Asc Omer Waxa jeclahay saa Somalia wax uu fahansised nin meel fog waxka arka ayaa tahay madax denana illahay ha ka dhigo JasakaAllahu khayr noso badi qisoyinka❤️🥰🥰
Waxan jeclhy qisaska quraanka nabiyada qisoyinkoda suradahy ku jiran suradaha kale wan ka hor xif din karaa alx illhoyhow inta dhiman ii dhamestir umadadne bar 🤍
Omar Inshar Wax bdn ayaan ka faaidney oo an laso koobi karin ajar alle swt haka siiyo waxan jeclaan laha ani ahaanteyda inaad videoyadan Noocan aad ino soo badiso Jaza ka allah❤️👏
ustadka waxa filaya in aad isticmaashay title lga ficanyahy oo laga wanagsana sida hadlkaga ka muuqata (cidi ugu horeysay ee galowda nuux kadib) aad dhahday waxa ka fiicna in aad dhahdo cidii ugu horeysay ee gaalowda qoowmu nuux kadib nuux magalowin ee qowmkisa galoway aslan waku slamay ustaad wdna mahadsantahy🤚
سبحان الله (٣) الحمدلله (٣) لاإله الاالله (٣) الله اكبر (٣) لاحول ولاقوه الا بالله (٣) اللهم صَل وسلم على محمد و على ال محمد (٣) سبحان الله وبحمده (٣) سبحان الله العظيم (٣) استغفر الله وأتوب اليه (٣) استغفر الله (٣) أستغفر الله الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه (٣) اللهم اعتق رقابنا من النار (٣) لا اله الا انت سبحانك أني كنت من الظالمين (٣) حسبي الله لا اله الا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم (٣) سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنه عرشه ومداد كلماته (٣) اللهم اني اسألك العفو والعافيه في الدنيا والاخره (٣) اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك (٣)
Hada soomaali waxaa joogto qabuuraha caabudo xukun kooda Waa maxay Waa uun la ogyahay in ay gaaloobeen lkn lagama bari noqon Baraa,o la aan islaamka ma ansaxmaayaa soomaali nimo miyaan u hogaan sanaa mise Allah ayaan u hogaan sannaa
cumar 10ka danbe ee ramadaam miyaad makkah ku soo cibaadeysato fadlan jooji waxkasta 10ka danbe oo kaa mashquu linaya cibaadada sida youtubka iyo social media oodhan ama aduunyo oo dhan Tan waxan kula Talinayaa qofkasta oo muslim ah
Omar inshaar the teacher of the youth Thanks Macalin 🥰❤
Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato
Runtii waxa taHay wllka kaliya aan wax badan ka fa'iido maankeygana wax badan kuso kordHiyay ilaahay Haku sharfo wll Omar ❤
Masha allah wll qali Allah karali noqde nooso badi qisooyinka quranka kusoo arooray inta lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadan
Ustaad thanks videos duurka ahana so duub dabeecadahas ban jeclahay ❤
Asc cumarow kheyr ilahay ha ku siiyo wad noo faaideysaa saxiib shukran.
Barnaamij heer sare ah oo si fiican u diyaarsan. Alle ha ku sharfo, ustaad. ❤
Mashallah Omar karamallahu wajhaa
Maalin walipa ayaan dhagesta Masha Allah 😊
Ustaad omar aadaa umahad santhy 2017 ilaa hada waan kuku xiranahay macluumaad badan aad ii faaideeysay allah haku abaal mariyo janadiisa fardowso
Masha allah aad io aad ba u mahad santahy wll qisooyinka sida u soo gudbinayso ad bn uga helay🥰
Mahadsanid wll omar inshar duliga iyo bahdilka kujirno allaha nagasaro
gaaladan wa wada qowmu caad awood bee is bidayan dabeel dhamyso allaha usoo diro 😫
Hhhh tas dhici mayso sxb
@@Ezy15311 Awooda ilaahey miya shaki kaqabta dabeel iska daye cudur yar buu ku halagi kara gaalada dhan lkn waloo seeto dhereyaa marba laqabn doona
@@abdullahibulla micnaha lahalagi maa sidii kuwii hore wlal
Zxp nabi muxamed scw wuxu ka baryay ilahay in an umadiisa la halagin lkn gacan tooda ayaay isku soo haynayan
@@arahmandodoo2196 Wle waa run hadalkaas cid nama halagin anaga gacanteena isku dhameyny 😢ilaahey waxba ma dulmiyo anaga nafteena dulminy
Qisadi nabi Yusuf cs fandhaal podcast inooga same hda igu haracsantahay like
Asc Omer Waxa jeclahay saa Somalia wax uu fahansised nin meel fog waxka arka ayaa tahay madax denana illahay ha ka dhigo JasakaAllahu khayr noso badi qisoyinka❤️🥰🥰
Masha Allah Illhey wax ha fahan siiyo madaxdeena
Waxan jeclhy qisaska quraanka nabiyada qisoyinkoda suradahy ku jiran suradaha kale wan ka hor xif din karaa alx illhoyhow inta dhiman ii dhamestir umadadne bar 🤍
Allah ku dhowro wl
Dunidaan ugu jeclahay qisaska waana in lagu cibro qaataa
الحمد الله على كل حال
الحمد لله على نعمة الإسلام
Asxaab ul kahf
Nòo samee xalqada labaad wll
Cidii igu raacsan like❤
mashallah ustaad codkaaga in lagu daro waaye qaamuuska dhageysiga iyo suugaanta hadalka
Waxan u jeclahay inaa wax badan ka ogado umadihii ama qalqigii naga horeye ee noo soo badi adoo mahadsan❤
Sxp cumar inshaar alle cimriga hku siyaadiyo wllo
illahay haka abaalmariyo masha allah tabaraka wll omar
Qeysooyinka qaabkaad ugu sheekeenayso ayaa ah qaab aan caadi ahayn .
أحبك في الله 🥰😍
Caad nabi maaheen. Waa qoomkii nabi huud
Mansha allah wlli cumar ishar
Omar Inshar Wax bdn ayaan ka faaidney oo an laso koobi karin ajar alle swt haka siiyo waxan jeclaan laha ani ahaanteyda inaad videoyadan Noocan aad ino soo badiso Jaza ka allah❤️👏
Asc Ustaad/brother Omar Inshaar runtii waa Mowduuc Aad uwanaagsan si heer Sarre ahna usoo diyaarisay Jazaakallahu Kheir dabcan Bisha Ramadaan caawa waxay mareysaa Bilowga Tobanka ugu dambeeyay oo waa iska gabagabo masii wadi dontaa Mowduucyadan Quruxda badan ee aad inta Bishan Barakeysan lagu guda jiray inoosoo gudbin jirtay mise Ramadaanka kadib waad joojin dontaa? Waxaan jeclaan lahaa inaad inoo sii wado haddii kale Asbuucii hal mar aad inoo dhex geliso In Shaa Allaah
Masha allah wa mahadsan tahay walal
Thank you Omar🙏keep going you're the best youtuper i have ever seen Wllhii
ustadka waxa filaya in aad isticmaashay title lga ficanyahy oo laga wanagsana sida hadlkaga ka muuqata (cidi ugu horeysay ee galowda nuux kadib) aad dhahday waxa ka fiicna in aad dhahdo cidii ugu horeysay ee gaalowda qoowmu nuux kadib nuux magalowin ee qowmkisa galoway aslan waku slamay ustaad wdna mahadsantahy🤚
Allah kubarakeeya wllkie
Anigu waxan moodi. Jirey Reer caad iney dhiseen ahraamta masar Marka wllo. Qoldee. Dhistey ahraamtaas. Bal nala soo wadaag Inshllaaah
Ka soo hadal tariikhdi af carabiga. Af carabi ma waxeey soo bilawatey Nabi ismaciil mise ka hore.
Masha allah. Omar inshaar Iyo. Warsame Bade. Ayaa mudan page kooda in list Lagu darsado
Al ustaad umar waan ku salamey ustaad asc
Ramadan kariim ❤❤❤❤❤❤❤❤
سبحان الله (٣)
الحمدلله (٣)
لاإله الاالله (٣)
الله اكبر (٣)
لاحول ولاقوه الا بالله (٣)
اللهم صَل وسلم على محمد و على ال محمد (٣)
سبحان الله وبحمده (٣)
سبحان الله العظيم (٣)
استغفر الله وأتوب اليه (٣)
استغفر الله (٣)
أستغفر الله الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه (٣)
اللهم اعتق رقابنا من النار (٣)
لا اله الا انت سبحانك أني كنت من الظالمين (٣)
حسبي الله لا اله الا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم (٣)
سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنه عرشه ومداد كلماته (٣)
اللهم اني اسألك العفو والعافيه في الدنيا والاخره (٣)
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك (٣)
Mashallah wall cumar mhsnid❤😊
Masha Allah
M.a wllkey omar inshar Toobigaan copper city المدينة النحاس noo soo gali🙏Thanks
Mansha allah macalin Cumar 🙏 mahasnida 💙💙💙💙🙏🙏
Masha Allah ❤
Masha allah cumar
Mahadsanid ustad omer
Ale haku naxariisto
Mahad sanid akhi jazaka allah kheyr.
Wacyigu waa muhiin.
Wll qisadii jinku uu kasoo qaadayay kursiga arliga yaman ilbidhiqsi gudihiisa nooso diyaari Ala yacizak
M.a😊❤
Ramadaan kariim wll omer
Omar wll cinwaanka wxan filayaa inad kawadday qowmu nuux lkn wad katagatay tasoo bedeshay micnaha cinwaanka
Ciwanka sifiican u aqri
Wcs wll Cumar inshar 🥰
Wllo Cumar aadbanku tagera hore usoco❤
Waad mahad santahay walaal ogaansho kanaaba ka fiican yacni channel kan cusub
Hore usoco sxb shaqo fiican baad haysaa
Ciwaanka sax in la qalad fahma dhacayse
Qawmu nuux ku bedel
nabi nuux inuu gaal aheyn wala wada ogyhy yaa qalad fahmyo qowmikisa laga wada wxa gaalowday
@@abdullahibulla aniga waa isku qaldaa markasta reer caad nabi nuux miyaa loo soo diray mise nabi huud?
Walle nuux dabadiis weye
@@naimakhiyre8037 huud loo soo diray. Ciwanka aa ah cidii ugu horeysay ee sanam caabuda Nabi nuux kadib.
@@fatimamohammed8526 🤔
Cidii ugu horaysay Ea gaalawda Qawmkii nuux kadib
Hada soomaali waxaa joogto qabuuraha caabudo xukun kooda Waa maxay Waa uun la ogyahay in ay gaaloobeen lkn lagama bari noqon Baraa,o la aan islaamka ma ansaxmaayaa soomaali nimo miyaan u hogaan sanaa mise Allah ayaan u hogaan sannaa
Qoomu Caad waxaa losoodire nabi huud a.s. @8.25 waxaad dhehde Caad (a.s).
7:40
Asc , qalad ayaa jira dhanka ciwaanka Nuux gaal ma aheen nabi ayuu ahaa qowmkii nabi nuux Ka dib ku bdl 🙏🏾
Sifecn u aqri nuux kadib lagu dhahay
Ajar alaha ka siiyo
Thamuud ka soo hadal walal
ما شاء الله
Jazaaka llaah
🙏 wcs
Cumar walaal halkaas ka wad waanada
Omar inshar kep going pro
Good
Noso badi omar🙏
Ilaah cisa Hansiiyo manta dhan waxaa loxiray ergiga qaramidoobe wax lalyaabo cajiib
Reer caad nabiga loo soo diray ma huud bu ahaa
Huud
Scw
Caad iyo samuud yaa dhalay mida kale laba qof oo isdhalay sidee laba luuqadood ugu kala hadli karaan
Ciyalka qurbaha iyo walidkod kwrn
@@Akhyaar142 jawabtii aan ku siin lahaa wataas
@@Akhyaar142 taa micneheeda ismacil hortii ayaa carbiga lagu hadli jiray mida kale yaa garanaya hooyadii waxy ku hadli jirtay
Magaalada Maduugmin آلامسكنم
رمضان كريم
Reer kuush
Reer kuush waaye
Ok
M.a
😊
DO YOU WATCH CAPTAIN MAJID
Qisada omaroow ku noqo caad nabi muusan ahyn caad waa qawm nabigooduna huud buu ahaa
😢
Nabi ibaagim CW wxu aha carab
Carab carab 90 ku haysa ninyahow
isaga carabta jooga
@@arahmandodoo2196 hdi jogo macnahed mahan carab no faniyow
Nabi sakriye kaso hadal ustaad shqydaanku dilay
cumar 10ka danbe ee ramadaam miyaad makkah ku soo cibaadeysato fadlan jooji waxkasta 10ka danbe oo kaa mashquu linaya cibaadada sida youtubka iyo social media oodhan ama aduunyo oo dhan Tan waxan kula Talinayaa qofkasta oo muslim ah
Masha Allah waad mahadsantahay sxb waan sameynaa
CAAD QOOMKA LA DHAHAA NABIGA LOO DIRAYNA HUUD ( CS)
Kuli waa carab kusoco sheekada
Muumin Baallow :Todobo Nin Markey Soo Furtay Ayaan Guursaday ||Sheeko Qosol Badan||
ruclips.net/video/mprH4Jppfk8/видео.html ruclips.net/video/mprH4Jppfk8/видео.html ruclips.net/video/mprH4Jppfk8/видео.html ruclips.net/video/mprH4Jppfk8/видео.html ruclips.net/video/mprH4Jppfk8/видео.html ruclips.net/video/mprH4Jppfk8/видео.html