MASEER PART 44

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 399

  • @zahruujcilimi
    @zahruujcilimi 11 месяцев назад +49

    jecliyaa jabka caawa soo gaaray sucdi war team sacdiyo aaway😂😂

  • @user-vz3ec1ki4d
    @user-vz3ec1ki4d 11 месяцев назад +8

    Wlhee sucdi suuro 😭😫😭🤣🤣😅😅 asad wn kugu duceystaa 😅balayo ku duceyso😢😅😂Asad ha iga tagin😢😢😂😂😂😂❤

  • @Nin.xaasle.wa.wllkey.
    @Nin.xaasle.wa.wllkey. 11 месяцев назад +25

    Ramadanka allah sama iyo cafimad ha nagu garsiyo❤

    • @nimcoosman4502
      @nimcoosman4502 11 месяцев назад +2

      AAMIIN YAARABI

    • @NastiGuedi
      @NastiGuedi 11 месяцев назад +1

      Amin

    • @user-ck9zi1ds7
      @user-ck9zi1ds7 11 месяцев назад +1

      Aamiin ya rbbi

    • @sahramahamedchannel6330
      @sahramahamedchannel6330 11 месяцев назад +1

      Amiiin🤲🤲

    • @user-vz3ec1ki4d
      @user-vz3ec1ki4d 11 месяцев назад +1

      Aamin🤲 inshallah☝️🥺 YaaRabi al caalamiin😚🥰🤤 ramadanka waa raaxo io nolol runtii dhan keyga🤤🤤😋😍😘😀

  • @HaniMubaarak
    @HaniMubaarak 11 месяцев назад +61

    Allah is one 😢

  • @hawokasimmohamed5171
    @hawokasimmohamed5171 11 месяцев назад +44

    Jecliyaa jabkaas wale wa la dharbaaxay cwa😂😂😂😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 11 месяцев назад +26

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @warda__xashi
    @warda__xashi 11 месяцев назад +5

    Ak faqir kawalan majiro maser baa walay iyo shakii😂😂😂😂😂😂😂

  • @yasminhassan5651
    @yasminhassan5651 11 месяцев назад +51

    Kusali xabiibkeena scw❤❤❤Ala seylac see wax yeeshay 😂😂😂😂Mac sucdi

    • @AminaOmar-jj9hr
      @AminaOmar-jj9hr 11 месяцев назад

      Scw

    • @mabruukaahmed17
      @mabruukaahmed17 11 месяцев назад

      Scw❤❤

    • @nimcoosman4502
      @nimcoosman4502 11 месяцев назад

      SALALLAAHU CALEYHI WASALIM ❤SALALLAAHU CALEYHI WASALIM ❤SALALLAAHU CALEYHI WASALIM ❤SALALLAAHU CALEYHI WASALIM ❤SALALLAAHU CALEYHI WASALIM ❤SALALLAAHU CALEYHI WASALIM ❤

  • @Boqorka.figradaha
    @Boqorka.figradaha 11 месяцев назад +20

    God qiyaano haqodin Hadaa qoto Hadheeren
    kudhici doontida lama ogee maqli jiray😭😂😂😂

  • @halimanorwayhalimanorway8957
    @halimanorwayhalimanorway8957 11 месяцев назад +1

    Seylac warqadaha diib 😂 sota ogen oo lagudibay😂😂😂

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 11 месяцев назад +5

    Gabdha yar oo Qurux badan baa ku soo birtay oo sanka tagasa😂😂😂❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤

  • @fardowsoxuseen541
    @fardowsoxuseen541 11 месяцев назад +1

    😂 😂sucdi mabruuk saa laguu galay

  • @AniisoCnuur
    @AniisoCnuur 10 месяцев назад

    Kaligaabaa imaadee soowada rara cida kulahaa 😂😂😂😂😂😂

  • @nuritaosman8512
    @nuritaosman8512 11 месяцев назад +7

    Cawa sucdi wey oooyseyyy😂😂😂 baga nagta wn necbehe ha bahdilo asad farid😊

  • @luulcaday1931
    @luulcaday1931 11 месяцев назад +2

    Sabarloogo maxaa ladhahaa maba aqaani.
    Seylac haku wardinin adi madhaline😂😂😂😂😂😂

  • @maryanaxmed2973
    @maryanaxmed2973 11 месяцев назад +2

    Seylac io Ak sacdiyo io midka sacdiyo ladhashy wlhi jiliin mayaqnan 😅😅😅 mesha sucdi baa zaid wx ujili taqan

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 11 месяцев назад +1

    😂😂😂😂😂 eekeey waa lagu. baashaly

  • @nasteexocabdi7009
    @nasteexocabdi7009 11 месяцев назад +1

    Gabadhaaan iyada yaa yiri waa ku aroosaaa war tanoo kale😂😂😂😂

  • @KhadraBarkhadle
    @KhadraBarkhadle 11 месяцев назад +5

    Ekey maserbaa nafta kaqaay ❤😂

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 11 месяцев назад +12

    Riwaayada marax baad ka dhigteen inuu sudi ladilo ma ahay inuu arooso kadibna sagal xanaaqday aheed😮😮😮

    • @iqrohusein7194
      @iqrohusein7194 11 месяцев назад +1

      Saan Aa Shidan dhigar hanugu ridin walaley Ruwayad mcn way Wlh

    • @ShacbanNmouse-lp4vk
      @ShacbanNmouse-lp4vk 11 месяцев назад

      Waxa sagal ma ogola cadi inay uhinastad rabta kkk

  • @CabdiraxmaanRashiid-e6m
    @CabdiraxmaanRashiid-e6m 11 месяцев назад +1

    Filimku markii gabadhan sagal walaasheed la leeyahay lakeenay buu halaabay 😂

  • @AymanMahad-po1xi
    @AymanMahad-po1xi 11 месяцев назад +1

    Balayo ku ducayso nayaha asad wlhiy nin raged weye😂

  • @ZeitunMohamed-cx1uz
    @ZeitunMohamed-cx1uz 11 месяцев назад +1

    Wahad kahdleiso mafahmin😂 Sagal

  • @yasminhassan5651
    @yasminhassan5651 11 месяцев назад +18

    Ala dharbaaxshada runrun miyaa😂😂😂😂Ala sucdi nabsiga sacdiya kaasobaxay Mac 😂😂😂😂

  • @asiyoabdi4956
    @asiyoabdi4956 11 месяцев назад +1

    Wiilkii yaraa ee Aabihii Qaadka baray || Sh.Xuseen Cali Jabuuti
    Muxaadiro Cusub 2024😮😅😅

  • @ShugriahmedAbuukar-gb1cn
    @ShugriahmedAbuukar-gb1cn 11 месяцев назад +1

    Ekey caawo uu shidan yahay bee😊😂

  • @FarxiyoMohamed-z6l
    @FarxiyoMohamed-z6l 11 месяцев назад +1

    Filmka so badiya wax yar lee so daysan hore dhaca Naga daaya plz

  • @rahmacadey7030
    @rahmacadey7030 11 месяцев назад +1

    Alaway isdagaaly😮😂😊❤

  • @fardowsaabdirahmanabdi3774
    @fardowsaabdirahmanabdi3774 11 месяцев назад +8

    Culumo ku walaty yaku rabo 😂😂😂😂😂 is aroos hee kligaa 😂😂😂 yuuuuy qayaano welkeda wa eber walhi

  • @naciimobootaan8585
    @naciimobootaan8585 11 месяцев назад +1

    Seylac xitaa mida sagal ladhalate kaqade hodan yar😅

  • @user-vz3ec1ki4d
    @user-vz3ec1ki4d 11 месяцев назад +2

    Ak Qosol miiran😂😂😂❤

  • @HamdiAkil727
    @HamdiAkil727 11 месяцев назад +2

    Wax ii sheeg A k Nabar xaq dara igu dhacay waxba ma ogi kulaha😂😂😂🤗

  • @ShucaybQanciye-el4gy
    @ShucaybQanciye-el4gy 2 месяца назад

    War filimkuba ma xayeesiisbaa nagz dhaafa xayeysiiska please

  • @Umalkhayrbadri-ss4vd
    @Umalkhayrbadri-ss4vd 11 месяцев назад +2

    Ana ugu hor akey😊❤😊❤

  • @abdullaahimaxamed3294
    @abdullaahimaxamed3294 11 месяцев назад +1

    Mantay kahor mafarxin sucdi bowhinteeda 😂😂😂😂

  • @sabrinmohamed1099
    @sabrinmohamed1099 11 месяцев назад +13

    Allah akbar❤

  • @AhmedCali-y8u
    @AhmedCali-y8u 11 месяцев назад +2

    Ak filimka kasaar waxa reer baa diyaha😢😂

  • @alisahal2810
    @alisahal2810 11 месяцев назад +1

    Filmki muraan bu isku badalay war filmka dhadhan iyo macan u yela plz

  • @foosshiikh9711
    @foosshiikh9711 11 месяцев назад +4

    Jalciyaa jabka sucdi www waa ciideyda sagal doqon xaqeedii ayaa kaso baxay caawa sucdi❤❤❤❤❤❤❤

    • @ytds1660
      @ytds1660 11 месяцев назад +1

      Waan jeclahay jabkeeda

  • @ayaanadaawe6385
    @ayaanadaawe6385 11 месяцев назад +9

    Waa qaybta kaliyen ku farxay saylac ku reeja badanaa

  • @umnalka7740
    @umnalka7740 11 месяцев назад +2

    Saan saankaan arko warqadaha Sacdiyo gacan teeda ayey kusoo noqon doonaan sidey filaayo

  • @nimcoxariir2595
    @nimcoxariir2595 11 месяцев назад +1

    Ekey lacg baykaga dhagtay waar shaqyso🎉

  • @ayaankaaba9592
    @ayaankaaba9592 11 месяцев назад +14

    Saylac xataa waa laga dhex siibayaa ogaada 😂

  • @XabiibokaahiyeXabiibokaa-ml2ob
    @XabiibokaahiyeXabiibokaa-ml2ob 11 месяцев назад +1

    Jecliyaa jabkaas😅😢😮😅😊

  • @Niciimanalka-v9m
    @Niciimanalka-v9m 11 месяцев назад +1

    jecel waa lacag dee🤣🤣🙈🙈

  • @DraishaabdiDraishaabdi
    @DraishaabdiDraishaabdi 11 месяцев назад +4

    Filimku raadinta waraaqha sookamadhamaado oo waji kale mayeesho caajis buu noqday markaan xiliguu qumanaado iiyeera

  • @SahraAhmed-f1u
    @SahraAhmed-f1u 11 месяцев назад +1

    Akh War waxa naga habeeya oo filimka macaaneeya dadkan jiliinkiibaa ale kahabaaray waaba sheeko caadiya😅

  • @amransiciid5632
    @amransiciid5632 11 месяцев назад +1

    Nolosha buuqaad ka barata adna raaxdaad ka baraty 😂😂😂

  • @shukriabdirizaaq6582
    @shukriabdirizaaq6582 11 месяцев назад +4

    Hello inta Sucdi ku faraxaday jabkeeda😂😂😂😂😂mac sonkor😅😅😅

  • @Ubax-yc4vf
    @Ubax-yc4vf 11 месяцев назад

    Na sug nag beleh tugo yhy lagu fhnyeh😅

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 11 месяцев назад +6

    Oday walba hay wicin kulha asad😅😅😅😅😅😅

  • @istaahilaxmed8512
    @istaahilaxmed8512 11 месяцев назад +2

    Anuu team asd baan ahaye ❤❤

  • @HAMZAAbdullahi-t6w
    @HAMZAAbdullahi-t6w 11 месяцев назад +1

    A K gaajada hayso badanaa oo mintidsanaa War orodoo xamaalo bahdilaad joogto ah bismilaah cajiib

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 11 месяцев назад +1

    Nayaa haidihin mey tiri awal manin bey aheyd wan yabee😂😂

  • @maimaebrahem5005
    @maimaebrahem5005 11 месяцев назад +1

    Jecliyaa jabkaas sucdi uus buuro see la yeelay😂😂

  • @rakiaapthirahman
    @rakiaapthirahman 11 месяцев назад +1

    Ala dadkan bakhtigaa boga ooy hodan kaso gaartey😂😂

  • @walalMaahir-o9p
    @walalMaahir-o9p 11 месяцев назад

    saylac wabaa la idhihi jiray😅😅😅

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 11 месяцев назад

    Waraqahas Goorta La Helayo Ayaan Garan Layahay Waba Ila Meerayso Cadiya 😂😂😂

  • @leaderblack9570
    @leaderblack9570 11 месяцев назад +1

    Indho aniga xaas I noqonaayo malihid kulaha 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @falisahmedsiyadsiyad9805
    @falisahmedsiyadsiyad9805 11 месяцев назад +1

    Ak waalidii oo of ah😅

  • @aishaabdi1864
    @aishaabdi1864 11 месяцев назад

    wlalka ale gub tan iska dhex arky😅😅😅

  • @HaniMohamed-v2c
    @HaniMohamed-v2c 11 месяцев назад +3

    Huuno plz 2 qof markey hadalayan inyar haa ahadalo co 2 qof waxye wada hadalayan 15 minutes filam waa dhamday waah

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 11 месяцев назад +5

    AK iyo sagal walaasheed aya is jeclanaayo😂😂😂😂

    • @fardosahussein3534
      @fardosahussein3534 11 месяцев назад +1

      Aniga waxay ilatahay inay is jeclaan doonaan sacdiya walaalkeet iyo sagal walaaheed

    • @FardowsoHasan-2222
      @FardowsoHasan-2222 11 месяцев назад

      😅😅😅😅😅

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 11 месяцев назад

      Maya munasar iyo sagal walaashed

    • @raaqiyo9999
      @raaqiyo9999 11 месяцев назад

      Munasar iyo zagal walsheed

  • @Luulfaarax-mo9ht
    @Luulfaarax-mo9ht 11 месяцев назад

    Warqadaha sagal aya lasina asad iyo seylac wey is oganayan😂😂😂

  • @AnisoCadey-ht2zu
    @AnisoCadey-ht2zu 11 месяцев назад +1

    Cwa daqiiiqadaha xitaaa waanagu soo yareyseeeen 😅😅

  • @nasraqaali75
    @nasraqaali75 11 месяцев назад +1

    War adinka hadii aad ruwaayadaan ka mashquusheen iska soo gabangabeeya. Sidii hore waqti uma galisaane. Hordhac kuu buuxi iyo labo daqiiqo oo Black screen ah gadaal ka gali iyo sheeko maalaa yacni ah 10 daqiiqo ku lumi aad uga baxdeen.

  • @sahrafaaraxcawed
    @sahrafaaraxcawed 11 месяцев назад +1

    Hodona shidayba😂

  • @Fathiibrahim5245
    @Fathiibrahim5245 11 месяцев назад +3

    Ak qosolku igadhameyaaa😂😂😂😂😂

  • @QeenSamii
    @QeenSamii 11 месяцев назад +18

    Ala seylac suwax yele guys 😂😂😂

  • @SalmaCjibaar
    @SalmaCjibaar 11 месяцев назад +1

    O.maxa.helay libaxdi cawa way oyasaye sucudi waxy dicif nimadu😂😂😂😂

  • @HamdiAkil727
    @HamdiAkil727 11 месяцев назад +1

    Jah jecliyaa jabka sucdi😂🤗

  • @fadumocabdicabdullahi4321
    @fadumocabdicabdullahi4321 11 месяцев назад +3

    Caawa wn lasodheraydeen bee❤❤ guulaystaaa

  • @zamzamosmanahmed639
    @zamzamosmanahmed639 11 месяцев назад +6

    hor dhaca naga daaya plz🙏

  • @hilaalyusuf8242
    @hilaalyusuf8242 11 месяцев назад +4

    Alla sucdi buuro wixii helaan layaabney😂😂

    • @shukrijama5399
      @shukrijama5399 11 месяцев назад +1

      😂😂😂😂😂👍👍🥰

  • @AbdisataarMohamed-v5s
    @AbdisataarMohamed-v5s 11 месяцев назад +1

    M.a sagal. Wlshy noolow my dhiiga from sure isla aheen ileen ma igeen

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 11 месяцев назад

      riwaayada daawo wlly wixii qabiil ah luuqa ugu sheg

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 11 месяцев назад

      Bslayo ku suresay mxa suro dhan dusha ka saray na wad walaten somali quruntoy qabil bad ilbxnimo moden badow aya tihin ka xishoda qabylada iyo wxn ad wadan😏

  • @samiyasiciid8932
    @samiyasiciid8932 11 месяцев назад +2

    Filmku waa dab dheeraadee waraaquhu ma qaar aaan la hayln baa

  • @samiirocraxmaan1979
    @samiirocraxmaan1979 11 месяцев назад +2

    Kan ak lagu shegayo ka saara filmka

  • @CawoAli-d9x
    @CawoAli-d9x 11 месяцев назад +3

    Flimka habeen walba wakuso celisane Naha mcaneyaa bisinka😂

  • @shukrishactiro9052
    @shukrishactiro9052 11 месяцев назад +1

    Nabsi bil jirya ama barya jirya waa kii imada nabsiga

  • @SurprisedFjord-yz2un
    @SurprisedFjord-yz2un 11 месяцев назад +2

    Caawa wan farxay wayo tii sucdi burro balayo heshy😂

  • @Muunisha871
    @Muunisha871 11 месяцев назад +1

    Filimka dhanba wa hor dhac iyo wax yaro sheko ah waba ka hara 🤔🙄

  • @maryanxayti1293
    @maryanxayti1293 11 месяцев назад +1

    sucdi in la garaco marwaliba ey hadasho waanba jclahyba garaac wlhi tan hada arki laha waan garaci lahaa 😂😂😂😂😂😂😂jecliya jabka sucdi

  • @Ayaandhalad-y7y
    @Ayaandhalad-y7y 11 месяцев назад +2

    Guda khiyaano ha qudin daa qudina ha dheray ku dhici duuti ma augid sucdi😂😂😂😂😂

  • @XamdiadanDalmar-zl2ku
    @XamdiadanDalmar-zl2ku 11 месяцев назад +2

    M.a wan idin wataa adun iyo aaqiro waara family sagal iyo asad

  • @HoodoMowliid-km6vy
    @HoodoMowliid-km6vy 11 месяцев назад

    Ak xoolo uuna lahayn bu uwashay😅

  • @sompharma4570
    @sompharma4570 11 месяцев назад +1

    Gurigan la isky haysto qof buu ku qoranyahy.. Logically wax si fudud loo qadanayo.....😂😂

  • @shacniqalbi2792
    @shacniqalbi2792 11 месяцев назад +1

    Filimkani marku sidan dhaamo izo waca 😏

  • @AmalXaashi-g2p
    @AmalXaashi-g2p 11 месяцев назад +1

    Anaaa uhoreeYo🎉 wllhi Sa usugaaYe lee

  • @RahmaAhmed-j3n
    @RahmaAhmed-j3n 11 месяцев назад

    Ak😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nasrabintumohamed5513
    @nasrabintumohamed5513 11 месяцев назад +1

    Ak lacag baa hor carartay 😅😅😅 sucdina nafsigii sacdiyaa hela 😅😅😅

  • @Abdirahman-jw6tm
    @Abdirahman-jw6tm 11 месяцев назад +3

    Gacmaha suudaha day wakuaaminsane kulaha 😂

  • @XamdiMuha
    @XamdiMuha 11 месяцев назад +1

    Jabkeda jcliya tan 😂😂😂

  • @muniiromaandeeq3359
    @muniiromaandeeq3359 11 месяцев назад +1

    Filinka magacisa waa qaladen maseer maahan ee qayano inaa dhahdan bey aheyd

  • @boqoradaogaden3346
    @boqoradaogaden3346 11 месяцев назад +4

    Acuthu bilah caw daan sugaye inan first one noqdo 6 daan igasohormaren Kiir makaseysin

  • @ayaan-l2d
    @ayaan-l2d 11 месяцев назад +2

    Jecliyh jabkas 😂😂😂😂😂

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 11 месяцев назад

    Ak maseyrba nafta ka qaday lcg ku washtay iyo sabarloog ku washtay

  • @Ubax-yc4vf
    @Ubax-yc4vf 11 месяцев назад +1

    Sucdi tuugo lagu fhn 😅😊

  • @rahmacadey7030
    @rahmacadey7030 11 месяцев назад

    Sac baadtihiin omaygaadh😮

  • @apdikariincaydiid3118
    @apdikariincaydiid3118 11 месяцев назад

    35 minutes bad ka dhigi jirtene 22 minutes iga dhigteen so badiya wll

  • @caashajeylani6828
    @caashajeylani6828 11 месяцев назад +1

    Cawada Qataraa tihiin Sawirka aad Soo qaadateen Wuu kujiray filimka