Hogaamiyaha Kooxda Suuriya oo Xogtii ugu Weyneed Bixiyey & Waxa uu Soo Bandhigay Fadeexada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 дек 2024

Комментарии • 39

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 4 часа назад +2

    Mw Farmajo wax loo Afgambiyay sidaa ayey eheed in wadan Kan ciidamad Diisa labaabiiyo Allow Alle

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g 3 часа назад +1

    Ha dhaco xasan dhaandhaan.😊

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 4 часа назад +1

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 4 часа назад +1

    Hasen shiikh imarad baa keenay

  • @hodanabdiramanfarah1458
    @hodanabdiramanfarah1458 5 часов назад +1

    Subxaanallaah odayga ma xanuunsan yahay

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 4 часа назад

    Jumca Mubaarak dhamanten thnk U Mr Hashi

  • @asraawi
    @asraawi 4 часа назад +1

    Xasan qabyo qarankii somali wuu gatay taarikhda Baal mugdi ah buu galay iska ciidan uu dhiso hantidii umada ba Ka baxsan laa😢

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 5 часов назад +2

    Somalia wxay ka adagtahay xaasidnimada Somaliland, intey Somaliland daba socdaan may adoonta Africa ah ee qabsadey iska saaraan, caqli xumo fiqi iyo kuwa la caqliga ah oo kow kayahay horufadhi beenaale oo Somaliland ku khafiifey

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 2 часа назад

    Allaha so hanuniyo madaxweyna Somaaliya sanadkaan anigu waa yaabanahay

  • @mahamedibrahim6569
    @mahamedibrahim6569 27 минут назад

    mar uun buu wadankani rag yeelan
    xasan difow

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Час назад +1

    Hadii sidaad wax usheegtay eey wax ujiraana waa iineey umadda soomaaliyeed si wada jira dalkooda u wada difaacdaan

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 5 часов назад

    Inta Reerka aa tahay Haanshi Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 u yihiin Caamiliin ama shaqaale Somalia 🇸🇴 way Caaajisnaahe Hawiye kaligiisa waaye xataaa Eelaydii IsaaQ mar hore ayayba maslaaha Dhigatay Ethiopia 🇪🇹

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 56 минут назад +1

    soomaalida waxaa loo malaynayay dad gumaysiga nece laakiin waa dad gumaysi doon ah

  • @AbdiMohamed-e4h
    @AbdiMohamed-e4h 4 часа назад

    Xasan sheikh inuu sixranyhy ayn u malaynayaa

  • @UmaAbrar-v8m
    @UmaAbrar-v8m 4 часа назад

    Xaashi jimce kariim

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 4 часа назад

    Asc Wlle Jimce Wanaagsan

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 46 минут назад

    Asc,Somalia waxa u Mamula khainul waddaniyin u adeega Dano shishreye, waana in la iska wada xoreeyo maamuladaas.wbt

  • @futureking8526
    @futureking8526 2 часа назад

    Waxaad usheegtaa farmaajo inuu ahaa ninkii chance siiyay midka meesha jooga

  • @AbdalaSaid-o3h
    @AbdalaSaid-o3h 5 часов назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone Час назад

    ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 4 часа назад

    Waxan naca mar kaad ka hadasho somaliya oo wax can jirin ah

  • @fatumaali1102
    @fatumaali1102 4 часа назад

    Shaqadan imaraka ka shaqeyay

  • @abdisaladdhuhul6144
    @abdisaladdhuhul6144 5 часов назад +1

    Xaashiyow been ayaad sheegtey. Illaah ka yaab. Maalin taariikhda ku sheegi doonta. Qabiilka ku wareeriyey.

  • @AïchaJi
    @AïchaJi 17 минут назад

    DEE AH WAYO HOYOO MADAXWEYNE GEESI AH MAANTA SOMALIYA MALAHA.WAXAANA LA OGYAHAY IN SIYASIYIIN TAYO IYO DHIIG LEE JIIRIN.MARKA CIDWALIBA WAY INAGU TUMANAYAAN BAHDILAAD MW HASSAN SHEIKH U INA BADAY.SOMZLINA MAQAAM.KEEGI AY KZ BAXDZY

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 4 часа назад

    Duqsigu waxa uu raadiyaa nabarka iyo meesha bugta ee ubaxa ku taal. Shinniduna waxa ay raadisaa meesha fiican ee ubaxa. Haddaba xaashiyow wax aad raadisaa xumaanta Suuriya.

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 2 часа назад

      Wanaag lasheego adigu masheegi kartaa ?

  • @BareHalanmude
    @BareHalanmude 4 часа назад +1

    Madaxweynaha ku xiga kan hada jooga marku baxo walaga saraya wadanka cidamada Afrika hadey didana waxan kaga sari dona xabad midowga yurub aya ku haya afkrikanka cidamadoda kana dambeya iney sii joogaan tas mayeli doono mana dheceyso iyaga mushaar ku qaata jawaano ciida lana la dagalaman alshabab iygana hubka siiya alshabab kuwa afrikanka ah hanaga baxaan hadi kale shacabka somaliyeed oo dhan waxay noqon donan alshabab 😂😂

  • @maymacumar2571
    @maymacumar2571 4 часа назад

    Kan waxaa dhihi lahaa markii xulunkaa laga rido in markaas loo adeegsado sharci Oo lugu xeraayo xantdiisne lagu wareejinaayo dowlada in lugu qaado

  • @sheerkapksheerka238
    @sheerkapksheerka238 4 часа назад

    Ninkaan waa dhulbahante bah dilanoo eey maxaf martay qabiil
    Waagi farmaajo aad ayuu u taagri jiray lakin hada waa mucaarad

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Час назад

    Saldhig meleteri kuma jiro heshiiska hadaan wax qarsooneyn

  • @YusufArab-g8i
    @YusufArab-g8i 5 часов назад +2

    Tuug beenaale ah baa tahay Waagii hore waan ku dhagaysan jiray lagaso bilaabo 2017 ilaa hadda lkn Tan suuriya kaa dhegaysan maayo

  • @AhmedHassan-f9w2b
    @AhmedHassan-f9w2b 3 часа назад

    Xasan sh
    Wuu saxsan yahey,

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 2 часа назад

      In ciidamada laburbiriyo miyuu kusaxan yahey??

    • @AhmedHassan-f9w2b
      @AhmedHassan-f9w2b Час назад

      @mrniceguy8663
      Markay
      Noqoto arimo siyaasadeed dig dig looma baahna ee si degan ayaa wajahaa,

  • @Muhyo-e4x
    @Muhyo-e4x 2 часа назад

    beenaale