FALSTIIN OO TAARIIKH LAYAAB LEH DHIGTAY IN KABADAN 50-SANO KADIB

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 сен 2024
  • SAFARKA RW XAMSE | SSC | KENYA | WARAR KALE OO DHEERI AH
    Ukraine orders families to leave key city of Pokrovsk amid Russian advances
    Order to evacuate comes as Russia advances in Ukraine’s eastern Donetsk region, saying it captured the town of Zalizne.
    Only Gaza ceasefire will delay retaliation, say Iranian officials
    Only a ceasefire deal in Gaza stemming from hoped-for talks this week would hold Iran back from direct retaliation against Israel for the assassination of Hamas leader Ismail Haniyeh on its soil, three senior Iranian officials said.
    Iran has vowed a severe response to Haniyeh's killing, which took place as he visited Tehran late last month and which it blamed on Israel. Israel has neither confirmed or denied its involvement. The U.S. Navy has deployed warships and a submarine to the Middle East to bolster Israeli defenses.
    One of the sources, a senior Iranian security official, said Iran, along with allies such as Hezbollah, would launch a direct attack if the Gaza talks fail or it perceives Israel is dragging out negotiations. The sources did not say how long Iran would allow for talks to progress before responding.
    With an increased risk of a broader Middle East war after the killings of Haniyeh and Hezbollah commander Fuad Shukr, Iran has been involved in intense dialogue with Western countries and the United States in recent days on ways to calibrate retaliation, said the sources, who all spoke on condition of anonymity due to the sensitivity of the matter.(Reuters)

Комментарии • 80

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  5 дней назад +10

    SUBAX WANAAGSAN
    ASXAABTA NAGU CUSUB FADLAN LIKE SUBSCRIBE AND SHARE GUULAYSTA

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 5 дней назад +4

    Maasha allah ilaahey ha la jiro Falastiin yaa rabi🇵🇸🇵🇸☝🏻☝🏻🤲🤲🤲aamiin guul ilaahey jabiyo kuwa dulmiga wada 🤲

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 5 дней назад +5

    Allahayoow u gargaar ummadda islaamka ah dhamaantood.

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 5 дней назад +13

    Cidoo illaheey lajiro cidana kama adkaan karto weyna guuleeysan doonaan walaalaheen reer falastiin Insha allah nasriga illaheey waa so dhawyahay insha allah

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 5 дней назад +10

    Arimaha falastiin kaligood maleh arimaha o dhaxeeyo waa arimo naga wada dhaxeeyo dhamaan omada Islamka ah o dhan insha allah nasriga illaheey waa so dhawyahay weeyna guuleeysan doonaan

  • @bashirabdikarim2621
    @bashirabdikarim2621 5 дней назад +6

    Alxamdullilaah aad baan ugu farxay

  • @rahh4137
    @rahh4137 5 дней назад +4

    ❤اللهم انصر اخواننا في فلسطين ❤
    Illaahay ha u gargaaro walaalaheena reer Falastiin.

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 5 дней назад +4

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah ❤❤❤❤free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul Somalia 🇸🇴

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 5 дней назад +2

    Allah swt ayaa,aqoonsi ugu filan Falastiin ,dhibkana nasri ayaa ka dambeyn doona,Allah fadligiisa.

  • @JacfarCumar-kr3jh
    @JacfarCumar-kr3jh 5 дней назад +2

    Allahu Akbar

  • @HalimaYusuf-kv5dl
    @HalimaYusuf-kv5dl 5 дней назад

    InshaAllaha guul falastine❤❤❤

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 5 дней назад

    Aad iyo aad ayu u mahasan yahay walaalkeen ust Mohamed Hassan Dabloo. اللهم ارحم إخواننا فلسطين إلهي حالة فلسطين لا يخفى عليك اللهم حول حالهم الي احسن الحال إنك علي كل شي قدير بارك الله فيك وجزاك الله خيرا.

  • @user-ge7dj7zq3c
    @user-ge7dj7zq3c 5 дней назад

    Allahu akbar allaw falastiin guulee

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 5 дней назад +4

    الشعوب المسلمين رأى واحد لن تقبل با أقل من كل فلسطين و القدس حره من البحر الي النهر با اذن الله

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 5 дней назад +2

    Alxamdulilaahi.ilaahoow.xaqa.reer.falastiin
    Sodedeji.yaarabilcaalimiin
    Ilaahoow.mahadaa

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 4 дня назад

    ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa ALLA'AH

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 5 дней назад

    Asc wr wbt dhamantin
    Allaahu Akbar Kabiira Alhamdulillaah Nicmatu Islam wakafaabihaa calaa Kulu Nicma hada Fadliminallaah, thnk U Brtsv
    Kaley iska arag 🌿

  • @Qaali12
    @Qaali12 5 дней назад

    Mahadsanid BSTV🙏

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 4 дня назад

    waad mahadsantihiin waa guushi reer falastiin iyo burburki yuhuda insha allaah

  • @kolyaxoorHaji
    @kolyaxoorHaji 5 дней назад

    Wcs_Wwb. Shugran Akhii sida aad noogu faafaahisay warka😊

  • @beydanfarah3590
    @beydanfarah3590 5 дней назад +1

    Inshallah palestin we will win

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 5 дней назад +2

    Illaheeyow adaa awood badan leh ee o gargaar walalaheen reer falastiin iyo dhamaan omada Islamka ah o dhan

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 дня назад

    maansha allaah

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 4 дня назад

    Allow unaxariiso reer falastiin amiin yaa.allah

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 5 дней назад +1

    FALASTIN, OO KURSI KU YEELATAY QARAMADA MIDOOBAY, WA GUUL ALLAH LOOGU MAHAD CESHO, MAASHA ALLAH.

  • @mamaruney4373
    @mamaruney4373 5 дней назад +2

    Allaahu akbar Allaahu Akbar

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 4 дня назад

    ilaahay nasri dagdag ah ha siiyo shacabka falastin guul iyo gobanimo ayaan ale uga barinay rer gasa aamin yaa rabi

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 5 дней назад

    Illaahow awoodaada ugu kaalmeeh rer Palestine kaligaa ayaa awood leh illaahow cadawga kufaarta ah jabi oo tabar yaridooda tusi Aamiin Aamiin

  • @user-ds3ou1np9z
    @user-ds3ou1np9z 5 дней назад

    Ilaahayoow u gargaar

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 5 дней назад

    Illaahow raxmaanoow guulkasta oo rer Palestine gaaraan waa guusha muslimiinta inta iimaanka leh ee guul degdeg ah sii rer Palestine xuuti xamaas xasbullaah irana illaahow suniyiin kadhig guuleeh na Aamiin Aamiin

  • @user-ds3ou1np9z
    @user-ds3ou1np9z 5 дней назад

    Walaa xowla walaa quwa illaa lillaah,

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 5 дней назад

    Thanks for sharing with us, brothers ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 5 дней назад

    ASC Wrx Wbr dhamaan inta dhageyseyso Cabdi Xafid ❤❤❤❤❤

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 5 дней назад

    Alxamdulilah. Guul Falastiin. Insha Allah Somaliland will be next to have its seat at UN . Guul Somaliland ❤❤❤

  • @sahrociise
    @sahrociise 4 дня назад

    Asc❤❤❤❤❤❤❤Mashallaah

  • @nuurcabdiraxmansayid7185
    @nuurcabdiraxmansayid7185 3 дня назад

    Ustad dable

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 5 дней назад

    ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH MASHAALLAH MASHAALLAH GUUL IYO GOBANIMO

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 4 дня назад

    Salaan sare wariye ruugcaada Abdihafid iyo ustaad dable iyo dhamaan bahda BRTSOMALITV.

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 4 дня назад

    Ilahay afka hakaqabto cadawga Ilahay qulubta wax udidaysa amen amen yaa alaah

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 5 дней назад +1

    Xaafid Allaah ha ku dhawro

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 5 дней назад +1

    AWDAL STATE, DOWLADDA MAXAY UGA GAABINEYSA AQOONSIGEEDA, IN DEG DEG LOO AQOONSADO QARANKA AYEY GUUL WEYN U TAHAY, HAMMIGA CADOWGUNA KU JABI LAHA.

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 5 дней назад

    Guuul israel ❤
    Ilaahow ilaali cadaowgana kaqabo
    God bless Israel 🇮🇱💞

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 5 дней назад

    Mareykan in qadiyada falastiin lagala tashado maaha waa haddii falastiin dawlad loorabo sababtuna mareykan waxaa uu kamidyahy xasuuqa iyo baaba a silica qasa ka jira

  • @CabdiNaasir-o8o
    @CabdiNaasir-o8o 5 дней назад

    Asc

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 5 дней назад

    midnimuu ka hadlayaa qabiilna waa ka guuxayaa

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 5 дней назад

    Smlida kadaba ordaya ithopia ma oga miyaa inay isreal uyeeranayaan illaahow smli garan maayo waxay rabaane talada utoosi taw fiiqdana ku sug Aamiin

  • @INAXAAJI-p3h
    @INAXAAJI-p3h 5 дней назад

    Asc c/xaafid wll maxadan uga qeyb qadan kacdonka wadanka loga xoreynayo gumeysiga waxa an umaleynayaa in ad ka warqabto in wadanka lalawaregay sida gedo bay iyo bakool sidokale wadanka aysogalen itopiyaan fara badan hadii ay yihiin ciidan iyo sirdon iyo kuwa kale o tugsi kujoga lkn gawigood wa ciidan kuwa tugsada iyo kuwa kale o biraha iyo wax yavaha kale e lagatagey sida jinkado biro hore war iyo dhamantii wadanka walala waregay mana heyno dowlad arimahasi ku bararugsan marka wll wadanka maheysto dowlad difacda dowlada iyadaba ogol in wadanka lalawarego sida madaxweyne an aqon Mel u usocdo iyo melkale somaliya waxa ay ku mahmahdaa lax meshii ay isdhigta lagu gowracaa marka xasan shekh xasan duulduule iyo wixii lashaqeyaba iyaga rawa in ay iibsadaan wadanka iyo dadka somaliyedba marka inagu hadii aynu nahay dhalanyarada somaliyed umajedno dowlad wadanka difacda e wll kaqeybqado wadaniyada iyo kaxdonka bilowga ah waku salaamay ASCWw

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v 5 дней назад

    Guul ma aynan gaarin Falastiin illa meesha laga ceersha Dofarka Maxamuud Cabaas 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 5 дней назад

    Reer kenya wa dad wadaniyiin ah wax qaata somalida dhulkoodii oo maqan badoodii waliba xabashi ugu darayaw 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 5 дней назад

    kan jamacada qudhinka iyo qabyaladuu ka soo baxay waxaa la yidhi belaayo ha il la aato ama ha lug la aato

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 5 дней назад

    Cadawga gudaha iyo dibada allah hanaga qabto gcmo wada jir ayeey wax ku gooyaan

  • @haramcadshabel
    @haramcadshabel 5 дней назад

    Warun waa in labalariyo UN

  • @mohamedolad7707
    @mohamedolad7707 5 дней назад

    Madaxda dowlada somaliya haddii la mudaaharaado iyo haddii dagaal qabiileed lagu dhamaado uma danqato halka kenya waxa ay dadku dibsadaan markii ay wax ka qabato.

  • @hawosalah3919
    @hawosalah3919 5 дней назад

    Maa diyaarad Itoobiye la joojiyo safaarad la ceeriyo qaadkeed la joojiye baydhabo maxaa loogu ordayaa ciidamad Itoobiye maa wadanka laga saaro maxaa qal dan?

  • @abukarali7403
    @abukarali7403 5 дней назад

    Cabdi xafid maxkamadii dambiyada ayaa ilaa hadda afkii juuqda gabay israel wxey ku hoos jirta Vitto USA 😅

  • @MohamedTahliilmohamed-tb1cq
    @MohamedTahliilmohamed-tb1cq 5 дней назад +1

    away injineer abtidoon aaway barnaamijka asaa aad ufalaqeynaayay ninyahoow cabdixaafidoow injineerka markasta hadaad jaanisku hesho soo qabo waaba jeclahay warkiisa

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  5 дней назад +1

      @MohamedTahliilmohamed-tb1cq haye Ustaad

  • @SacdiyaYuusuf-l7k
    @SacdiyaYuusuf-l7k 5 дней назад

    Wwrw yaaustaad adi iyo cabdi xaafid

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 5 дней назад

    laascaanood waa somaliland eeyahoow eeygu dhalay

  • @mohamedmaaxi2854
    @mohamedmaaxi2854 4 дня назад

    Sababta keentay in dowlad dhan mushaarkeda umad kale so dhiibto ayaa keni karto in gobol walbo sidu doono u hadlo

  • @Jameeco
    @Jameeco 5 дней назад

    Salaama caleykum Saaxiib sare cabdxafiid

  • @abukarali7403
    @abukarali7403 5 дней назад

    Cabdi xafid ninka aad ku sheegeyso aqoonyahay ee ka hadlaya qaramada midoobey wa ka dhacsanyahay israel qaramada midoobey ma qorto iyadoo tgeero ka hausata USA iyo midawga yurub qaramada midoobey Afrikanen iyo carabtaas aya lagu bahdila not israel

  • @ddaa5400
    @ddaa5400 5 дней назад

    Qofku inuu bulshada qayb ka mida cuqdad iyo xumaan caloosha ugu hayo waxa lagu gartaa dadka uu meesha soo fadhiisiyo

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 5 дней назад

    Abdixaafid umada marinhabaabinta kadaah xageeh dowladu joogtaa magac uyaalkaan Hassan iyo asxaabtiisa iyo qaraabadiisu meesha kuhestaan dowladmaahan ee geeskale kahaaneed tuugadu qabuuraha faganaya

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 5 дней назад

    Qofka labaad baan ahey❤

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  5 дней назад +1

      @bilancabduqadir
      👍

    • @bilancabduqadir
      @bilancabduqadir 5 дней назад

      @@BRITSOMALITV walaalo sida aad noogu soo kudbiso warbixinada waan kaga mahadcelinaya🥰

  • @haramcadshabel
    @haramcadshabel 5 дней назад

    Dhibka allha kaqado muslimintas

  • @MarshalPekin
    @MarshalPekin 5 дней назад

    jaaahilkan been iyo neceeb un bu faaafiya ee iska ilaaliya wuxu sheego wa been ee repor ku sameeyay kalabkan

  • @abukarmahamud
    @abukarmahamud 5 дней назад

    Israail meeqo wadan aqoonsan

  • @Unknownnnn-1
    @Unknownnnn-1 5 дней назад

    First comment

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  5 дней назад +1

      @Unknownnnn-1 Thanks for been here boss

    • @Unknownnnn-1
      @Unknownnnn-1 5 дней назад

      @@BRITSOMALITV madaax saare

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 5 дней назад +1

    Jareerkan Afrikaanka ah maxa ka galay falastiin? Dad cad-cad oo asaga u yaqaan Adoon, ayuu maalin kasta u niikinaya, amaanaya oo u duceynaya - bal yaa ku khasbay? Asaga oo dhibka Sudan ka taagaan ka hadlaya lama arag, waayo waa Adoon Carabta caabudsan!

    • @mrniceguy8663
      @mrniceguy8663 5 дней назад

      Neefoow suudaan iyagaa isleynayee mayahuud iyo gumeeste ladiriraya sida falastiin waamaya

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 5 дней назад

      @@mrniceguy8663 Adoonow, falastiini iyo israeli waa laba nin oo cad-cad oo ilmaadeer ah oo dhul isku dilaaya, adiga midna kuma yaqaan, bal adoon madow oo Afrikaan ah, ii sheeg meesha uu kasoo galo kiiskoodo.

  • @abukarmahamud
    @abukarmahamud 5 дней назад

    Somaliland waa cadawga dowladnimada Somalia 🇸🇴

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 4 дня назад

    waad mahadsantihiin waa guushi reer falastiin iyo burburki yuhuda insha allaah

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 4 дня назад

    waad mahadsantihiin waa guushi reer falastiin iyo burburki yuhuda insha allaah