love you. Soomaali 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @hamdiabdullahi2880
      @hamdiabdullahi2880 6 лет назад

      sowdo hassan
      Yes

    • @wdypdphyfknczgmz5364
      @wdypdphyfknczgmz5364 6 лет назад

      😂😂😂😂🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nimcoluky4657
    @nimcoluky4657 4 месяца назад

    Waanu ka xunahey walaahi rag badan baa inoogu dhintey oo ay goo gooyenba?

  • @riyaqmohamed1509
    @riyaqmohamed1509 6 лет назад

    Alaaa aniga markasto oo an dageysto hestan waxe igunoqota inawaligey maqlin ohiin aya afka furta ciil wyna 😢😢😢😢😢😢😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌✌✌

  • @Maanyotv
    @Maanyotv 10 лет назад

    Waan kaxumahay runtii datkeena waxakudhacayo
    Walashey nolow

  • @ciiltirehassan397
    @ciiltirehassan397 6 лет назад

    Dhabtii heestaaan waa heestiii i nacaiisay south africa markaa baan gabi ahaan isaga hayaamay dhulka south africa oo dhan alow inta ku nool nooga badbaadi

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 6 месяцев назад

    Hees Haybad Waxaad Dalka Hooyo

  • @SomaliHagag-bw3dz
    @SomaliHagag-bw3dz 9 месяцев назад

    😢😢

  • @barnamijcaliwadani
    @barnamijcaliwadani 11 лет назад

    maasha allaah al abwaan hibaaq waa ka baxsatay

  • @2100kessie
    @2100kessie 11 лет назад

    Allow Somali sidi horey ku sococelii ya rab

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 4 года назад

    Waan u ooynaa Dadkeeyga maantay wllhi Xanuun waaye

  • @cabdulexusenmaxamad4604
    @cabdulexusenmaxamad4604 8 лет назад

    walalaha alaha kaqabto cadawga duleysan alow umada bad badi

  • @zuperjigijan9258
    @zuperjigijan9258 6 лет назад

    ilahay haku daayo wl waad na baraarujizee

  • @mohameddhaydhame8518
    @mohameddhaydhame8518 2 года назад

    💞Hanoolato💌✌️👌😂😂

  • @axmedmaxamuud3175
    @axmedmaxamuud3175 7 лет назад

    allah heestaan 2013 kii an dhagaysan jiray xusuus muqdisho an Ku so xusustay KPP

  • @SamriyeAxmed
    @SamriyeAxmed 9 лет назад

    way way way way way ala hee staaa uma caneyaaaaaaa

  • @aaseeyaaseey7010
    @aaseeyaaseey7010 8 лет назад

    waxaan uarkaa south Africa wan ka arsan donaan inshaa alaah Somali maka sayaan lkn wsan is bareenaa

  • @giirexanjuur7959
    @giirexanjuur7959 10 лет назад

    Mashaa allaah ilaah abwaanadeyna ilaah hanoo daayo

  • @f.abdullabdul586
    @f.abdullabdul586 9 лет назад

    Wlh ilin ey igakente nolow hiwaq somali alh haugargaro

  • @azelpandon5461
    @azelpandon5461 11 лет назад

    Walahi waa hees qiro badan

  • @Yurubf
    @Yurubf 8 лет назад +1

    ax

  • @liibaanmohamed4852
    @liibaanmohamed4852 8 лет назад

    south africa is nice plce jo burg

  • @maryanmuqtar5380
    @maryanmuqtar5380 10 лет назад

    wwwwwww walashe qali aha nolowa waliga sixun ayn u araka isha alha wan ka guda heena

  • @AbdiAli-up7do
    @AbdiAli-up7do 10 лет назад

    Hibaq walal sidad u aragto ayan u aragna southafrica

  • @IsmailAli-mz3nv
    @IsmailAli-mz3nv 9 лет назад

    way way way way way way

  • @lulgaras9482
    @lulgaras9482 8 лет назад

    thanks sister ilaah hanagu amaaansado

  • @ashaabdi176
    @ashaabdi176 8 лет назад

    AllAhA u naxaristo

  • @SamriyeAxmed
    @SamriyeAxmed 9 лет назад

    wa runtaa walhib
    hipaaq soamli aya sidi hore ku so noqon

  • @qureyshtahaweenka9523
    @qureyshtahaweenka9523 10 лет назад

    masha allah axla fanaanad

  • @ibnuxakiin1255
    @ibnuxakiin1255 6 лет назад

    aad&aad wlhi hestan weiga dhax baxday dhira gelin

  • @abdisalanxaajiqalinlesale2554
    @abdisalanxaajiqalinlesale2554 9 лет назад

    Abwaanada qaranka soomaaliyeed hibaaq aloow ku daa

  • @sulekamoha8326
    @sulekamoha8326 8 лет назад

    yaaaax Ellahow adha JoGa

  • @mangocambo4115
    @mangocambo4115 8 лет назад

    hibaq masha allah

  • @hibaaaqxusensharag4637
    @hibaaaqxusensharag4637 6 лет назад

    asc asxbta waa nii salamay meel kastoo joogtan

  • @sacdiyoabdllahi5466
    @sacdiyoabdllahi5466 7 лет назад

    Allow noo Gar Gar

  • @SamriyeAxmed
    @SamriyeAxmed 9 лет назад

    wlhi runti somali
    haday midawdo
    soth AFR CA
    waan gubilahyn
    way way way way way way way way
    wlhi dhiga

  • @juju-bn2md
    @juju-bn2md 7 лет назад

    o maxaad nooo huruufi 😎😎😎

  • @mahadabdulahi201
    @mahadabdulahi201 5 лет назад

    Awaanda hibaaq jiroo joog

  • @abdirahmanyusufcaynte601
    @abdirahmanyusufcaynte601 10 лет назад

    wax aan noqot waa ay fiicantahy